DEG DEG: Muusow Maxaabista Noo Soo Daa, Waan Ku Barinee, Odeyaasha Oo Manta Farin Yaab Leh U Diray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มิ.ย. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 4

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 9 วันที่ผ่านมา +1

    Oday maxabiista maxakeenay meesha laguxidhay kuwad haysan guryahodad kakaxaysate .
    Balmaxa kenay kuwiina guryaha aysan lahayn.

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xagaad ku maqneed markii lascaanood madaxa loo soo duubanayey miyaad maqneed mase waad hurudey

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 9 วันที่ผ่านมา +1

    Boorame Culimo ayey u baahan tahay si cad xaqa ooga hadla. Wadaadoow soo adigii markii Laaso-caanood la xasuuqaayey hada lada ku digashada jeedinaayey ma aheyn.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 8 วันที่ผ่านมา

    Muuse ama heego ama qudhmiye ama kulmiye hadii maxaabiista lasoo daayo sirtii iyo fashistii heego ciidanka u dhigtey ayaa fashilmaya