Igarre iyo shugri iyo sheeko cusub oo xiisa badan DAAWO VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 156

  • @khaledhashi407
    @khaledhashi407 5 ปีที่แล้ว +1

    khalid xaashi maxamd ooo jooga hargaysa, wan idin salaamay saxibayal shugri iyo igarre waxan ahay nin aad idin jecel oo markasta idin daawada waxan idin ka bartaa xikmada iyo suugaanta waxanidin leeyahay hore usocda

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah igare iyo cabdishugri aad ayan idiin taageeraa shekoyinkiina dhaqankeena kusalaysan nosoobadiya🌷🌷🌷

  • @abshirgabbalofficial1684
    @abshirgabbalofficial1684 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc dhamaan wxn ini ka codsanayaa inaad channelka aad subscribe like iyo share tidhaahdaan idinkuna igarre iyo c/shukriyaw haka daaline hawsha aad noohaysaan wlhi ini taageeraa alle maskaxda aqoonto iyo garaadka ha inii siyaadsheee

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh walaahay aad baad nooga qoslisaan mar walba vidoe yadiina waan daawadaa aad na waad ugu mahad santihiin

  • @dahabomahmud3646
    @dahabomahmud3646 5 ปีที่แล้ว

    Mnshla laba qofo Wacan shekoyinka miiga noso badiya 💟

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk go sariired ayaanku qoslay wlhi Abdishukri Thanks jiidhkaygii

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 5 ปีที่แล้ว +2

    War igaare iyo cabdishugriyow wan idin salaamay waliba salan kasha iyo labta ka timi walalayal 🤝🤝😍😍😍❤️❤️shekoyinkinu aniga sii waliya ayeyba igu socdan sababto ah sida cabdishugri ano dhal magalo ahay ban miyi ku dhashay sheekada u Cabdi shugri ka shegay aya ane hada ka hor igu dhacaday wlhi😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdi99999
    @Abdi99999 5 ปีที่แล้ว +2

    sxb waxan noshegtah dhabo dhurwaa xage bey ku taal mahadsanid

  • @hanaanbashiir4120
    @hanaanbashiir4120 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah igare iyo shukri warkiina wungu socdaa sobadiya kheer allaha idinsiiyo

  • @ahmednabiil2461
    @ahmednabiil2461 5 ปีที่แล้ว

    Magacaygu waa Ahmed Mohamoud farah
    Wan idin salaamay igarre iyo c/shukri runtii waxa tihiin rag aan aad u taagero
    Waxnan idin odhan lahaa inaad dhinaca riwaayadaha so badisaan
    Hore u socda ayan idil leeyhy sxipayal
    Mahadsnidin '"""""""

  • @maxamedabdikhadar651
    @maxamedabdikhadar651 4 ปีที่แล้ว +1

    ceeb ceeb dhadhashay batahay

  • @dhuuxaden7245
    @dhuuxaden7245 5 ปีที่แล้ว +8

    Bal ilaahay amarkiis
    Baraafuun kasta iyo caraf kasta
    Waxaa igala caraf badan
    Hal rimay ah oo meel tigaad badan daaqda oo aad u habeedisay
    Oo timaha sayntu ulo ulo tahay
    Ulahaas mid kamidah intaan goosto
    Oo jeebka gashado inaan daqiiqad daqiiqad sanka usaar saaro.
    War waa salaamantihiin nimanyahow

    • @khalillyusuf5680
      @khalillyusuf5680 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 Geeljire asal aa tahay ugaas. Waad iga Qoslisay

  • @k1ngzeec
    @k1ngzeec 5 ปีที่แล้ว +1

    cabdishugi waxu ahaan jiiray dhaal maagaalo reer magaa kadiibna reer mii manshaa Allah xiigmaad ayaa idiinka buuxda.

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      TTV Zakiaden
      ASC wll subscribe isar

  • @mohamedontorow4094
    @mohamedontorow4094 5 ปีที่แล้ว +8

    sxbyaal igarre iyo cabdi shakuur waa idin salaamay , waxaa ahay qurbo joog lkn geela
    aad baan u xiiseeyaa oon u jeclahay aabaheena geeley buu ahaa , sheeko miiyyga noo soo badiyaa insha allah ,

  • @shaaficishayga1442
    @shaaficishayga1442 5 ปีที่แล้ว

    Aad baa idin salaamy agarre iyo c/shuugri iyo afakaadhe qisa da kasheeky nayo shugri ani hadda ka hor igu dhacdy waliba waxaan ah hay wiilka ariga dhex seexdy fuly nimo daraa deed 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifkaladan4940
    @ifkaladan4940 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk Ada iyo ad ayan uso dhawaynaya barnamishkan badiyaha kusabsan masha alah

  • @nasiibbadan995
    @nasiibbadan995 5 ปีที่แล้ว +2

    Igare iyo cabdi shukri Waan idin daawada waxaan idinku jeclahay rag dhaqanka ku adag baa tihiin

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว +4

    Showga waan jeclahay waxaanse ugu sii jeclahay markay Igarre Yaasiin iyo Cabdi Shukri isla daadiheynayaam qosol af iskuma daro 😂😂😂😂

  • @hassanabdi4915
    @hassanabdi4915 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko macaan lakiin aniga waxaan qabaa su al candi shugri sxb noo fasir roor cudurkq aad tiri waxuu dilay qurbacda hoo yooyinkood

  • @abdalaosman7835
    @abdalaosman7835 5 ปีที่แล้ว +2

    Zhpyal waxan idinka codzanaya inad ruwayadaha io tariikha ha geyga somalia nooso badizan

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah war nimanyahow cajiib baatihiin.xagmsdna waa idinka faaiidnaa.

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 5 ปีที่แล้ว

    Igare iyo cabdishugri Wan idin salamay OK haru soco

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 5 ปีที่แล้ว +2

    igare ma reer laascaanood yaaty sxb 2 sheeko oo laascoon ku jirto yaad nooga shay kaysay takale hadeer lagama yaqaan meesha aan joogo lkn sheekadiina waan taageeraa

  • @msssamiyaa2674
    @msssamiyaa2674 5 ปีที่แล้ว

    Walhy anigu wankaa hela igare iyo sheeko miyiga wanan joogijiray ilaa iyo wanan ku dhashay

  • @ahakinosman4236
    @ahakinosman4236 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Asxaabta Igarre iyo shugari
    Sheeko cjiiba aha wa rawxeen Aa kkkkk
    Asxaabta wxn Aad u jclhy sheekoyinka
    Hidah iyo dhaqanka wxn lasocodaa
    Dhamaan baraamisha yada Aad soo sartaan wn ila shaqeyaneynaa barkast
    Wxn slmyaa dhmn Asxaabtkle.

  • @mohamedsomane3081
    @mohamedsomane3081 5 ปีที่แล้ว +14

    Waan idin salaamay sxpayaal igare iyo cabdishukri numberadiina soo.qoro.aanu idinla.soo xidhiidhnee

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkaad baan idiin salaamayaa igare iyo cabdishukri,run ahaantii aad baan u xiiseeyaa barnaamijkiina

  • @hassanmohamed2655
    @hassanmohamed2655 5 ปีที่แล้ว

    Asc Macalimkeyga Abdi shugri iyo sxbkii waa adin salamey

  • @xirsicabdulahixaaji1490
    @xirsicabdulahixaaji1490 5 ปีที่แล้ว

    *Dhabba gaasha yaa yaqaan kolay igarre wuu yaqaanaaye?*

  • @apdallafirin431
    @apdallafirin431 5 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta laac tv igarre iyo c/shakuur waan idin salaamay waxaan idinka soosalaamay khaliijka gaar ahaan saldanada oman magacaygu waa abdullahi firin Saed waxaan idinka codsanaysaa inaad noo sheegtaan meel aan idin kala sooxiriirno oo aan fikiradeena isu weydaarsano

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 5 ปีที่แล้ว +5

    Amuur waa kali
    Amuuro waa waddar
    waan Af -carabi
    lkn AF- SOMAALI
    waa Arrin kali
    Arrimo waa waddar
    haddan qaldan ahayn halay saxo
    lkn niman yahaw bal aniga iga soo jawaaba eraygan Af-SOMALI ah (ajoo )micnihiisa sheega waan arkaa oo caawa way idinka jiftaaye h
    A.S.C

    • @abdirisaqismail573
      @abdirisaqismail573 5 ปีที่แล้ว +2

      Ajo waxaan u aqaanaa biyaha ceelka markey wasakhoobaan ayaa layidhaa ajo

    • @garmaalchannel7064
      @garmaalchannel7064 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirisaqismail573 waa runtaa wllo waa loo yaqaana lkn bal wax kale oo aad u qataana ma jirtaa?

    • @abdirisaqismail573
      @abdirisaqismail573 5 ปีที่แล้ว +1

      Wax kale uma aqaan sxb

  • @abdicisman1232
    @abdicisman1232 5 ปีที่แล้ว

    Asc sxbyal kalmada amuuro wxy tahayuun,Arin oo la jimciye,macnaha arimo xaalado oo kale

  • @rmhassan6060
    @rmhassan6060 5 ปีที่แล้ว

    Asc, Igare iyo Cabdishukri aad baan idin salamaya waana xiiseya fikirkina iyo ruwaayadaha aad isla jishaan, waxadna tihiin rag dhaqankii somalida aad u jecel. F.g.(fiiro gaar ah) Aniga Somali ma ahi balse Somaliya ayan ku dhashay kuna koray waxna ku soo bartay Nationale-tigeyga waxan ka jeclahay Somalida, su'aal Igarre iyo C/Shukri xaasas iyo caruur ma leedihiin ?

  • @abdishukurali9582
    @abdishukurali9582 5 ปีที่แล้ว

    sck wan idinsalamay amuur waxan uaqan hort waa xaraf carabiy marka waa waxdhibadan hadaysan ahaynse raali

  • @buraanburmediaandmore4080
    @buraanburmediaandmore4080 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah codka ayaan malin hore ka cabtay hada waa dhagdhag walalayaal allah ha idin xafido

  • @yassinduhu
    @yassinduhu 5 ปีที่แล้ว +3

    Iggare iyo shukri barnamijka sheeko nosoo badiya fadlan

  • @aliaqayarchannel5592
    @aliaqayarchannel5592 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah aqayarta waa barnamij wngsn👍👍👍

  • @AlwajiizAlwajiiz
    @AlwajiizAlwajiiz 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan idin salaamay aad baan uga helay riwaayada

  • @tamamshakirdubad5221
    @tamamshakirdubad5221 4 ปีที่แล้ว

    Umuuro waa luqada carabi
    Waa waxa jamaca loo yaqaano
    Xaga carabiga mufradkeduna waa amrin ) lknse somaali waa arimo mahadsanidiin

  • @nuramuse1093
    @nuramuse1093 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk cshugri waad naga qoslisay

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว

    Xoogbaan ugu qoslay waa ka xumahay weligay badiye ma arkin lakin waa cajiib waan sawirtay xalada uu jogay markas

  • @ahmedabdi2894
    @ahmedabdi2894 5 ปีที่แล้ว +1

    Amuurtu waa Arinto kale waana dhacdoyin yimada

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 5 ปีที่แล้ว +1

    sxb horay u socda shaqa fican bad hsysaan

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 ปีที่แล้ว

    Kkk cabdi shugri wa wax qosolbadan

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 ปีที่แล้ว

    Cabdishukri salaan sare walaal wiil wanaagsan aa tahay

  • @queenhonestianostyleskings3970
    @queenhonestianostyleskings3970 5 ปีที่แล้ว

    Aniga iyo c/shukri qisadena wey isku dhowdahy wan idin salamay sxb

  • @nuxurshow
    @nuxurshow 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh muuqaal qurxuun

  • @ubaxmohamud7323
    @ubaxmohamud7323 5 ปีที่แล้ว

    cabdishuri dhoodo maxay ka faa iido my bro

  • @yasinafrica7621
    @yasinafrica7621 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdi shugri wlhi aad ban u qosley bro noosoo badsha adi igarre aad ban idin taageeraa khadka kusoo laabta brothers

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว +1

    Walalkeey qalii hore usocdaa

  • @xajiculeeys3089
    @xajiculeeys3089 5 ปีที่แล้ว +2

    waxan maqli jiray igarka solis adigana igare ayad labaxday ikalasar

  • @saynabcabdi834
    @saynabcabdi834 5 ปีที่แล้ว

    Waaryaadha waanimanka waad iga qoslisaane khyr ale haydin xiftiyo igare sugri iyo waliba hodan anoo caraysan hadaan idiin daawadoba waan iska faraxaa kkkk

  • @cabdiqaniciise1509
    @cabdiqaniciise1509 5 ปีที่แล้ว +2

    Akhyaarta wan idinslamy

  • @fartunabdi9612
    @fartunabdi9612 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk funny waye abdishukri cadi maha

  • @sumayafaraah9011
    @sumayafaraah9011 5 ปีที่แล้ว

    Bro cabdi shukri ma isku dhagsanaa😘

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 5 ปีที่แล้ว +2

    Miyi waan jaclahay lakiin mas baan ka baqaa

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว

      Kun gabdhood Karoon kkkkk magaladanee maxaad kabaqdaa walal

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 5 ปีที่แล้ว

      @@xaliimoxajjinuur2331 Magaalada waxan ka baqaa dabka iyo tuugada

  • @asmacali8131
    @asmacali8131 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa AF carabi Amuuro

  • @ahzaapjr4145
    @ahzaapjr4145 5 ปีที่แล้ว

    Rag codkara horay usocdaa brothers😇

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 5 ปีที่แล้ว

    Asc igre iyo cabdi shugri Runtii waxaan aad uga Helay barnaamij aad kaga hadlayseen afka soomaaligu sida uu u sii dabar Go,aayo iyo wariyeyaasha soomaaliyeed khaladaadkoodu sida uu u badan yahay Qaab darada iyo erayada Layaabka leh aad baan uga helaa waxaana aad ugu bogay sida aad khaladaadka ay Wax ku soo Gudbiyaan aad bulshada ugu soo bandhigtaan waxaana aad uga helay kalmadaha khaldka ah ee aad noo muujiseen sida Kufsi sharci daro ah oo ka dhacay tuulo hebla ama magaalo hebla balse waxaan ka helay Qaabka aad uga falceliseen mahadsanidin barnaamijkaasna bulshada La wanaaga erayada faraha badan ee ay u tabiyaan kuwa wariyeyaasha sheegta

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 5 ปีที่แล้ว +1

    Dee waa Runoo wuu yaraa markuu dhashay. Wabeey cadale awal ma asagoo wayn buu dhashay.

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 5 ปีที่แล้ว +1

    Waryaadheheen ilayn shugri nin yar maaha waa dhashii jilib hadhiso ka hadhay

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 5 ปีที่แล้ว

    Radio codka nabada galkacyo wu ka jiraa wali

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 ปีที่แล้ว +1

    Horta kalmadkasta waa idinka falenqeeyee horta baadiye waa maxay ma soomalibaa hhhhh

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 5 ปีที่แล้ว +1

    niman is fahma oo iskaftan yaqan waxan so jeedin lahaa in barnamijkiinu dhaqanka iyo miiga u bato sidaan idiinka baranay

  • @Ctrzla777
    @Ctrzla777 5 ปีที่แล้ว

    Waxaa iga sojawab. Taana. Waxaa tihiin. Wiilal. Dhaqan yaqana.yaqaanee.ma. Dhulbahataa tihiin. Jawaab. 💖🙏

  • @ayaanhassan5459
    @ayaanhassan5459 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wlhi waa iga qosliyaan ragani alle hayni xifdiyo

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 5 ปีที่แล้ว

    Kkk malinti nigiski aa

  • @khadramohamed2253
    @khadramohamed2253 5 ปีที่แล้ว

    Live kuu arakay wlhi wan qoslay sidaan kuufiirinaayay wan fuuray

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty 5 ปีที่แล้ว +1

    Videoga hadhereynina si aan loogu caajisib 10 daqiqo ilaa 12 daqiqo kadhiga dawashada

  • @saynababdulle5872
    @saynababdulle5872 4 ปีที่แล้ว

    Wan idin salamay dhekoyinka miyiga nosobaiya

  • @yoonis17
    @yoonis17 5 ปีที่แล้ว +5

    Wan idin salaamaya nimanyahow ruwayadihii naliika bartay Somali Wayne rabaan hadii lawaaye gacan bay tagasaa

  • @mohammedxassan5141
    @mohammedxassan5141 5 ปีที่แล้ว

    Asc igarow waadku saxantahay inaad samayso maalinta raga amaba maalinta aabaha waayo maalinta nigiskaba dadbaa sameeyay.

  • @abdulazizyusuf1439
    @abdulazizyusuf1439 5 ปีที่แล้ว

    Aadba u mahadsantahiin laac TV

  • @AlwajiizAlwajiiz
    @AlwajiizAlwajiiz 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk caadi ma ahan wllh

  • @jamaxaji6908
    @jamaxaji6908 5 ปีที่แล้ว

    Ragan waxas mudan yihin in wax laga barto

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 5 ปีที่แล้ว

    Abdi shukri hadalkiisa ba iskaga qosla Aniga😂😂😂😂😂

  • @ربابرباب-ي6ج
    @ربابرباب-ي6ج 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @sahramacalin1764
    @sahramacalin1764 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @cabdalledheereaagaan8181
    @cabdalledheereaagaan8181 5 ปีที่แล้ว

    amuur wa kalmad carabiya somali wxay ugu dhiganthy afaaro

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 ปีที่แล้ว +1

    Wajiraa

  • @فرحالجمعه-ص2ك
    @فرحالجمعه-ص2ك 5 ปีที่แล้ว

    علوم الرجال👍👍👍😉

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 5 ปีที่แล้ว +1

    aala aniga maskaaan ka baqaa bahalkaa bal nooga soo sheekeeya markay lugaha wax iga taabtaan baqdin waynaa aniga habeen yaaan tagay miyi saa neef naloo qalay dab naloo shiday kadib xawaan baa meeshii ku soo ururay jinac wax ďuulaya waar waaba yaabay habeenkaa dabka ilayn bahalahaa soo eegta sida maska qoratada hhhh

    • @mahamedcabdule3908
      @mahamedcabdule3908 5 ปีที่แล้ว

      adeer waxaa loo yaqaan geela waxa uu dhigo digo lo'dana waxa loo yaqaan saalo arigane waxa loo digo saas ukala garta mahdsanid

  • @raxmommm2349
    @raxmommm2349 5 ปีที่แล้ว

    amuuro waa jamaca amuur

  • @aadanibaraahim3913
    @aadanibaraahim3913 5 ปีที่แล้ว

    Guuul

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk ariga waxba kamadheri kulahaa c.shukri

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 ปีที่แล้ว

    Iggare waa qof aad u wanaagsan salaan sare walaal

  • @minaosman2049
    @minaosman2049 5 ปีที่แล้ว +1

    Amuuro weye

  • @abdishukurali9582
    @abdishukurali9582 5 ปีที่แล้ว

    sck aadban idii tagera igare c/shugri run ahaanti sheekooyinkiina cajiib adban u xiiseya

  • @Badea-zaman
    @Badea-zaman 5 ปีที่แล้ว +2

    Horu socda wllyal barnamij xiiso leh
    Kalimada umuuro waa carabi
    Waxanay ka timi sidan
    أَمرٌ jamaceduna waa أمور
    Macanaheduna somali waa ARIN jamaceduna ARIMO / umuur j,m, umuuro
    Waxa kalo u eeg carabiga
    أمرٌ jamacisuna yahay أوامر
    Macanaha somalina = dalab , ama marka shay lagu dirayo layidhahdo sidasa la amray = lafaray

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 5 ปีที่แล้ว +1

    War ani iyo adi baaba isku waqti ahaa show

  • @ducaaleyasiin494
    @ducaaleyasiin494 5 ปีที่แล้ว +3

    Amuuro waa eray carabi ah macnihiisunayahay wadarta amuur ====== Amuuro

  • @Ctrzla777
    @Ctrzla777 5 ปีที่แล้ว

    Berigaa waxaan sobaxeen. Hooyadeye baana iri diimahaan. Kuwee ruma. Kkkkkk

  • @alfanaanhaniyeeta3273
    @alfanaanhaniyeeta3273 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sxbayaal wad iga qosli saan fadhiga geelka ayaan sawiri jiray🤣🤣😂

  • @abdirahmanabdullahi7814
    @abdirahmanabdullahi7814 5 ปีที่แล้ว

    Sheekada cadishukri aney igudhacday anaa ismooday

  • @leilahashi8841
    @leilahashi8841 5 ปีที่แล้ว +1

    Igre waa kusalamay

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 5 ปีที่แล้ว

    Alla berka sidan u qoslayey 😂😂😂😂😂

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 5 ปีที่แล้ว

    Amuuro waa amuur
    Lajamciyey

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk aad iyo aad baan uga helay

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 5 ปีที่แล้ว +1

    HAA UMUURO WA CARABI.
    SXBADAY WA IDIN SALAMAYA KAALINTA KOEAD BAD IGU JIRTAN

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk hada kahor waxaan xasuustaa igare oo rooti suuqa wareejinaya oo naag uu shukaansado oo uu ufaanijiray ay ku qabatay waryaa ma roti baa gadaa suuyee maye ina adeerey habar baa foolatay suuqa kala soo orod baalayiri 🤣🤣🤣 iyo cabdishugri oo guriguu daganaa inta kiradii bixinwaayay banaanka looga hantaatureeyay suuyee Nacalaa kugu oolowaayay marbuu ruuga najabinlahaa😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @Palestina.576
      @Palestina.576 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂.. Alaa beerka