QALBI JABKII OOHINTA BADNAA | QISADII BARAA'AH | YASIR MUKHTAR 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @farduuzhassan5633
    @farduuzhassan5633 5 ปีที่แล้ว +275

    Masha Allah wlhi side Qur'an ka u aqrineyso markan maqlay wan iska ilmeyee❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 5 ปีที่แล้ว +112

    Ax😢😢😢😢 Baraa'a codkeeda ay Qur'aanka ku Akhrinayso oo kaliya ayaaban jirin wax loo dhigo. Oohinba iga timi wlhi Allow kuu naxariiso Baraa'a iyo waalidkeedba🙏

  • @najaxdheeman2245
    @najaxdheeman2245 4 ปีที่แล้ว +168

    Wlhi wan lailmeyay 😭😭😭 ilohow quranka ixifdisii asaga iyo dajweedkabo amin 🤲dhamanten intuu quranka kuadag yhy na ufududee

  • @amal__diomond4210
    @amal__diomond4210 4 ปีที่แล้ว +60

    HOLY GURAAN IS THE BEST PLZ QURAAN HADDAD JECESHAHY LIKE ZAAR🥺🥺😢😢

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 5 ปีที่แล้ว +123

    Ax waa qiso xanuun badan wlhi 😭😭😭😭😭😭ilahay walidkeed. Ha unaxariisto anaganna hanooga daba naxariisto

  • @hamseibnusaed7673
    @hamseibnusaed7673 5 ปีที่แล้ว +55

    اللهم اجعلها هي و والذيها مع نبين وصدقين وشهدا امين يارب 😭😭😭🌷🌷
    اللهم اجعلنا الذين يستمعون القرآن فيتبعون احسن.
    اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدورنا يارب ويا رحمان يارحيم وياحي ياقيوم💖💖🌴🌴🌴😭😭😭😭

  • @maxmuudcaligamuure2705
    @maxmuudcaligamuure2705 6 ปีที่แล้ว +717

    Masha allaah ilaahay haka raali noqdo
    Yaaaa jacel kitaaabka Alle
    Hadaad jaceshahay xifdi ku dhaqan

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 ปีที่แล้ว +12

    😭😢😢yaaa rabi naga dhig kuwa mlinta qiyaame qur^aanku ushafeeco qaado waa bil khyr qabta iyo mlmihi adka ukhyrka bdnaaye😭😢😢😢😢

  • @maxamesozil3815
    @maxamesozil3815 6 ปีที่แล้ว +134

    تدمعت والله 😭😭😭😭😭 اللهم ادخلنا جنتك وارحمنا ياالله ياعلي ياكريم
    ياالله ياالله صوتها تخشع القلوب 😢😢😢😢😢

    • @ismaelwehlie6162
      @ismaelwehlie6162 5 ปีที่แล้ว +1

      آمين يا رب العالمين🤲

    • @baxsancabdullahi5974
      @baxsancabdullahi5974 5 ปีที่แล้ว +1

      امين امين يا رب العالمين

    • @gulledjumale5876
      @gulledjumale5876 5 ปีที่แล้ว +1

      امين يارب العالمين 😭😭😭😭

    • @safiyaaadan5430
      @safiyaaadan5430 4 ปีที่แล้ว

      امين يارب

  • @amiingeedi5101
    @amiingeedi5101 5 ปีที่แล้ว +54

    ALLAHU-AKBAR ALLAHA u naxristø ehelka wa qiso murugo Leh JASAKA LAAH wll yasir mukhtar✔💯

    • @abdihakimomer1116
      @abdihakimomer1116 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allahu ustaad

    • @najiinmohamad3189
      @najiinmohamad3189 2 ปีที่แล้ว

      00

    • @bisharohassan-wali7602
      @bisharohassan-wali7602 5 หลายเดือนก่อน

      Alehaunaxariisto
      Alaahuakbar
      Janadaalehagaliyo
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @bisharohassan-wali7602
      @bisharohassan-wali7602 5 หลายเดือนก่อน

      Alehaunaxariisto
      Alaahuakbar
      Janadaalehagaliyo
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 6 ปีที่แล้ว +53

    😭😭😭😭Allah ha unaxariisyo waxay eheed qof kudayasho mudan

  • @nuuraaninuuraani1658
    @nuuraaninuuraani1658 4 ปีที่แล้ว +15

    😭😭😭😭😭 Mashallah walhi codkeeda wuuu iga oysiyey allow janadada kawaraabi ayada iyo walidiinteeda dhamaan intii muslimin ah

  • @caliyusuf1713
    @caliyusuf1713 6 ปีที่แล้ว +371

    wlh ayaa ku dhaarty codka ay qur anka ku aqrineysay illin ayuu iga keenay😭😭😭😭

  • @samiiraxasansamiiraxasan5728
    @samiiraxasansamiiraxasan5728 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi wallahi wallahi waan oo oyaay cod macanideeda m.a ilahay janada hakawaraabiyo walasheen 😭😭😭😭😭

  • @zhacniqalpihnurah7150
    @zhacniqalpihnurah7150 6 ปีที่แล้ว +26

    Mnzha allah rapih haw wadah naxariiztoh😭😭😭 illhaw qalpigayagah quraankah wahel ugah dhig🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kawsariinakordahab5726
    @kawsariinakordahab5726 5 ปีที่แล้ว +6

    Lailaha illalaahu maxamadu rasullulaah
    😭😭😭😭😭😭😭

  • @nabadatv6128
    @nabadatv6128 6 ปีที่แล้ว +240

    Xaqiiq maqaano si aan usifeeyo xaalda aan hada kusuganahay kadib Marki aan dawaday muuqalkan.
    Edited part
    2sano kadanbe habayn soon ah ayaan ubaahday muuqalka qalbigayga jilciyo waxaana so xasuustay qisadan oohinta badan iga keentay waxaan layaab igu noqotay dadka faraha badan oo commentigayga kafalceliyay mahadsanidin walalayal dhamaanteen janada allaha nagu kulmiyo.

  • @abdicade1549
    @abdicade1549 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhy bilhy wali qalpiga ilmo ka socota walhy qur.anka alle wax ka macan ma jiro💗💗😭

  • @lajeclaydareerxasan9779
    @lajeclaydareerxasan9779 6 ปีที่แล้ว +35

    Maasha allh wll yaasir rntii waa qiso muruga badn allaha unaxariisto gabr kudayasho mudn 😢😭😭😭

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow umadada xanuunsan oo musliminta ah ilaahow caafi ilashow aamiin yaarabi

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 6 ปีที่แล้ว +116

    wallahi waa qiso murugo leh illahey janada ha ku kulmiyo iyada qoyskeda allah ha unaxariisto

    • @nimcocabdirsaq9243
      @nimcocabdirsaq9243 5 ปีที่แล้ว +1

      illahow noo naxariiso

    • @mahadmoha7354
      @mahadmoha7354 5 ปีที่แล้ว

      amin m.allah

    • @nasranalka8498
      @nasranalka8498 5 ปีที่แล้ว

      Mahad Moha

    • @marwafaisalahmed490
      @marwafaisalahmed490 5 ปีที่แล้ว

      Amiin wlloh

    • @maryanmaxamed7187
      @maryanmaxamed7187 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi😪😪😪😪😭😭😭 waa qiso murugo leh illaahay janada ha ku kulmiyo Allah ha u naxaristo iyada walidiinteda 😭😭😭

  • @najmonajmo2411
    @najmonajmo2411 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow noo naxariiso qur,aankagana nagu xafid ya allh😭😭🤲

  • @ramlahassan7564
    @ramlahassan7564 5 ปีที่แล้ว +15

    😭😭😭😭 allow u naxariso gabadha iyo walidinteda oo naxaristii janno siii😭 aamin yarabi

  • @maryancaamir3580
    @maryancaamir3580 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waan oyay 😭😭Allah u naxristo iyada iyo walidinteda janatul fardowsa Allah geyo yaa rabi amiin🤲🤲

  • @reallqueen7214
    @reallqueen7214 6 ปีที่แล้ว +74

    Masha codkeda wa diamond Subhanallah Allaha ku irsaaqo janatul firdowsa❤

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waa qisadii iga oohisa intaan quraan dhagaysanaayay😭😭😭😭😭

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 ปีที่แล้ว +81

    Msha allh cod macaaneydaa Allh ayada iyo waalid keedba Abaal koda haka dhigo jana 😭 yaa Allh

  • @MohamedAhmed-qy2pr
    @MohamedAhmed-qy2pr ปีที่แล้ว +2

    27/02/2023 qisadan markasta oon channelka soo galo waan dawada wana jeclahay jazakalah wll yasir mukhtar🙏💯

  • @aswaangoox8089
    @aswaangoox8089 6 ปีที่แล้ว +39

    Manzha allah Allow ka Raali Noqo qoyskaa jano fardawzana allow Ku Waari😍

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa qiso xanun badan wlhi waa ooyay illaahow khatimo nogu dil amiin

  • @ebyanmohamed526
    @ebyanmohamed526 6 ปีที่แล้ว +52

    Qalbiiga ayee taabaneysaa walh qisadaaan........

  • @shabeelabdirahmanshabeel3674
    @shabeelabdirahmanshabeel3674 5 ปีที่แล้ว +8

    👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐
    يا لطيف ياالرحمن يا الرحيم يا ملك الدنيا والآخرة اللهم ادخلها مع الوالدي في جنت فردوس وارحمها .آمين ثم آمين👐👐👐

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว +85

    *Masha allaah wl yaasir mukhtaar wa qiso murugo badan runti alle haunaxariisto gabadha yar wa gabadh ku dayasho mudan*
    *😭😭 alloow naga yeel kuwa malinta qiyaamaha aad raalliga ka tahay*
    *allaah hakuu barakeeyo jannalkaaga wl♡*

  • @hadiyamaan7180
    @hadiyamaan7180 ปีที่แล้ว +3

    alahu kabar alah ha no xaristo 💯😭😭😭😭😭😭🤕😭😭😭😭😭😭💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @smshsmsh5920
    @smshsmsh5920 6 ปีที่แล้ว +24

    Allow janadaada kukulmi iyada iyo waaladiinteed aamiin yaarabi

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว +1

    Nolosha wa imtixaan wlh waxaa hupaal ah inshlah qoyskaan inuu rabbi wada jeclaaday qof roon maraago rabbiyoow towbada nagu ilhaami marwlpo ya allah wakujclhy rabiyow nowada naxariiso

  • @lajecledaxafada1737
    @lajecledaxafada1737 6 ปีที่แล้ว +42

    Wan LA oyay wlh allh galiyo ayada iyo qoskeda janatu fardosa amiin amiin

  • @bushraelmi7973
    @bushraelmi7973 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow unaxariiso janada allaha ku kulmiyo ayada iyo waalidkeed quraanka baray awlaad qofkuu ilaahey ku arzaaqo quraanka iyo diinta islaamka habaro

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 6 ปีที่แล้ว +139

    Wll ale ha kaa abaal mariyo sidaa noola so wadaagtahay qisadaan cibra qaadashada mudan waxeyna galgishey qalbigeeyga waxana qaatay goaan oo horay aan u qaadan. caawa

  • @alwayssmile7698
    @alwayssmile7698 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah codkeda aya qalbigay sameyey
    Ilahy kuwu quran ku u shafeco qado haka yeelo iyada iyo musliminta o dhan
    Wa qiso murugo iyo xanun ba leh
    Ilahay how naxaristo iyada iyo walidked janadana haku kulmiyo
    Amiin

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi7381 6 ปีที่แล้ว +29

    Raabi ha u naxariisto anagana ha nogo dabo naxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭☹😭😭😭😭😭😢😢😭😭😭

    • @hdniitaahm3dinashabeelle57
      @hdniitaahm3dinashabeelle57 5 ปีที่แล้ว +1

      ilaahy haku xifdiyo hana kuuu unaxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @huudacdulhi7381
      @huudacdulhi7381 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hdniitaahm3dinashabeelle57 ameeen ameen wlshayda qaliga ah dhamanteen😢

  • @redwaanacadey8933
    @redwaanacadey8933 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭allahu akbar allahu akbar alow ayada iyo walidkeed janada ku kulan sii 😭😭😭masha allah alow ana codkedo kale isi masha allah 😭😭alow u naxariiso. Masha allah qofki quranka fahmayo dhab ayu u oynaya subxana allah.

  • @maxamesozil3815
    @maxamesozil3815 6 ปีที่แล้ว +23

    ماشاء الله اخي الطيب ياسر مختار جزاك الله خير الجزا 😍😍😍😍

  • @faysalmaxamed1650
    @faysalmaxamed1650 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlhi wn ilmeeya xax😭😭😢😢illaahow unaxriiso intii muslim ah wlhi wa inan cod mcn wlalidiinteda io ayada be janatul firdowsa aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anfackasim6474
    @anfackasim6474 5 ปีที่แล้ว +18

    "سبحان الله" اللهم الرحمهم اللهم اجعلهم من أهل الجنة (يا معشر المسلمين قولو آمين)

    • @niciimaibraahim2921
      @niciimaibraahim2921 2 ปีที่แล้ว

      آمين يا الله

    • @shugrishacaniaxmed6394
      @shugrishacaniaxmed6394 ปีที่แล้ว

      اللهم آمين يارب العالمين 😢😢😢😢

    • @sacdiyo2262
      @sacdiyo2262 3 หลายเดือนก่อน

      امين يارب العالمين

  • @xasancabdinuur3391
    @xasancabdinuur3391 4 ปีที่แล้ว

    Rabi ha unaxariiisto anagana ha noogadaba naxariiisto wlllhy wan ilmeeeyey mawadawan qisadan mid ka xanuun badan waligay ya alllah😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥☝️

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 6 ปีที่แล้ว +27

    wll yaasir hor mar wacan baan kuu rajeynayaa mar walipo idinka alle😍

  • @zahroabdukadir2094
    @zahroabdukadir2094 ปีที่แล้ว

    ilaahayow ahlu qur aan naga dhig yaarabi yaarabi yaarabi aaaaamiiiiin🥺🥺🥺🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @asadking2279
    @asadking2279 6 ปีที่แล้ว +26

    Ilaahay ayaa doortay 😭😭😭😭😭

  • @mustafasheikhmuhammadhassa2308
    @mustafasheikhmuhammadhassa2308 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaah subxaanahu watacaalaa waxaan uga barinayaa in iyada iyo waalidiindeeda janada uu waafajiyo

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 6 ปีที่แล้ว +28

    masha Allah 😢😭😢😭😭😢😭
    Runtii waa Qiso Cajiiba oo ku cibra Qaadasho mudan 😢😭😢😢😭😢
    mahadsanid wllo jazakallahu khayr Al jazaa Allah yaxfadak fii Dunyaa wal Aakhirah shukrn الف مره akhii

    • @DHIIRIGELIYE
      @DHIIRIGELIYE  6 ปีที่แล้ว +6

      Khadra Farah , Aamiin Aamiin Aamiin, Shukran wll

    • @khadrafarah8272
      @khadrafarah8272 6 ปีที่แล้ว +5

      Cafwan wllo
      Wll Qisoyinkan oo kale Nosoo badi hadad Awoodo Adoo Raali ah wllo

    • @suhayibsuhayib8280
      @suhayibsuhayib8280 ปีที่แล้ว +2

      @@DHIIRIGELIYE

    • @suhayibsuhayib8280
      @suhayibsuhayib8280 ปีที่แล้ว +1

      ​@@DHIIRIGELIYE ❤❤❤❤

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 4 ปีที่แล้ว

    Qalbiga ayaan uga duceynaya indha haygana ilmo ayaa buux dhaafisay Alle janada haku kulimiyo ayada iyo waalidiinteeda rabi hanaga yeelo kuwo ahlo kher ah

  • @umuzayd5736
    @umuzayd5736 6 ปีที่แล้ว +19

    😭😭😭😭😭😭 ماشاء لله تبارك الله اللهم مغفرلنا ورحمهما يا انت ارحم الراحمين 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xaamidbilexasan8182
    @xaamidbilexasan8182 5 ปีที่แล้ว

    Yaaasir mukhtaar allh hakaaa albal mariyo qisooyinka aaad nalawadaagty runtii waaa iso tususay sid qur aanka alle ugu yahay farxad muslimiinta

  • @fatmaali9034
    @fatmaali9034 6 ปีที่แล้ว +41

    mashaallah ❤❤❤❤❤ alow karali naqo familygas amin .bara ilahay hakarali noqdo

  • @ahmedhajjialiow480
    @ahmedhajjialiow480 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haunaxaristo daman qows kas 😭😭😭😭😭😭 waxa iga oysiye cunugta yar codka murugada leh o macanka badan quranka karimka kuaqriheso

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 6 ปีที่แล้ว +16

    MashaAllah.May Almighty Allah grant them jannah

  • @AhmedHassan-ui4zi
    @AhmedHassan-ui4zi 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah ilahy janada ku Gali waa gabadh yar oo xiftiday quraanka kariimka msha alla

  • @fadma638
    @fadma638 6 ปีที่แล้ว +18

    Mashllah ilah raali ha ka noqdo, ina lilaahey wa ina ilaahey raajacuun🙏🏼

  • @fartuunkhalif3501
    @fartuunkhalif3501 5 ปีที่แล้ว +4

    الهم اجعل من من يحفظك كتابك وجعل اولدنا أءمين ؤ رحمهم برا ولوالدي أجمعين

  • @abdikaafimohamuud3903
    @abdikaafimohamuud3903 6 ปีที่แล้ว +27

    Jazakallah bro wa qiso murugo leh allah ku dhowro bro

    • @sophiahadam5456
      @sophiahadam5456 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal key ajir allah kasiyo

  • @prettynujuum275
    @prettynujuum275 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaaa qalbiga i xanuunay wlhy😓😓😓allow naga yeel kuwa xifdiyo qur aanka

  • @mareaomar2201
    @mareaomar2201 6 ปีที่แล้ว +20

    Aamiin Aamiin inshaa allh

  • @ridwaanshaataa5495
    @ridwaanshaataa5495 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashala alah ilaahaw gabadhaa yar oo kale iga dhig iyo ibadka muslimiinta

  • @mucalimuuproduction
    @mucalimuuproduction 6 ปีที่แล้ว +21

    Maasha Allah walaal waa qiso cajiib ah runtii Yasir Mukhtar walaal Alle haku barakeeyo

  • @halimoabdullahi8534
    @halimoabdullahi8534 4 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله صوت تغشعر القلوب فيارب ارحمها

  • @fouedahmad9778
    @fouedahmad9778 6 ปีที่แล้ว +5

    Allow janadada.
    Kawarabi iyada
    Iyo dhaman ehelkeda
    Alloow
    Dhaman musliminta
    U naxariso

  • @strongboyki
    @strongboyki 2 ปีที่แล้ว

    Qofkuu alle wanaag ku dilaayo sidaaas ayuu noqdaa allaahu akbar allow adaa ceeb ka hufan rabiyow naga raali ahow oo cafi daciiif wax ma garato ahaa naheee allow naga mid yeel adoomahaaga suuban gabdhaan iyo waalidkeedana unaxariiiso💖💋💖😥😥

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh alla haa ku xifdiyo akhi yasir mukhtar jazakallah kheyra

    • @shukribashir6640g
      @shukribashir6640g 6 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😢😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭😭😢😭😢😢😢😢😭😭😭😢😢😢😢😢😢😭😭😢😢

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhii ilaahay haunaxzriisto iyada iyo waalidiinteed iyagana quluubteena quraanka ilaahay ha geliyo aamiin

  • @zackcabdicasiis7415
    @zackcabdicasiis7415 6 ปีที่แล้ว +12

    Ilahay janadii fardawsa ha géeyo

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah u naxaristo yaa rabbi aamin yaa allaah allow nasoo haday yaarabbi allow nasoo haday yaarabbi 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mahamedabdimohamed999
    @mahamedabdimohamed999 6 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah illahow adankubarye Dadka badana sohanuni aamin

  • @faadumomaxamuud4964
    @faadumomaxamuud4964 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll yasir allah hakaa raali noqdo baraa,a iyo walidkayda allah ha unaxriisto 😣😣😥😥

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 6 ปีที่แล้ว +33

    الله أكبر الله أكبر سبحان الله استغفر الله اللهم ارحمها و ارحم على والدتك آمين يارب العالمين.

  • @nasroali4990
    @nasroali4990 4 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax walahi waa qiso xanuun badan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allaha u naxariiso janatul fardowso Allaha ka warabiyo yaaa raabi 🤲🤲🤲

  • @sahrohussen491
    @sahrohussen491 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaa rabi waadad toosan nagu hanuni yaarabi

  • @farhiyaapdukadiryusuf739
    @farhiyaapdukadiryusuf739 3 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi waan ilmeeye allow quraanka nagu suk🤲😪😪😪😔

  • @abdirahmanosman5269
    @abdirahmanosman5269 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah allahu Akbar

  • @zunishabdullahi5449
    @zunishabdullahi5449 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaa rahma i.A dhmntenana janatul aclaa Rabbi ha inagu kulmiyo

  • @ibnuahmed7207
    @ibnuahmed7207 6 ปีที่แล้ว +24

    Walaahi qisadan aad iyo aad ayey iitabatey

  • @umujamaal3632
    @umujamaal3632 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku jecliyaa yasir ilahow janada nagu kulmi mantaan janalkada helay wana ku saray semimkarabka Shukran abwe

  • @abraarali7809
    @abraarali7809 6 ปีที่แล้ว +30

    masha allah wll allah kaa abal mariyo inta aad qeyrka nala wadaagtay

  • @mohamedamiin310
    @mohamedamiin310 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a Allah wllh saa qur aan ka uqrisen wacajib illahay ha idin bara keyo

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah walahi qiso murugo badan walakey yasirow allah haku xafido aduun iyo akhiiro allow inoo danbi dhaaf yaa raabi jazakallah khayraa akhi yasir

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow u naxariiso iyada iyo waalidkeed janadana ku ku kulmi. Àaaaaamiiiiiiin yaaa RABI..

  • @nimcoqoranee4717
    @nimcoqoranee4717 6 ปีที่แล้ว +32

    😢😢😢😢😢😢 alle haw naxariisto iyada iyo walideentiiba iyo dhàmaan wlidiinta muslimiintoo dhanba

  • @saadaawale4526
    @saadaawale4526 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ALLAH ha ku geeyo JANNATUL FARDOWSA AL ACLAA ADIGA IYO WAALIDINTAADA IN SHA ALLAH

  • @farahmohamedmuse4439
    @farahmohamedmuse4439 6 ปีที่แล้ว +6

    M. Allah Allah haku xafido walkyga yasir

  • @safiyomaxamad2349
    @safiyomaxamad2349 5 ปีที่แล้ว

    Walee waan oo yaya ilahaaw noona xariiso aduun iyo aakhiroba yaaa aalaah

  • @zamzamibraahim9116
    @zamzamibraahim9116 6 ปีที่แล้ว +13

    Mahad zanid wll Yasir halkaa kaga hay dadaalka all kahu xafido Aamen

  • @abdulahiahmed4699
    @abdulahiahmed4699 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma,aqano wxan kumicneye hda xalada ankusugu nahay
    Rabbi qalbigeyga hku wayneye cabsida iyo kushuca😭😭
    Yaa rabbi

  • @nimojama1254
    @nimojama1254 6 ปีที่แล้ว +14

    Mnsha jasakallah khyr wll allah haka abaal Mario😭😭

  • @hamsemubarak1416
    @hamsemubarak1416 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ilahybaan ku dhaartee
    Qalbigayga qoyay oo waan ilmeeyey markaan maqlay codka miskiinta yar alle Ha u naxariistee
    Ilahow khatumada wanagsan hanagu sugO...

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 ปีที่แล้ว +16

    😭😭😭 jisaakalaah qeer wll

  • @FoganKalsoni
    @FoganKalsoni ปีที่แล้ว +1

    Qisadan xisaab ma lahan inta uso lalabto allaha ha nagu irsaqo imaan qalis ah iyo cibaado wangsan cafimad leh

    • @Hafsiina519
      @Hafsiina519 ปีที่แล้ว

      Kula mid baa ahey😢

  • @hafsamohamed4113
    @hafsamohamed4113 6 ปีที่แล้ว +13

    Masha alh wllhy wan jcly baraaha mar wlbo wan dawan jiray marky qur.aank aqarin rbi ha na ku kulmy jnad firdwa

  • @najmobotan8393
    @najmobotan8393 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa qiso cajii eh oo ilin badan iga kiintay ilaahay janada haku kulmiyo iyada iyo qoskiìda aamiin yaa rabi

  • @ibrosanaaji7764
    @ibrosanaaji7764 5 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭 أنا لله وأنا إليه راجعون اللهم ارحم اختي صابره تحفظ القران الكريم كاملا وارزق للجنة الفردوس الاعلى ووالدتها و على جميع المسلمين ااااااااااه أنا ابكي والله العظيم هذه القصة

  • @fardosaabdullahi1314
    @fardosaabdullahi1314 5 ปีที่แล้ว +2

    Walal ad bad umahadsantahay qiso naga uysiyso Masha Allah