Abyo wlhi you are my role model saan naftada waqti usiisid saa ganacsigaaga sdo kle uwadid masha allah abyo allha kuu barakeyo hormar kan ksii fcn ku rjeynaa hppti🎉❤#selflove
Mansha Allah wll waxan ahay gabar aad kuu taa geerto waxana kugu taageera qalbi wanagada iyo dhinac walbo aad ka dhisantahay waxaadna tahay qofka kaliya een social media ha aan ka jeclahay
Abaayo wan ku tageera waxan kaa codsanaa inaa soo gudbiso qiimaha kugu baxayo hadey tahay gaari ama diyaarad iyo halkii maalin meeqo aya kugu baxeyso iyo cuntada adiga miya gooni u gadanayo
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤😢
اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد
Salalahu caleyhi wasalam❤️🥰🥰🥰
Scw scw
Scw
Salalahu calayhe wasalam ❤
Abyo wlhi you are my role model saan naftada waqti usiisid saa ganacsigaaga sdo kle uwadid masha allah abyo allha kuu barakeyo hormar kan ksii fcn ku rjeynaa hppti🎉❤#selflove
Kusali nabigena the best person ever and the most knowledgeable ever created prophet Muhammad scw
Nasiib baa lagu helaa
lagu noolaadaa
Nuucaada nasteexay❤
Naruurada adduunyada
Waxaa ugu wacan
Jacayl lagu nagaadiyo
Nabad lagu nagaadee❤
Nolashu nabdoonaa
INgoo kulanoo
Jacayl kugu nabdeeyay
Nasriga ilaahay❤
Nabdigu u nugulaa
Muhashadaadiyo naawilidaada
Jacayl rumaa nagaadee❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abwaan Hanad xasan ciise
Hadiyaddii nasteexo cabdi
Miss nataash gowl
Abaayo waan ahay Gabar jecel ganacsiga dharka marwalbana waan kudaawadaa abaayo waxaan kuu rajeynayaa nolol qurux badan mustaqbal qurux badan owlaad qurux badan aduun iyo aaqiro wax xun ALLE Kuma tuso🥰❤️😊😊🤗
Aww welcome back my only princess 👸🏻 ❤
Ilhayow wixii waa lidiintoda dhimatay alle ha u naxariisto ku wa ay unool yihiina alle ha u xafido aamin aamin🤲💚🌼
Inte role model uthy nasteho abdi mursal❤
Mâcha allah Natacha qurux Ghabada kaliya ee tagero nolow inta nolol jirto
Welcome to malindi sis ❤please pass by I'm just near by
Nagaat kaliyee aan role model u ahy nolw gaclo❤️
m.a nastexo wll hore usoco youtube kana video yaasha inoo soo badi
Wan cusbahay malisoo dhaweynaayo miyaa🥰🤩
Magacaygu wa mumtaaz mayzuur barasho wanagsan inatasina wa iska kaftane😁
Natasha abaayo inshotka si aan lo arkag ku dhufo inshotka meeshey ku qoran tahay kadibna xayeysiinta sug Wuu kaa baa’bayaa uu ❤
Huno waxa kaso hadasha qimaha io sidad kuheleyso hudhelka mahadsanid
Naa soo laabo bal please 😭😭😭😂👍🏻
My Fav ❤😮 Natasha gwal
Natasha Cadey boolo zxpy guriga dhan si gaar ayee kuu taageersayihiin😂
Subxanalaah walhi I just jumped like never before I had my headphones on me when it suddenly transitioned from talking to luid music 5:37😂😮
Masha allah my sis barasha umabahnid waxathy qof bila adinimada kuweyn keep going alle hasharfo
M.a wll horay usoco❤❤❤
I've been seeing people ,youseem like the best person to me, I see you're cool, you are famous and it is hard to learn , but I 'd like to grow up
mye role model natasha abdi
Abyo inaa kula hadlo ayaan rabaa inta ka xiriira walshey
Asc abyo natasha abdi abyo waxaan rabaa inaan ganacsi online bilaabo igu caawi plz sida ugu fudud ee lagu bilaabi karo mcnt🙏🥹
Maba dhaqan ban umaleen ar nataashaa dhibkii oo qof ah weyee mnshaa allhaaa
M.a wll natasha
Gbr adag natasha
Mansha Allah wll waxan ahay gabar aad kuu taa geerto waxana kugu taageera qalbi wanagada iyo dhinac walbo aad ka dhisantahay waxaadna tahay qofka kaliya een social media ha aan ka jeclahay
Thanks
M.a welcome back 🙏 😘 ☺ 😊abyo
Video yada soo badi ukhtiii❤
Meeshani ma Nairobi baa wallaal teeda kale hotel ku magicii
Abayo farun ama ayan vlog noso duba kudeh
Salam I like Nasha I m from Pakistan
Alla soomaliyeey musica ka gaabiga vlogs ka😢 6:28
Wlcm back walshy ciltiray❤qofki lakulme ba kashekeni kraa qalbiga wanag mad dahda🥺dulqadki oo qof😭♥️kujeclhy me role model👸♥️
#independent women❤❤❤
M.a love you nataasha❤❤
Welcome back my sister natasha❤
Abti ciidii waa horey ahayde
Wel come after theere month ziz🎉
Jah 😊gabadha kaliya ku daydo 🥺😩
Mesh magaceedna wadanke ka tirsantahay😊
Nolosha kuma cisho one love ❤❤❤
Mrs available noosoo badi Videos kaan okle saan indhaha uga dalxiisno anagana 👏
mashaalaah 😂❤❤
Walaaley muuqaaladaada kama daallo ee sidaan wax kabadal markaad rabto miyaad nasooboqani waxaan umaleeyaa dhicinaa iyo tik tok ayaad ubadantahay 😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allh
Waxan kuuxiisnay abaayo aad ayaan kuutaageera
Freak tailer ka isticmaal sis markad inshot markad istic malaysid
Mashaallah
plz natasha wa raba creamkan intee ka hela sxpe
😮😮😮😮
Welcome back
Natasha Abdi waan kusalamay adeer
Vologyadaaan camal maanoosoobadisid quruxbadaneee😂
Yes anaa u horeee
Walalaye maxa kaa qaldan meel resort meel xayeesis uu bahan ma ahan ee waa meel get away lagu tago qofki rabo neh oo lacag uu hestan asa google kA raadsado hda neh kaga daran waqti roob baa tagte meshas xilika kulelaha AA badana laa ada jahliga iska saar walale adunka haa isku walaaqiin nh intas neh waa iska kaftan
Hye rer magaalow
Abyo wad halowday ee maxaa dhacay 👑❤️
🤣🤣 ala mxan shekadad uxizy Susacey
Welcome bock
Ar hedheh nosobadi wax aan KUL dalxisne😂😭🥺
NATASHA MALINDI AYAAN JOGAA INTEN KULAARKA WLHI WAAN KUTAGERA 😢😢
Nataashaa vlogyada noo soon badi😂
wlo qolka iyo fadhiga meqa waye kiradisa
Nabiga ku saliya wll
Natasho wan kurawa waliga malagudhy
❤
Natasha is come back❤❤❤
Abayo natasha kareem kaga u bahanahy halkee ka heli karaa
Hotel ka magacis natasha
Waxaa noqday qofkii u horeyay ee comenti dalxis kaga😂😊
Mulindi xagee ku taaka somaliyey
ani xita wa ku wareray
Scw scw scw scw scw scw scw 💋
Scw
Abaa wadan maadan noo sheegine wadankee waa meshaan🤔
Wll waa kenya fro bambas
Waxan jaclahauy inaad inoo soo Gudbiso Qiimaha kugu baxyaa inta bari aad joogto intaa inoo Gudbi
But you didn’t tell the price the two bedroom and the single bed 🛌 roomka
Vlog naso badi 😂😂
Naso badi 😫🫶🏼
Aduu marna na ilaw marna noo kalay 😂
❤️👌
Hapo inte kalasoxarira plz
Noo soobadi vlog plz
Dalxiis hada naxasuusaty wa ficathy abyo
Abaayo wan ku tageera waxan kaa codsanaa inaa soo gudbiso qiimaha kugu baxayo hadey tahay gaari ama diyaarad iyo halkii maalin meeqo aya kugu baxeyso iyo cuntada adiga miya gooni u gadanayo
Link hotol no so dir sister
Malindi wan uxisay wlhi😢
Welcome back mlndi
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️
Abaayo numbarka Ayan raba quruxey
Mar walba bck so dheh nh😭🤣👊
🎉❤❤
Cajis ka iska qaad😂
Manooled adiga, qaxii siyaad bare ayaa noogu kaa dabaysay
😂😂😂
❤❤
🎉❤🫶👸
❤❤❤M.a
Intejugta please
Qof yey inshot markad video ku hagajiso iska tirtir🤣
Wn ku tabay wan kuu xiisnay