saado cali - Naftaydaa kuu jiraban -by Arrowtail

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 410

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 ปีที่แล้ว +3

    Saado waxay ahayd qof cajiib ah. Heestani waxay noqotay heesta loogu jecelyahay sanadkii 1989 oo ay soo baxday. Ku darso erayada iyo codkaba iyadaa leh. R.I.P.

    • @duranhassan6456
      @duranhassan6456 4 ปีที่แล้ว

      @ sorry wax baan isku khalday. Waad saxantahay.

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +4

    Allow ma gabadh somali ku faanto Saado .. kuwii naga dilay walee waa cadow .. GABADHAS WAA GABADHA KALIYA EE markii qaranku dumay xataa South africa oo somali lagu dhibay .. xataa xeryaha kenya ee somali qaxooti ku tahay soo booqatay ALLOW KUU NAXARIISO .. koley somali ma qorto taariikhda dadka u soo dadaalay

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +3

    Qosolkeeda markey dadku Hab siiyaan Cajiib😢ilahay naxariis &janno haku siiyo Hooyo Saado❤❤

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 6 ปีที่แล้ว +42

    Qurux waa tii saado naaago minjo gaaban.oo daawo ismariaya beyna leeyihiin somali ayaga uqursan bal eeg suu alle uqalqay saado cali allaha ku naxariisto fanaanad qaran we miss u mom

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla maxaa ka jaas, cod iyo dadnimaba fiicnaa. Wallaahi waa saado oo heesta heesaheeda uga fiican qaadaysa. Kuwii dilay illaahay uma naxariisto. Gabadhan isku deegaan baan nahay oo hawdka iyo Haye Bari aaggagiisa baan wada degnaa.
    Nin reer Burco oo Saado jecel baan ahay.
    Boqortooyo

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 7 ปีที่แล้ว +174

    nacalad idin ku dhacday weyba ku dhacday kuwa dilay saado ma qof dil loo quuraa waxay ahayd qof wadani ah oo soomalinimada ku weyntahay ayadoo sooman bey dileen ee allaha dambigeeda dhaafo oo janadiisa haku irsaaqo aamin

    • @aligiama8375
      @aligiama8375 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahad Mohamed waa ruun wallal waan ka nijedjabey. Rer Mugdisho innagaa qabtaa cadowgaa guud . Rer Hargeiysana Musse bixi neefkass hayskaa qabtan. Waadanka daliyaradaa manta aya HAQQ u lee Somalia. Kuwaa kalee e waweynn waqdigedii wuu so raxheysten.

    • @life5674
      @life5674 6 ปีที่แล้ว

      Mahad Mohamed aamiin yaa alaah alaha unaxariisto

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 6 ปีที่แล้ว +1

      @@aligiama8375
      anagu ka yagnee xamar e
      iimaanso adigu saado ale ha u naxariisto somaliland bay u dhalatee way duufsadeen maalintay dileen baan arkay meydkeedii oo ciyaalka yaryari rogrogaya oo leeyihiin aar waa saado haa wa ayadii mayd waayeee hadii hargaysa lagu dililahaa reerkeedii may samreen walaahi somaliland hadaan madax ka noqon lahaa dhulbahante puntland baan raacin lahaa xadkana waxan ka dhigilahaa halka ay isaaq ku kala noqdaan deegaanka ay gaar u dagaan baan ku similahaa sababtoo ah isaaq ayay aad unecebyihiin markaa sabab aan u jeclaankaro una dhawysankaraa ma jirto

    • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
      @musbaaxmaxamedmusbaax4476 5 ปีที่แล้ว +1

      Dadkinaan buuka sado cali dilkeda iyo dhulbahante iyo somaliland maxa isku xidhaay wixi dilaay iyo halkay ku dhimataay cidi noga warami mayisee eedo duco ayaay kaga bahantahay hadikale amusni ku dhagayiso un Alle ha unaxaristo

    • @kowsarmohamedisse4209
      @kowsarmohamedisse4209 5 ปีที่แล้ว

      aaamiin aaamiin allaha unaxariisto

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 ปีที่แล้ว +3

    Naag qalbigeeyga ❤☝️💪🇸🇴😭😢saas utabatay ma arag. Hesaheeda xataaa siyasiii hoos aniga ooo cunug yar ahh shaah ku dadiyayay. Ciil cunug yar ahaaa guriga reerka bee heesa heeda ku dameen jirtay. Allah yarxamooo jaceelkeeega aduun iyo aqirooo❤❤❤❤☝️☝️☝️☝️☝️☝️💪💪🌿🌿🌿

  • @abdiazizhashi451
    @abdiazizhashi451 8 ปีที่แล้ว +127

    Kuwa commentga xun dhiibanaya waxaan leeyahay, Shayaadintii dilay Saado baa geli doona naarta salka ugu danbeeya, ayadana waxay ka dhiganaysaa Faras ay ku gasho Janada insha allah.
    الله يرحمج ويغمد روحج بالينة

    • @ixitya2216
      @ixitya2216 8 ปีที่แล้ว +2

      Abdiaziz Hashi insha allaaah alle janada haka waraabiyo fanaanad qaaliyay ahayd from hargeisa

    • @amalabdiaziz6190
      @amalabdiaziz6190 8 ปีที่แล้ว +3

      inshaa allaah, rabbiyoow qabtigeeda u waasici, jannatul firdowsal aclaa ka waraabi

    • @naimanadare
      @naimanadare 7 ปีที่แล้ว

      +amal abdiaziz amiiin

    • @smartcadey21
      @smartcadey21 7 ปีที่แล้ว

      Abdiaziz Hashi wlhi bentaaa ma ahn

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 4 ปีที่แล้ว

      @@shukriibrahim1150 dambiga kuwa dilay iyo kuwa ayadoo dhinta ka qaadaya in sha allah.

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 ปีที่แล้ว +3

    Jirada miyaad ila qabta
    Miyaad Jeer qura istiri
    Jeleeco galgal ku eeg ?
    Galgacal ku eeg 🎖️
    Naxariis waarta allaha ku siiyo Mom saado Ali warsame 😭 ❤️❤️✋.

  • @HankaSare
    @HankaSare 15 ปีที่แล้ว +5

    Who else can dance and sing like that other than Saado........ maasha allaah!

  • @munamohamedawale8377
    @munamohamedawale8377 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaheey ha u nariisto maamo qaaliya ayaay ahayd runtii 😓😢😢😩😩😭😭😭

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii dilay cadaabta Ilaahey haku tuuro waa shiyaadiin umada loo soo diray Saado cali ilaahey ha unaxariisto

  • @yahane33
    @yahane33 9 ปีที่แล้ว +100

    great Lady, great singer we miss her so much...Rest in Peace

    • @hhassan3273
      @hhassan3273 7 ปีที่แล้ว +8

      Yahane Mandel She was one my favorite untill she join the stupid politics. Still love her. my alaah​ give her janatil firdus

    • @aweisaweis2869
      @aweisaweis2869 7 ปีที่แล้ว +1

      Alla yaa raxma

    • @MohamedAhmed-ss1mi
      @MohamedAhmed-ss1mi 6 ปีที่แล้ว +2

      illaahoow janadiina ku gey qabrigana kuu waasici cod qurux gabar hooyo dhashay oo ku gaari karta ifka kuma noola

    • @muztaphaabdi715
      @muztaphaabdi715 6 ปีที่แล้ว

      Yahane Mandel dont say rest in peace say ilaahay hakuu naxariistoh

    • @aishaabull7654
      @aishaabull7654 6 ปีที่แล้ว

      Ameen

  • @btse5688
    @btse5688 7 ปีที่แล้ว +51

    She was a true Somali, a very talented ladylove her country. her life cut short. rest in peace
    Saado

    • @tehulubelay872
      @tehulubelay872 5 ปีที่แล้ว

      @ADAM JAMA @ what age did she pass away?

    • @adamovwole4585
      @adamovwole4585 5 ปีที่แล้ว

      @ADAM JAMA May she R.I.P indeed!

    • @husshaby8243
      @husshaby8243 5 ปีที่แล้ว

      I hope she is in peace with her soul.

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 5 หลายเดือนก่อน +3

    Are you still going singing say yes ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LondonArabictutor
    @LondonArabictutor 9 ปีที่แล้ว +11

    I learned this song when I was a child and its my favourite Somali song..... Allah yerhamik

  • @2oldforthis212
    @2oldforthis212 4 ปีที่แล้ว +1

    Damn...literally have tears in my eyes. Wish I was there to witness what could well be one of the greatest Somali's of modern times
    AUN

  • @hillingdonyouth
    @hillingdonyouth 12 ปีที่แล้ว +7

    saado is a true somali nationalist she has never done anything wrong to anyone.
    she hates oppression she loves justice. she has all the qualities of a true activist regardless of tribal background or regional location. she loves somalis from jabuuti to harar to gaarisa to raascasayr.

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 5 ปีที่แล้ว +2

    ALLAAH waxaan ugaga baryayaa inuu janatul fardaws geeyo saado cali warsame
    aamiin Yaa ALLAAH

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 7 ปีที่แล้ว +47

    The greatest Somali female singer may she rest in peace ✌️

    • @aligiama8375
      @aligiama8375 6 ปีที่แล้ว

      Hamza Warsame , Maqool alyaraxma iyoo Sadoo alyaraxma. Best of the beas defently

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 6 ปีที่แล้ว +5

      Hamza Warsame not greatest but one of the best female musician in Somali history

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 ปีที่แล้ว +2

      Yeah✌

    • @saeedj6582
      @saeedj6582 4 ปีที่แล้ว +1

      Amen !!

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 5 ปีที่แล้ว +5

    Heeso waa kuwaan mursal faladagan iyo fartuun balbalarka waxay rabaan ha sheegeen like isaar nacalaa shaydaan ku yaale

  • @semmaabebe6993
    @semmaabebe6993 8 ปีที่แล้ว +12

    LOVE it, no word is enough to explain my love 4 this melody

  • @Nasra-kooker
    @Nasra-kooker 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa dhageysanaya 2020 allalow kuu Naxariiso mama Saado

  • @mose10
    @mose10 14 ปีที่แล้ว +10

    I dont know what to say Saado you are the best........... Dont care about the few haters.. We the majority love you....... Noolaaw oo jir waligaa,, cadowgaada cagta ka hoos

  • @jennahalferdossa538
    @jennahalferdossa538 9 ปีที่แล้ว +36

    Alf raxmah ya rabi! Amin..Alow kuu naxariisto. I admire Somali women strength as my mother and many other Somali women after the civil wars were the backbones of the Somali Family. Such a substance, care, love, strength, resilience, and patriotism. Yes, I am origin of other qabil than her in case you wonder but I do see beyond qabiil.

    • @amalabdiaziz6190
      @amalabdiaziz6190 8 ปีที่แล้ว +2

      maashaa allaah. runtaad sheegtay abaayo. I don't which qabiil she belongs to but I admired her personality. such a pretty lady and intelligent, qualities that hardly go together

  • @isseabdikani7912
    @isseabdikani7912 8 ปีที่แล้ว +81

    Cod macaan qurux ciyaar heeso macaan walee qof la mida lama heli doono fanka soomaliyeed

  • @libzize
    @libzize 4 หลายเดือนก่อน +1

    Crying watching this 😢😢

  • @idalahow
    @idalahow 11 ปีที่แล้ว +26

    This was around 1988/89 when Somalia was almost breaking apart. Imagine. Used to listen to this tape as we proceed to school in Garissa, Kenya

    • @TheEmraan97
      @TheEmraan97 10 ปีที่แล้ว +1

      was this in somalia ?

    • @Jinoole
      @Jinoole 10 ปีที่แล้ว +1

      Naarme Idba Meesha waa Toronto, Kanada. Sanadkii 1993.

    • @idalahow
      @idalahow 8 ปีที่แล้ว +4

      Yes. I was listening in 1989 in a relatively Peaceful Garissa in Kenya

    • @ia5159
      @ia5159 6 ปีที่แล้ว

      Nope this is in Canada.

    • @geelle6169
      @geelle6169 5 ปีที่แล้ว

      @@Jinoole Balse heesta waxey markii ugu horeysey qaadey dhamaadkii sideetameeyada 1988.

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 5 ปีที่แล้ว +7

    🇸🇴Mogadishu🇸🇴Waayo, waayo, heestaasi✔caadi mahayn, markey soo baxday.....👍🌻🤚🇸🇴💙🇸🇴

  • @istahilmohamed2071
    @istahilmohamed2071 4 ปีที่แล้ว

    Wallee wakhtigay sida mucjisada leh ay u ciyaraysay illaa had loma ciyaaro alle haku naxariisto saado qali ahyad

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 7 ปีที่แล้ว

    ilaaahow kuu naxariiso maamo saada cali nacaalat alah haku rido duun iyo aaqira kuwa dilay ayagoo la dilay ayaan wili ka samri la,ahay wlh xusus ku nool miyeynu ahaan doonaa inta waqtiga inagaga hadhay aloow nabad somaliya

  • @Latifomr
    @Latifomr 29 วันที่ผ่านมา

    She was a natural performer, blessed with a golden voice and captivating beauty RIP.

  • @sheekoharir
    @sheekoharir 12 ปีที่แล้ว

    We love you saado ali. Big wadaniyad. Waa fanaad qiimo kuleh bulshada somaliyeed. Kanax oo nafta waa. Viva ssc and all my somali ppl and all fanaaniin.

  • @willfriid2696
    @willfriid2696 5 ปีที่แล้ว +4

    2019. Nafteeydaa ku jirabane wexeeyso jamashadaa adaa ku jelanahayoo jaceyl baad igu abuurtaye. Ma jiifsadoo caawadii dharartii ma joogi karo dhinacaad iga jiirtaa qalbiguu ii jiidayaa.
    Hayeeshee jarbaa i horjooga igu helay banaan jarbaan ka lushaa qatar ah talaa iga jah Wareersan jidaan u baxaanan heeyn jahadii baa iga haloowday hadii aan kuu jeedilahaayo jabka kuu sheegi lahaa awoodbaan jirin xageeygoo afkiibaa juuqda gabay

  • @fadumamacalin1995
    @fadumamacalin1995 8 ปีที่แล้ว +7

    ilaahaw udanbi dhaf unaxariiso mama saado okacafi aamiin aamiin

    • @MohamedAhmed-ss1mi
      @MohamedAhmed-ss1mi 6 ปีที่แล้ว

      illaahey qabiriga how waa siciyo kitaabkeedana midigta illaahey howga dhiibo aamiin aamiin aamin

    • @Somfox1
      @Somfox1 3 ปีที่แล้ว

      we all lost SAADO QARAN .. ALLE HA U NAXARIISTO .. Waxa ay ahayd gabadh Somalinimadu walahi ku wayn tahay .. allow kuu naxariiso sister Saado

  • @bashkaabdalla6238
    @bashkaabdalla6238 8 ปีที่แล้ว +11

    waxay ahayd muwaadin aad iyo aad loodareemay waxa ku wayneed soomaali jaceel allow unaxariiso

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 4 ปีที่แล้ว +2

    One of the Somali's legends ilaahow u naxariiso mamo saado Ali

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 10 ปีที่แล้ว +4

    hah Alloow kuu naxariiiso cimri gaaab ayeey ukeeneen isha somalia usoo baxdaba ineeey bujiyaaan ayeey utaagan yihin Alloow cirib tir kuwaaas Aaaaaaamin Alloow kuu naxariiiiso Aaaamiin

  • @ramlaabdijamac1239
    @ramlaabdijamac1239 6 ปีที่แล้ว

    fadlan heesehda ka sara TH-cam ka illhow u naxariso walahi si dhaban gabdhan u jecla yaraxman janda ka warabi hooyo sado ali warsame

  • @oelmil
    @oelmil 15 ปีที่แล้ว +1

    i was there that night and it was amazing saado ur truthly a queen love u always xoxo

  • @Nasirdb1
    @Nasirdb1 15 ปีที่แล้ว +5

    this women was ahead of her time. Moving like she's in 2010 lol swagger like saado ali

    • @azizahassan9308
      @azizahassan9308 4 ปีที่แล้ว

      couldn't agree less

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +1

      @@azizahassan9308 hhh are u mad or going to be the comment u gave this person was 10 years ago

    • @azizahassan9308
      @azizahassan9308 4 ปีที่แล้ว

      @@najiibalpha9409 who cares as long as we
      share the same thought. lol

  • @mohamedabdullahimohamed9039
    @mohamedabdullahimohamed9039 11 ปีที่แล้ว +4

    i love saado wa fanaanad qaran soomaaliyeed waddani ah nolow guuuuuuuuuuuuuuul

  • @cilmogefican2923
    @cilmogefican2923 5 ปีที่แล้ว +2

    Thats why iam somali....& viva all somalia. Kmt.

  • @foosiyaahmed232
    @foosiyaahmed232 6 ปีที่แล้ว

    ilaahey saado ha u naxariisto heestani waxay qabsatey dadkii xamar degaanaa sanadkii 1990 sanadkii cusbaa

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed1038 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariistee waa erayadii Abwaan Afgudhiye. Codkii Alle Ha unaxariistee fanaanadii qaaliga ahayd saado Ali warsame

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 7 ปีที่แล้ว +1

    anoo aqoon cida heesta qaada ayaan ugu jecla heesaha wna heesta qudheen dhagysn jiry sanawaad lkn markn arkay saado iny qaady saado heestn jeceylkda wuu ilbalaabmya allh hkuu naxriisto wadniyd dhabd ahyd mamo😍😍😍😍😘😘😘😭

  • @casoowe100
    @casoowe100 11 ปีที่แล้ว +12

    fananinti somaliyeed manta iyada ugu sumcad badan saa waba Xildhibaan qarane halka ay kuwii kale iska qaylayaan kkk oo ay gaajo u dhimanayaan

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 5 ปีที่แล้ว

      Imnkana

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sir__cmc ax ax way inaga hoysaysaaa

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sir__cmc xataa hdda iyo markasta,wadaniyad an cidna lala simin iyo shuhadada wadanka waaye.
      Naxariista eebe iyo jano firdoos

    • @ifka2877
      @ifka2877 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdrizakabdalla8884xaqiiq dad waxaa yimid somali iyo calan buluuga iyo shanta somali ka xanaaqo samankaan

  • @hasush88
    @hasush88 8 ปีที่แล้ว +12

    Allow kuu naxaariso, Mama Saado Cali.

  • @yonisidiris489
    @yonisidiris489 8 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto oo hanoo naxariisto inta islaam ah dembigeena Allaha naga cafiyo aaamiin

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว

    ilaahey naxariistii jano ha siiyo maama Saado cali warsame Saado sharaf ayadoo kale soomaali soo mari maayso

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 5 ปีที่แล้ว +1

    Saado Cali warsame Allah Hakuu Naxariisto Maamo Dambi Gaaga rabbi Ha dhaafo Amiin

  • @oelmil
    @oelmil 15 ปีที่แล้ว +1

    Trust me I was a big man and old enough to remember it....anyways good song by our greatest singer love always

  • @casuulibile6943
    @casuulibile6943 4 ปีที่แล้ว +2

    R.I.P
    😭😭😭😭😭
    Our songer zado ali warsame

  • @abdillahifarahwaberi8500
    @abdillahifarahwaberi8500 4 ปีที่แล้ว

    La voix d'or des somaliens Allah yarhamou et janat el firdows amin

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 9 ปีที่แล้ว +2

    xusuuuuus iyo biri hore alaah ha u naxariisto saado cali

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow kunaxariiso..
    Saado waxay ahayd QOF mar la'arag ah❤

  • @MrCadenl
    @MrCadenl 13 ปีที่แล้ว

    bisinka maama saado caadi maba ahan heestaan maba duugoobeyso thnx maama saado cunaabi cadawgaaga ha jabo lo

  • @rafcafarah8959
    @rafcafarah8959 5 ปีที่แล้ว +1

    We miss u Saado the LEGEND.,,Allah ha naxariisto,,

  • @amiiratulmalaayiinofficial5263
    @amiiratulmalaayiinofficial5263 7 ปีที่แล้ว +2

    Fananinti hore wa kuwaa live u haysaya + siday ula janqadeyso misiga iyo siday ula dance gareneso labis an jirkega kala dhantalin o sa saraya music live ah waaaw cod baxsan ilahay haku naxaristo o janadi fardowso haku geyo dhamanba inti dhimatay

    • @aligiama8375
      @aligiama8375 6 ปีที่แล้ว

      Mayma Maanka, Yees Brothers ho nows it feels it ;)

  • @anisalove6886
    @anisalove6886 10 ปีที่แล้ว

    U put ur mark in this world. Hope the kids follow mummy foot step one love

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 11 ปีที่แล้ว

    Suldamo Suber kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi si kal iyo laab ah ayana u qoslay waadna ku sugtay sida runta ah laakiin abaayo u duceey umada in RABBI soo hanuunsho inagana nagu dar aamiin.

  • @abyanomarabdi627
    @abyanomarabdi627 7 ปีที่แล้ว

    This was my mums fav song. I miss you mum.i am dancing for you

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 4 ปีที่แล้ว +1

      My sister it's better to say. Peace of Allah be upon you. Ilaahay hoyadey ha u naxaristo dheh. Dance aad sameyso waxba uma taraayee. Abaayo caqliga ka shaqeysii. Ilaahay hoyadaa iyo saadoba ha u naxaristo.

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 12 ปีที่แล้ว

    love saado cali greeting from netherland

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 7 ปีที่แล้ว

    xiisaha heesaha boqoradan igama dhammaadaan, nolol iyo geerina jacayl bay uruursatay, daacad bay ahayd wadaniyad ah

  • @hashihas1845
    @hashihas1845 9 ปีที่แล้ว +26

    we cannot find in the stage girl like sado quruxdadii miss her alaa yarxam.

  • @samsamcagaf3910
    @samsamcagaf3910 10 ปีที่แล้ว +24

    Waan xasuustaa heestaan waxaa aay soo baxdat 88 kii soomaaliya koonfur nabad beey eheed.Waxaan jirey 9sano .sidii aayad quraan ah camal baan u xafiday.heestan.xaafad hodan aan xasuustay iyo Dhdhexe ee taleex♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡saado cali warsame

    • @KINGZ44four
      @KINGZ44four 10 ปีที่แล้ว +2

      It's sad to hear that. 88 woqoi waxa ka socday xasuuq iyo bombings , konfurna sidaasa loga bashalayay when that was happening.

    • @Khayrqabe
      @Khayrqabe 9 ปีที่แล้ว +5

      KINGZ44four Kuwii 70 ka sano iska dillay in ka badan 100 million ayaa maanta dad isugu dhow. saacada dib looma celin karee move on brother!!!

    • @jennahalferdossa538
      @jennahalferdossa538 9 ปีที่แล้ว +3

      +Khayrqabe I agree and I am Somalilander!

    • @aminarab2081
      @aminarab2081 9 ปีที่แล้ว

      +Leila Fabulosa u look 2hot 2 be on TH-cam

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 8 ปีที่แล้ว +2

      +Khayrqabe ruwanda intee iskadileen 1990'skii 2million bay iskadileen maantana wadamada ugu horeeya Africa waana wixii hore ka hishiiyey taariiqda soo socotana katashay in ay barwaaqadooda ku sii socdaan lkn Somali waxka liita waligay ma,arag 30 ama 40 sano kahor wixii dhacay haddii aysan dhamaad yeelanayn maanta ilaa 40sano ee aanu soo dhaafnay intii nooga dhimatay dawlad la,aanta waa ay ka badantahay intii aan iska dilnay 40 sano ka hor wilina graphku korbuu isii socdaa ileen wadadii xalka mahaynee

  • @abdikaniabdulahifarah308
    @abdikaniabdulahifarah308 4 ปีที่แล้ว

    Classic, Ilahow ku naxariiso halyeeyad saado ali warsame.

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku naxariiso sado ali warsame

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 ปีที่แล้ว +4

    Allah hakuu naxariisto My love Saado 😭 Rest in peace we missed you Legend

  • @lovelygaani7405
    @lovelygaani7405 6 ปีที่แล้ว +2

    #saado_caLi HooYo alla HaKu naxariisTo runTii heesTan waa Hes xasuus weYn igu LeH

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 6 ปีที่แล้ว +1

    My teen years driving in around xamar 1989 periodically going gym and seeing young saado in waaberi close to # Km 4

  • @hamzik2255
    @hamzik2255 7 ปีที่แล้ว +21

    Who's watching 2018 ......😍saado cali warsame ....

  • @hamsexusen694
    @hamsexusen694 7 ปีที่แล้ว

    alaa yaaa arxam saado Cali warsame quruxda qaabka heesta ciyaaarta laxanka arageeda xasuuus qaaliya heesta naftayda kuu jiran waa siyaasad iyo jacaylba granaya uun baa garanaya

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 8 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw caaadimaha heestani xaga ereyada codka laxanka musika dee alle haw naxariisto gabdhan waxay ahayd dayax fanka somaliyed usoo baxaye

  • @wadanisomaaliyed7745
    @wadanisomaaliyed7745 4 ปีที่แล้ว

    Hooyo allaha kuu naxariisto rabbi qabrigaga kuu wasici adiga iyo hodan naaleeye 😭somali waa halyeey cuna,iskuma naxdo, Kooda kacay dabar jaran runta sidaas ah.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 5 ปีที่แล้ว +2

    Nisiib badanaaa qaarba kala dagay hadiiba aydanbi lahyd
    AllaH ya rahmo
    2020 gii wxa ka hadhay 10 maalin

  • @osmanvilla6669
    @osmanvilla6669 6 ปีที่แล้ว +1

    Tha great entertainer of somali we have got in our life as Somali history rip lady Saadi cali

  • @mohmudgaryare6024
    @mohmudgaryare6024 7 ปีที่แล้ว

    Ma aqan saaka waxan kuso xasustay
    Ilahow rabiyoow ku naxariiso
    Waa fananada kaliyo aan qalbiga ka jeclahay kuwa manta jira wax dhintay weye

  • @mrmaguurefarizi9960
    @mrmaguurefarizi9960 11 ปีที่แล้ว +1

    wooooooooooooooooow
    saado qalanjo oh oh oh btful mansha allah

  • @إيمانعبدرشيدالصومالية
    @إيمانعبدرشيدالصومالية 6 ปีที่แล้ว +29

    2019 ya dhagaysanoyoo 😢❤️💕🇸🇴

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว

    Mirihii abwaan afguriye laxankii c.baadil codka saado cali warsame

    • @suhaybali4880
      @suhaybali4880 ปีที่แล้ว

      Miraha iyo laxankaba iyadaa lahayd ilahay ha u naxariistee

  • @aminaahmef3992
    @aminaahmef3992 10 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku naharisto qabri allah ku nuruyo mama saado

  • @laylaabdi1
    @laylaabdi1 11 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @MustafaAhmed-gh4jg
    @MustafaAhmed-gh4jg 8 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariisto
    way inaga hoosaysaa
    imikee haloo duceeyo uun
    ilaahaybaa nin walba
    xisaabayee

  • @J_Dub63
    @J_Dub63 7 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto Gabadh soomaaliyeed oo sharaf leh bay ahayd.

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว

    Oh ala xasuus waaye wlhi ilahay haunaxariisto saado cali warsame
    Inaba caadi ma aha heesta 😋😋😋👇👇👇😂😂😂❤❤❤
    24 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid ❤❤❤😂😂😂👇👇👇😋😋😋

  • @deqaqueen4494
    @deqaqueen4494 6 ปีที่แล้ว

    i love u sado i wish i was there when everything was fine in our home Somalia I'm young i wish I'm old like my mom she's there when do all this beautiful songs or rubayad she's the best of all May Allah protect you from hell May Allah give u janna love u

  • @inadahabo
    @inadahabo 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahow saado unaxariiso wa ilmeya markasto xasusto sida lodilay😭 #Anoo guri kuxiran viruska carona dartii ayan saado isku maawelinayaa Love her so much❤❤ #April 2020

  • @lamiisabdullahi4288
    @lamiisabdullahi4288 9 ปีที่แล้ว +19

    Illah ha ku naxaristo

  • @bellakiin
    @bellakiin 14 ปีที่แล้ว

    arrowtal dadka xanuunsan ha u jawaabin pls u duceey only say alaha ku caafiyo ixiii
    saado cali waa big fanaanad ty alot.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 ปีที่แล้ว

    AuN saada Cali waxay ahayd qof qaali ah

  • @akyow
    @akyow 5 ปีที่แล้ว +1

    Class act as always

  • @dblockforlife2044
    @dblockforlife2044 7 ปีที่แล้ว +5

    A darood legend rest in peace habo viva dhulbahante viva darood Kim jamac is the next sado cali

    • @garyaqaanabdi8742
      @garyaqaanabdi8742 6 ปีที่แล้ว +2

      Fanaanad Somaaliyted Qabiil iyo qurunkiisa ka daa! Allaah ga u naxariisto jannadiii ha geeyo kitaabkeeda midigta ha uga dhiibo

    • @ia5159
      @ia5159 6 ปีที่แล้ว

      Why put qabil in there? Enjoyed the damn video

  • @anuusharaweelo8007
    @anuusharaweelo8007 7 ปีที่แล้ว +1

    Www fanaanad aan taageero allow ku naxariiso

  • @jamalwarsame8707
    @jamalwarsame8707 5 ปีที่แล้ว

    Qurux wey lahayd laakin waxay ahayd xaasidad ilaahay na xaasid ma gargaaro maanta wey heysaa naceybkii ay noo qabtey ilaahayow ka abaal mari wixii ay wadey

  • @smiledon77
    @smiledon77 6 ปีที่แล้ว +1

    SAADO ALAA YARXAM GACAN KA XAQDARAN BAA DHISHAY I'M SACAD YOONIS LOVE DHULBAHANTE WAA SACAD YONIS.

  • @muktarmustafnoor1870
    @muktarmustafnoor1870 6 ปีที่แล้ว

    my favorite somali song really when ever i hear i feel flash back.
    Alle yaa raxma

  • @abdirahmanismail2129
    @abdirahmanismail2129 7 ปีที่แล้ว +4

    jidhiidhico ayay ka kicinaysa mamo saado cali allaw ku naxariisto

  • @maquuste1795
    @maquuste1795 6 ปีที่แล้ว +14

    Maamo Saado Alloow kuu naxariiso❤😢

    • @safiyo8700
      @safiyo8700 6 ปีที่แล้ว +1

      dybala

    • @xasanxede2985
      @xasanxede2985 6 ปีที่แล้ว

      Xasuus aaan guurryn ayey xanbarsantahay xaheyga alaha o naxariisto mamada qaranka somaliyed in kastun aaan o aaarnay

  • @raniaabdiwali6610
    @raniaabdiwali6610 7 ปีที่แล้ว +1

    May Allah grant her janatul fardaus amin amin ya Allah