Siyaasadda geeska (hor dhac)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAAH WEYNE ADEERO HAKU XAFIDO INAN CAQLI BADAN AYAAD TAHAY OO AAM MASKAXDEEDA LALA LAHAYN ALLAAH YACIZAKI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cosob wan kugu xirnahay adeer xaga yutubka guuleyso soo badi adeer

  • @QORAALMEDIA
    @QORAALMEDIA 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cosobeey asc ina adeer qali ❤ qof maskaxdeeda aan cidna la maamulin oo go aan iyo fikirba leh ayaad tahay waana kugu taageersanahy❤keep going

  • @MaladmohamedBaladi
    @MaladmohamedBaladi 2 หลายเดือนก่อน

    You are very smart and intelligent woman 🎉❤❤

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 2 หลายเดือนก่อน

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @ah3961
    @ah3961 2 หลายเดือนก่อน +1

    Excellent❤,Well worth a watch

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed 2 หลายเดือนก่อน

    Cosoboy walaal lasoo dhaqso muuqaalkaa xogo badan ayaan kaa faaiday runtii

  • @abdiazizhassan9740
    @abdiazizhassan9740 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah

  • @ismailolow3731
    @ismailolow3731 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suaal, mxay dowlada jbouti, qoomiyada somalida ee dibad joogta ah ay u marti gelin weyday?

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha somaliland Ayan ka dhigayna cosobey❤😁

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Well done go girl

  • @AbdiqaniCaano
    @AbdiqaniCaano 2 หลายเดือนก่อน

    Wixii maskaxdaada kusoo dhacaba soodaa inaadeer

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso inshallah

  • @Suldaan_Sayid
    @Suldaan_Sayid 2 หลายเดือนก่อน

    Hal su'aal cosobey , muuqaaladaada ma iphone mopile ayaa ku duubtaa sababto ah marwalba adoo tiirinaaya arkaayee mise waa camera . 'Tayadiisu aad ayay usareysaa sidas ayaankuu weydiiyay

  • @MaxamudcismanmireCisman-yi9cb
    @MaxamudcismanmireCisman-yi9cb 2 หลายเดือนก่อน +2

    First comment 😂

  • @QaasinQaalib
    @QaasinQaalib 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cusobay suurada naga cun.😂

  • @abdiilyas3372
    @abdiilyas3372 2 หลายเดือนก่อน

    Cette fille est coul, bien ce un émission on vous attends le deuxième

  • @ťòŕöńťó-y7w
    @ťòŕöńťó-y7w 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂

  • @MaryamFaarax
    @MaryamFaarax 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi hadan moodayya inaa TH-cam taahya mar horre ku soo raaci lahaaa keep keeep

  • @Xidigtakacday
    @Xidigtakacday 2 หลายเดือนก่อน

    Globalisation wllo nooso gli

  • @Jamaame
    @Jamaame 2 หลายเดือนก่อน

    Cosob noo soo samay weynu u bahanay in aynu wax badan Ka ogaano globalisation

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 หลายเดือนก่อน

    Cosob horow soco gabadh waxbaratay

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qofku marka uu qoladiisa qarinayo daqankiisa ma qarinkaro suuraha mj qofku marka uu madhan yahay oo waxa lagu shubo waxa uu is yidhahada qof kaa qoon badani majirto

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 2 หลายเดือนก่อน

    Cosobey xijaab islaami ah gasho

  • @luizzakho5176
    @luizzakho5176 2 หลายเดือนก่อน

    Cosob Tuur Lo,aad Waanku salamaY

  • @MOYAGAMEING
    @MOYAGAMEING 2 หลายเดือนก่อน

    Aan yaro gardaroodee misaajidka ciyaarta kadaa adigaba Yara taraarax ahee

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhilo somaliland ku waalatay waliba gabooye ah

  • @juweriyaabdihakim1287
    @juweriyaabdihakim1287 2 หลายเดือนก่อน

    Nosodub cosob globalization iyo kuwo kle farabadan

  • @m.galool
    @m.galool 2 หลายเดือนก่อน +1

    wax fa idoleh kahadal

  • @mohamed1860
    @mohamed1860 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy cuqdad isaaq baa kugu jirta wana jeceshahay isaaqa lakiin afka Masoo marinkartid 😂😂😂 hadi alle kaa dhaliyay gudubiirsi ku farxsanow jooji falnaxa ka muuqda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 weligaa isaaq ayaad last jogaysaa ku bishaarayso huumno

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reerka isaaq maxa uu cid ciilay bal nooca isaaq sheeganay eeg oo 4kalmadood oo loo soo dhiibay kolba meel lasoo fadhiisansa abowe aankula taliyee mj waxa uu ka sheekeeyan saliid oil iyo labada garab inta ka hoosasa ee shaqadaad haka habsaamin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      Yahuu, waad xanuunaaneeysaa ee dhaqtar tag.

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem hadan xanuun sanayo adigu dhakhtar ma tihid mana noqonsi ee shaqada reerkiina garonne oo qas qaska xayasii 4kalmadood oo qof kugu shubtay hal taagnene

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirashidYusuf-lv6ww. Yaad ii taqaan markad lewdahay reerkiina qas qaska? Waa runtaa waan xanuunsaneeysaa ee dhaqtar gaar waayo dee waad caaytameeysaa.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirashidYusuf-lv6ww anigu hadaan dhaqtar ahaan lahaa thuma walaahi dadka noocaaga oo kale aakhiro ataan u diri lahaa oo faaido laga sugi maayo.

    • @AbdirashidYusuf-lv6ww
      @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem layaab malid waa cudurka ciilqaba yaasha leeyihiin ciil qabana ilahay waxa uuma dhiibo noloshiisa ciilbuu ku dhamasta