DegDeg Siyaasin Rer Puntland Oo Dhawacay Aqoon Yahan Udooday ictiraafka Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • #somalilanders #somaliland #laascaanood #hargeysa #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg Siyaasin Rer Puntland Oo Dhawacay Aqoon Yahan Udooday ictiraafka Somaliland
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

ความคิดเห็น • 55

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somaliland is independent country 1960

  • @suhaybyusufaadan
    @suhaybyusufaadan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    My somaliland my country ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ruunta ayuu usheegay yaamyam iyo qadadweynta somali Italian kacaqlilaawayasha ah

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Edeb darada UU KU hadlayo,eega Yaa gumaysty Somaliland,1960 june26 ka dib Sland, cidgumaysatay MAJIRTO.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Garoowe iyadoo tuulo yar ah oo xamar laga maamilo ayey munaafada qaranka somaliland ku waalatay somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Garoowe markeey Tuulo Tahay Ma Hargeeysaa magaalo ah? Meesha Yar ee Biyo La'aanta iyo laami la'aanta busaaradu dheertahay Ee Caasimad idiin ah? Haddaa ma idinkaa muqdisho la idinka maamumulin. Muran hadduu waxtarayo 33 sanno baad ismaqiiqeeyseen meelna meeyddaan gaarin.

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 39 นาทีที่ผ่านมา

      @@Cici_mimitaariikhdaada horta baro hargaysa hakuso dhisin tuuloyinka markad itobiya u jabhadaysen gobol la idiinku maga caabay taariikhdaadu waa tee siyaad ayaa intaa reernimo kuu siiyay Somalian inaad la xintanto ayaad buntilad ula baxday talaabaday qaado ayaad koobiyaysaa faanko waa xoolahaaga

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Khayr alehasiio siyaasiga hore runbuù sheegay abaalkaana waan u haynaa

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SL guul insha Allah 🤍💚♥️

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa badhyo culustii iyo faqashtii. Waxay waligoodba la dagalamaan taariikhda reer somaliland iyo calanka somaliland. Been bay ku faafiyaan meel kastba ciiiil qabayaal weeyan😂😂😂😂😂

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waar waxa shaw qaar ilaahay ka yaaba ya

  • @suhaybyusufaadan
    @suhaybyusufaadan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    My country

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haadii. Soomaalidu. Ruun. Isu. Sheegii. Lahaada. Haalkaaba. Laasalaama. Gaadheen. Soomaaliduun Isama. Naacaadeen. Barawaaqo. Baanu. Ahaan. Lahaan. Caadha. Walaan. Manoqooneen. Bisiinaka. Inataada. Bay. Nooquudhi. Waayeen. Uu. Inankaani. Gaaratay. Bay. Gaaran. Waayeen. Khaar. Allh. Ku. Siiyo. Ruun. Gooni. Niimo. Ah. Bisiink. Guulaaso

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itaa u yiri aqoonyahanku isku darka laba dowladood Somaliland iyo somalia ayay koonfurtu garanweyday. Waxay ka door bideen beenta majeerteenka iyo Hawiye.mrka ayn somalinimada doonaynin????

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofaka. Ruunat. Ku. Dhaaqaama. Khaar. Buu. Heelaa. Akhiiro. Ayaa. Baadaan. Maahad. Saaniid. Gees. Bisiinka

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Majernia waa xinka Somali kudhex nool been ayey Iska dhaadhacsiyaan

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waa dal madax baana xaqiiiiq weyan ❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer xiin laande cadceed duhur joogta iyaay is leeyin sacabo ku qariya

  • @abdiali319
    @abdiali319 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adoonkan ninka xaqa Ilaahay ka yeedhsiiyo way colaadiyaan. Laakiin qasab indhahooda oo shan ah ayey Somaliland dunidu Ictiraafi doontaa.

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haday sidaasi jirto oo ninkaasi waxaa uu sheegayo sax tahay waayo Somaliland ay arrinteeda u gudbinwayday maxkamada aduunka good hore, maxaad hortaagan

  • @guutoxadro706
    @guutoxadro706 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland dal jira weeyi somali jacayl ayaa halkaa dhigay. Lkn waa laga soo kabanayaa waana lala soo noqday. Dawladana waa la aqoonsanayaa. Dalku hore ayuu aqoonsi u helay

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta badan kuwa ku dooda Somaliland may ahayn dal waxay kasoo jeedaan Somalida ethiopianka ah

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland waligeeda waxaay ahayad Dal xoraya ayado ahaydi ayaa ku biritaya somaliy

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dad xanuunsan wey dhimanayaan dhinta dheh ilahay ayaanu kuwaas u bariney in ilahay ha naga fujiyo

  • @mohamedkhayre2606
    @mohamedkhayre2606 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasiyiinta Somalia way yar tahay in ay Taariikhda runta ka sheegaan.

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADUNKA DAYACAY. SL CIDIBA MAY WADA HADASHEEN.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 44 นาทีที่ผ่านมา

    Garoowe kuwaa xintama waxa iga xiga amxaar

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha allaah Dal xora ayay ahayd oo shan soomaaliyeed ayaa la doonayey.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland CID qarin kartan jirin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    calanka blue maogtthaiin inanu u samaynay xidig qudha inta kale furan tahay isla markiina anu ka babainaay oo ku dhignay shanta gees hadaba been bay seeheegayan ragan wa inoo maxakmda khariiradii aduunka ayanu dal ahaan ku galanay iyagu ha keenan meeshay dal ku noqden malaha xuduud iyaga iyo kenaya oo calamadsan malaha xuduud iyaga iyo itoobiya oo calamadsan maalaha khariirada aduunka oo ay galen iyagoo dowlada waalidan wa laga shubaya beenta ay watan ragan wa inan maxkma d isu racno

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuul. Soomaalihlaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guul qaranka soomaaliland

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry❤

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry 6:11

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry 6:11

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry

  • @KhadaraAxmed-o4r
    @KhadaraAxmed-o4r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland cauntry

  • @Cabdicalixassan
    @Cabdicalixassan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runsheeg waa belo sheeg

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maqof xansanaya qofkani

  • @CumarBulbul
    @CumarBulbul 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalilaen guuglguulguul

  • @guledomar1187
    @guledomar1187 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    That is the point

  • @maxamedakram1585
    @maxamedakram1585 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkk

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedhuasein3712
      @mohamedhuasein3712 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedhuasein3712
      @mohamedhuasein3712 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedhuasein3712
      @mohamedhuasein3712 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤