Alla waa lakal dulqaad badan yahay Asoo hurdaa may xirxirto kadib mas camal may madaxa ka garaacdo Nin naag dilo Baan dunida u necbhy Ilaahay swt ha u gargaaro Gabar walba oo Dhiban,Hana ka dulqaado culeeska haysta Hoyooyinka Muslimaadka ah💔🥺
Masha Allah mamo saynab iyo baarlin alle habarakeeyo baarlin iyo saygeeda ilahay haka dhigo kuwo diinta islaam ku noolaada kuna dhinta owlaad baari ah na alle hasiiyo oo diinta qaata insha Allah
Gabadhaan nolasheeda inta aan ka ahayn dilka. Beer iyo lo iyo dooro yaaba lehi kara ani waligeey ma arkin ar yaa goof iga siiya dhoobeey aan qaboowgaan ka nastee
Subxaan allaah abaayo maxaa ku helay gabadhad saas ha ku oran. Reerkuna maadama ay meel magaalada ka baxsan deganayeen ayagaa caanaha lo dooda ceelka gaysan jiray ee qoryoolay baa caano loo safriyey ama laga safriyey kuma aysan oran
Naag ninkeeda dilaayo waligey ma arag gobolkan ku dhashay galgaduud dumarka ragoda dili jiray dumarkan masakiinta ah xagee joogan nin hadu gacan ku qaado cashir lama ilaawan ah ba lo dhigaa wlh inusan mar danbe kugu so xad gudbeynin
M.a waxbadan ayaa kaafaaide😫❤🦋 team farxiyo tawakal waa idin salaamay🖐
Alla waa lakal dulqaad badan yahay
Asoo hurdaa may xirxirto kadib mas camal may madaxa ka garaacdo Nin naag dilo Baan dunida u necbhy
Ilaahay swt ha u gargaaro Gabar walba oo Dhiban,Hana ka dulqaado culeeska haysta Hoyooyinka Muslimaadka ah💔🥺
🤣🤣🤣mas camal
@@ibtisam8454 hh
Mas 😂😂😂😂😂
Mascamal
❤❤❤❤
family qara waala yaawe wlhi uff
Allaah yaa allaah Aad baan uuga naxay maamadu markay u sheekaysay xareedo dhibtii uu u gaystay odaygu ilaahow aysan balaayo na dilin waaba qaracan waxaas. Laakiin sodohdu maama fiican bay ahayd.
اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ❤❤
Masha alah abayo farxiyo cwa quruxdada iyo shacnigaga aya baxaayo
Allaha ku sharfo xabibt
Waanka naxay wlahi dumarka somalidu dhib aduunbay soo mareen alle ha unaxariisto maamoyinkii dhibtaa soo maray hadana geeriyooday
Walashy🙆♀️🥰 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
Wcs abayo farhiya ilahay ayaa gargaree inta dhiban ha ugargaaro😩 Dhib WA aragtey gabar nin xasida qabo
Masha Allah mamo saynab iyo baarlin alle habarakeeyo baarlin iyo saygeeda ilahay haka dhigo kuwo diinta islaam ku noolaada kuna dhinta owlaad baari ah na alle hasiiyo oo diinta qaata insha Allah
Uf waalidka cadawsanaa😒waa run qof walba ma mudna waalid inuu wax dhalo
Ada
Horta fathiya sheekadan wax aan ka fahmay ma jiro lakin waa waa gumeeysi caadi subhanallah
Subxanallah Subxanallah ala calool xanuun badana fadxiyo qisoyinkaga ayaa cibro qadasho igu filan jasakallahu khyr wlhi qalbiga ixanuunay
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Farxiyo sis waxa ka fiirsada accointkeyga kale ayaancr, kan aniga le iska leh in sha Allah labadaba hada kadib like aya ku sari doona 💖🙌🏽
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin amin ya rabi
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Maaha Allah🤲🤲💯💯❤❤🙏🙏 Jazakallah qeer🤲💯
Bisimlhi naa kaasi muxuu ahaa😭subxnllh.😭
Guurki hore dhib baalaga somaray 😭
Ma aragta hada nimca ku jirnaaa
Masha allah maamo wanagsan sodoh u noqotay
Gabadhaan nolasheeda inta aan ka ahayn dilka. Beer iyo lo iyo dooro yaaba lehi kara ani waligeey ma arkin ar yaa goof iga siiya dhoobeey aan qaboowgaan ka nastee
Wlhi waa qisa cajiiba
taraaraa ba la yidhaahdaa farxiyo
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
subxanallah walidinta qaar alle kamaba baqan miya maxey gabdhahoda usiya warabaha ilen kasi nin maba ahen acudubillah
adunkaba wlhi dila shekeysa qof war aan dhihin wa dhahday idhaha unecbahay dumarka iyaga jil jilcana wale nin haduba mar isku dayo inu i gacan qado kasi haben lama jogeyn walidkey xida uma walaban lahen durkeyga iska gali laha lkn gabartasi waba dulqadki oo qof ah 11sano dil. abayo wlhi waa iga dulqad iyo samir badantahy
Masha Allah sister ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Farxiyo qaliyey waa ku salamy xppti
Masha alllah❤
Kkkkkkk abaayo intan ka dib ma dhagesan karo qoryooley oo xamar baris loga kenayo inta garaneynay way dhaftay
Dulmiga biilasha abaraha uguma dhacan
Wcs farxiyo
Mcnto wan ku jeclahay
Thank you quruxey
Subaxanalah
Raali noqo farxiya waxaan ku quslay maxeydhashay wiil Haa ninxunwaaye subxaanallaah
Farxiyow aniga dulqadkas mabo lihi hada marka dhagesanayo farurtabo qaninoya
Wcs abayo qali mahdsanid 💯💯💯💘💘🖐🖐🙈🙈💝💘💔
Hooyo maskin ah oo ladi layo
Kkkkk jini aaqabta ayan ku qoslay
Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda🗣✍👭💯
😂😂😂 cajiib wayee wlhi
Asc mashallah Allha kuxfdo abyo
Wcs abyo ❤️
Masha allh xbbti
Aamiin 😭🤲
Inta marke seexa neeso dhageysato
Asc❣️💕👍
Alaha,soohadeyo.dhamaan.ahelka.habeenwanagsan.dildo😍😘✌🏿👍🏾❤💚❣️
Asc.abayo.farxiyo.qoryoley.mahan.meshas.
War waliged dumarkii hore ago wuur leh ago dhabarka kuwada shaqan jiran dumarka hada jogo waxaba so dhacya kuya
Illahow adaa kugu xamdiye yaa rabi dad wangsan iga dhalisay alxm
❤😮😮😮
Alahu akibar
Allaaah noloshaan dhib badanaaa
Walal farxiya dooradu wamaxay digaag dhe anagu rer somali land baanay
Digaag ayaa laga wadaa dorada wll
11 sano aaa habeen Kuma Jiren shimbir cml miyay cirka gashaa ladhihi laha
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Sisintu wa maxay
Hadu idilo wa dila korkis ka gon laha but wen udiyarsan laha madaxa ugu garaci lah xasidka
Wcs 🥰🥰🥰🥰
Kkkkk abaayo mal an qoryooley hehn ayad ka shekeyne maxa yelay qoryooley cano lagam safriye wa lo so safriya ee abaayo benta naga bandhey plz
Subxaan allaah abaayo maxaa ku helay gabadhad saas ha ku oran. Reerkuna maadama ay meel magaalada ka baxsan deganayeen ayagaa caanaha lo dooda ceelka gaysan jiray ee qoryoolay baa caano loo safriyey ama laga safriyey kuma aysan oran
@@hibaqahmed4405 abaayo wlhi waligey wan dhagesan jiray wan dhagesanay lkn qoryooley aya lo gursaday ee daganey bay tir dee
First 😍🥇
❤❤❤
Kkkkk Farxiyo
🥰🥰🥰🥰🥰
Wsc
Sv
Naag ninkeeda dilaayo waligey ma arag gobolkan ku dhashay galgaduud dumarka ragoda dili jiray dumarkan masakiinta ah xagee joogan nin hadu gacan ku qaado cashir lama ilaawan ah ba lo dhigaa wlh inusan mar danbe kugu so xad gudbeynin
Haa ani ree galgaduudaa aha wanyaabanha dadkan qisooyin soomareer waligay xaas ladilayo lagumaysanayo sida adoonkii ma arag
Wcs
Kkkkkk 🤕🤕
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ma shaallah
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Kur wa kasa hobo
War dadkan xasidsana waba ka murgay miskinta
Abaayo make up kan waan ka cabsaniye ee wx un ku badal
Kkk haye qaali
Waaa qorox Badan yahi e maxada uga cabsan
@@marwaqalanjo4902bahal miya maxa ugu mashquley adiga horta dadka dadka ku mashqulo majecli
Masha Allah❤️❤️❤️❤️