yaa ku guuleysanya doorashada somaliland ee soo socota?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 8

  • @AbdiasiisHassan-m5w
    @AbdiasiisHassan-m5w 4 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco🎉

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 4 หลายเดือนก่อน +1

    VIVA KULMIYE

    • @mohamedpanama9174
      @mohamedpanama9174  4 หลายเดือนก่อน

      Anigu cidii Ku guulaysata waa iskugu key mid lakiin saadaashu siday ay ila tahay baan u qiyaasay kursigana xaga samada ayuu Ka qoran yahay cida Ku guuley sanaysa

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 4 หลายเดือนก่อน +1

    WAABAD SIISEY GUUSHA, OO WAXAAD ODOROSTEY GUUSHA WAXAA XIGA, KULMIYENA FURSADIHIISA GUUSHÀ, SABABO ADUUN KUGU KELIYEYSAN OON LAGULA QABIN, AUAAD KU REEBTEY.
    MARKAA SAAXIIB WAXBA NOOMAAD SHEEGINE LA FADHIISO RABITAAN KAAGA.

    • @mohamedpanama9174
      @mohamedpanama9174  4 หลายเดือนก่อน

      Marka hore waxan feker iyo odoros aan anigu qabo maaha mid aan cid wakiil uga ahay sax iyo khaladba wey noqon kartaa sidaas oo tahay hadana nabaro waa weyn iyo dhibaatooyin somaliland Ka Jira ayaan Ka gaabsaday oo guul iyo guuldaroba xisbiyada u keena Kara waxan aan qoray se waa wax aan baadhay xogna aan Ku soo helay lakiin kursigu xaga samada ayuu Ka qoran yahay sida aan Ku soo gaba gabeeyey

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 4 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye waa kulmiye

  • @Isaqgirl4lyf
    @Isaqgirl4lyf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fake news.