"Madaxdii hore ee abaabulka kawada Muqdisho waxaan leeyahay Qarankiina ilaashada Dowladnimada..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @HassanAbdulaahi-d4b
    @HassanAbdulaahi-d4b 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wariyow xaal qaado jawaabta dhageyso marka hore.maxaa qaldan soomalaay.xildhibaanku sabir badnaa

  • @HassanAbdulaahi-d4b
    @HassanAbdulaahi-d4b 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WARIYUHU XAQIIQDA WEY DHIBEYSAA😢😢😢CAADO QAATE CALOOSHIIS U SHAQEYSTE CARQALADEYE CADAALADA WAA LAGU MARSIIN INSHAA ALLAH😮

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xildhiban cali xasan ibrahin wuxuu
    taabtay meesha somalida ka dhutinayso oo ah danlay siyasadeed

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 วันที่ผ่านมา +1

    Somali Cable Idacadan wada tuugada ah dalkii dadki mideysnaa kala diray Barisa waaqica jira weydii.

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maahmahdu waa gudinyahay imad goysen hadan badhkay kugu jirin

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 วันที่ผ่านมา +1

    Wixii horay loo sameeyey waala ilaaway cajiib

  • @AbanuurShariif
    @AbanuurShariif 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hctv asc dadka siyasada sheegta lanbarkow waa qawil 2dhuuni raca mana ah dada shaqada caqon u lexe ma ahan iyagab u baaxan dalka like aga qabto 18:4920:02 20:04 20:
    05

  • @AbanuurShariif
    @AbanuurShariif 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hctv asc dadka siyasada sheegta lanbarkow waa qawil 2dhuuni raca mana ah dada shaqada caqon u lexe ma ahan iyagab u baaxan dalka like aga qabto 18:4920:02 20:04 20:
    05

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Dowlad da fadaralka aa hada Vila da joogto masida ninkaan shegayo bey ujeed ka ay kala heed dagaalka deiris ka ay ugu baaqdey aan dhuqee adiga ii difaac reer hebay hadhowna aan Ethiopian iskala heshiyo miyaa qorshuhu micna ha hadalka ninkan belaha qarkod cadow usamee oo shirqool ah baka muqdo Vila somaliya aa uma muqato kuwa dalkoda lagu soduley mw HSM somali wey fahmi weydey aa mowqifkii AS khawarij ta ah bakamuqdo gedo Ciidanka ATMis baa jogey aa Ethiopian qabsatey inu dhaho micnahedu muxuu yahey ma cali dheere afhayen kii khawarij ta bunoqdey miya

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan la yaabay waxey rabaan in wadanka madax kanoqdan halnin ku dhiiraday madax banaanida wadanka kuma jirowaa farmaajo waa shariif aleyleh daahir m.geele ayaa ka kadhiidhiyay inta kale waxey u heestan in md.xasan dhul iobada somaliya leeyahay

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 วันที่ผ่านมา

    Maxaa kuu diyarsan Eithopia hal mid bad uga adkankarta waa adigoo mideeya somaliwayn taana Xasan iyo dowladiisa lagasugimayo inuu siikala fogeeyo mooyee marka hadal aan afka dhafsanayn waxba tarimayo ader

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare วันที่ผ่านมา

    Wa runtiisa wlhi Dad waxaa jira dowlada dhabarka inee ka jabiyaan rawan waliba u shaqeeya ethiopia

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 วันที่ผ่านมา

    fiqi madifaacaikaro dalka somaliyeed mayaqaano siyasada arimaha dibada

  • @DahirAlale
    @DahirAlale 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma idaacad baad tahay maxaad uga handling way day huteel jawara ee hore

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland Ayay ku khafiifeen 😂

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 วันที่ผ่านมา

    dawlad iyadu is jalaafaynaysa iyuu leeyahay waa la qashqashaayaa

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtiisa wallahi waa nin ad wax ufahmay wax garad ah

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      DOWLAD QARAABO WAX AAN LAGU ARKEYN MA LEH XILDHIBAABAAN SIYAASIIN CANAANAYO ODAYAAL HANJABAYO AGAASIME WECELO REER K/GALBEED WAAYE LEH ALLOW NOO GARGAAR