Macalinkii Mujrimka ahaa.🥺|| Qiso Xanuun Badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • This Is An Interesting Story Please Clickling Subcribe If You Are Interested our stories Please Contact Us On Instagram And Facebook If There Is Any Copyright Problem.
    By clicking on the link below
    Instagram
    www.instagram....
    Facebook
    www.facebook.c...
    #sheekooyin #qiso #story #qisoxanuunbadan #sheekoxariiro #sheekocaruureed #sheeko#qiso_cajiib_ah #qisojaceyl #qisooyin #sheekoqosolbadan #sheeko_cusub#qisomacaan#film #qisooyinka#somalia #XISMAAL

ความคิดเห็น • 36

  • @Muniiramaxamed-k1o
    @Muniiramaxamed-k1o 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ooov maanta aniga ugu soo horeeyeyi🫢🫶🏻

    • @Filsan-b7n
      @Filsan-b7n 2 วันที่ผ่านมา +1

      Waxa wacadi dee😊

    • @Muniiramaxamed-k1o
      @Muniiramaxamed-k1o 2 วันที่ผ่านมา +1

      😂😅​@@Filsan-b7n

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid wll

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 2 วันที่ผ่านมา +5

    Muuqaladada hawsha guriga bn ku qabsada wlhi aad bn u jeclhy waliba kuwa cabsida ah imika anoo iskaga ceshaday muuqaladadii hore buu kani Isoo dhacay aad bn u farxay thanks wllo marwalbo wxksta aad noso gudbiso wn jecel nhy horay u soco wllky 1million bad u qalanta ❤❤️

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Wll qali

    • @NajmaMohamad12
      @NajmaMohamad12 วันที่ผ่านมา

      Ani xita kula mida ahay wlle❤

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y วันที่ผ่านมา +1

    Haa wll mix kadhig siiba kuwa jaceylka iyo danbi badhista noso badi insha allah

  • @maxamedyousufmoha
    @maxamedyousufmoha 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waad ku mahadsan tahay sida xushmada leh ee aad u ixtiramto dawadayashada

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Adaa Mudan Wll qali Mahadsanid

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 2 วันที่ผ่านมา +2

    Cabsida badi

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Wyhy wll Mahadsanid

  • @khaledprozki4943
    @khaledprozki4943 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkii ugu dulqaatay inay ma dhasho Caqiim ah tahay ayayba Dilkiisa ka qayb qaadatay oo khiyaantay Taasi Qumayo ayay ahayd markeedii hore wixii Alle ilmo usiin waayay ayay qabtaa Qumayadu
    Sxb horay usoco kiisaska Dambibaaristaana inoosoo badi

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid sxb wyhy Wan so badin doona Insha Allah

  • @maxamedyousufmoha
    @maxamedyousufmoha 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ok

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Thanks

  • @Filsan-b7n
    @Filsan-b7n 2 วันที่ผ่านมา +3

    Sajeceshahy samey wll😊oky❤

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Wyhy wll Mahadsanid

  • @XasanaadanXasan-b1e
    @XasanaadanXasan-b1e 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    thanks pr

  • @SacdiyoAhmed-w3m
    @SacdiyoAhmed-w3m 2 วันที่ผ่านมา +2

    Akhii waxan u banahay qisoyinka carabta oo dambi badhista

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Wyhy Wll Wan so badin Insha Allah

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 2 วันที่ผ่านมา +2

    qisoyin cajab ax😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😮😮😮

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll

  • @Dady146
    @Dady146 วันที่ผ่านมา +1

    Jacayl.le.naga.ilali.waxa kale.so.gali lpx

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  วันที่ผ่านมา

      Jaceylka Maxa kugu diray 🤣

    • @Dady146
      @Dady146 วันที่ผ่านมา

      @@_Xismaal sababto.ah caajis jacayl dhan.wa.ka.hoyada iyo.ahaba waxa kale wa ka.helitan iyo badhal

  • @CabdilahiCilmi-q8t
    @CabdilahiCilmi-q8t 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waar zxp qisooyinka jinka noosoobadi

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา +1

      Wyhy wll Insha Allh waan so Badan Mahadsanid

  • @KNGJoker-o6f
    @KNGJoker-o6f 2 วันที่ผ่านมา +1

    Rwer jgjigood wn ku zlmy

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  วันที่ผ่านมา

      Wan ka qaaday Wll

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ok waaye isku dar qisoyinka lkn
    Qisoyinka cabdida hanaga ilaawin
    Waxana ka codsanaa qisoyinka jinka marka sodaynayso hadalka kale e jinku ku odhanayo qofja nagadaa adi lee noga shekee codadka kale fasiix maha

    • @_Xismaal
      @_Xismaal  2 วันที่ผ่านมา +1

      Wyhy Wll Sidas sameyn doona Insha Allab Talo wangsan

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@_Xismaal mahadsanid wllo