Ruwaayadii Soco waad isoo gaari Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 153

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 5 ปีที่แล้ว +19

    Inaanta reer jabuuti waan kahelay wlllhi hadelkeeda waa reer waqooyi saxa
    Masha allah

  • @zakiabdirahman3045
    @zakiabdirahman3045 5 ปีที่แล้ว +96

    Inta jecel somalia iney nabad noqoto like ta ii saaara 👍

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 5 ปีที่แล้ว +2

      anigaa rabo ilaahayna hala dhigo amiin yaa rabi walalao afna subscrube iisaar

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ya Allah 26 sano ma arag ilaheey nabad haka dhigo 😭😭

    • @sadiokulane5914
      @sadiokulane5914 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha allh

  • @faizacali4858
    @faizacali4858 5 ปีที่แล้ว +22

    Waslad jecla abtiliban filiman tisa dhan waa wada waslat 😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 5 ปีที่แล้ว +3

    muna kiki waad ka baxsatey huuno waa asaxaabtii qolkii 250 caadi ma tihid hor mar wanaagsan ❤❤❤

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 5 ปีที่แล้ว +4

    Jabuuti aa meeshaan lagu amaanay😂😂😂

  • @atakar26
    @atakar26 5 ปีที่แล้ว +2

    Liibaan waslo sheekada wey macdahay laakiin hogaa bootada been yar oo macquul ka dhig markabaan gatay iyo shan markabaa soo socoto iyo dakada jabuuti ayaan gatay waa lagu daalaa nuxurka sheekada ayee haleeneesaa laakiin sheeko socoto waaye hadana riwaayadaha oo dhan hal nooc lee yeesan noqonin mar taajir matal mar faqiir matal mar tuuug matal mar rufiyaan nimo matal laakiin kuli haslo lee saxiib waa laguugu daalaa taageero badan ayaa laguu haayaa horay u soco 👍👍👍👍👌

  • @nasrahani174
    @nasrahani174 5 ปีที่แล้ว +23

    I'm Djboutiien grlis 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlh abti liiban so rogalcili ruwayadahisi 👏🏻👏🏻👏🏻👑❤️👏🏻♥️👏🏻❤️♥️

  • @KADABAA
    @KADABAA 5 ปีที่แล้ว +2

    kiki-yariisay salaan xushmad huwan....masha allah...QURUXLEEY

  • @MrAli303
    @MrAli303 5 ปีที่แล้ว +7

    Perlita muna Kiki yariiseey waanku salaamay from Qolkii isaga ahaa 250

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla waa perlita habeen hore bayba qolka abu faas iga soo tuurtay, kkkkk olaaax in badan baa paltalk lagu kala dhuumanayee wixii kalsooni lihi sida perlita ha soo iskeeenaan tvga muuna kiki

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 4 ปีที่แล้ว +1

    Eyaa Perlita Slt waan ku salamay kkkkkkk mic inoo qaybi

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 5 ปีที่แล้ว +6

    From kismaayo war liibaan wasloow markabka wareega hhh war dadkaan nagu soconayo kuwaan hadal aqoon danbe riwaayad haku qasaarin reer jabuuti hadaad heshay walee ruwaayadahaga gadmaayo oo kadareemi ileen jabuutiyanku waaba ruwaayad socotee warkaas meel kuqoro kuwaan heshiis joogto ah lagal sxb liiwaan hasiideen siiba gawadhan kusiisay magaca cusub #markabka.wareega

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +3

    Maya makiinad aan lacagta ku tiriyo in aan keeno waaye ku lahaa wax leyska qaadaayo malaha
    Abti liban hore u soco 🚶🏾‍♂️😂😂😂

  • @QueenHamdi632
    @QueenHamdi632 5 ปีที่แล้ว +6

    Abti libaan aniga cml hilib jacel somali inuu yahay wallhi asal ah

  • @ladan7113
    @ladan7113 5 ปีที่แล้ว +2

    i can’t wait beerlulaaaaaaaaa 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa loobaahan yahay riwaayadahaan camal

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 5 ปีที่แล้ว +1

    waa ruwayad asal ah viva xogmaam media

  • @adnanjanuzaj2571
    @adnanjanuzaj2571 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa inan yar oo biyaha saa u tufaaya 😂😂😂😂lol oo biyaha shahwada miyee ka wadaa hade biya kle rag ma tufee

    • @nasmoha6760
      @nasmoha6760 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wan umalayni

    • @filsanmahamed7918
      @filsanmahamed7918 5 ปีที่แล้ว

      Meel xun wax ka egtay 😅😅

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂 waa sidaas rag biyo kale matufaan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    😊👏🏼Aarya iga hadha😂🤣🤣🤣😂

  • @ikrannuman8338
    @ikrannuman8338 5 ปีที่แล้ว

    Beerlula waa jilaa buuxa run aaba kaaga dhigee much love

  • @No_name17423
    @No_name17423 5 ปีที่แล้ว +6

    Abti liiban hadu ku jiro ruwayadan wa gadantahay

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 5 ปีที่แล้ว +2

    Fartuu wadaabaaa waa wasalad hhhh abti libaan hilibjeclaaaaaa 😂😂😂😂😂😂😜🤪🤪

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh wallhi qoftaan reer jabuuti ah waan kahelay caadi maaha hanola so badsho

  • @najiibmahamed7348
    @najiibmahamed7348 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti liban waslada ma ilowdid miya😂😂😂 intasina wa iga kaftan wn ku tagera horay usoco abti liban🙏

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh block saar aroskagana yesan iman 😂 i love her wlh she is so funny

  • @ladan7113
    @ladan7113 5 ปีที่แล้ว +1

    rooda beerlula caadi maha adigoo gacan kugu go’antahay kkkkkkkkkkkk😍

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi Qoftan Kiki la leeyhy
    wa Top Acting keedu..
    🔝👌👌✌🔝

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla beerka naa waa wil yaro biyaha sa u tufaya waa diyazel kulaha wlh qoftan cadi mahan 👏🏻👏🏻👏🏻

  • @abdimuhumed5705
    @abdimuhumed5705 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlahi way iga qoslisay hoyaday ayaad High schoolka wada dhigan jirteen kulahaa 😂😂😂

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie8763 5 ปีที่แล้ว +3

    Kiki yarisey nolowwww ❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 ปีที่แล้ว +2

    Cuntada miyeee kaadaadataaa mise waakugu dhex daadataaa 😂😂😂

  • @sorfinahassan457
    @sorfinahassan457 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂 waa isla doonasho ilahey😂😂😂

  • @nuuraqaali8741
    @nuuraqaali8741 5 ปีที่แล้ว +2

    Abti liibaan hilib dhan adaan kuu nacay

  • @samehasheikh6456
    @samehasheikh6456 5 ปีที่แล้ว +1

    Hestaa saran magaced yana qathay ee shegaa

  • @alibadarheyf2001
    @alibadarheyf2001 5 ปีที่แล้ว +1

    Islaantaan inta buudkeeda is heshay like ii saara

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 5 ปีที่แล้ว +3

    Shanta Somali ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamzayousuf627
    @hamzayousuf627 4 ปีที่แล้ว

    Makiinad aan lacagtah ku tiriyo bn zoo gadanah ku lahaa 😂😂🤣😅

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 ปีที่แล้ว +1

    Nice story thank you

  • @abdidaahir2147
    @abdidaahir2147 5 ปีที่แล้ว +3

    Muna quruxleey masha allah

  • @ruunbayira1902
    @ruunbayira1902 5 ปีที่แล้ว

    Perlita from paltalk halkaakaga hey😍😍😍👩‍🌾

  • @foos7330
    @foos7330 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxaabta walahi waa qoslay 🍜🥣🥧😂🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌✋💔

  • @luqmaansaid65
    @luqmaansaid65 3 ปีที่แล้ว

    Lkn Xogmal Jadwal malaha Filimantina mexey Tahay Sababta.
    Isku dhax yaac baan arkaa.
    Dadka qar jilinkoda Kala ilaaliya sababtuna Qofba meel bu kuso baxayaa
    Tusale
    Abti 2 dor wu qaadan karaa Ladarnimo
    Iyo booska walal.
    Sxbkey Br ama Adeerken Br dhanka Comedy iyo tuugada la shaqeynta
    Diidan marwalba dhnka Comedy ga ama Ka qoslinta
    Sxbkey Dalmar dhanka Comedy

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว +8

    Waxa wax cuna dadka sokorta qaba ma dhergan lakin anti lion waa cunto jecelyahay

  • @shushuriha4635
    @shushuriha4635 5 ปีที่แล้ว

    We need part 2 🤗🙏🙏

  • @junhvvvhgggv1898
    @junhvvvhgggv1898 5 ปีที่แล้ว +3

    Perlita fara qadhmuune ku daboole sxb

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadkan rer jabutiga waan jeclahay hadalkoda tusbax miyaa igakaago an kulahaa kk

  • @alish2852
    @alish2852 5 ปีที่แล้ว +4

    GABADHA JABUUTIYAANKA AH WAA KU HEYSTAA...

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว +1

    Labadi waslad kala jiita ilahay ha inaga dhigo

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 5 ปีที่แล้ว +7

    hhh😂😂😂😂😂 abti liibaan tu ka daran ayaa loo helay ala beerka wlh ma noolee 🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩 wakaa abti libaan wasladii ugu feecnayd isoo booqda anaa idin haye wasladii abti liibaan soo yaaca soomaali maxamed

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhane yaa xasuusta waxay Mataliye jirta Ruwaayadah jabuuti

    • @apdallaaqil6669
      @apdallaaqil6669 5 ปีที่แล้ว +1

      Na ma tusbax ayaa ika dul go'ay kulahaaa so funny really 🤣🤣😅😂

  • @mirandabella2869
    @mirandabella2869 5 ปีที่แล้ว +8

    Muna kiki ❤🇩🇯

  • @fadumamohamed2814
    @fadumamohamed2814 5 ปีที่แล้ว +2

    Abti libaan waslad iska dhaaf xoga waa so caatoode

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkk kabah rag.xirty.way IGA.qoslisay

  • @sakariyaali6910
    @sakariyaali6910 5 ปีที่แล้ว +8

    naag Iyo xan ragg iyo shaax😂

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 5 ปีที่แล้ว +2

    Perlita we love u viva muna kiki love from Djibouti

  • @mohashowofficial6076
    @mohashowofficial6076 5 ปีที่แล้ว

    Waaba haan, haan yaa buuxi kara 😂😂😂

  • @imrexzi6600
    @imrexzi6600 5 ปีที่แล้ว +4

    Wallo ilahay ramadanka Haa kaa aqbalo wallo bil ramadan aya inagu soo fodle marka ilahay dartis subscriber isaar

    • @fowisya02abdi23
      @fowisya02abdi23 5 ปีที่แล้ว

      Kiki yarasey maashallah my ugaaso iinlow💞💋💋💞💞💋💞💞

  • @farhiaahmed3054
    @farhiaahmed3054 5 ปีที่แล้ว +1

    Marba riwaayad baad bilaabeysaan mana dhameyneysaan maxaa dhacey

  • @mohamedlakiofficail7175
    @mohamedlakiofficail7175 5 ปีที่แล้ว +2

    Inan yaro biyaha sa ushubya klaha hhhh

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 5 ปีที่แล้ว +4

    Kkkk viva rer djibouti

  • @abwaanahmedchannel5798
    @abwaanahmedchannel5798 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta Wax uun ka fahan tay like iigu qabo

  • @fatiaigueh5007
    @fatiaigueh5007 5 ปีที่แล้ว

    ahahah wow perlita lakine de labiska iskaso hagaji wa maxay dirica shidki ad xidhantey

  • @samaraabdirahmanomar5334
    @samaraabdirahmanomar5334 5 ปีที่แล้ว +1

    7ilaa 8 kulahaaa Ma kadaadataaa iyo makugu dadataaaa iga dheh Ma maqayadaaaa calosha laga furayaaaa ilahow adiga u maqan 🤪🤪🤪🤪🤪🤪

  • @xikmadraadshe9345
    @xikmadraadshe9345 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh waslad kulul sanka iisaar markaan soo kaco

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 5 ปีที่แล้ว

    Gariga gabdhaha iyo mamayinka aa ka wadata

  • @habonedajiya348
    @habonedajiya348 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh ilba durba na asibtay 😂😂😂😂

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 ปีที่แล้ว +4

    Dee ma waslad uun baad wadi liibaanow miyaad ku quraanataa?

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

    TANI MA ISLANTII BARLITA EE PALTALK DADKA KA CAAYI JIRTAY EEE SARKHAAMADA AHAYD BAA DADWAYNOW WA IYADII CODKEEDAN GARTAY

  • @hibonuuro2957
    @hibonuuro2957 5 ปีที่แล้ว +1

    Wali asa ka rayey 7 ila 8 ayan wax cuuna kulaha

  • @ikrannuman8338
    @ikrannuman8338 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @littlefrostycake314
    @littlefrostycake314 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti Liban viva

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 5 ปีที่แล้ว

    Perlite Cassiopia waxay ku faantaa waan qurux badanahee bal haday qurux badan tahay film cusub baa London laga bilaabayaa ee ha ka soo qayb gasho hadal way taqaanaaye haday ku dhac leedahay laakiin 15 years paltalk baan ka hadlayaa suuradaydana la arki maayo, rooda Sanyar, libaaxo, cibaado gaabo ha la idin arko AMA bootada naga daaya

  • @hodanabdilahi6995
    @hodanabdilahi6995 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow ana ugu horeeyay

    • @dirircadde7886
      @dirircadde7886 5 ปีที่แล้ว

      hodan Abdilahi ana ka horeyay ee

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa waxaa kugu sheekaysay waa habarti fosha xumayd ee faynuska jabay u egayd 😂😂😂

  • @lakimatan6176
    @lakimatan6176 5 ปีที่แล้ว +1

    Miyuu catooway Mise Anaa moday

  • @Dafqboom380
    @Dafqboom380 5 ปีที่แล้ว +1

    WAN SUGAYNA QEEBTA 2 WAA TOP RIWAYADAAN PERLITA WAKA HELAY SAD U MATASHAY DUMARKEEDI
    LOL

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 4 ปีที่แล้ว

    Waslad barkade

  • @sacdiyaismail9487
    @sacdiyaismail9487 5 ปีที่แล้ว +4

    intii ila sugaysay like haila dhafina

  • @kaltunsheikhmahamed3088
    @kaltunsheikhmahamed3088 5 ปีที่แล้ว +1

    Kabaha maxawaye guriga aad lagashen

  • @bilana7028
    @bilana7028 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan guriga dhexdiisa kabaha ku dhex xidhan maxay ahaayen

    • @june6206
      @june6206 5 ปีที่แล้ว

      Waxan maqley marayanka ayay ka jirta

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 ปีที่แล้ว +2

    Perlitaay kan buuran ma faahiyihii minisottaa😄

    • @basimaomar3648
      @basimaomar3648 5 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mohamed hhhhhhhhhhh was walan

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 5 ปีที่แล้ว +1

    Pls hasobadiyoo
    Riwaayada

  • @khalidkhatto
    @khalidkhatto 5 ปีที่แล้ว +1

    Liban ninka rakibii oog wali ma araag

  • @mos1954
    @mos1954 5 ปีที่แล้ว

    Waaxusulbaruuro Halooroonaado.

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 5 ปีที่แล้ว +4

    Muna couz Ninkan Buuran hablihii Reer Jabuuti Waa uu Bahdilay Mid Uu Ku dhuus dhuuso iyo mid uu Guri Qaab Daran intuu geeyo kaba waaweyn uxidho,,Horta Ninkan Buurani Hablaha Reer Jabuuti mooyee Cid kale ma yaqaan,, munaay ninkaa ugoo,,balo la dhuus dhuus.

  • @ahmedkaafi5295
    @ahmedkaafi5295 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa perlita muna kiki yarisey oo qof weyn baad tahay kkkkk kabaha qadhabtan ku qosley. Eed xidhantahay kkkkk

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 5 ปีที่แล้ว +1

    waa islaantii gidaafada ee faynuuska jabay u eekayd kulahaa qosol😃😃😃

  • @abdalakulmiye6447
    @abdalakulmiye6447 5 ปีที่แล้ว +3

    viva ,,,libaan ...................ku leef --kkkkk qoorta ka qaniiin

  • @safiyaahmed3416
    @safiyaahmed3416 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti liiban legend

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 4 ปีที่แล้ว

    Liban abti halaga badalo

  • @amirmovevo
    @amirmovevo 5 ปีที่แล้ว

    Walalkey copyright strike iga qaad plz

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 5 ปีที่แล้ว

    Ish liban iskada waslad kugu nece flimkasta waslad qofku waxkalo cusub layimada e marwalba ma ina cunto dhegaysana

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 5 ปีที่แล้ว

    32 iyo 57 😁😆😃

  • @abdidaahir2147
    @abdidaahir2147 5 ปีที่แล้ว +1

    Muna KIKI yareey wan ku salaamay

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 4 ปีที่แล้ว

    Mid kaana cunaa ku waashay. Nio somalidu majecla ninka cunida badan

  • @ikrannuman8338
    @ikrannuman8338 5 ปีที่แล้ว

    Beerlula we miss u

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 5 ปีที่แล้ว +1

    Biyaha tufaya wa cusb yaha

  • @raggahada5122
    @raggahada5122 5 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @alibadarheyf2001
    @alibadarheyf2001 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadii live soo gal inta ka heshay like halugu ogaado