Ciqaabti Alle oo degdeg ah 😭 || Qiso cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มี.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ifiyenuur?igshi...
    #ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 164

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Faaxishadii iyo ceebtii ugu weyneyd ebid

  • @radwoayaancabdicaziz3979
    @radwoayaancabdicaziz3979 4 หลายเดือนก่อน +12

    Qisadii hore ee yusra iyo yumna waxaan ka dhegeesany @Ruweyda style gabadha ay ugu qoran tahay weliba sand kii hore ayaan ka daawanay😊

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina 4 หลายเดือนก่อน +31

    Baryahan wad nashafisey wlhi Jah Bilada TH-cam adiga kusin laha Ani horta wllhi Thanks ifiyoww❤

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 4 หลายเดือนก่อน +7

    Cawaqibka xarantaa sidas ah illahow rabiyow naftena iyo ehelkena no xafid yaa Allah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU AKBER ☝️SUBXANNALAAH

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanallah

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 4 หลายเดือนก่อน +50

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @maxamedjaamac150
      @maxamedjaamac150 4 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 4 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hibonuuraofficial505
      @hibonuuraofficial505 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @RuqiyoIbraahin
      @RuqiyoIbraahin 4 หลายเดือนก่อน +1

      sallahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu

    • @Raaqiya124
      @Raaqiya124 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw ❤

  • @AmiiromaxamuudAmiiromaxa-cr8rl
    @AmiiromaxamuudAmiiromaxa-cr8rl 4 หลายเดือนก่อน +9

    Waxaan aad oogu faraxsanahy caawa anoo khadka ku jira inay ii soo dhâcday qisadaan lkiin awal waxaan dagsanjiray dhamaan qisooyinka aan ubaahnâhy kadibneh mrkay isoo dagaan ayan qadka ka bixi jiray but cawa alhamdulilah thanks wllo ifiye

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyoow, qisadan mid la alifay ama la sameeyay u egtahay aragtidayda. Maha Qisooyinkii sida saxda u dhacay oo kale.

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 3 วันที่ผ่านมา

    Subhanallah 🤔🤔🤭🙏💖💖

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +3

    SCW ❤SCW❤SCW❤SCW ❤

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 3 หลายเดือนก่อน +4

    Daaanyer kaso kale nogu duceeya😅

    • @KhaalidMohamed-po8bi
      @KhaalidMohamed-po8bi 2 หลายเดือนก่อน

      geeridada dadajizanaYza miya macnaHa 😭😂

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 10 วันที่ผ่านมา

    Macsi ayuu u safrayo subxanalaah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 25 วันที่ผ่านมา +3

    Subuxaan Allaah🥹

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg หลายเดือนก่อน +1

    alle masiboyinka haynaga hayo xasbunalaah wanicmal wakiil 😢😢😢

  • @najmaapdi7066
    @najmaapdi7066 4 หลายเดือนก่อน +5

    Anaa u hereeya caawa ❤😂

  • @maryansiid
    @maryansiid 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow qisoyinka diiniya ah sobadi❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-yy8qq6rf7y
    @user-yy8qq6rf7y 2 หลายเดือนก่อน +2

    {وَلَا تَقْرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓ ۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةً وَسَآءَ سَبِيلًا}
    Alla Rabbigeenna xikmad badanaa oo run badanaa kalaamkiisa iyo kitaabkiisa.
    Aayadani waxay ina leedahay "Ha u dhawaanina sinada ..." ma ahan "Ha samaynina".
    Waxay ka bilaabanaysaa is arag 0.00001% ah markaa ayey tagaysaa musiibo +200% ah!!!
    😥 😥 😥
    Yaa rabbi inagu hanuuni wadada toosan 🤲🤲🤲

  • @abdirahmanxaan2462
    @abdirahmanxaan2462 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyow legend baa tahay sxb ninka kaliyaa oo qisoyinkisa an Ku seexdo baa tahay oo shekh mustafe baad ciriiri galisay oo Awal Ku seexan jirey lol

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 หลายเดือนก่อน +7

    asc Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 4 หลายเดือนก่อน +11

    Bismillaahi subxaanallah illaahey xumaan oo dhan hainaga xafido aamiin 😢

  • @maxamedburaale8607
    @maxamedburaale8607 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ku wadanaa sidaad nooga fikirto waad ku mahadsantahay habeenka aanad qiso soogalin walahi waxaan kuseexdaan waayaa waan ka naxaa qiso inaanad soogalin hore usoco

  • @user-mu1pg4mt1e
    @user-mu1pg4mt1e 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢dhimo ceeb reeb ban maqli jiray

  • @istarcali7365
    @istarcali7365 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan mubaarak

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 4 หลายเดือนก่อน +5

    Keep going zxp ifiye

  • @ismailahmed2165
    @ismailahmed2165 4 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل على محمد وعلى اله وصحبه وسلم

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisooyinka xita hadi la daawadey noo biis

  • @hafsa___adam
    @hafsa___adam 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid ifiyeheena❤

  • @user-cx2ue2lb5d
    @user-cx2ue2lb5d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow aboowe hday macquulthy sheeko yinkaaga meelo qurxon oo indhaha uron noo sosar waa iga codsi hday macquul tahy pyy👋👋

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayan gobdoon ayan kadawady qisadan lkn ifiye kamacaan markaa codkiisa kudhagesanauey m.a codkaga ilahy hakuudaayo❤

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maya kuwaga ayaa soo noqdo wlhi😂ani makula socon jirino ilaa ifiye😂i aamin

  • @Mimmi50
    @Mimmi50 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qofka ilahay haduu kuxirneen qalbiga ma qaboobo Allah dadnabigeen Allah hadhaafo Allah dadbigesa hadhaafo

  • @cayunil240
    @cayunil240 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wan fhmay hda dhubta meshey shaqo fcn heysa qisoyinkaga xiso ayey leyihin m.a keep it up

  • @abdulrahmanmohamed3132
    @abdulrahmanmohamed3132 4 หลายเดือนก่อน +5

    Asc war ifiye sxb slaan gobeed si wacn ban khu xidhanhy sxb haa waxaa dhaca in qisoyinki meelo kale laga dawaday lkn qisoyinkuna waa na dhex qaaadeen marka qisoyinki waa dhici kartaaa inay isku ekaadaaan
    Anba cawa markaad qiso ka dhacday kuwait waa naxay oo waxan is iri war ma adaaa geeyay qisoyinki hore mise isgaaa ba ku celiyey. Hhhhh hhh
    Qisadi xalay tan ka horaysay runti wlhy mid iga la yab badan ma so arag tan ka hor anoo cadhaysan oo jiq ah bay iga dhamaatay ninkas sicidna u buuxa walhy
    Aad nad u mhdsan thy iftiimiyoooow

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah waa kutageeraa saaid waayo qisooyin iyo waliba quruxda dalkeena oon daawanayno 🎉🎉🎉🎉🎉mahadsanid in badan #balcad magaalo qurux badan ❤

  • @usersalmanuurli9l
    @usersalmanuurli9l วันที่ผ่านมา

    Wr Ani wayape meqo sheka adhageste 😂😂Uur inuu so baxayo Ma la Ogee 😂😂

  • @Mustaf-kn7qc
    @Mustaf-kn7qc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maya ifiyoow mararka qaar ayad sogilisaa qisooyin iskumidah waa hubaal koleey dadaalkena ayaad wadaa waxwa maaha keep going bro ❤❤❤❤❤❤

  • @asma1017
    @asma1017 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walal. Aniga dhageystayaasha baan ka mid ahey. And meelo badana waan ka dhageysto. Walahi waan soo manahey. Badi qisooyinka adaa ku dambeeya oo macnaha ayagaa kaaga horeeyey, walalo kuli waan idin wada dhageysanaa. Please ha xaqirin Channelka qisooyinka kaaga horeeyey, and remember kuligiin idinma aqaano walahi bilahi , ADIGAA AYAGA KA QAATA. 🤐

  • @hibo6578
    @hibo6578 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh mahadsanid wll jazaaaka llaah❤

  • @haajirocalishire6986
    @haajirocalishire6986 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayoow na Astur😢

  • @user-hl1ok7md9d
    @user-hl1ok7md9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢 wlhi qisadan manta dhagaystay abu dalal way xanu badan tahay ilahay hana asturo namana fasahaadiyo shukran wll adna waa dhibta dhalinyara badan manta haysta

  • @kas1231000
    @kas1231000 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ileys ber yahaan waad soo daahday kusoo shub qisooyinka ❤❤❤❤

  • @Nafyarrr_0
    @Nafyarrr_0 วันที่ผ่านมา

    At

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alla carabtu cajiibsanaa

  • @user-fs9qr2cc6z
    @user-fs9qr2cc6z 4 หลายเดือนก่อน +1

    If Ifiyow sxb abaalkaaga magudi karno sida wcn ee aad xaqiiqada noogu soo gudbiso thanks sxb

  • @SafaNuura-lq4om
    @SafaNuura-lq4om 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a noo qad qiyoyinka shaqada guriga dhan badana qisoyinkaga ku qabta daily noguso geli plz janatu fardawsa alle haku geeyo❤❤❤❤

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyey sheeko xilmad leh

  • @khadraducaale9369
    @khadraducaale9369 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalha qisyink cadimah mahdsnid👌

  • @nasirismail9033
    @nasirismail9033 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qisada iyo hadlkaga hadalkaga ayaa badan

    • @user-wc5hv9hn9w
      @user-wc5hv9hn9w 4 หลายเดือนก่อน +2

      Hadii qisada la qurxin sidee qaab uyeelajee😊

  • @HannaDaadir
    @HannaDaadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ileys

  • @HannaDaadir
    @HannaDaadir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ileysoo

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadii wiilka reer Cumaan ayaa iga yaabisey

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ciqaabta ay macsidu leedahay

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Zino ziikaa Karoon baan maqlijiray

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye Ramadan mubaarik

  • @user-ms2rn4tx8d
    @user-ms2rn4tx8d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar❤

  • @user-cx2ue2lb5d
    @user-cx2ue2lb5d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi aboowe ifiyow ala lacag fcaa iska daba gee maxay tarty ala hooyaded mxay kahabarsty aboowe aad iyo aad baad umahadsanthy walahi wiilkas xabsiga galy baa isku fcnhy ala wiilkas maxey noloshiisa uburburty walaashis ala gabadha Markey dhoorsnthy fiicna ala ilaahyw sharafteyda iyo gabdho ah xifdi yaa Allah 🤲

  • @maxamedburaale8607
    @maxamedburaale8607 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waan hubaa qiso aad laba jeer soogalisay inay jirto waanan kù tusi karaaa

    • @user-gq7tl2mx5b
      @user-gq7tl2mx5b 4 หลายเดือนก่อน

      2 bil ka hor melahas waye malmo u maqna bay ahyd uso galiyay dhowr qiso uu hore uso galiyey kuso celiyey😊

    • @Cilia34
      @Cilia34 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-gq7tl2mx5bmaalmihii uu dhahaayey yuotupe kyga search greeya kuwo bdn buu ku zoo celiyay oo 34k daawaty mrkii dnpena yagoo 0k ah

    • @mariin__dhalad
      @mariin__dhalad 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-gq7tl2mx5b marka kanaalka ayay jug wayn so gadhay malaha lama socon

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb 4 หลายเดือนก่อน +1

    ifiyo waaw keep

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wooryaa bilawaji waxayxiligan xata xisoanadigkuuqabno markaanaragnay xata shukansigiia wanjoojinay sxb soodhakhsoo 😅😅😅😅

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  4 หลายเดือนก่อน +2

      🤣 sorry wlal ana goor xun socod noqdey waana isku laabanaye

    • @zackmediaproduction7245
      @zackmediaproduction7245 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ILAYS11😂😂😂

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nice story ❤.

  • @HORDAGE_77
    @HORDAGE_77 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maya Zxb Kuwada ku celis ma ahaan Ee qisadan Labada gabdhod matanaha ah Ee ku WareeRen Dadkan Hora Ruweydo steyl Uso galisay🤞🤦😎🤗

  • @muna607
    @muna607 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow wllo Qisoyikaagu aad bey u dhaadheer yihine maad baartu tuuyo kaso dhig tida hadey ma qul thy Ano ti kale dhameysan ayey mid kale so dhaceysaa Qiso kul nool ayanab noqodey haben dan waxan keney xataa inan meel la fadhiisto oo aan arkab ayado 00.1 habenimo lamaryob hurdo maqaan meley aadey saan jawag qisad u lasocodo waad dadleysaa baryan horoy usoco bro

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r 4 หลายเดือนก่อน +5

      Kolba hadad doonto wll danso hadana dhameyso anigu sidasan sameya hadan janis heynin malin dhaweyd sowda qalib qiso ay soo deysey 3 hour ayn kala dhageystey hhh wayo kolba wan damsada hadana halki ayn kasii bilaba

    • @SuhurAbdi-xd5dl
      @SuhurAbdi-xd5dl 4 หลายเดือนก่อน +3

      Kolbaa badha dhagayso wllo anigubaa waan jecelahay qisooyanka dheedheer lakin waa la joojiista markad rabat inad inayar dhagaysto

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@SuhurAbdi-xd5dl waa run wll sidasan sameya

    • @muna607
      @muna607 4 หลายเดือนก่อน +3

      Oky wad mahadsantihin xayaatiyaal

    • @Esrahasssan
      @Esrahasssan 3 หลายเดือนก่อน

      @@muna607qisada speed kudawo 1.75 ama 2x

  • @ismailahmed2165
    @ismailahmed2165 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah wll aadban ujeclahay chanelkagan wanan kuxiranahay

  • @ahmedabdul6309
    @ahmedabdul6309 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb muuqaaladaada soo gaa gaabi

  • @ClaahiQaliif-nn4fw
    @ClaahiQaliif-nn4fw 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiye zhp dhalinyrda qisadoda ma labadi hawenaba mar kuso turitd wlhi kuwn kama helno badna

    • @Cilia34
      @Cilia34 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qizoyinkee rptaa awow kuwa caraptu waa xmaasade ze ku dhahyy😂

    • @ClaahiQaliif-nn4fw
      @ClaahiQaliif-nn4fw 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@Cilia34 dhaca bank Io ka baxsiga xbsiyda Io mavio 👀

    • @saffaali1091
      @saffaali1091 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ClaahiQaliif-nn4fw inaa ka barato ma rabtaa ileen wax ku cibra qadasha ah malahn kuwase😅

    • @ClaahiQaliif-nn4fw
      @ClaahiQaliif-nn4fw 4 หลายเดือนก่อน

      @@saffaali1091 my lkn wa iska jeclnhy wlhi bdna cuntada nagu socdo siyan mida kle iq dherad ah ka hele❤️‍🩹

  • @Dady146
    @Dady146 4 หลายเดือนก่อน +1

    100%99 waxa huba.ina.qisadan.ka.dawaday channalkaga

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 4 หลายเดือนก่อน +1

    شكرن يا روحي 😊😊😊

  • @user-cx1ve1cc3r
    @user-cx1ve1cc3r 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dareemoya ina hadaLadada isticmaLayo😂 see wa hee

  • @user-nn3gj9lc7s
    @user-nn3gj9lc7s 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kuma dihineee chanel kle sogaliye. Ee ada chanelkale somali ah kaso qataa qiso yinka

  • @user-qb5pf8xl5m
    @user-qb5pf8xl5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @mohamedfadal3704
    @mohamedfadal3704 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa iskumalin

  • @munobilan2
    @munobilan2 4 หลายเดือนก่อน +2

    Afurka baryahan waxaa ku karsado wee ii toosanthy Hanoo gambin maalin walpa video kaa rabbaaa😂😂

  • @FarhiyoFahimo-kx8mk
    @FarhiyoFahimo-kx8mk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waku salamay ifiyow 😂😂😂❤

  • @user-dd9nl9uo1v
    @user-dd9nl9uo1v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiypw sheekoyinka cabsida maa noo soo desid pls

  • @CabdifqtaaxAxmed
    @CabdifqtaaxAxmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-wo4mh1hn3m
    @user-wo4mh1hn3m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb mcaanee

  • @najiibalpha-ms1tx
    @najiibalpha-ms1tx 4 หลายเดือนก่อน +2

    War ifiyow see wax yeeshay xaaskaaga aad adigu dhashay aaa

    • @ILAYS11
      @ILAYS11  4 หลายเดือนก่อน +2

      🤣🤣

  • @FarhiyoFahimo-kx8mk
    @FarhiyoFahimo-kx8mk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii mar 2 paad lasarikara mar horaa kusarilaha😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @hodandahir894
    @hodandahir894 4 หลายเดือนก่อน +1

    My wlhi wad ku so cel celisa mar mar 😂 7:14

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 4 หลายเดือนก่อน +2

    QIYO 5BILKAHOR AAD SOODEYSEY AYAA MAANTA WAXAA SOODAAYEY RAMU63 AMA HOYGA DHACDOYINKA

  • @zuuzbaari7908
    @zuuzbaari7908 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hada horey xita sheekada udawaday adiga aad soo dhigto markale ban dawada

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwayt dalka qisooyinka hloo bxiyo😢

  • @user-ov8yh2gj1x
    @user-ov8yh2gj1x 4 หลายเดือนก่อน +1

    200waad gaareysaa joogtee

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 4 หลายเดือนก่อน +2

    Iso ducryaaa

    • @XayaatRajacun
      @XayaatRajacun 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay hakuu fududeeyo wax walbo aad kuhaminayso

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ mahad sanid sxb ifiyow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nio qisadii gabdhaha walalaha dalka marroco horay inaad usoo dhigtay baan umaleyn horta dhageystay😢

  • @suhaybc.qaadir3733
    @suhaybc.qaadir3733 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 shalaal ku laha

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 4 หลายเดือนก่อน +1

    ANAA UGU HOREYEY ❤

  • @CabdicasiisMaxamed-ur4qn
    @CabdicasiisMaxamed-ur4qn 4 หลายเดือนก่อน +1

    sxb kuweeda maataqaan wll

  • @EidXaaji-pq5ih
    @EidXaaji-pq5ih 4 หลายเดือนก่อน +2

    we

  • @jinkawareega
    @jinkawareega 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wara ifiyow arinta ogaansho mxa ku galiye ado kabaha ka daba sito ayan ku argaye😂

  • @Jhfzjg
    @Jhfzjg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adi jawiyadaada madhamaadaan

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga ka weyn miya channel kale

  • @safiyamohamed8148
    @safiyamohamed8148 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abwe waxaan jira Chanel kale oo Ilays ku qorantahy

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wax illahay ka reebay o xumana sameye noloshisa danbe fashil iyo cirib xumo aya sugaysa subxanalah 🙂

  • @user-wo4mh1hn3m
    @user-wo4mh1hn3m 4 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jaabir iimaan la' aa reerkiisu kuma filna miyaa