WAXAN JECLAHAY LABO GABDHOD TEEN DOQDAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @SoumeyaSoumi-tc5gx
    @SoumeyaSoumi-tc5gx 3 หลายเดือนก่อน +6

    Asc marka hore wan ini salamay Axmed iyo bahja marka labad waxan jecladey inan arinka ka hadlo wilka waxan u shegaya marka hore qof walba hal qalbi bu le yahay halka qalbina hal qof buu qada horta kid wan qadanaya hadu irahdo labada gabdhod wan xiseya dhokheygan ka dhex arga wan qadan gara lkn maa qadanayo labadaba wan jeclahay hadan haadalka so kobana waxa waye inu dhorto taa buuqaa badan sbbta qofku hadu ju jecel yahay wax walba oo kuku sabsan way dhiban taa kale qof Mar walba qaladkaga ku shegaya waaa qof ka fikiraya xidhidhkinu suu u dhismi laha markaa tasle kuku ognahay bowe❤😢😮

    • @SahraXuseen-p4q
      @SahraXuseen-p4q 3 หลายเดือนก่อน

      Lkn abaayo qalbiga ragga iyo keenu iskumid maaha qalbiga dumarku halqofbuuqaadaa ka ragguna ilaa 4 wanna sbbta uu u guursankaro 4xaas balse wiilkan khiyaamuu wadaa 2 dumara buu islashukaansanayaa oo aan is ogayn

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ahaan wxan ugu talin laha in u taladisa alle u dhibo madame arinta gur tagan thy 2 ragacadood o suno duko o ah salatul istaqaro marka arinta ku warerta ladukada si u alle mesha saxda ah ku wafajiyo

  • @Maidaabukar-n8u
    @Maidaabukar-n8u 3 หลายเดือนก่อน +3

    Lamanaheyga 😢❤

  • @Haniyeyyyy1
    @Haniyeyyyy1 3 หลายเดือนก่อน

    Alla kuwan jecliyaa jah😭❤️Ilahow isku da🤲🏽💗

  • @laylosiciid5475
    @laylosiciid5475 3 หลายเดือนก่อน

    Lamanahayga guulaysa❤

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 3 หลายเดือนก่อน

    Lamanaheygi guleysta❤

  • @samiyalove4000
    @samiyalove4000 3 หลายเดือนก่อน

    Qof ka kudabagal io kududa wakujelyahy takumaseras qadu❤

  • @IkraanMaxamed-w2t
    @IkraanMaxamed-w2t 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @SahraXuseen-p4q
    @SahraXuseen-p4q 3 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Fekerkayga hadaan dhiibto
    1wiilku isagaaba khaladan oo labagabdhood wada shukaansaday so waa in uu qalbiyada gabdhaha ilaaliyaa oo hal mid ku ekaadaa
    2 waxan dhihilahaa dooro gabadha kugu qaylinaysa oo khaladkaagu dhibayo

  • @NimcomaxamedXuseen-w8x
    @NimcomaxamedXuseen-w8x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga mida dhipta u doori laha waayo mida amusan xaqeda ma dhacsan karto wx badana iskama baran kartan

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 3 หลายเดือนก่อน

    Ani inta kle waa isku qeylina lkn waa is rali galina lkn hadda xanaaqo waa ka amusa markaasa lay fahma inaa xanaaqsane

  • @nasrafilfilo3903
    @nasrafilfilo3903 3 หลายเดือนก่อน

    Ta aan hadlayn ha ka cararo😂

  • @KhadraaaDheeer
    @KhadraaaDheeer 3 หลายเดือนก่อน

    qof kujecel ayaa kumasayta wllo

  • @khadramohamed8356
    @khadramohamed8356 3 หลายเดือนก่อน

    Amay Ani tahy tan qalada badan wanba iska shakiyee😅😅😅😂😂

    • @SamsamARahmaan
      @SamsamARahmaan 3 หลายเดือนก่อน

      Ani xataa waa iska shakiyay dabeecadydii laga hadlay😅😅😅

  • @HamdaOmer-xv7vw
    @HamdaOmer-xv7vw 3 หลายเดือนก่อน

    Kolay taan amuusan wax mustaqbal ah kama rabto laga yaaba inaay Dan garah ka leday because aniga wan arkay gabadh sidas xata hadu ku dhaho maanta wan is dilaya waxay dhahaysa waa cadi go aanka adiga iska leh 😂😂 everything OK Bay dhahaysa markan waydiyey waxay dhahday qofkan ma rabo ee hawlanku wata😅😅😅😅 wlhi marka qof really ku rabo everything OK ma dhaho

  • @NimcomaxamedXuseen-w8x
    @NimcomaxamedXuseen-w8x 3 หลายเดือนก่อน +1

    First coment 😅 bal reply iso gala re kaarshe 😢

  • @MiskiMoha-q9v
    @MiskiMoha-q9v 3 หลายเดือนก่อน

    Tan qaylada padan 😂

  • @amiiroaxmad7214
    @amiiroaxmad7214 3 หลายเดือนก่อน

    Tan qaylada badan guurso wayo iyada fahmi karta

  • @Fadxiindho-ng4ou
    @Fadxiindho-ng4ou 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xagen idinkala so xidhidhaa wan idin rabay ee