Manta London miya shekada aniga waxan rabatt in aan usoo guro lkn waa leyga absiya . Caruurta uma ficno ayaa leygu dhaya .indsha alllaah waa ku imandona me reer sweden
KAN MADAXA KALARK U MARSANYAH QURUX AYUU UMALEEYAA WAR MADAXA ISKA XAGAAJI WLLHI WAXAA LA DHAHAY QOFKII ASOO KALAR UMARSANYAHY DHINTO NAARTA TOOS WAAYE ☹️
Halkaan Ka Follow Garee Xassan Wali ( instagram )
instagram.com/hassan_wali_haji?igshid=1i4z1fmfu1jnh
Shuceyb bro woow UK ayd joogta from Bristol me
Ilaah ayaa boqora bas wax kalo ku hesta majiro walalo
Zxp shueyb waan kusalaamay wllhi like iisaar fadlan
Aniga oo muqdisho joogo Dalxiis Beeraha Afgooye u aaday Xeebtii Jaziira ku Raaxeysta Londan Dalxiiskeeda ha iska maqnaantoh🤣
Vlogyadan ku haysta horey soco wlkey
Mashallah absuletly nice vlog khayr ku kurajaynayaa horumar wacan zxp
Waaw masha allah best vlog
Thanks pro ani jini London aa igo dhacay cawa waa iga farxisay jinigi London wax yaar a igu haray kkkkkkk
Hor mar wacan walal
London weyshidantahay 🥰🥰🤩😘😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Vlog aad u qurux badan thanks shuayb 😍🤩
War wiilka deg deg ah u gaarsiyo 💯 fadlan genava kala socda
Wow
Masha allah waan kuu salaame
Ramadan Mubarak 🌙
Ok mr kofi
Ramadan Kareem 😍
Masha Allah best vlog iga dheh
Hormar wacan saaxiib
Anigoon London taginaa😔
Manta London miya shekada aniga waxan rabatt in aan usoo guro lkn waa leyga absiya . Caruurta uma ficno ayaa leygu dhaya .indsha alllaah waa ku imandona me reer sweden
Uk meel aan jeclahay wee yaan 😍
Abow ani tom and jerry ayan ku fiirsaday meshas
Walahi jidhidhico ayaa iga kacday marka maqlay weniston jajer ayaa leh talo nikii darawish layey
Manshaa Allah wll qali
I like it this video
Waaw sxb qli wax badan ayaa sugaayay vlog oo kale aad ii aad ayaa u mahad santahay shuceb waxabaa kaa fa iideysaneynaa pro
Waa run hore mar ayaa lagatey.
Thanks 🙏
MashaAllah Tabaraka.
We need another VLog
London WY shidanty
Waa shentaha 💯
Waaa vlog qurxoon
Fly Emirates mxaa noo tusi weysay hhhh
Geesi guriga boqorada genjeelkisa la istaga waa wadan cajiba
Madaxtooyo iska dhafe askiri xafdiisa si Qaldan uma firi kartid sxp kkk😂
Kan timaha saan u jartay ma mardho ayu imaday 😂😂😀😀😀
shaceybow bundDa ingiriska hosteda waxa mara aniga bad ma ahan ayan raganahy e ma bad ba bro
May wabi waa
@@shuaybrooy mhd snid
Vlog noo soo duup boowe
Bismilahi maxay tahay suu timaha u jartay
KAN MADAXA KALARK U MARSANYAH QURUX AYUU UMALEEYAA WAR MADAXA ISKA XAGAAJI WLLHI WAXAA LA DHAHAY QOFKII ASOO KALAR UMARSANYAHY DHINTO NAARTA TOOS WAAYE ☹️
Shuapy you are so funny 😘🤩🤩😍😇🥰
Taas ayadaaba gabowdey xey kudilee 😂😂😅😆
😂😂nio askari banaaanka maraga badan eegi karin ee madaxtooyada xagay talaa Somalia ilahoow nabad kayeel
Walalkan no sogali ,th-cam.com/video/iypI5WUwd5o/w-d-xo.html
Adigan kuso wacaynaa
War wiilka ciro maka soo baxday? Kkkkkk duqda xunte guriga haku soo dumo,ma hal qol mid ah iska dagto hadu kuso dumo maba ordi karto
Kk alla ninkii nimco gurigi boqordu so taabtay kk astaqfurlh
Hhhhh