Allaha awooda lihi cadaladiisu wata wuxuu somey qasa iyo magaaladii gaalku lahaa oo dhulka lazimey waa aayatka ilaahey swc in wax lagu qaato kuwii xasuuqey masakiinta palastine ilaahey swc ayaa uga hiiliyey allaha awooda lihi dhulka hala Jaro waliba
War asago adunka ka hadlayo ayuu xasan sheekh ku soo nefsada warya xasan mahaa dhulkis gaate Xasan waa kii bada keyna badbadiyeee War kagu wada aragyeey ja seexo ummda
JARMALKA Miyaa ku Dhawaaqay in loo Diyaargaroobo Dagaal Dagaal Ka Dhan Ah Maraykanka. Kkkkkk. Taas Waxay la Mid Tahay Maxamuud Cabbaas oo ku Dhawaaqay Dagaal ka Dhan Ah ISRA”ilL
Waxaan kudhihi lahaa Qadar kadaa Liiskan Sheyaadiinta Xukuma Sacuudiga iyo Imaaraatka(Yahuudiyiinta ah) bes uun udaa waa fikirkeyga. Qadar waxyaabo kala duwan bey kudhaantaa labadaan Sheydaan ee kale ee waliba Qaraabadda ka ah Xaga hoyooyinka. Arimaha Turkiga, Arimaha qaza...Culumo dhowr ah oo Nabad ugu nool Qadarta. Sax laftirkoodaba kuwa Xukuma Qadar ma ahan sidii larabay laakiin yaa maanta ahaan kara sidii larabay. M- Mursi baa sidii larabay kudhawaaday Allaha u naxariisto mee? Yaa meel kusheegi kara? In shaa Allaah Shahiidnimo inuu kutagay baan Allaah ooga baryeynaa. Maanto kale Xidaareysi ayaa wax lagu wadi karaa sidey ila tahay. أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
ASc hurufadhi media marka an dhagesto qaybta kahadleyso waddankeenna madaxa ayaan ixanuuno maxaayeelay waddamada aynu jaarkanahay horayna hankool ayaan isaga haynjirnay hadana haddii an cabiray waxay la egtahay mustaqbalka in at naqabsandonaan haddii ay wax isbedel ah lagakeenin dhinaca siyaasadda manta an kusuganahay ee waalida kudhisan
Wariya maa tahay? Who are you Adiga ayaa waxgarad ah madaxda somali adiga dhinaca waa wax garato Intaasna xasan sheekh ayaa ku dhagan tahay war maskiin qaxoti ah ayaa tahay ee fiyuska ayaa kagalay 😅😅😅😅
Reer yurub alle ha Isku diro allow aamiin
Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin guulest ❤
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😭 😭
Akhayaarey waa Jimce Qof walowba uduceeya Wadankeenii Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanoo badbaadiyo. Rabbiyoow naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah kadibna Rabbiyoow Raxmaanow Raxiimow nagu arzuq Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
Allaahumma aamiin.
ALLAAHA ISKU DIIRO REER GALBEEDKA INCHAALLAH
Masha Allah guuleeysa suleyman xaashi noolaaw
Junuudda allah aadanaha waxba kama qaban qaro
Maashaa allah
War farxad leh waaye gubashada caynkaan ah in lamaqlo misana la arko alxammdullillaah alxamdullillaah
Allaha awooda lihi cadaladiisu wata wuxuu somey qasa iyo magaaladii gaalku lahaa oo dhulka lazimey waa aayatka ilaahey swc in wax lagu qaato kuwii xasuuqey masakiinta palastine ilaahey swc ayaa uga hiiliyey allaha awooda lihi dhulka hala Jaro waliba
Allah swt awoodisa ayey ciyaryiar modsyan haololan oo habasbelan
Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin barakeeyo adduun iyo aakhiraba aamiin
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Awooda allah is coming ilahayna walalaha falastin waa u aargudayaa
mashalah waa cadaaladii ilahay maraykan baa ismooday inuu wax yahay
alxmdullah alxmdullah allah usiyadsho jabka maraykan 🤣🤣🤣
الله اكبر ولله الحمد 🤲
Reysal wasaarada Danmark waa gabar
Waa riyaaneysa,barkada xage jooga gaalkan galaku dhaley,
GAZA HA UU EEKAATO INCHAALLAH
Mareykanka iyo yuhuuda
Dadka qaar maha Ee waa inta Allah aaminsan Ee Muslim ka ah
Yaaيا غياث المستفيدين أغثنا أغثنا اغثنا ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله ياالله
Ilahay ayaa cadaabaha jiidhsiiyay
Ilaahay wa cadaalad cidna madulmiyo
Somalia waxey ka mid tahey meelaha la calmadsadey . Waa ku mahadsantey Weriye Suleeban Hashi. Kee karanaya aya garan doqona loo sheegimayo
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
Ilayn iyagaa bilaybaye in cadaabaha isjiidhsiine xasbiyaallaahu wanicmal wakiil حسبي الله ونعم الوكيل
RER FALASTIIN XAQODI AYA KA SOO BAXAY MAREYKANKA HADI HUB KUFANO MAREYKAN ILLAAHEY INU HAYO HUBKISA WEYN MA OGA MIYAA 😂DAB BIYO DABEYL IYO DHUL GARIR😂
Israel
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay.reer.galbeed.ha.isku.baabiyo
War asago adunka ka hadlayo ayuu xasan sheekh ku soo nefsada warya xasan mahaa dhulkis gaate
Xasan waa kii bada keyna badbadiyeee
War kagu wada aragyeey ja seexo ummda
Horey baan sheegey in carabta ku dhici doonto sheekada libaaxa iyo 3 dibi carabtu waa naagaha yahuuda .
Hasan shekh waxan umaleini xuman in lagadubay oo curad lohaysto
Scw scw scw scw scw
Wamaa taclamuu junuuda Rabbigaa ilaa huwa!.
Xassan sheikh waa youtuber wayn😂dalkii loo dhibay wuu ilaaway diyaarada iyo safarkuu la yaabanyahay waa waxaan waligiis diyaarad raaci jiren haduu u helay lacag
tolow maxay ugu duceyen yabka aduunka
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
JARMALKA Miyaa ku Dhawaaqay in loo Diyaargaroobo Dagaal Dagaal Ka Dhan Ah Maraykanka. Kkkkkk. Taas Waxay la Mid Tahay Maxamuud Cabbaas oo ku Dhawaaqay Dagaal ka Dhan Ah ISRA”ilL
Allah cadaabo Israel
Xassan waxu bixinkaro malahan kaligis wa hadee daroodka ka amusanyihi shekada away ninki iskadhigayay wadani dhulkisa jecla farmajo away mamulada sida putland wan ognahay reer jubaland iney sodhaweyen itobianka sida reer gado putlandna ayjogan cidamo itobian ee dhalka laqabsanayo aad shegeso intu daroodka dago walagujira hada waxa haray wa konfurta oo dhanka lafta gareen lajoogo runta wa labada mamul hadejojiyan lashaqenta gumesiga ayago rabo iney kugaran xukunkoda hade jojinin 2006 waxi dhacay aya lasugaya dadki markas sogaliyay itobianka aya hadana wata itobianka balse Hassan waxad moda inu fahmay waxa daha dabadisa kasocdo 😂
Nio habaarka kadaa somalia cid qabsanaysaa majirtee
Farmajo 4 dekadood u saxiixay xasan waa dadaala
DURUUC LEEYDII GOGARADAY U XIDHAY YUHUUDII ILEEN IYAGUUUN BAA TIMAHA IS RIFAYEE
Sacuudiga iyo imaaradka qadar saddexdaas baa islaamka la haray waxay abuureen kooxo xagjir ah oo alshabaabka iyo daacish ay ugu wayn yihiin gaar ahaan wadankeena saddexdaas wadan baa dhulka lajaray dhibta ay na mariyeen iyo siday inoo kala qaybiyeen iyagana haloo kala qaybiyo saddexdaas in siday noodhibeen qabiilka iyo qurunka inoogu abuureen hagaamiye kooxeedyo naftooda quudiya inoogu abuuren waligay iloobi maayo in ay israa'iil qabsato baaba wacnaan lahayd carabtaan diracyada waa wayn laftirkoodaba waa yahuud 👍👍.
Wax walba kan ayaa igaga muhiimsan wadamada islaamka oo dhan haday burburayaan aniga wax shaqo ah kuma lihi wadankayga ayaa iga badan 🇸🇴 🇸🇴
Waxaan kudhihi lahaa Qadar kadaa Liiskan Sheyaadiinta Xukuma Sacuudiga iyo Imaaraatka(Yahuudiyiinta ah) bes uun udaa waa fikirkeyga. Qadar waxyaabo kala duwan bey kudhaantaa labadaan Sheydaan ee kale ee waliba Qaraabadda ka ah Xaga hoyooyinka. Arimaha Turkiga, Arimaha qaza...Culumo dhowr ah oo Nabad ugu nool Qadarta. Sax laftirkoodaba kuwa Xukuma Qadar ma ahan sidii larabay laakiin yaa maanta ahaan kara sidii larabay. M- Mursi baa sidii larabay kudhawaaday Allaha u naxariisto mee? Yaa meel kusheegi kara? In shaa Allaah Shahiidnimo inuu kutagay baan Allaah ooga baryeynaa. Maanto kale Xidaareysi ayaa wax lagu wadi karaa sidey ila tahay.
أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Duliga.ilaaheey.hanaga.dulqaado.musibada.dalkeeni.kuhabsatay
ASc hurufadhi media marka an dhagesto qaybta kahadleyso waddankeenna madaxa ayaan ixanuuno maxaayeelay waddamada aynu jaarkanahay horayna hankool ayaan isaga haynjirnay hadana haddii an cabiray waxay la egtahay mustaqbalka in at naqabsandonaan haddii ay wax isbedel ah lagakeenin dhinaca siyaasadda manta an kusuganahay ee waalida kudhisan
😅😅😮😮😢😢
LACAGTII SUURIYA LAGU BURBURIYEY WAXAA BIXIYEY IMARAADKA IYO AUCUUDIGA WAXAANA FULIYEY TURKIGA IYO WAHAABIYADA ARGAGIXISADA AH.
CARAABTU URUUR CIIDAN INAY SAMAYSTAAN MA YEELAYAAN OO WAY KALAJEEDAAN.
Nabsigii.ayaa.kusodegdegay.xaqdaradi.caruurihu
Syira waxaa abuuray allaah dhulkana ayagaa iska leh yuhuudna waxaa lagu wajahidoonaa wax aysan filayn waxaa aad iyo uga sii daran shiicada oo dhil iyo dhabar jibin ku wada dadka reer syria walaalna iska dhigaysa laakiin waa cadow dilay 1000,000 oo muslim sunni ah
Hashi kama hadal ilaa hada 4 dekad uu bixiyay adeerkii Fermasje ubaxle 2018 abiye ahmed ugu saxiixay xamar markii abiye xamar Yimid xitaa mar la wareestay fermasje ubaxle ubax u beere Madaxtooyada Addis Ababa Ethiopia waxa uu yiri Walaalaheen Ethiopia 10 dekadood istaahilaan Hashi markaas waa ku faraxsanaa Yaab qabyaaladii ku qaaday Kuma Dhigto adiga iyo kuwa wariyeyaal soomaali wadani iska dhiga iyo Culumo oo fermaaje u sacbonaayo kooxdiisa Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa waxaan jirin ka been abuuraya Caadi iska dhiga
Yuhuuda ayaa dhaanta bashaar alsada iyo iiraana yuuhuda waa la iska celinyaa lkn qof musalim iska dhigaya oo ku dilya waa musiibo xun wixii uu gasata iyo cadaalda xumadadii ayaa keenatay in uu maanta qoxooti noqodo
War nama qabsan karto waligisba waxkasta haday seyaan
Csw csw csw
Kani wariye mahe waa xaraami cuqdadi dishay
Walee simalia waa la qaatay waa aduun isku dhamaaday
TH-cam ba raba ina noqdo follow raba dhalin yaro 😂❤️🫡
SUURIYA WAXAA QAYBDADAY ERDOGAAN N.Y4AH4UU IYO BIDEN
ANIGU WAAN KU RAACSANAHAY TRUMP INUU QAATO DHULKA UU CALMADAY YURUBNA KALA QAYBIYO...
Beentada waan ka daallay
CAASHOW DHIBKA SOMALIDA HAYSTAA WAA J/LANS IYO PUTLAND , WAXAY SOOKAXAY SANAYAN OO U YERDHANAYAN ETHIOPIA . WAYLA UBASAASAAN KUWA DAWLADII LADHISANA KU JIRA . MARKAA XASAN DADKAASAA KUKHAABAY IN XASAN ETHOIPIA WADAHADAL LAFURO
Wariya maa tahay?
Who are you
Adiga ayaa waxgarad ah madaxda somali adiga dhinaca waa wax garato
Intaasna xasan sheekh ayaa ku dhagan tahay war maskiin qaxoti ah ayaa tahay ee fiyuska ayaa kagalay 😅😅😅😅
Xasan ku waalo nacasnacas dhalay adaa afka kadayn wsayey xasan abahana cayda ukeenay
Ala maxaad muslin iskadhigtaan kuwa soomaaliyi kafadhiyi ladahay adigiyo reerkiina xaasidiin idinkaa udhiman
Awood majirto soomaali oo kalatagtay awgeed