Djibouti: Ahmed Zaki iyo heestii Ciidamada Dalkeena

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 55

  • @nageeyedageeye6366
    @nageeyedageeye6366 7 ปีที่แล้ว

    Fanaankano A/Zaki ma ihi taageerayaashisa,laakinse marki uu heesay dalkayga Djibuuti,waxaan leh yahay aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay.
    ku soo dhawoow waana ku soo dhaweynayaa Djibuuti.
    Ahlan Wasahlan Djibuuti

  • @sureyaazackarie8847
    @sureyaazackarie8847 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshllh I Am muqdishaawiyaf
    jecliyaa walaalaheen Djabuuti iyo Somalilland Guuuleysta waligiiin 😍😍😍😍😍

  • @princessekSS
    @princessekSS 7 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed zaki asal reer jabuti 😍 love you

  • @oumounacadey5000
    @oumounacadey5000 7 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah très belle chanson pour notre pays un grand Ahmed zaki👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍

  • @munacady1542
    @munacady1542 5 ปีที่แล้ว

    Allow ku daa axmd zaki amiin ducada allow no aqbal

  • @adenstaradenstar4650
    @adenstaradenstar4650 7 ปีที่แล้ว

    Waaaw Ahmed zaki wa fanan qali ah alaha ku dhawro waxan ahay tagerashada

  • @hamsefoosi8420
    @hamsefoosi8420 7 ปีที่แล้ว +2

    best song dhiirgalin ah axmed saki wad isxooraysay nice

  • @Hibocudoon
    @Hibocudoon 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaalkey ahmed zaki igu banaanida. "Ciidamaadu ha waaren ". Allahuma amiin.

  • @kaltoumdahirsamaleh4127
    @kaltoumdahirsamaleh4127 7 ปีที่แล้ว

    waaww nice song i love it CIIDAMADA DALKEENA DJIBOUTI

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 ปีที่แล้ว

    mashallah ahmed zaki nolow fanaan jiira ilahay ciidankeena ha xafido

  • @hassanalizaki9753
    @hassanalizaki9753 7 ปีที่แล้ว

    machallah al fanan Ahmad zaki thanks le force Djibouti

  • @lilifarah2493
    @lilifarah2493 7 ปีที่แล้ว

    AHMED ZAKI merci bcq sinn waa hess macaan runtii

  • @umumurad1651
    @umumurad1651 7 ปีที่แล้ว

    wawwww mashallah nice al fanan ciyar manihi rer Djibouti

  • @caydiidaxmed954
    @caydiidaxmed954 7 ปีที่แล้ว +3

    WLHY KHADRA XAYD WAA QOF LAGU FAANO OO WADANIYAD AH NOOLOW IN BADAN

  • @CfataaxAhmedofficial
    @CfataaxAhmedofficial 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan Waxaan daawaday June 2022 hada wan daawanayaa oo saacadu tahay 6:33 habeenimo taariikhduna tahay 13 June 2024 inta ka heshey like iisaara

  • @mimimiguil1853
    @mimimiguil1853 7 ปีที่แล้ว

    Masha allash hawaren ciidakenu ahmeh zaki mrci bro

  • @anasbahdon6012
    @anasbahdon6012 7 ปีที่แล้ว

    ahmed zaki ciidamadu ha waran merci beaucoup

  • @zeinabsaid8119
    @zeinabsaid8119 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah bravo caleek al fanan Ahmed zaki 👏👏👏👏❤

    • @theteddy3885
      @theteddy3885 7 ปีที่แล้ว

      accept or not kadra haide always best first lady from now and before ,and she gonne be greatest as before as iron woman.

  • @adenstaradenstar4650
    @adenstaradenstar4650 7 ปีที่แล้ว

    Markibta canke milatariiga cawima diyaradoo wax caydhsata ilove ereygaa

  • @Wizzyak
    @Wizzyak 7 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏Mzha allh hawaareen.

  • @Y.Nala8
    @Y.Nala8 7 ปีที่แล้ว

    we love you hadaan nahay rer Jabuti all faanan zaki ❤✋🎤🎶

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 7 ปีที่แล้ว +6

    Mncha allaah SI somaliland lo heseyo ayu jiidhku idhaqaaqeyvone Love jabuti❤️❤️

  • @CabdiLovelike-vl6jq
    @CabdiLovelike-vl6jq ปีที่แล้ว

    Heestan waxaan daawan jiray june 2022 inta ka heshay like iisaara

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 ปีที่แล้ว

    ahmed zaki assal assal dhaley👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 7 ปีที่แล้ว +1

    eedo kagiji Axmed saki

  • @abdirizakmawjo3471
    @abdirizakmawjo3471 7 ปีที่แล้ว

    Never give up jabouti

  • @fuaadcabdullaahi2690
    @fuaadcabdullaahi2690 6 ปีที่แล้ว

    Merci

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤mahadsanidiine walaalaha somaliland wan ni jecelnahey.

  • @karuurhotmailcom
    @karuurhotmailcom 7 ปีที่แล้ว

    cajiib zaki heer sare

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 7 ปีที่แล้ว +6

    hadanu nahay reer somaliland dijbouti waa walaalayo sharaf ku noolada
    nagana daaya diyaaradaha saylac geela ku laayey

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 7 ปีที่แล้ว +1

    Ubah waad ku qasbantahay inaad noo heesto ANIGU Kuma heesayo niyada gali

  • @40156
    @40156 7 ปีที่แล้ว

    khadra heid for president

  • @safiadjma5962
    @safiadjma5962 7 ปีที่แล้ว

    adunyado walaba cisho

  • @caydiidaxmed954
    @caydiidaxmed954 7 ปีที่แล้ว +5

    HEESANI WAQTI LOO BAHNAA BAAY TIMI WAANA HIIL CAD OO REER SOMALILAND LA GARAB ISTAGEN WADANKA D JIBOUTI LAKIIN MA FAHMAYAN

    • @abdiissafarah9438
      @abdiissafarah9438 7 ปีที่แล้ว

      hahahahahahah

    • @ahmedcadami490
      @ahmedcadami490 7 ปีที่แล้ว

      Caydiid Axmed warye xayawan buka ba tahaye nicida nagala fadhiso

    • @caydiidaxmed954
      @caydiidaxmed954 7 ปีที่แล้ว

      ahmed cadami ADIGA OO AAN CAYTAMEYN MIYAND WAX SHEEGI KARIN QOF KASTA WAA CAYTAMI KARA LAKIN WAXA KA FIICAN AYADA OO LA DHAHO SIDAAS MA AHA EE WAA SIDAS

  • @mohasaalax2679
    @mohasaalax2679 7 ปีที่แล้ว +1

    cotkii reer jabuutaan kuku caawineynaa
    kkkkkkkkkkkkkkkk wale

  • @ubahali4463
    @ubahali4463 7 ปีที่แล้ว

    Nagtan xun baan uu nacay Jabuuti, khadra maxamuud Xayd waa kaliged-taliyso waji Xun.

    • @aliahismael3912
      @aliahismael3912 7 ปีที่แล้ว

      UBAH ALI maxay kacuntay xasid ma afloxo wa gesiyad haday reer Djibouti rag iyo dumar kaga wada qaylisisay

    • @ubahali4463
      @ubahali4463 7 ปีที่แล้ว

      Aliah Ismael:- khadra maxamuud Xayd Wajigeda bal firi maxay dadku uga cabsadan ? Hantida Umada Iyo Sixir ayay raga iyo dumarka ku seexisay, balse adunyadu waa 2 malmood way ka hoyaan doonta Insha Allah.

    • @aichahassan3264
      @aichahassan3264 7 ปีที่แล้ว

      UBAH ALI habo sixir maa jira waa luu dhasha raga nimada vive khadra xayid.

    • @aliahismael3912
      @aliahismael3912 7 ปีที่แล้ว

      UBAH ALI macaaney horta qof anad waxba ku arag inaad sixirolee ku tilmaamta wa danbi wa lagu waydin. macaney ado UBAH ali ah hadad madaxwene gursato ama ninkagu madaxweyne noqodo barito UBAH wa sixirta umaba lagu Oran somalidu waxba is kuma qudhaan

    • @aichahassan3264
      @aichahassan3264 7 ปีที่แล้ว +2

      Aliah Ismael bantha maaha wallo maa ficno dhanbigo malinthaa qiyama haa cadon baa laga raba somliy waan khaa yabanahay

  • @harbibarkadaden9047
    @harbibarkadaden9047 7 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed Zaki ina Kadra Moud Hayd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maal eeg sida uu uku xarigayo.

  • @abdiomer2527
    @abdiomer2527 7 ปีที่แล้ว

    Nagtan khadra waxay ahaan jirtay macalimad Ismaaciil calool wayne ayaa halkan soo garsiiyay hada asaga ayay kudul kadida,,,way sixirtay

    • @aliahismael3912
      @aliahismael3912 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Omer hahahah way sixirtay? qoys lacagle aya dhalay khadra afka kajedi rag naag nin qabo caya lama aragee bisinka sowtaad sidi ay nintahay yiri ismael aya so Saray. war ismael wa ninkedidee

    • @abdiomer2527
      @abdiomer2527 7 ปีที่แล้ว +1

      Aliah****** Waa la garanaya Maalqabenada reer Jabuuti [ Boore , Omaar, Ibrahim Dhere, Baxsane, Cali-kuashe, iyo wixi lamid ah ] yaa garanaya reer xayd? Waxa labartay marki uu Ismaaciil cumar talaada qabtay, Tafiirta reer xayd maaha reer sheekh Isaxaaq ee waa xabashi reer diri dhaba ah, Warayso aqoonyahanka tarikhyahanka ah.

    • @abdirizakmawjo3471
      @abdirizakmawjo3471 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Omer shame on you really

    • @GabileyGreenland
      @GabileyGreenland 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Omer ismaaciil ka sheegayso aabihii markuu ahaa kurushbayga tareenkii isku xidhi jirey Djibouti iyo diridhaba khadra aabaheed madax buu ahaa.
      markii khadra ay ahayd macalimadii ugu horeesey taariikhda Djibouti ismaaciil na sakhraan buu ahaa.
      xisaabta ku darso naagtan waxay ku dhalatey guri madaxeed iyada la'aan teedna meel ma gaadheen ismaaciil marka alleh amarkii laga yimaad.