Wararkii u dambeeyey doorashada PL, xulida xildhibaanada oo dhammaad kudhaw, Shirka Nairobi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Wararkii u dambeeyey doorashada Puntland, xulida xildhibaanada oo dhammaad kudhaw, filashada dhinacyada, shirka Nairobi, Dhaqdhaqaaq midowga Bari iyo Sanaag

ความคิดเห็น • 29

  • @AmiirIsmailMohamed
    @AmiirIsmailMohamed 10 หลายเดือนก่อน +3

    Xil dhbaanada so socdo waxan leyahy lacag waa cunis cudkane qarsodi oo anka wado mw dani aha lugu tagero insha allah gul 🤘💪🙏

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน

    Viva saciid dani ❤❤❤❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 10 หลายเดือนก่อน

    Mr geylan weriye somaali kuwada kalsoon yihiin

  • @WiiloCadar
    @WiiloCadar 10 หลายเดือนก่อน

    Qarami

  • @barrymoha4748
    @barrymoha4748 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heshiiska
    Dani
    Karaash
    Iyo
    Abwaan 😂😂😂 gudomiyaha ka xishood

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 10 หลายเดือนก่อน

    Wa

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 10 หลายเดือนก่อน +1

    Barsan United 😅 its amazing

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 หลายเดือนก่อน +2

    war nadaamka 66 iimaansada isagad qaadaten oo fowlada hala joojiyo oo hadi wax laga bedelayo wa dasturka wain labedelo oo lasameeyo mid horumarka puntland kuhaboon

  • @Puntland1
    @Puntland1 10 หลายเดือนก่อน +1

    JAHIL Diana ❌ Aranjan ❌❌ sanadkan dadki ugu tayada hooseyey ba isaaso sharaxaya.

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 10 หลายเดือนก่อน +4

    Muhiimada maanta reer Puntland waa in ay u midoobaan cadowga Somaliland iyo xulufadeeda raba inay usoo duulaan, weliba qof si cad u difaaca qadiyada SSC/KHAATUMO iyo Puntland -ba.
    Qof aan gaban ee difaaca dalka ka go'an yahay.

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 9 หลายเดือนก่อน

      Deni, Sanyare iyo Mashruuc. Sadexdaas wa ka go'an tahay khatumo iyo Sanaag in aan la kala dhantaalin, inta kale waxa ay qabaan khatumo hala daayo ayagaa iska soo laabanaya markii ay shuruudaha buuxin wayaan oo sanaag wax lawadaagi waayaan. Taas waxaa kadhadhansaneysaa sida Sheikhdoon iyo musharixiinta qaarkood ay sanaag wado dhis iyo puntland in ay ka mid ahaato aysan u qarsaneyn.

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 10 หลายเดือนก่อน

    17 xildhibaan ee siciid Harti waxay dhisayaan nugaal ❤.
    Ciise maxamuud iyo taraha hhh!

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 10 หลายเดือนก่อน +1

      reer abaarso aamus maxa kaqalay harti

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 10 หลายเดือนก่อน

    War

  • @yaakcon
    @yaakcon 9 หลายเดือนก่อน

    TUUGADII U TARTAMAY MADAXWEYNANIMADA PUNTLAND EE 5 SANO EE SOO SOCOTA.

  • @LayloHasan-v9s
    @LayloHasan-v9s 10 หลายเดือนก่อน

    Ssc waxay noqon kuwa SL EE xamar fadhiya

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 10 หลายเดือนก่อน

    "Xarunta Gobolka Sanaag ee Badhan" hore miyaad u maqasheen Badhan oo boqotay Xarunta Gobolka Sanaag

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 10 หลายเดือนก่อน

    17 xil ee dhulbahante kuwe hore ujugey halogadidiyo dorashadan o ay noqoto ti ogo dambaysey ay dhulbahante kumatalyaan, lakin kuwa cusub yaan lasoxulin, war putland danteedo waxey kujirta in dhulbahante siyasientoda lagasaro dowlada putland, dhinaca kalena walasacidikara ssckhatumo si ay hore osocto, dhulbahantoho wa dad rogrogasho badan😮

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 9 หลายเดือนก่อน

    PNTL waxaan u sheegaynaa in la siiyo 17 nin ee dhulbahante ka imaan jireyvMJ kale ee aan hore ayuutada 25 sano ku jirin
    Waayo hadii la diidey one man vote.
    Bal maanta cadaaladu ha shaqayso oo
    Reerahaas 25 sano aan waxba helin wax
    Ha helaan SSC la soo xulayo ma jiro oo
    Dhulbahante ka imanaya ok haduu jiro
    Mid idiin shaqeeya oo aad jeceshiin siiya
    Iyadoon cidina soo xulin.lkn kuwii hore way dhaceen kuwo cusub cid soo xulaysa ma jirti (( it,s close))
    T2AAD: aaway raggii PNTL flimka horoka dhigi jirey.r ariga madoow shaxda u dhigi jirey maanta idinkaa la idiin dhigaye .
    Maanta waxaan maqlayaa PNTL masaajidada looga yeerayo iyo gaarida aan qaadin xarafka d.
    🙏🙏🙏🙏

  • @jazzibajmal3491
    @jazzibajmal3491 10 หลายเดือนก่อน

    Mps

  • @wabaricashuur4115
    @wabaricashuur4115 9 หลายเดือนก่อน

    Fadlan qof fiican doorta. Somalia has fallen behind so badly just because of the tribal problems.

  • @abdishakurahmed3048
    @abdishakurahmed3048 10 หลายเดือนก่อน

    Barsan😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 หลายเดือนก่อน +1

    isimada ssc waxay kafekerayan war 17 ina bur burin laha ma soo doorana mise wa iskadeyna kkkkkmm😂😂😂😂 dhulbahanteniya war wa geesiyal laakin wa qoski iyo waalidi qarniga

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 10 หลายเดือนก่อน

      Mayee inanu ey is maamulan waxeey ka jecel yihin in la masmulo

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 10 หลายเดือนก่อน

    17 kii dhulbante xagay ku danbeyeen