XAASKA CIRO OO LA WAREEGTAY TALADII DALKA SALAMAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 หลายเดือนก่อน +37

    Madaxweyne Muuse Xitaa Xaasaskii may deganayn Qasriga inta la ogyahay,waxay taasi ku Tusaysaa in uu kala saaray Danihiisa gaarka ah iyo Qaranka Mashaallah

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน +6

      Bal raadiya sawidada xaasaska muuse biixi helimaysaan waayo ninkii qabtay baa asturtay oon ogolaan in xaasaskiisu shaqadiisa ku milmaan

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc หลายเดือนก่อน +6

      Waa run waa hubaal taasi anaa kaaga markhaati ah

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +1

      Ka waran ciyaalkiisa ahaa ciyaal weerada ee habeen badhka dadka muwaadiniinta ah guryahooda ugu soo dhacaayey midda kala naagihiisu daaha dabadiisa ayay wax ka maamulayeen immisa qandaraas ayay haysteen

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      @@HindaAbdulle-fl2jjasturkee dee Naagaha qandaraasyada wadanka dhan qaatay ee xoolihii ummaddu ku maqan tahay

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน +44

    Wey dheereynaysa marwadu walee Muuse Bixi waa latabey

    • @Bashatalents
      @Bashatalents หลายเดือนก่อน

      Weliba siisow indho la ayay sii raacday oo gawdaaa haya

    • @ganaralabubakr7719
      @ganaralabubakr7719 หลายเดือนก่อน

      umad walan ka soqad 😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Waa laga raystay isaga kooxdii tuugta ahayd ee uu hogaaminaayey

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490 qrankeeda ayay u shaqaynaysaa adigu nacnac mooyiye adigu maxaad qabatay

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 หลายเดือนก่อน +46

    Halka Maxa ka Muuqda Wale Muse in uu Libaax ahaa ❤❤❤❤❤

    • @Kinsixasan-y1k
      @Kinsixasan-y1k หลายเดือนก่อน +4

      Ku days oo suuse biixi gabdhiisa lama raki jirin

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxuu ahaaba waa la yaqaana waana la nacay Allah ayaa na dhaafshay

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan หลายเดือนก่อน

      ​@@samowsamale3490 kanba lama jecla waa layska siiyay kursiga waa laga naxay wlhi

    • @saaqaqawdhan
      @saaqaqawdhan หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490 waa gabadh wax baratay oo odaygeeda garab siinaysa sida aduunyada kalaba madax waynayaaysh naagahooda shaqo u qabtaan ee aanay cunta uun cunin

  • @SaalaxCabdi-p4e
    @SaalaxCabdi-p4e หลายเดือนก่อน +38

    😂😂 somaliland 5 sano qosola😂😂

    • @fatumamoulid9983
      @fatumamoulid9983 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhh haa wlhi benta maahan 😂

    • @adenali6060
      @adenali6060 หลายเดือนก่อน +2

      WE NEED DRAMA WLHI NO MILITARY 🪖 COUP

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +1

      Todoba sano oo ciil, qamuunyo iyo aar goosi ayaan ka soo baxnay maxaa qosol diidaya sxb

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j หลายเดือนก่อน +15

    Marwo kkkkkkkkkkkkk wuxuu ciro qaban waayey miyey qabanaysaa kkkkkkkkk
    MUUSOW SOO NOQO

  • @nkm3449
    @nkm3449 หลายเดือนก่อน +19

    Tiirkii qarank ayoon wali tagi oon xilkaba tirin sowtan lagu tabay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan หลายเดือนก่อน +4

    Well done mr waridaad allaah haku xafido wll sida daacadda ee dalkaaga ad ugu dhaqaynayso allaah hakaa abaal maroyo eed hormarka inaynu gaadho olajeceshahay ,sidii muuse rooble ookale ❤❤❤❤❤❤

  • @fosiyaseadmahamoud6551
    @fosiyaseadmahamoud6551 หลายเดือนก่อน +11

    Waridaad run yaqaan guuuuuuuuleyso cadowgaa hoos

    • @sammie1163
      @sammie1163 หลายเดือนก่อน +1

      Guuleyso inaadeer

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      @@sammie1163waa beenaale muxuu ku guuleysan

  • @iali8540
    @iali8540 หลายเดือนก่อน +13

    ISLAANTII CIRRO MA XILBAA LOO MAGACAABAY MAXAY DEKADA KA DOONTAY.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅 waaba funy habartan hagoog taa xuun😂😂😂😂😂😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      @@umalkhymohamed7492 xaasid ma aflaxo qaraar ayaa idin haya

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 หลายเดือนก่อน +18

    De maatka faysal haa loogu yeedho haa inaga qaabte

  • @rodahashinur
    @rodahashinur หลายเดือนก่อน +35

    Muuso soo noqo markale

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +3

      Ha ka yaabin Somaliland oo dhan ayaa nacday

    • @MarwahusseinAli
      @MarwahusseinAli หลายเดือนก่อน

      ​@@samowsamale3490yusra harti dhe waakaase ciro afcaanyo wuxuun hakeeno islaanyaroo bilaa qaaba yuu iskasoo horaysiine😂😂😂

    • @nimcoceelabe8873
      @nimcoceelabe8873 หลายเดือนก่อน +4

      Wa runta musso markale

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490inta nacday way jeclaan doonaan

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf หลายเดือนก่อน +2

      @@samowsamale3490 Muse waa Libaax .He is a lost hero, Time will tell. I never voted for any party.

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 หลายเดือนก่อน +13

    Ceebaa halkaa ka soo dhaga weeyn

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +8

    Alla muuse halyeysanayee oo sharaf badnaayee.

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 หลายเดือนก่อน +10

    😂😂😂😂😂 Subhan’Allah I can’t believe Somaliland gone for this way 🙆🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 หลายเดือนก่อน +17

    Mamada sida odeygeeda ayey kursi jeceshahay😂😂

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 หลายเดือนก่อน +1

      Wa friid ujoojin mayso waa inya xukuntaa damaraka dumarka hogaami

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva หลายเดือนก่อน +14

    Bismilaahi walee muuse waa nin 7 sano dumarka muuse maan arag Tana waa tan yaahuu 😅😮

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d หลายเดือนก่อน +9

    Ninkeeda u eekaaa😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardarba ninrageed ninrageed dhalay

  • @Hooda36
    @Hooda36 หลายเดือนก่อน +4

    Waridaadtv ❤geesiqaran keep going forward 👏 kuwa runta kugu neceb haubixin gulaayso 💪 Allah haku xiftiyo guu ciidanka qaranka❤ soomaaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน +6

    Kursigan muuse ayaa Qiimo u yeelijiray naagtaasaa idiin talinaysa reer slandnow maxaa doorateen

  • @KaderElmi-u1x
    @KaderElmi-u1x หลายเดือนก่อน +10

    CIRO ISAGIBA JILICSANE MAXAD ISLAANTISA U MALAYSAY

  • @MarwahusseinAli
    @MarwahusseinAli หลายเดือนก่อน +5

    Waridaadoow geesi caafimaad & cimri dherer kuwaar awlaada iyo marwada alle hakuu barakeeyo ❤🙏

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 หลายเดือนก่อน +15

    Kkkkkk maye Ciise Muusihii faanayey , naagihii waakuwa meeshii durtaba idinku yimid 😂

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 หลายเดือนก่อน +1

      Naagtu miyaanay Muse Cabdalle ahayn oo aanay isku qolo ahayn odaygeeda.

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 หลายเดือนก่อน +1

      @shabeel7467 lkn odaygiiba wali lama arage iyada maxaa meesha keenay ????

    • @NimcoFf
      @NimcoFf หลายเดือนก่อน

      Haday timaado saw marwadii dalka maaha waar xishooda

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 หลายเดือนก่อน

      @NimcoFf markaa cirro waa u dhammaatay kkkk iyadaa dalka madaxweyne ka ah ‼️
      Ta labaadna marwooyinka madaxweyne Muuse ma arki jirey ?????
      Naa ummadda ka fadhiista !

  • @hodanibrahim3585
    @hodanibrahim3585 หลายเดือนก่อน +7

    Xirsi gaab iyo edaday soo xasustay markay hubsadeen iin silaanyo buko Allahu yarxam

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @Hanaadi2424
    @Hanaadi2424 หลายเดือนก่อน +11

    Nolosha cusub so dhaweeh. Dee odaygii wuu hurdaa.

    • @acacius9903
      @acacius9903 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 หลายเดือนก่อน +13

    Guuxeedii ayey ka dheeraysay.
    Isagiina wuu hurdaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

      Macaan jecel haddii maaliyaddii la idin siiyey weli ma hadleysaan

  • @danjire7605
    @danjire7605 หลายเดือนก่อน +4

    Waan talinayaaye sidaa haloo ogaado ayey inoo Sheegaysaa.
    Lkn waxay ku mahadsantahay cidii wax u baahan inay u sheegtay in marwada koowaad lasoo maro oo cidii ka leexataa ay ka horiman doonto.
    Maanta uun maahee waxay talada kala wareegtay masuuliyadii qoyska Ciro.

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks shaqo culus baa d u haysaa qaranka somland waanu kugu hanbalyaynaynaa jasaakalah

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +9

    Madaxwayne muuse Biixi Cabdi waa Nin dhaqanka suuban ku qama hawshii uuqaranka hayayna ku filaa is sharaf iyo cadalad leh uguu shaqeeyay qaranka soomaliland magac iyo mamuusna kaga dagay xilka dib inuu usoomari umalaymayo muuse Biixi oo kale ilahay ha xafido ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      Imika nin iyo naagtii ayaa inoo wada talinaya😂

    • @cabdiraxmanjaamac3900
      @cabdiraxmanjaamac3900 หลายเดือนก่อน

      Ceebay tacaal war reerku maxishodan ee raali noqda waa badawnimadee

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalo geeei 🦁Sax 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi หลายเดือนก่อน

    Itus oo itaabsii weeye xaalkeenu hadaanu nahay xisbiga kulmiye
    Mida kale Madaxweynihii ladoortay meeyey
    Meeshii waxay noqotay xeradii hurdada malaa uuseexday mise wixii lasheegi jirey run ah ee xisbiga wadani waahuwanta
    Mansha Allah tabaraka Eedo Waridaad TV rubaad sheegtay guulayso geesi geesi dhalay noolow cadawgaa hajabo

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 หลายเดือนก่อน +1

    Horta Marwada madaxweynuhu distuur ka Somaliland meelba kuma laha, markaa ha odhon marwada koowaad. Waa Marwada madaxweynaha meelna kuma laha distuurka dalka.

  • @alimahamed670
    @alimahamed670 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah somaliland guuul

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanalah ilahay ha u gargaro soomaliland madaxwayne muuse Biixi Cabdi ilahay dalka ha u celiyo aamiiin

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +1

      Muse durba waa laga reystay waa kaa Ciro kala dejiyey buuqii iyo qayladii waa habaar inuu soo noqdaa

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      ​@@samowsamale3490Wali mucaaridnimoba lama gaadhin 100 cisho ee madaxweynuhu qabtay Wali may dhamaan isaga iyo naagtiisaba waala karbashaya wllhi waad arki, dowlad bilaa mucaarid ahi jirimayso😂

  • @AmranHassan-ro8oo
    @AmranHassan-ro8oo หลายเดือนก่อน +1

    Wa ciro naaga 😅😅gaabnida iyo wxwalba wllalo ayd mooda

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน

    HAVAR JILEEC MAXBUUS 1000 IIDOOR QAAWAN OO MAXAABIIS AYEY HAYSTAAN HARTI SSC KHAATUMA STATE JAMAAHIIRTA HARTI WARAABAHA LAIDIN CUNSIIYEY HADANA WAA LSIDIN CUNSIIN INSHAALAAH GUUUUUUUUUL DAWLADA SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN IDIN SIIYO AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN FROM JUBOLAND VIVA

  • @MajidMoha-sb3tj
    @MajidMoha-sb3tj หลายเดือนก่อน +1

    Naga raali ahaada reer somalilanow ninka waaliba lagu dhalay aabihii silsilad kuxidhanba hooyadii wasay kadib qofkan waalanba dhashay😅😊

  • @anzilducaale6911
    @anzilducaale6911 หลายเดือนก่อน +4

    Waridaadow indr iska daa Waxan dhex dhexaadkagii ku soo noqo😮

    • @CawaaleXasan-y9t
      @CawaaleXasan-y9t หลายเดือนก่อน

      Ma runta ayaad leedahay ha sheegin

    • @ismaip1
      @ismaip1 หลายเดือนก่อน

      ​@@CawaaleXasan-y9t aflagaado miyaad run u taqaan war ninka ha waalin nacasow oo jar haka tuurin

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

      @@ismaip1adigo sowtaad nikisyada dumarka ka sheekayn jirtay

    • @ismaip1
      @ismaip1 หลายเดือนก่อน

      @@nuurnuuraan8624 ilahay kabaq wll waligay dumar ma caayin

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 หลายเดือนก่อน +1

    Anagu hadanu dumar nahay wanu ku racsanahay marwadu inay waxqabato

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwayne allaah ka boq oo umada waxay kuu dooratay
    Sideeda ugu wad

  • @Bashatalents
    @Bashatalents หลายเดือนก่อน +4

    Naaa ka fadhiiso umada kii kuqabayba dabloo waaye

  • @ayaanleshafi
    @ayaanleshafi หลายเดือนก่อน +2

    War meee war meee maxaweene ciro😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaabiista Huwanta hadii la siidaayo. Walaahi Ciro ayaa u Qoolan

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน

      IIDOOR QAAWAN 1000 MAXAABIIS AYAA LAGA HAYAA WARAABAHA LA IDIN CUNSIIYEY SSC KHAATUMA JAMAAHIIRTA HARTI KABLALX DAAROOD WAA GEESIYAAL MAASHAALAAH GUUUUUUUUUL DAWLADA SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN GARABKIINA NAHAY FROM JUBOLAND VIVA

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน +1

      IIDOOR QAAWAN 1000 MAXAABIIS AYAA LAGA HAYAA WARAABAHA LA IDIN CUNSIIYEY SSC KHAATUMA JAMAAHIIRTA HARTI KABLALX DAAROOD WAA GEESIYAAL MAASHAALAAH GUUUUUUUUUL DAWLADA SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN GARABKIINA NAHAY IIDOOR WAA MAAMUL GOBOLEED TABAR LIITA OO HADANA AFKA KA BOOOTEEYA FROM JUBOLAND VIVA

  • @yurub5288
    @yurub5288 หลายเดือนก่อน +3

    Wager way belaa batay marwado way dheeryneysaa😮😮😮😮

  • @somfunsays8617
    @somfunsays8617 หลายเดือนก่อน +1

    Amina weris baa 7 sano Somaliland Ka talinaysay muuse biixina inankisa dadka Hargeisa Ku afduubayay Maxa Ku jaban haday wadanka kor meerto

  • @Garasmedia
    @Garasmedia หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan u qosly... waleee mucaaradd kale iyo run kale oon adiga ahynba ma hayno... @waridaad TV ... only.. .. habaar lagugu kari waaaaaaaa... nin addagg...

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 หลายเดือนก่อน +1

    So funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Somaliland 😂😂😂😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +2

    raga somaliyeed wax ma idin shega dumarku way kuleeyihin dalda daka wax waa khladan tahin ciro xita wuukhaldamay marku yidhi wabakuma laha hadan ogan laahan umaba ololeyen lakiin idinku meesha idinka sasbabnayay way ku leedahay kala noo diida talada dalka ader nebi maxamed salahi caleehi wa salam laba goor xaladu ku adkatay iyaga la taliyay khdijaiyo umasalama joojiya walida way lataalinayaa idima talinayse

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @SacadHaaji
    @SacadHaaji หลายเดือนก่อน +1

    Shaqadii Samina Waris ayey bilowday oo noqonaysa

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    Maa durtaba muraayo garade iyo khadra xaayeed walaahi waa funny 😂😂😂😂😂😂

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน +2

    Waa la soo ogaaday Ma aha Habarjeclo War’idaadow Beenaale ayaad tahay Nin Dhulbahante ah AYAAD tahay ee isku diraya ISAAQ.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน +1

    Walee wargaleen sax ah ayad tahay hore usoco. Waridad.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 หลายเดือนก่อน +2

    Cirro inaanu wax aqoonsiya ogolayn ama wax qadiyada wadin waxan xaqiiqsaday maalintuu qofkan udoortay arimaha dabeda sidookale isgaadhsiintii iyo dusduurka waxa loodhiibay dhulbahante😮😮😮😮😮 markaa kaquusta

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 หลายเดือนก่อน +1

    Doofaarow maad madaxweyne ka dhamaatid ciilka aad u qabto weynaa

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 หลายเดือนก่อน

    Ceeb Xaaska MW Ciro ka xishoo Waridad

  • @MarwahusseinAli
    @MarwahusseinAli หลายเดือนก่อน +1

    Qarankii 5yrs bilaaqaab ah oo hurdo iyo caajisa laaxawla

  • @RoodaAhmed-yw6eg
    @RoodaAhmed-yw6eg หลายเดือนก่อน

    Gabilay maaha waa reer hargaysa aan ku saxee

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahidiintii waa la tabay. Illaah banu leenahaye ragii haloo yeedho wax xukumi jiray.

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 หลายเดือนก่อน

    Wallahi we so wish if muse could come back to our country look at us now we get rid of a strong man and we vote for a soft government Subhan’Allah so welcome to reality there’s what we deserve actually who ever voted him 😂🙆🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🛌🛌🛌

  • @zakariyesuldaan2839
    @zakariyesuldaan2839 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan wali iyo WIILkiisa inaga soo karbaash. Daaroodka shiiqoodu waa janjeedhaa, sida umal aadan wali wiilkiisa .xasaan

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid หลายเดือนก่อน

    Guuuuul masha allah guuuuul soomaliland guuuuul geesi guuul 🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn หลายเดือนก่อน

    WARIDAAD WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubaarig586
    @mubaarig586 หลายเดือนก่อน +4

    Wll ilaahay ka baq oo alle ka xishood madaxda aflagaadada kadaa waxan aan leedahay laba malag aya qoraya camal kle raadso wll qlli

    • @HAYATjamacHamdajamac
      @HAYATjamacHamdajamac หลายเดือนก่อน

      Ooo markii muuse iyo hoyadiiba cayay say maxaad intaa u xasuus naan waydeen ma imkaad damqanaysaan

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 หลายเดือนก่อน +1

    Maayir heerihii burco ayaa gabadhiisii marking la doortay ka soo dhinac kacday

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery หลายเดือนก่อน +1

    Durba imaan la.aan ayay laso baxday naagti uqabay ciro

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk หลายเดือนก่อน +1

    rijaal.ninkan hurda xaskaga dalka.kafadhisileh

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 หลายเดือนก่อน

    Wadanka waa loo yaaba Allah ha naga qabto somaliland diidka wasiirada laga dhigay iyo naagaha godadka ka soo baxay maxaabistii somaliland ha horeeyo FASYSAL CABDI BOOTAN cayayaanka cadawaga haysta Allah ha ka soo saaro aamiin yaa Allah

  • @AbdinaasirMohamed-e7c
    @AbdinaasirMohamed-e7c หลายเดือนก่อน +1

    Halkaas waxa ka cad in aanu ciro dalka madaxwayne ka ahayn ee xaaskiisu dalka maamusho isna afka madaxwayne ka yahay wlee nin xaaskiisu hor ordayso waxba ma maamuli karaayo😂😂😂

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be หลายเดือนก่อน

    Guuuul Somaliland waa sificaan
    hadaay bokhataay maxaa kujabaan,
    Lagayabee iin aay issaga dalxistagtaay.is ok❤❤

  • @DhuuhAbdillahi
    @DhuuhAbdillahi หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan ku ogolahay caafi kablaay markii aad ciidanka ka hadli jirtey waan kugu kacsanaa hambalyo inaadeer halkaa kawad dhaliili waa toosin

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 หลายเดือนก่อน +2

    Iyada yaa doortey ninkii la doortay mee

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      Iyadaa ka dheeraysa wll way caawinaysa 😂

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 หลายเดือนก่อน +1

    HADII AY SII DAAYAAN WALAAHI BAA NOLOSHA LAYSKU CUNI.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 หลายเดือนก่อน

    Ciro sir ayaa laga hayaa Somaliland hore hirebu vwadimaayo waayo cadowga Somaliland ayuu anarka Ka qaataa

  • @mohamedahmed-lk8sj
    @mohamedahmed-lk8sj หลายเดือนก่อน +4

    Xolayahow ka xishod marwada

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 หลายเดือนก่อน +2

      Kani wa neef cadiya

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 หลายเดือนก่อน +3

      Marwadu gurigeeda ha ku ekato ma iyadanu xili udhibanay haday xadkeeda so gudub waliba dhangadba logu dari

    • @w410921
      @w410921 หลายเดือนก่อน

      Marwada muu caayin, wax gar ah buu ka sheegay

    • @mohamedhawadle5213
      @mohamedhawadle5213 หลายเดือนก่อน

      War idaadaw kala gaynta jooji

  • @MohamedOsmanBakal
    @MohamedOsmanBakal หลายเดือนก่อน

    Waryaa Mr Waridaad, Waxan kuu sheegayaa inad Tolkaa u sheegto in marka soo socda madaxnimada Somaliland ay iska leeyihiin Samaroon , oo an habar jeclo meesha waxba u oolin,
    waligoodba ha guddomiyaal batane.
    Madaxnimadu waa wareegto ( Rotational Presidency)
    Markiini waa qaadateen.

  • @KhadarGeelle
    @KhadarGeelle หลายเดือนก่อน +1

    Somaaliland allaha,unaxariisto,

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 หลายเดือนก่อน +1

    SOMALILAND GOD BAY KU RIDAYAANE WAA IN LAYSKA QABTAA DADKAN. OO ILAAHAYOW NAGA QABO CADOWGA

  • @CabdisalaanIbraahiim
    @CabdisalaanIbraahiim หลายเดือนก่อน +3

    Wllhy waridaadow qof intaa dhaamaan ku moodi jiray
    Sow lax uunbaad ahayd

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu sheegay wardidaad run markaa lax iyo kirbaa adiga ah

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน

    Buufi huwsnta iyo cadow kalkaalka ,guul inta dacada u ah somaliland

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน +2

    Adba toban cisho ka yar ayaad mucaaradnimo bilowday ee maxaad iyada ula yaabi adaaba cid walba ka liita oo weliba beenaale ku suntan

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n หลายเดือนก่อน +1

    Alow sahal Amuuraha adaa noo Aqoonee cirro iyo naagtiisa ilaahay oow naga qabo

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 หลายเดือนก่อน +1

    Waridaad sxb isbadalka ayay 1 ka tahay wadani

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f หลายเดือนก่อน

    Waa cajiib madaxwane muudo 13 cishoo aha aan guruga ka soo bixin waa nasib daroo madaxwane dhaan oo la doortayi marwada dekeda berbera maxa ka yala 🎉😢😢😢❤😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Geeeeeesi waridaad tv

  • @aminajama6852
    @aminajama6852 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow odaygayga madax weyne kadhig aan meelaha diric wayn jiidjiide

  • @MohamedAxmed-b4b
    @MohamedAxmed-b4b หลายเดือนก่อน +1

    Eeyaa jogjog.Xishood.waweerar.dhaqaalaha..awal

  • @yusufrobleh
    @yusufrobleh หลายเดือนก่อน

    Waa markii uugu horeysay in Marawo Madaxwynaha SL uu qabo ay mamulka dawladeed ay faraha la gasho, laga bilaabo Cigaal. Hadda weli parliament laga ma ansixin dawlada. Tolow maxa xigi?Bal aan sugno.

  • @abdisaid6928
    @abdisaid6928 หลายเดือนก่อน

    DALKII WAA QUDHMAY MUUSE BIIXI XAASKIISA WELI MIYAAD ARAGTEEN IYADOO XARUN DAWLADEED TAAGAN OO LEH WAX AYAAN KORMEERAYAA

  • @cabdishakuur9760
    @cabdishakuur9760 หลายเดือนก่อน

    Ciro somaliand waa loosodiray

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar หลายเดือนก่อน +1

    war idaadow dalka sow habar jeclo mey jabin

  • @CaliBurdheer
    @CaliBurdheer หลายเดือนก่อน

    WAR JOOG HA MUCARADIN DAWLADA BOODADA IYO KUDMADADA ISLA SUG

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 หลายเดือนก่อน

    Maalintii Ciise Keyd ka tagay wasaarada Arinaha dibada ictiraafkii dhintay.

  • @Wild123-t6r
    @Wild123-t6r หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ kkkkkkkk

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif หลายเดือนก่อน

    Bisika ciiro islaanta waxuu ka dhigaya maareeyaha dekeda ceeb weyne muuse biixi inankii askariga ah ee dalka difaacaya baay ciiro iyo reerkiisu ku dhaganayeen dalkii waxaa ku habsadey candho wadaag

  • @engab001
    @engab001 หลายเดือนก่อน +1

    Ku xidhnow marwada qaranka

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyihii uugu qalisanaa waridad runtanu kugu jecelnahay geesi geesi dhalay

  • @Rahhh1045
    @Rahhh1045 หลายเดือนก่อน +1

    Allow sahal xirsi Iyo Aamina igu soo dhacee

  • @gudoonawdahir6334
    @gudoonawdahir6334 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dawlad qaldan