Challenge Aara Bul Iyo Qosolkii Aduunka ||2020||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • So Diyaarinti
    Aamina Isleeg

ความคิดเห็น • 223

  • @ayanle_1068
    @ayanle_1068 4 ปีที่แล้ว +19

    Ciyartaasi intay socotay qofta Teamka ku cusub ayan dawanyay wllhiy masha alah qoftu qurux badana ♥️♥️

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 4 ปีที่แล้ว +37

    Inanta cusub inan miskiin akhlaaq badan ka muuqato waxan odhan laha ka joog social media

    • @ahmedxashi4833
      @ahmedxashi4833 4 ปีที่แล้ว

      Gurey tiiza wuu izka boodZinayaa😆😆😆🤣🤣

    • @fatimaafgaab7081
      @fatimaafgaab7081 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk kadhima inaanta cusub dee

    • @engabeez4416
      @engabeez4416 3 ปีที่แล้ว

      Hh Waar waan.rabadha inanta nio waxnoosheegoo.

    • @najmasalebaan5983
      @najmasalebaan5983 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wll

    • @studiodollar2763
      @studiodollar2763 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najmasalebaan5983 ❣ mansha allah hadad halkii ku joojisay waan kugu amaanaya wll

  • @MustafaAhmed-qg4gg
    @MustafaAhmed-qg4gg 4 ปีที่แล้ว +9

    Guri Barwaaqo waa ciyaalkii hore wuu ka laastay yaryarka

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 4 ปีที่แล้ว +9

    Hhhh wlhi qosol iguma Hadhin Guri barwaaqo imtixaan weeye 19:01 ❤😄😄😄😄😄 saydhiye meelkastuu kaga keenay

  • @zamzammohamed8803
    @zamzammohamed8803 4 ปีที่แล้ว +17

    Warya guri brwaqo wd khldanthyde wxy gbdhahan ad midna k dysy midna iyado martiya walipa anad hal xabo xta u dhafin

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 4 ปีที่แล้ว +18

    Gurow sxb Ciyaartan waxa loo ciyaaraa Shan xaraf oo kala ah
    Jeesto
    Fiingar
    Kabtan
    Kaare
    Ooli
    Maaha 12345678910🙏

    • @theviperpro
      @theviperpro 3 ปีที่แล้ว +1

      Tirsiimadas Jeesto, Fingar wa mid Koonfur Version ah. 123 na Wa mid Waqoyi Version ah. Si kle maaha wa isla cayaarti

  • @jubayrgemar1789
    @jubayrgemar1789 4 ปีที่แล้ว +10

    Gurey Barwaqo sidi Madarasadaha Ayu Malinba Mid fadhisin kaso qadanaya "Allow Jano"

  • @akilaburco474
    @akilaburco474 3 ปีที่แล้ว +6

    AarYadheHen GuraY Wuu idin ka Maskax WaYn yhY Tiro bdn ayuu qabsadeY Dadkuna markaY bdn yhiin Tirooyin bdn ayaa laqabsadaa Gurayaw Reply soo gaL deee 😂😂😂😂😂😂

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 4 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂 ciyartiba 8 ayay ka dhmanladahyba alla guri barwqo kk

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 4 ปีที่แล้ว +11

    Gurey waa nin weyn wlahi waa intu idinka weynyhy ciuartani waxey ubahantahy lambar badan sida 8 oo kale madaama aad badantihin idinku waaa idin gaadey 😂

    • @needleyare3973
      @needleyare3973 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 meeldheer ka aragiyo
      maankiyo garaadkaa
      lagu kala macaan yahay

  • @hapiiphassan2753
    @hapiiphassan2753 4 ปีที่แล้ว +6

    Reaction Ma Aha Adeer Waa chalenge😁😁
    Guri Waaka Hooz Baxdey🤚

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah foorjo beer casaada ka dhacday wlhi dhan bay ka raran tahay cadaalad maaha gureyow😃

  • @hebohashi8929
    @hebohashi8929 4 ปีที่แล้ว +5

    De sadexdiini uun qosol waynaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaaarta bilowgeedi ayuuba idinka badiyay guri nin wayn 😂👌🏽🤪

  • @ibnuyaziin5649
    @ibnuyaziin5649 3 ปีที่แล้ว +1

    Haaye saydhiye ayaa soobaxay iminka iyo 2020

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 3 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha burco waa hablaha somaliland ugu qurxona masha allah

  • @arkeidiriz5756
    @arkeidiriz5756 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh sxp ninkani afsoomali ayuu inigu dhacay guray ee
    Iska qabta

  • @fadximohamed8799
    @fadximohamed8799 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waad dhacan tihiin waligiin maynaydu hore u ciyarin markuu 8 dortay ayuu idinka badiyay idinkuna 2 iyo 3 mana ki dhacdo

  • @sanist26
    @sanist26 4 ปีที่แล้ว +8

    Abti Dabkuu idinka Riday wlHi Gurey😂😂😂

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 3 ปีที่แล้ว +1

    Guray dhakuu idala ciyaaray and khiyaamo😂✔✔

  • @Time_Money.
    @Time_Money. 4 ปีที่แล้ว +6

    Waar ma reactionbaa mise waa challenge 😂😂😂😂gurayoow waxbaad iska tiraahdaaye

  • @danhiilalichannel5332
    @danhiilalichannel5332 3 ปีที่แล้ว +1

    Labadagabdhod.iyo.sedaxdawiil.wanidinsalamay.jiraoo.jooga.cimriginu.ha.raago

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 4 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk waar odaygan guri wuu idinka fara qabsaday.

  • @ckofficial4867
    @ckofficial4867 4 ปีที่แล้ว +5

    Ciyaarti waad biyo dhiciseen gurow🤣🤣
    Waxa loo ciyaaraa jeesto fingar kaari Captain ooli

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว

      Sax waye garan mayaan dhangad laqaato dharbaaxsho ahay

  • @muuselucas501
    @muuselucas501 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my team maadshe

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 4 ปีที่แล้ว +4

    Najma wxd thy wax yaroo malab ah I 💟 U

  • @aliyaapdukadir641
    @aliyaapdukadir641 4 ปีที่แล้ว +1

    Guray iyo saydhiye wabeercazad waizka qozlyan 😂😂

  • @hamsefilmsvlogs4125
    @hamsefilmsvlogs4125 4 ปีที่แล้ว +1

    Najma qof shidan masha alaah

  • @drscaqlizan2450
    @drscaqlizan2450 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooow asxaap qaaliya horomar wacan ayan idin rajaynayaa dhamanteenba

  • @ciyaarahacalamka2294
    @ciyaarahacalamka2294 4 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhh wlhi sidaan uqoslay wali uma qoslin gurayy wuu idi xidhxdhy ciyaalkii hore weeye inta hesaha laysku goosanayo xitaa wuu xidhxidhay

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 3 ปีที่แล้ว

    Guri Barwabo Ninka qudhee iga qosliya Ale haka farxiyo

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 4 ปีที่แล้ว +1

    Gurey barwaaqo maskax nin weyne bu idiin adeegsaday

  • @saalimyare484
    @saalimyare484 4 ปีที่แล้ว +4

    war Guray iyo amina Way idinla Gadhen 😂😂

  • @akramahmed155
    @akramahmed155 3 ปีที่แล้ว

    Guray waaa nin horeeyaa wlhi🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhiyaslepan8813
    @farhiyaslepan8813 3 ปีที่แล้ว

    Guray iyo aamin way heshìiyaan

  • @nafbixiwayweydmedia2962
    @nafbixiwayweydmedia2962 3 ปีที่แล้ว

    Guribarwaqo iyo aamina xidhiidh cusub mashalh waxkale

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts 4 ปีที่แล้ว +3

    Guulaysta WalalaYaal

  • @karsheadenkarshe1926
    @karsheadenkarshe1926 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo he is funny wlhi kkkkkkkk waa la isla qatay ayu tagan yahay sixir baran banu kugu kicin dona mnsha allah guul ban idin rajeynaya walaloyal u have all of u great talents 🙏👈

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 4 ปีที่แล้ว +1

    Are wllhi qosol dartii waan ooyay wxs Guri barwaaqo ayaa ka masuulaH😅😅😅🤣🤣

  • @_qumanaha
    @_qumanaha 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri Barwaaqo xbdn aad ka Qalaynayso Ee Amina Dhanansibad ku Hysa Miya wdigan ka Qalaynayee😂😂

  • @omerali1498
    @omerali1498 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar OdaYgu ciYaarta isagaa leH Ka DaaYa caYaaRta 🤣🤣😀

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 4 ปีที่แล้ว

    Alla guri iyo aamina
    Caadi bay ugu dumeeeeen
    Groupka saydhiye😂😂😂😂😂

  • @hanadtaataale1172
    @hanadtaataale1172 3 ปีที่แล้ว

    Wlh sxp guri barwaaqo qosolki waa iga dhamaday lpx kuwataa legend keep going sxp

  • @snatube1135
    @snatube1135 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh
    Guri barwaqoow inta cusub waad iloowdayy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @artislekhadar2361
    @artislekhadar2361 3 ปีที่แล้ว

    Gurow wad kuxidhaysaa aamina

  • @amiinhaid308
    @amiinhaid308 4 ปีที่แล้ว

    Qosolki aduunka iyo kaftan miida idinsalamy tiin burco

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 4 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo konfur iyo waqoyi o qudhi kuma dawadane somalidi kale xaged ku ilawday Ciyarta magac kalay u yaqanane ku dar koonfur un ha shegine mesha Somalida ku sima

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 4 ปีที่แล้ว +1

    VAR. teamka waxa ku cusub gabadh iyada ayay ahayd in lasoo dhaweeyo Oo gurey la safto ileen ciyaartu isagay u afduubantahee, ta labaad waxay ahayd dhexda in la fadhiisiyo way fogtahay. Ciyaartu waa ku shubasho cadaana looma cumaamadin kkkk

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +1

      Inanta dhawr jeer ba so durug la dhahay oy ka dhacday waa runta lkn inay ka qalleeyan bay ahayd inanta cusub

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaanmohamed1862 Haa lkn marka hore ayaa qaab qaldan loo soo abaabuley.

    • @najmasalebaan5983
      @najmasalebaan5983 3 ปีที่แล้ว

      😁😁

  • @liibaan609
    @liibaan609 3 ปีที่แล้ว

    Saydhiye 4tiisii uu garan waayey xanaaqii 11: 41 kkk

  • @mustafehojamvlogs8241
    @mustafehojamvlogs8241 3 ปีที่แล้ว

    Guray madhmadh bu idinkaga dhanansady

  • @xoogazaaxil6531
    @xoogazaaxil6531 3 ปีที่แล้ว

    Cheng heesaha noso badiyaa wllo hada argto woraalkeyga respect dhamaantiin gurey iyo qalab jaan heeso no diyaariya inta gu racsan like isaara

  • @ayaankayse7205
    @ayaankayse7205 3 ปีที่แล้ว

    Waa idin salamay walalhayga qaaliga

  • @suheipharir533
    @suheipharir533 4 ปีที่แล้ว +1

    Cawa markaan dawaday vediogan waxan xasustay xishodki gabdhaha somaliyed inanta najma wa gabdhaha aadka u yar ee dhaqan hablaha somaliyed ku hadhay

    • @nourcade6235
      @nourcade6235 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah inanta Cusub wll alle haku Xfido waxan kugula Talinllahaaa in Aad kabaxdo .soieal meide

    • @najmasalebaan5983
      @najmasalebaan5983 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wll alle haku daayo 🥰❤

    • @najmasalebaan5983
      @najmasalebaan5983 3 ปีที่แล้ว

      @@nourcade6235 hy wll waad mahsanid

  • @axmedcabdiaxmedcabdi7734
    @axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 ปีที่แล้ว

    Keep going legend

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 4 ปีที่แล้ว +1

    Faarta Saydhiye number 4 bu Lahayo mar buu ildu fay intay usoo Baxday

  • @jiireeygroup1408
    @jiireeygroup1408 3 ปีที่แล้ว

    War nio Guri barwaaqo wuu iga qusliyaa ee kusoociliye

  • @jamalawil5269
    @jamalawil5269 2 ปีที่แล้ว

    guri barwaaqo iney ku khiyaanan Bey doonayey 😀😀😀😁

  • @jamalawil5269
    @jamalawil5269 2 ปีที่แล้ว

    guri barwaaqo Reactionkii Ma iskadeysey 😀😀

  • @xamdoaxmed325
    @xamdoaxmed325 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadku haday badanyiyin number wayn ba la qabsadaa saydhiyan ka naxay

  • @engineerlafoole1727
    @engineerlafoole1727 3 ปีที่แล้ว

    Sxpiyaal guri wa idin qayanay sbbto ah wad badantihiin tira bdna ayaa la qapsadaa guri barwaaqo hore ayuu u dheeli jiry ciyaarta

  • @yusufceydid6681
    @yusufceydid6681 4 ปีที่แล้ว

    Ar guraw amini wajigay nagag dhagtay soo qari malmo

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 4 ปีที่แล้ว +2

    Guray wuu Idinka Qabsaday 😂😂😂😂😂

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +1

    from gurey seyriyow atirisho cusubna waad kusoo birisay

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo wuu kuu rer berbereeyey nio saydhiyow kkkk

  • @mousemohamouth6774
    @mousemohamouth6774 2 ปีที่แล้ว +1

    mmmmmmmm

  • @bulshomeere2431
    @bulshomeere2431 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk guriyoow adiga iyi aamina waad iska xidhaysaane

  • @abdiqanijama6448
    @abdiqanijama6448 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh Ala Guri barwaaqo jinsanaa khiyaamuu kuwadaa meesha

  • @asmabaruud776
    @asmabaruud776 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣why beerka i caasaday hore usocda maadshe films

  • @maxamadgalaydh5758
    @maxamadgalaydh5758 4 ปีที่แล้ว +1

    Team kaan la hadlayaa Aaraabul sharaf tiina maahee hays ceebaynima

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi gurey Waa garac kulaha Amina laga jari mayo lkn ayadan ku qoslay kula ifuro gurow 🤣🤣🤣

  • @mohammedjanto3329
    @mohammedjanto3329 4 ปีที่แล้ว

    First View 😎

  • @mohamedkhadarchannel144
    @mohamedkhadarchannel144 4 ปีที่แล้ว

    Sidii ri gaadhi lasaaraaYo ayey najmi izmacaanaysaysaa

  • @ibnudaahir4380
    @ibnudaahir4380 3 ปีที่แล้ว

    Shan iyo eber

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 3 ปีที่แล้ว +1

    Guray khiyaamole😂😂😂

  • @origraforigraf1303
    @origraforigraf1303 4 ปีที่แล้ว

    Guray wuu idin khalday waayo markad badan tihin number badan aya la qabsada si ad mrkasta u hesho lkn hadad wax yar qabsato dadka badan oo heli maysid hhhhh hh waxan anaga malcamada ku dhex ciyari jirnee hhhh

  • @abdikadirbulshaawih5137
    @abdikadirbulshaawih5137 3 ปีที่แล้ว

    Qayp labaad ka soo sameeya qaybta heesah

  • @ifraaxaxmed9999
    @ifraaxaxmed9999 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @cabdicassan9659
    @cabdicassan9659 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan qalab jaan wu qajilaya sidan u arko

  • @sakiaxmedyutebofcificl7193
    @sakiaxmedyutebofcificl7193 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh dad igu qaliya is helay walee qosol kuma yar

  • @saalimyare484
    @saalimyare484 4 ปีที่แล้ว +2

    Go forward 💥🇸🇴🖐

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 4 ปีที่แล้ว +1

    Saydhiye Mashxarada Taqanaaaa😂😂😂😂

  • @Time_Money.
    @Time_Money. 4 ปีที่แล้ว

    Gurayoow Waa la isla qaatay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😋😋😂😂😂😂

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 4 ปีที่แล้ว +2

    war saydhiye io Gurayow Nagazo dadajiya Riwayadihi

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 4 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo dadka khaladka kadaa lixiyo labaad isugu celisaye🤣🤣🤣

  • @quinyt3314
    @quinyt3314 4 ปีที่แล้ว +3

    3:30 wu farxy 😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdikariin6179
    @mohamedabdikariin6179 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dad aan kufaano keep going I love you All

  • @mustapheabdullahicarey7419
    @mustapheabdullahicarey7419 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciyartan waxa loo Ciyara
    Jeesto
    Fingar
    Kabtan
    Kare
    Oli
    Waxay 1234567 waxan boshaqa ah

  • @clraxmaancrofficial4970
    @clraxmaancrofficial4970 3 ปีที่แล้ว

    Share like cometi

  • @mariakadr2069
    @mariakadr2069 3 ปีที่แล้ว

    😁😁😁

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 4 ปีที่แล้ว

    Gurow inanta qariibka ah ka xidh wa kusideeeeh😂😂😂

  • @awaleomersheekh9088
    @awaleomersheekh9088 4 ปีที่แล้ว

    saydhiye iyo guroow meesha hablo idila jiibiya keena oo cod mcn

  • @cabdiqanisalax5069
    @cabdiqanisalax5069 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 4 ปีที่แล้ว

    Guray inantasan kahelay niyaw arabusha danbe waanku jiraa hadaad doonto ulba illa dhacoo

  • @sahrajamac6144
    @sahrajamac6144 3 ปีที่แล้ว

    Please so badiya barnaamijyadan oo kale

  • @mohamedmhs8842
    @mohamedmhs8842 4 ปีที่แล้ว

    Amina iska qabta muranka balaayo ayay ku qabtaaaaye 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @duwanetiktokchannel4015
    @duwanetiktokchannel4015 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi dhaban u qoslay xamasad by maraysah bahashu wllhy igu qliya halka kasi wada wlhi tagero buxa idin haya

  • @cabdiqani5327
    @cabdiqani5327 3 ปีที่แล้ว

    Inanta sfcan ula dhaqma ay ay dhashay tihin

  • @zamatar.famouz3832
    @zamatar.famouz3832 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 4 ปีที่แล้ว

    Halaa halaa guri burwaaqo keeb going pro

  • @aliismaacil5819
    @aliismaacil5819 4 ปีที่แล้ว

    Asc comenca lanbarkow ee qasaasilka nagadaaya