abwaan Axmed Budul Gabay Qabyaaladda Joojiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah gabaya iyo suugan kale oo qabyaalada suulisa aad ayan ugu bahanahay soomaali maraan dhegeysto waan ooyaa mrkay qabyaalada ku faanaan

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Somali waxa Kal reebay wa qabil iyo jahali

  • @faadumomohameth1127
    @faadumomohameth1127 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allh kajoogaa kamaqan hagaarsiiyo gabay wuu dhaafay kani

  • @AxmedCabdi-ct5fp
    @AxmedCabdi-ct5fp 5 หลายเดือนก่อน +4

    Gabay Qiima Le 🎉👍👍👍👍

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha’alaah,maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 5 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah aad baan gabaygan ugu qiirooday wiilasha soomaaliyeed sidaa dadkiina u guubaabiya horumar baan idiin rajaynaya

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 5 หลายเดือนก่อน +9

    Abwaanada yar yar fadlan dhamaantiin gabayo qabyaalada lagu tirtirayo noosootiriya abwaan camaari ,abwaan sharlaawe, abwaan shiiine iyo i raanan magacyadooda sheegin waxaan idin sugaynaa dhiira galiya dhalinyarada

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mash allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ saxiix abwane ilxun kuma aragto 😊

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waarun walee illaahay hanaga saaro rafaadkan maalin iyo habeyn soobadanayo hadaa dumarkiina dhiig yacabo isubadalen yaarabi somali caqligii wacnaa iyo naxariista eebe iyo walaalnimo darisnimo noosoo celi aamiin axlaa gabay hadey kuwana qaata allaha nagadhigo aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💘💘💘♥️💞🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️💜♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @CabiiraAdam
    @CabiiraAdam 5 หลายเดือนก่อน +1

    Such a golden voice and wisdom words ❤❤❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 5 หลายเดือนก่อน +2

    Somali allalow qabyaada ka saar❤️❤️❤️🤍💚💚💚❤️❤️💓🤍🤍🤍🤍🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️🤍🤍🤍

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 5 หลายเดือนก่อน +3

    Allaahu akbar allaah ha ku xafido ❤❤❤

    • @zahramahamoud375
      @zahramahamoud375 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zahramahamoud375
      @zahramahamoud375 5 หลายเดือนก่อน +1

      🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌸🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 5 หลายเดือนก่อน +5

    Asc wow wow wow ❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Abwan Abdi budal wa runtay

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 5 หลายเดือนก่อน

    Cabiib wale waba lama hariin abwaanku

  • @LuulAxmed-r8e
    @LuulAxmed-r8e 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah allow islaamku meet up joogaba midee

  • @HooyoHooyo260
    @HooyoHooyo260 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanka alle hàku dhowro ina adeer

  • @saadocali-nt5tx
    @saadocali-nt5tx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan budul afkaaga caano lagu qabay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 5 หลายเดือนก่อน

    Allaah Waxaan kabaryayaa in uu qabyaalad naga madoobeeyo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 5 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaaga caano laguqabay

  • @AbdirahmanAden-j2c
    @AbdirahmanAden-j2c 5 หลายเดือนก่อน

    Cajib niki damirleh uba fahmayo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Mashallah Mashallah 👍

  • @NurXabib
    @NurXabib 5 หลายเดือนก่อน

    Magacaahajiro guuùul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XassenAbdi
    @XassenAbdi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn iyagoo kahadlaayo ayey qabyaalada kudhaqmaan sida runtaa

  • @HaadiAli-w4z
    @HaadiAli-w4z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax walbo on ku hamiyo ineey suurtoowi bey ila yihiin xutaa inaa dunida dhan katalin karo ayeey ila tahay lkn soomali hal bil qabyald katagi ilama aha

  • @bintoabdi6229
    @bintoabdi6229 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalah❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahramahamoud375
    @zahramahamoud375 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allh

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 5 หลายเดือนก่อน

    Axsan gabay

  • @snw9257
    @snw9257 5 หลายเดือนก่อน

    Hadi dhalinyaradu kacaan oo odayasha balayo abuurka ah iyo siyaas danley ah dhiga dhaliyarada dabka ku dhubaya ah ladiido

  • @jhashim739
    @jhashim739 5 หลายเดือนก่อน

    Axsan Gabay❤❤❤

  • @osmanmohamed4203
    @osmanmohamed4203 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NurXabib
    @NurXabib 5 หลายเดือนก่อน

  • @AxmedCabdi-ct5fp
    @AxmedCabdi-ct5fp 5 หลายเดือนก่อน

    M.a
    ❤❤❤❤

  • @macalinmaxamed9900
    @macalinmaxamed9900 5 หลายเดือนก่อน

    Asagaba mujrim ah o dambila ah

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 หลายเดือนก่อน

    👍👌

  • @AbdirisaaqCilmi-ed6do
    @AbdirisaaqCilmi-ed6do 4 หลายเดือนก่อน

    😮😮😢😅😅

  • @KowsarXuseen-q9i
    @KowsarXuseen-q9i 5 หลายเดือนก่อน

    M a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedYuusufabdilaahiaxmedcali9
    @AxmedYuusufabdilaahiaxmedcali9 5 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @HawoRage-x5x
    @HawoRage-x5x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha llh

  • @AbdirahmanSaiid-rr4ez
    @AbdirahmanSaiid-rr4ez 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedYuusufabdilaahiaxmedcali9
    @AxmedYuusufabdilaahiaxmedcali9 5 หลายเดือนก่อน

    asc