Afwerki iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Asmara
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024
- Dagaal sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ayaa Arbacadi shalay mar kale ka dhacay, deegaanka Dawacleey ee gobolka Fafan ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah kalluumeysatada ka jallaabta xeebtaha magaalada Muqdisho, ayaa muddo bil ah lagu la’yahay Badweynta Hindiya, iyada oo loo maleynayo in ilaa afar doonyood oo ay la socdeen ay saameyeen dabeylo xoog leh ama ay cilliadi ku timid matoorrada doomahaasi.
Guddiga Amniga Gobolka Bari ayaa Arbacadi soo saaray awaamir ku aaddan xaqiijint amniga guud ahaan gobolka. Guddiga ayaa sheegay in aan hub sharci darro ah lagu qaada karin magaalada Boosaaso.
Cabdi xakin
❤❤❤❤❤❤😢
KUMA FARAXSANIN IN AY SOOMAALI ISLAYSO LAAKIIN WAA LABO SOOMAALI DIID KUWII AY NAGA JECLEYSTEEN BAANA ISKU LEYNAYA OO HUB ISUGU DHIIBAYA ILAAHOOW CAQLIGA U SOO CELI CADOWBAA KA QAATEE
Amen 🙏 🙏