Waxan mudo rabay in aan maraykan ku galo tahriib lkn waxaan mar walba niyada ku hayey in trump uu soo noqon doono oo uu dadka dib ugu celin doono dalalkii ay ka yimaadeen marks ilahaay ban ugu lug goyn maraykan waa arin aad u xanuun badan
Jamila & Professor waa garaney barnamijka ayad ku marti qadey balse nagtan kale oo sawir keeda so sartey waa maxey you don't deserve like but you deserve dislike
Gaza insha Allahu uma rajaynayno xanuun kale Democratskii Qowmu Luudka wwx kadaran ma jirto
Abdi Ismail Samatar oo ka mid ah dadka Soo-geleytiga ku yimi geyiga Maraykan mar hadduu dib ugu kaajay gogoshii iyo dalkii la dejiyey wuxu istaahila in lagu daro dadka dalka laga eryayo isago weliba gashan lebiska baaderi Masiixi ah وبالله التوفيق
Kudarso cabdi samatar waxa dirsaday Dawladii Soomalia
Illama sidas ay sheegayaan akhyaartu.sabta oo ah trump dhirbaaxo ayaa ku dhacdey.wuuna u soo dabcey dadka muslimka ah.
Waxan mudo rabay in aan maraykan ku galo tahriib lkn waxaan mar walba niyada ku hayey in trump uu soo noqon doono oo uu dadka dib ugu celin doono dalalkii ay ka yimaadeen marks ilahaay ban ugu lug goyn maraykan waa arin aad u xanuun badan
Trump waraysi uu bixiyey wuxu kusheegay daadka uu celinaayo inay yihiin kuwa daroogada kaganacsada iyo kuwa dembiilayaasha
Viva palestine iyo somalia 🇸🇴 iyo yemen 🇾🇪 wadamada carabta iyo khaliijka waa khaadimiinta USA IYO EUROPA IYO NATO
Trump hadalkiisu waa cadyahay wAXA uu damacsanyahayna wuu. Kuu sheegayaa
MMB and you
Biixi saadaashiisa ayaa 95% xaqiiqda u dhow dagaalada Bariga Dhexe inuu halkaas kujaraayo
Prof. Samatar saadaashiisu waa hal bacaad lagu lisay Trump dagaal kale ma hurinaayo
Ilahaan cumar darbigay kabooday taramoow ee sooqabo
barasafoorku waxba noga taraam Afrikaans waa isku mid barasafoorka rerka iyo ihlalaan yarba sharciga ka Sal looma tuura walaal qofkii ku habeen.qoxooti hadalkooda soomalidu labadaa was.neceb. yihiin.dalkoodanu uma.bahna
Iran iyo pakistan baa nuclear muslimiinta inoo haya illaahay ha badbaadiyo carabtu waxay ka dhiganyihiin nothing
Professor cabdi ayaa fikirkiisu udhowyahay inay suurtowdo
Lkn Trump markui Somalia ciidamada kalabaxaayey waxay ahayd bishii ugu dambaysay muddo xileedkiisa hadda ATMIS oo waqtiga ka dhamaaday howlgalka cusub ee AUSSOM cid biilkiisa bxiso la la'yahay khilaafka Itoobiya iyo Dowladda Fedaraalka wwxyaabo badan oo murugsan oo aan jirin waqtigii hore ayaa jiro xisaabka ku darsada
dhulkiina kalay haagajiista Somalia ayaa nii bahan
Dhamaan somalida Minnesota isagay u codeeyen laakin wixii uu balanqaday been
in.uu farmaajo.soonoqdo kulahaa
Farmajoow buqabaa duqu
Nacayb iyo jacayl midaytahayba
Jamila & Professor waa garaney barnamijka ayad ku marti qadey balse nagtan kale oo sawir keeda so sartey waa maxey you don't deserve like but you deserve dislike
Broadcaster u r a crazy boy because ur programme interview is future excitation have no value 😂😢😮😅