WHIZIB OO CADEYMO CUSUB OOHORLEH LAGU HElAY..🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 5 หลายเดือนก่อน +1

    gabadha quruxda badan ee soo dacwootay abayo taladayda qaado
    abayo wiilkaas iloow quruxley baad tahay horo usoco kii aad caruurta udhashayba Ka tagay adigu dhibaato danbe ha isu gaysan
    meeshaad kahadlayso iyo dadkaad u dacwoonayso munaasab kuuma aha intaad wax usheegatay adaa kamaskax fiican gabadh lagu soo tabcay oo dadwanaagsan iyo guri wanaagsan katimid baad u egtahay ceebdanbe ha samayn inaad halkaa Ka nacnac tiraahdo waa ceeb
    gabadh quruxbadan sharafleh baad u egtahay wuxuushta Ka dhexbax adoon diciif ahayn ha Iska dhigin waxliita

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 5 หลายเดือนก่อน

    Fariid sir iyo caad waa gabar qardhood❤❤❤❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dahir mj ayu ku qafifay gabar ayaa uso dacwootay maxaa reerdhan meesha keenay

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horta gabdhahan yaa yidhi ahikaansada idinku wax sawtii nimanku wsx shukaansan jireen ta labaad maxay noocan ku fashay oo waliba iyada bahdilaya iyadoo saas u eg

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน +1

    Siriyo caad ma adaaba sidan u hadlaya naa gabadha wa xor tana maxkamad ma ahan waa ti dadka waalwaalan iyo mooryaanta naaya xalimo meeshaan ka dego maxaa ka qaldan oo dhiga ka qaaday

  • @IsmaiAbdul
    @IsmaiAbdul 5 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha mj sudaan ah waligay ma arkin dadkaan xanun qabiil ayaa ku jira naagtaan bello aad ayeey u qaldan tahay xalimo naagaha iska celi

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 4 หลายเดือนก่อน

    Whizb Wiil sharaf leh maxu aman ku siya walashay ba tahay rer ba leyahu ku yiriye? massage-kas aya Caden iyo markaati ku filan 👑 maxa sorry keenay maxu haleyay

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน

    Xaalimo jilicsananta iska daa 100 nin lahoow ee isaga uma taal iyo farax iyo qoyan ba

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน

    Canada ka dacwoo

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 5 หลายเดือนก่อน

    Naagahaan ninka u hiilinaaya wasaqda ah qabiil baa dilay najaasadaa
    Nacayb mj baa idin kujiree kahara gabadha uf

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 5 หลายเดือนก่อน

    Maxkamada dahir dameer calaasow waa fiidnada ummada somaliyeed ku dhex jirta. War naagtan waalan wiilka yar ka reeba. Jaceelka qasab miya?

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 หลายเดือนก่อน

    Islamahaan maxa ka qaldan iyo nimankan

  • @redseries7287
    @redseries7287 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo wiil yarow quruxbadan wadadah ilmaha kul koriyo ina adeerkaga ah ayaan kugu daraya ninkas meel lagaqatabo laheen maxaa ku geeye nagahan dhuqboyin iyo midankan nagashaneyah ah ka dhaxbax neceeb aya uqabana majeertenka ayaa uuku bahdilaaya candho calasey ma waxad udacwotada weydey

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan maa cismaan ah oo sidaas u qabow hanjabaadaan maxay tahay

    • @HudaOnline-mj1jz
      @HudaOnline-mj1jz 5 หลายเดือนก่อน

      Haa waa ree qardho xaliimo yusufmahad nuur ayaa laha suuqa ayay guryo badan ku leeday