SIDEE LOO DUUBAY MUSALSALKA HABOON ( BEHIND THE SCENES )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 451

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 ปีที่แล้ว +107

    Filmka dhan wxan ugu jeclahy xirsi ninka la dhaho
    Team hirsi salama🙌

    • @maxamedcabdilahi8650
      @maxamedcabdilahi8650 ปีที่แล้ว +2

      NiO NinKaa HadaLka Tabcaan LaGa yahay waa kahelaa WlHi hadLkiSa😂😂

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 ปีที่แล้ว +2

      Door wareer ah ayay season 1 kii u dhiibeen oo ciyaalka xafada ah ,imika doorkiisa waa fiicanyay.

    • @nimomohamed7751
      @nimomohamed7751 ปีที่แล้ว

      Wlhi anba qosol ayuba igudile mrka passport ka ayaba iigudran 😂😂😂😂

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +133

    Baryadii ilaahay
    Wataa nuurku baxayee
    Barakee Allow Xamar 🌹❤️
    From Hargeisa 🤚

    • @muscabaxmadnuur4149
      @muscabaxmadnuur4149 ปีที่แล้ว +5

      From jigjiga ku haysta another level

    • @abdirisaqabdi1530
      @abdirisaqabdi1530 ปีที่แล้ว +6

      Abaayo Nimao Alloow soomAli oo dhan barakee hargeysa jigjiga gaarisa xamar shukran Adna Alle haku varakeeyo

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil ปีที่แล้ว +3

      Amiin Abaayo
      Hargaysana Rabbi ha barakeeyo🌹❤

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว

      @@muscabaxmadnuur4149 ❤️

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว

      @@abdirisaqabdi1530 🌹❣️

  • @medkhadar
    @medkhadar ปีที่แล้ว +84

    Peace be upon our master Muhammad and his family and companions 🕋🕋🕋

    • @maxamuudabdi193
      @maxamuudabdi193 ปีที่แล้ว

      SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @maxamuudabdi193
      @maxamuudabdi193 ปีที่แล้ว

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 ปีที่แล้ว

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @abdiasismohamed2093
      @abdiasismohamed2093 ปีที่แล้ว

      اللهم صل علي سيدنا محمد

    • @medkhadar
      @medkhadar ปีที่แล้ว

      @@bisharoabdulahihassen6755 insha Allah Walla

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 ปีที่แล้ว +110

    SOMALIA 🇸🇴 SURVIVING STILL AFTER A 30YRS OF BOMBS..WHAT A HARD COUNTRY..AND STILL COMPETING WIT TOP BOLLYWOOD,HOLLYWOOD TELLYWOOD,AND NOLLYWOOD..PRODUCERS .AND ACTORS...PROUD OF YOU❤️

    • @swabrina6445
      @swabrina6445 ปีที่แล้ว +6

      İt's called SOLLYWOOD (Somalia 🇸🇴)we have good actors and actresses ❤️ I love each and everyone participated musalsalka haboon😘

    • @yasminmaai6625
      @yasminmaai6625 ปีที่แล้ว +9

      @@swabrina6445 ...WE SAY SOLLYWOOD TO THE WORLD🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @swabrina6445
      @swabrina6445 ปีที่แล้ว

      @@yasminmaai6625 yes thank you 😊

    • @nboss8028
      @nboss8028 ปีที่แล้ว

      What sollywood new name wow Alhamdulliah cala kuli xaal ❤

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      Somawood!😎💗

  • @ahmedhassan6070
    @ahmedhassan6070 ปีที่แล้ว +47

    Part 8 ayaa xiisa gaar ah ii Leh musalsalka haboon waxaan rajeenaya inuu noqdo filmka lagu jecel badanyahay aduunyada Kuna guleysta bilada filmada caalamka thanks astan tv iyo shaqaleheeda iyo jilayaasha filmka oo u ka mid yahay c/diwali iyo ishwaaq iyo ramlo ahmed iyo idil iyo ducaale iyo amran iyo xirsi iyo dhamaan waad mahadsantihiin

  • @milonerziize8177
    @milonerziize8177 ปีที่แล้ว +34

    Video gan mar hore ayaa la duubay lkn lama ogolayn in laso baahiyo waayo filimka in laga hor dhoco ma fiicna 🙌🏾😊

  • @mohamedmahamuudabdi3960
    @mohamedmahamuudabdi3960 ปีที่แล้ว +25

    The best youtuper i have ever seen in our land
    Proud of you bro 🥰🥰🥰🥰🔥🔥🔥

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 ปีที่แล้ว +4

    Turkey diiba somali ba halka fadhiiso tidhi filmka haboon wuxu La mid yahay boqol film Oo turkey ah oon dawaday jamaal iyo haboona waa laba actor Oo cajaaiba masha alh hore usocda

  • @birqaayeofficial5019
    @birqaayeofficial5019 ปีที่แล้ว +22

    i can't wait

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว +91

    "Flim ku ilaa ay Seasons badan isu kay gaadhaan, Ma daawado, Marba wan dib dhigtaa ka dibna marban wada daawad, inuu Badh go'o ma jeclo"💔🤣🤣
    Masha allah, kani film waa dhaafay👋

    • @rammlasalah736
      @rammlasalah736 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi kula midban ahay wxan jeckahay inay isu kay gaadhan xalquduhu😂😂😂

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 ปีที่แล้ว +4

      Qof aan😂isku fikirnahay waa kan 🤌🏻

    • @Naamir03
      @Naamir03 ปีที่แล้ว

      @@aishakhadar9111 😂😂

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว

      Wllhi isku mid ayn nahy

    • @butterfly1954
      @butterfly1954 ปีที่แล้ว

      Same wllhi😂😂

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA ปีที่แล้ว +25

    Wll waxaan soo gudbinaa aflaamtii ugu dambeeyay, anagoo kugu soo gudbinayna qaab xuusa leh, nagu soo biir 🥰❤

  • @sheymaaqaalisheymaa1809
    @sheymaaqaalisheymaa1809 ปีที่แล้ว +13

    Waa marki iguhoreye aan musalsal af somali aan firsadho waana kahele ❤

  • @hamsekanuhusein8768
    @hamsekanuhusein8768 ปีที่แล้ว +7

    Best film last part ayuu ahaa mana sugi karo caawa insha allah

  • @RooPlE
    @RooPlE ปีที่แล้ว +8

    Salaan dheer zhp abdalaa hurumar wacan insha allaah

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 ปีที่แล้ว +5

    Abdalla jamaal Abdalla horu mar wacan habo mcn 🥰😍

  • @abdiwahidofficial8924
    @abdiwahidofficial8924 ปีที่แล้ว +7

    Ragani runtii galada ayey nala tartarsinyn keep going ayan dhahyaa

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan ปีที่แล้ว +6

    Films hore qof sameeyay wu fahmaya .
    Waxa aan is idha film samaynta wax alle ii fududeeyay! Hadaa ha yaabin waxan sameyay kii 1aad 2008.
    2aad waxan sameyay 2010 markan jamacada jogay waxan qori jiray fikrada iyo maansooyinka markay gaadho 12: 00 pm habenimo .
    Kama shekayn karo .

    • @ahmedhassan6070
      @ahmedhassan6070 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah sxb

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedhassan6070 mahadsanid sxb inan mar kale dib ugu laabto aya laga yaba oo sameeyo film sida #Haboon la daawado. Muuqaal samayn ayaan isku mashquuliyee bal firaaqo aan helo. Insha allah

  • @zakiyanasrudinofficial5463
    @zakiyanasrudinofficial5463 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi abdi wali wuxu ahan jiray hesaa wuxu jogi jiray wabari waliba Hal qol ka kiraynay Alla maxa xasusta inu asi na ilaby moyee❤

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 ปีที่แล้ว +7

    Lama socodo lkn hada wan ba la socon doonaaa inshaaa allhaa

  • @subeedasaed213
    @subeedasaed213 ปีที่แล้ว +6

    Qaybat so socotaa xalqada 9laaad ❤😮

  • @islamicmanner3945
    @islamicmanner3945 ปีที่แล้ว +40

    This is a hilarious movie 🎥🍿 the Mali's are developing bro keep up the good work you are the ones who brings Joy and happiness to somali people's lives.

  • @viewthelatestversion2826
    @viewthelatestversion2826 ปีที่แล้ว +3

    8:34 Ninkaas ayaa noo sheegay waxa soo socdo filinka soo hada waan ogaanay Haboon qofkey isbaran doonaan.

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah. Waxaan ku faraxsanahay sida ay dadkeena wax qabadka ay u sii fahmaayaan. Wax sahlan majiraan. Anaga si sahlan ayan 30 daqiiqo ugu fiirsanaynaa laakin dadka sameenaayaan waqti iyo juhdi fara badan ayaa oga baxaayo. Keeping goin Astaan 📸😍👍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +10

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤

    • @nboss8028
      @nboss8028 ปีที่แล้ว

      Soo dhawaaw Mansha allah Allaha ku xafido ❤❤❤❤❤

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 ปีที่แล้ว +9

    Filmka haboon Season one ilaa hada waan la socda waana filmkii igu horeyey oo somali ah o an dawada walina aad an uxiseyo lakiin party iigu xiisaha badnaa ee aan laha can't wait wa season two party 8 🔥

  • @randaruuxi9200
    @randaruuxi9200 ปีที่แล้ว +2

    Musalsalka haboon seasonone ilaa season two ayn daawanaya waa musalsal aad looga shaqeyay bahda astaan waan bogaadinayaa qeybtan hada socota waxaa aad ii cajibiyay qeybtii zubeer fishilmayay waxyabo kalo ii cajab geliyana wan rajeynayaa

  • @inacabdulahi8905
    @inacabdulahi8905 ปีที่แล้ว +5

    Keep going abdale jamaL🥰🥰🥰🌹

  • @sagalsiman1249
    @sagalsiman1249 ปีที่แล้ว +3

    Abdala jamaall fadlan iisamy janall🥰🥰

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan2251 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah

  • @mubruukahamud228
    @mubruukahamud228 ปีที่แล้ว +3

    Haa waan ka mid ahy wxna iigu xiiso badnayd markuu samiir haboon jcylka usheegty jamaalna ogaaday inay guriga samiir kunooshahay

  • @amrany5161
    @amrany5161 ปีที่แล้ว +4

    Aniga neh waxan uqabilsanahy filmka haboon like ta 😂😂😂

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 ปีที่แล้ว +7

    Cabdale malmhn volgii wadba nacdey😅

  • @ubahkeyser8942
    @ubahkeyser8942 ปีที่แล้ว +2

    Abdale jamaal hore u soco

  • @shamsocabdulle4692
    @shamsocabdulle4692 ปีที่แล้ว +12

    Haa Wllo waan kamid ahay waxaana iigu xiiso badneed qeybt 8aad ❤✌✌cabdaloow

  • @ciil-tire1435
    @ciil-tire1435 ปีที่แล้ว +2

    Waa igu xiiso badned qeebta 7aad iyo 8aad waliba ka si xiiso badnaan doonto Xalqada 9aad I am waiting now.

  • @qaasimchannel
    @qaasimchannel ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah hor Mar wacan abdala

  • @asiyaibrahim7839
    @asiyaibrahim7839 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi filim an ad u xiseyo weyan lkiin wax sii xiso badan qabta 2 ❤️🙈form to somaliland 💯🙋‍♀️naw hargsa

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว +1

      Duriyadii wanu idin jeceylnahay wllo🥰

    • @asiyaibrahim7839
      @asiyaibrahim7839 ปีที่แล้ว

      @@amanomar804 wllky 🥰

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ugu shaqada adag waa LIGHTNING ka ninka qaabilsan, caadiyan xataa ELECTRITION ku waa isaga lakiin runtii waa shaqo adag. wax walba waa LIGHTNING, camera xataa manfac maleh bilaa shaqadaas

  • @abdifataahyuusuf7107
    @abdifataahyuusuf7107 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh aad ayaan udhiiri galinaya samaynta flimkan astaan aad ayaan ubogaadinaya inay soo badiyan barnaamijkan say hada kuwadaana kuwadan una badalan company wayn oo udhigma sida bolywood iyo holywood insha alh astaan gulaysta

  • @nia8672
    @nia8672 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH somali xidigaahay marayaan ciidnaa umaa bahna oo ilahay ka ahayn top👌👍👏

  • @Geeljire-td1yz
    @Geeljire-td1yz ปีที่แล้ว +2

    wllhi manan aaminsaneen iney isticmalaayeen greenscreen ama shashada cagaaran qeybta ay shashada cagaaran isticmalayaan wa qeybta[ wiilka shabeel nagood io habaryartiisa markey baaburka saaran yihiin ka dibna ay heesto ka damineyso ]

  • @asmadagan69
    @asmadagan69 ปีที่แล้ว +12

    Keep going abdale jamaal pro😍musalsalka bilow ilaa hadda waan lasocdaa waxa ugu xiiso badnaa part 8💯♥️

  • @amataallh1312
    @amataallh1312 ปีที่แล้ว +2

    Oo waa magaaladee abdala😊😄

  • @sandrellaabdi8864
    @sandrellaabdi8864 ปีที่แล้ว +8

    Waa arkay Ziida lo duubo🤣🤣🤣

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว +2

    Our legend ✔️✔️✔️ apdaLe jamaL

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my pro 👍

  • @queens8380
    @queens8380 ปีที่แล้ว +4

    Qeebta jamaal oganaayo sxbkiis subeyr inuu qayaanoole yhy

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว +6

    Qaybta cawa so galysa aya igu Xiso bdn wanan sugi kari layba😭😭😭😭😭

  • @halimohassan6317
    @halimohassan6317 ปีที่แล้ว +5

    I started last month and I watched some of them so good I like it ❤❤❤

  • @70528
    @70528 ปีที่แล้ว +1

    Waxa igu wayneed oovugu qurux badna marka habaryar maryan dhakhtarka lagaso Saray oo jamaal dhahay hooyo guriga kiradiisa anaa baxshay bishan amazing 👏 😍

  • @user-mj6dz9yb1e
    @user-mj6dz9yb1e ปีที่แล้ว +5

    Haaa
    from session 1 ilaa session 2

  • @istarawale7928
    @istarawale7928 ปีที่แล้ว +1

    Big fans walahi filinkan bisinka caadi ma ahan haboon lakin waxan codaan laha in movie one time ah nookenan

  • @qaaliymawlid9863
    @qaaliymawlid9863 ปีที่แล้ว +2

    haaa weliph xalqadii u danbeysyy micnaha ti 8aad ta caawa wa zugi kari la,ayahybah🥺😫

  • @xamdaosman1134
    @xamdaosman1134 ปีที่แล้ว +6

    Haa wllo apdla jmal wn ka mid nahy season 1___season 2 from brma somalilnd🥰 walipa waxn rajynyna ilaa qaybo kle oo bdn incha allh

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 ปีที่แล้ว +8

    Idil maryama baan ugu jecelahy filimka 🥰

  • @barwaqoapdi564
    @barwaqoapdi564 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh wan ka hely duubista

  • @nimcodheeman8647
    @nimcodheeman8647 ปีที่แล้ว +1

    Haa masha Alh walahi aad ayu no rali galiyey sido kale dhaman wa qayb walba way na rali galisay lakin waxa ugu xamasad badan s2

  • @mo__Lyrics
    @mo__Lyrics ปีที่แล้ว +5

    big legend

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 ปีที่แล้ว +2

    Musalsalkan waa kii ugu fiicnaa ee somali sameesay

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 ปีที่แล้ว +2

    Haboon ❤🥰

  • @abdillahihamza9055
    @abdillahihamza9055 ปีที่แล้ว +8

    Machallah je suis fière pour cette réalisation ce du top du top

  • @horserider1071
    @horserider1071 ปีที่แล้ว

    Saaxib filimkan waa film oon aad u taageero Hal habeen oo dan ayeey igu qaadatay inaan hal seeason dawdo oon indo iisu geeyin waxaana iigu xiisa badneed oo iigu murug badneed meesha uu oday ducaale geeriyooday balse gabadhan labaxday haboon oo ku magac deer ishwaaq waa gabadh aad u qurxoon oo aad iiso jiidatay marka salaan iga gaarsii Saaxib hadeey suurta gal tahay waan la xiriiri lahaa hadey macqul tahay waana ku taageeaa saxb ❤

  • @ruqiyomaxamad2552
    @ruqiyomaxamad2552 ปีที่แล้ว +1

    Sisa wan1 wan dawada masha allah hada na sisa 2 ayn lasocda waaw

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +11

    The one and only abdalle jamaal legend waayo araga keep going pro 🥰❤✔🔥🤩

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 ปีที่แล้ว +18

    Dadkii la so bilowday ayaan ahayn ila habeenki ugu horaysay marna ima dhaafo
    Sadex sadex xalqadood ayaan is gaadhsiistaaba caawan isleeyhy u faraashkaga la tag cabitaan io jukulaato ayn habeenka u diirsada 👑🌺
    Aad ayan u mhd Team haboon💯❣
    Haduu dhamaado xita noso badiya isagoo kale plz🙏😴

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 ปีที่แล้ว +5

    Filin-kaan lacag in lagu iibsado istaahila ❤😍

  • @fathiabachir7625
    @fathiabachir7625 ปีที่แล้ว +2

    Je te salut monsieur abdallah from Djibouti

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 ปีที่แล้ว +8

    Season 8 Wlhe wa wonderful ❤️❤️😭

  • @theacademician4899
    @theacademician4899 ปีที่แล้ว +3

    Kan play boy ga ah ayaaba filinkiba nagasii khadhaadheyay marku dhahay ana haboon jeclaan dona

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed ปีที่แล้ว +3

    Yes....I Support Xersi, the first Somali series, which is very interesting and outstanding, really Masha'allah ❤️

  • @habibohirsi3353
    @habibohirsi3353 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan aad ugu hambalyaynayaa moms arman oo yiri gabadha (haboon)aniga ayaa sida ay tahay garsiiyay
    Warkaas runtu Kamala maqna sababtoo ah waxaa hadii ayadoon waxbarashada dhamaysan la arbushi lahaa waxbarasho ay isku gaarto macnaha caqli kala baxsan malleen
    Adeer Ducaale aad ayuu ujilay, adeernimada

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 ปีที่แล้ว +3

    Team astaan waay mahadsanyihin filmkan quruxda badan

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +1

    Haboon wan kuxisaynaa mn allaah gulayso

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas ปีที่แล้ว +2

    Musalsalkaan dhaqankayna wax shaqo ah kuma lahan wayo sheekada filmka ayaaba ah dhaqan dooris
    Wayo gabarta ayadoo yar ayaa la kaynay guriga wayo waxay ahayd in walaalo iska dhigtaan Haboon iyo Jamaal
    Xata waxaa qurux badnayd JAMAAL gabarta waxaa laga rabay banaanka in uu ka jeclaado
    Kolay waxaan u arkaa filmkaan in uu dhiiro galinaayo dhaqanka reer galbaydka

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 ปีที่แล้ว +13

    Wow 🤩 I love this musalsalka wllhi you guys are doing great work👏

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 ปีที่แล้ว +1

    Part 8 plus 9 can't tonyt Gees Gees, adhalay. Jamal iyo sxb zuberi iyo heban...... aballah jamaal tnx.....

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 ปีที่แล้ว

    Next hargeisa film top ah ka diyaari shaxdi iyo qobradi wad so fahnthy keep going zhp

  • @amalabdi1961
    @amalabdi1961 ปีที่แล้ว +2

    Waligay ma arag filim la imida Mansha allaa hore usocda

  • @hf5698
    @hf5698 ปีที่แล้ว +3

    Haa wan xisaya flim haboon

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 ปีที่แล้ว +2

    Qaybta subeyr la fashilinaya ayaa igu xiiso badan iyo qaybta 9 eee aan sugayno insha alllah

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 ปีที่แล้ว +1

    kan shabeel nagood ka filmka ku matalaya ma hawl yara halala socdo ilmaaderayaal kkkkkkkkkkkkk team haboon keep moving waar hadiiba aynu baranay film jilistii waynu soconaynaa

  • @zakiliibaanhassan
    @zakiliibaanhassan ปีที่แล้ว +2

    Filmka habbon waxa kuu baxday lacag baadan wallhi

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +11

    Wow MashaAllah waa arin fiican keep going

  • @aishamire4894
    @aishamire4894 ปีที่แล้ว +25

    wan ku xiranhy bilow ilaaa cawa on sugaaa part8 🤘from Mogdisho🇸🇴

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn ปีที่แล้ว +2

      Rer bardhere waa soo fafadhaniaaa unakana 😂❤

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      @@Xuralcayn wanu idin wadana wllo🥰😂

  • @mumtaascumar2920
    @mumtaascumar2920 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco wll abdala jamaal

  • @shukrisheikhahmed9133
    @shukrisheikhahmed9133 ปีที่แล้ว

    Oday ducaale familj aad baan uxiiseeya filmka dhaamaan jilyaasha åktarada waa film waqti iyo shaqaale iyo shaqo badan la galiyey guulaysta astaan tv

  • @cadesiciid8324
    @cadesiciid8324 ปีที่แล้ว

    War scoreka iyaala caawa kalia wxa daawaday 9 ka xalqo ee season2 best ever i watched. Great man ninka aan wato filmkana wa DCga filmka xirsi

  • @hananhazhiomerhanahazhi7618
    @hananhazhiomerhanahazhi7618 ปีที่แล้ว +4

    8ee La Ugaan DoonoH hlky JooGty Haboon McaL asaF gurigii waa Laga wayeyYyy😭🤦🏼‍♀️

  • @housnimoubarik7670
    @housnimoubarik7670 ปีที่แล้ว

    🎉🎉❤❤ machallah bravoo wlhi somalie acteurs

  • @abdinasirsharifhussein7370
    @abdinasirsharifhussein7370 ปีที่แล้ว +4

    Legend-kii 3 doob an arkay

  • @sarinmohamed3025
    @sarinmohamed3025 ปีที่แล้ว +2

    Alla jamacadeeeyda akteeda arkaa University of somalia UNISO

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 ปีที่แล้ว +3

    Haaa aado weeyan waa filimka kaliya ee aan jecelhy soomaali filimis noosoo badiya waxa iigu xiis badaneyd marka suber uu fashilmay oo uu jaamaaln ugaadey iney haboon gurig sebeer joogto🥺❤❤👌👌

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 ปีที่แล้ว +2

    Xalaqadii 8aad ayaa ugu xiiso badaneed

  • @shamisnoor4329
    @shamisnoor4329 ปีที่แล้ว +2

    WAA MUSALSAL KALIYA AN DAWATHO

  • @firdowselmi1669
    @firdowselmi1669 ปีที่แล้ว +1

    Haa wan ahay daawadayaasha habboon

  • @aslidhaladali2573
    @aslidhaladali2573 ปีที่แล้ว +1

    Amazing, Hore u socda wallee meel wanaagsan baad maraysaane

  • @xafsaxarago53
    @xafsaxarago53 ปีที่แล้ว +1

    Ha wa la socda wax igu xiso badnid qobti😂 Zubeir la😂ogady

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed9519 ปีที่แล้ว +8

    Musalsal cusub baan rajaynaynaa octorka naga so dhisa octaradda wa Top💯🤣

  • @muumn6895
    @muumn6895 ปีที่แล้ว +2

    Qayba qeyb kaxiso badan tay wllhi lkn qeybta ma odhan karo cadbalow🤣🤣🤣🤣