DAAWO: Waxgaradka Guriceel oo iska diiday taageerada Mahad salaad una diray Fariin...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahad Salaad iyo odawaay iyo liibaan Shuluq waa ciyaalkii xasan sheeq hadaan. Najaden beesha. Hg Mama matalayaan waa calooshood u shaqeystayaa xasan gurguurte Ayaa. Soo dirsaday NO xil

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah gobol mudug iska ilaaliya mahad maxd salaat waa gacan ku dhiigle warhooy iska jira waa dagniin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WAR SHACABKA BARA INEY SKUUL ADAN INEY BERAHA ABURTAAN IN NABADA HORUMARKA LAGA TALIYO IN LA DHISO SKULO OSPEDAALO XARUMOYIN SHAQO

  • @matan1952
    @matan1952 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah, xigmaddaas waa midda odayaasha Somalia looga baahan yahay

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 หลายเดือนก่อน

    Markay kasoo jajabto iyo markay dadka rabaan inay isticmaalaan bay dadka horyimaadaan. Markay ukala kacdana garoortaa ma macbaa masoo dhahaayo.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    ADUNKA WAXA KA JIRA WOOD COD QOF IYO COD SHACABKA

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน

    War dadkan reerbaadiyaha ah ummadda cayr yaa ka qabta.

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii beesha ceyr ah haddaad diidantahay yaad noo waddaa walaaloow

    • @saja9892
      @saja9892 2 หลายเดือนก่อน

      Walaal qabiil haduu wax tarayo waynu aragnay nin qabiil wax ku raadiyanab waa nin aan siyaasad cad lahayn wuxuu wata arin isaga u gaar ah waxaa adiga kuu dan ah ninkii mustaqbalka caruurtaada iyo caruurtooda u samaynaya nabad iyo wanaag waa hadaad shacab tahay hadaa siyaasi tahayna dee awalba daacad maadan ahayne ninkii isukaa legda cun

  • @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne
    @AhmedAbdullahiSulub-ef3ne 2 หลายเดือนก่อน

    hhhhhhh

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiil ayahooda katashaday beeshaceyr

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin jecleysi waxba matareyso ninkii umadaa hogaminkaro wax ha loo dhiibto

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 หลายเดือนก่อน

      waa runta. waa muhiim in dadku wax bartaan si ay doortaan kan dhankooda ka shaqeeya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    CEYR MAXAMED HA NOQDAAN DAD IS TIRA KOOBA SIDA ADUNKA O QANGARKOODU GALO WOOD QOF IYO COD

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 2 หลายเดือนก่อน

    Koofi kawarama isaga

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน

    Haddaad taageri diiddaan mahadsalaad caqliga dib u dhigay ayaad ku hubaysan tihiin
    Taas oo ah inaad masiirkiinna lacag kubrabtaan.

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 2 หลายเดือนก่อน

    Fad ama hafadin mahad salad waxu noqonaya madaxwaynaha galmudug ceeka uqdadaysan intoda xun lo jojinmayo adokalana wa laska ka celina magaca ganacsato ha Cameron MAHAD SALAD WAXBA KAQADI MAYSID

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 หลายเดือนก่อน

    sawir sawir, kaas waa reerkaas iyo kan waa reerkaan wax cidna u tari meyso. Nimanka tartamaa wixii ay dadka iyo gobolka u sameeynlahayeen ha ka hadlaan sidaasna ha lagu doorto. Shacabkeeyga Galmudug been beenta iyo propaganda iyo dad isku dirka iska ilaayiya

  • @suldaantyga9084
    @suldaantyga9084 2 หลายเดือนก่อน +1

    TALO CEYREY ABTIYOW MAHAD SALAD WAA NIN DHALINYARO AH WAX GARAD AH SIYAASI AH MOTACALIN AH EE HADAA DIIDO IN AA TAGERTO YAAD RABTAA IN AAD TAGERTO BAL ISKU NOQO EE DIB U FEKER