Muxaadaro Maalinta Qiyaamaha - Qeybtii 3 aad Sh Xasan Ibrahim Ciise

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 เม.ย. 2014
  • Muxaadaro Maalinta Qiyaamaha - Qeybtii 3 aad - Sh. Xasan Ibrahim Ciise

ความคิดเห็น • 223

  • @shacurbari4219
    @shacurbari4219 6 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh xasan Ibrahim ciise alle subxannahu watacaala alle hakuu danbi dhaafo adiga iyo waaalidinta miisanka xasanaadka alle haku saaro maalinta qiyaamaha kuwa Nabi maxamed scw u shafeeca qaado alle hakaa dhigo

    • @hinata_samaa
      @hinata_samaa ปีที่แล้ว

      Amin

    • @MaandeeqYare-uj5lj
      @MaandeeqYare-uj5lj ปีที่แล้ว

      Amin amin amin🤲🤲☝☝☝☝☝🥰🥰🥰

    • @RiGaax_22
      @RiGaax_22 3 หลายเดือนก่อน

      Aameen 😢😭♥️🤲🏽

  • @zuuzaa1433
    @zuuzaa1433 8 ปีที่แล้ว +10

    masha alaah sheeq xasan ibraahim ciise ilaahey hakuxifdiyo wlhi wan kafaaiday maasha allaah

  • @user-no1ur5qi6w
    @user-no1ur5qi6w 3 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم اغفر لي اللهم اجعل أهل الجنة الفردوس الأعلى من الجنة اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🥰

  • @kowsarfarah4862
    @kowsarfarah4862 6 ปีที่แล้ว +8

    Manshaaa Allah sheikh 🙏 ilahaaay kheyr kaa hanawadaa wafajiyo ilahaaay jidkaa wanagsan hanugu tosiyo Amin ya rabi

  • @cabdicade9708
    @cabdicade9708 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shiakh xasan Ibrahin alle kheyr ha Ku siiyo

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow cadaabta naga badbaadi aamiin ayaa rabbi allow janadii nagali intii muslim ah aamiin

  • @sadikosman1917
    @sadikosman1917 8 ปีที่แล้ว +3

    mash Allah ilaahay haku xifdiyo insha Allah sheekh Ibrahim xasan ciise

  • @Qaasim27
    @Qaasim27 9 ปีที่แล้ว +22

    ilaahey hakaa abaal mariyo kheyrka aad na xususisay

  • @khadranorali1025
    @khadranorali1025 8 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah ilaahay haxafidu shiikha xasan ibraahim ciise

    • @IslamicContents067
      @IslamicContents067 5 ปีที่แล้ว

      Wgfafwgsshheebbhsshgahhahkhadra afassgsssghsbysnnhddbfbjbhShagbsdasngahwshsjjskh
      Bshsdidiejussbgwjeheishzhssh
      Cabdhdhdhshdhddjvsnshssdbj
      Dcagfsysnbsdn dbdusefswhhssbzg
      Vabsshshshsshshsshgsbshsbxgzjs
      Mcavxbbsdbdbbddbnsnddjjvssv nnsnshsjsbssnnannnsjddjdnhssbsbsvfa
      cvbsbshagwivgwwvgwvevsvsgsg

  • @alimalkazalimalkaz710
    @alimalkazalimalkaz710 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ..Allah ajir axsanad hakasiyo angana kuwi fahmaan diinta Allah hanga digo

  • @fahadabdullahi2500
    @fahadabdullahi2500 8 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah sheikh xasan ibraahim ciise ilahay Haku barakeeyo

  • @faadumomoalim1073
    @faadumomoalim1073 8 ปีที่แล้ว +20

    l love shiikh xasan ibrahin cise rabi ha no daayo waxa badan aan ka faiiday

    • @mahamedabdi9241
      @mahamedabdi9241 7 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Allaha hano daayo waan jeclahay💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @faadumoguri7439
      @faadumoguri7439 4 ปีที่แล้ว

      aamiin aamin Alaah hanoo daayo

    • @sacdaqadir7896
      @sacdaqadir7896 4 ปีที่แล้ว

      masha allah shiiq ibraahim close allah kuxafido jasakuma allah qeer

    • @mustafhassan5447
      @mustafhassan5447 4 ปีที่แล้ว

      Ameen Yaa Rabi

    • @hinata_samaa
      @hinata_samaa ปีที่แล้ว

      Amin

  • @nurminhaj5074
    @nurminhaj5074 ปีที่แล้ว

    Allah hakucafidho sheikh Hussein cise m.a tabarakallah💖

  • @kowsardahir4017
    @kowsardahir4017 8 ปีที่แล้ว +15

    Sheikh xasan ibrahim jazakuma lah qer ilhy ajer iyo xasand haka siyo angna ilhy ha naga digo kuwi qato ooku camalfalo

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyra ilahay hakaa ajaar siiyo aduun iyo akhiiro wlall
    Ilaahayow labadeena walid iyo nafaheena u danbi dhaaf yaa allah 🥺🥺

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤

  • @abdulazizaden889
    @abdulazizaden889 9 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sh.jazakhal allahu qer

  • @isxaaqmaxamed5608
    @isxaaqmaxamed5608 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah naga badbaadiyo naarta

  • @mudanenuurosmaan4384
    @mudanenuurosmaan4384 2 หลายเดือนก่อน

    Allow adaa weyn waxid ah awood leh naga badbaadi yaa rabbi 😭😭😭

  • @user-no1ur5qi6w
    @user-no1ur5qi6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @halimabare7066
    @halimabare7066 8 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa Allah sheikh xassan ibrahim alle ajar hakawafajiyo in sha Allah aad ayad nogu faideeysay alle hanaga dhigo kuwa jannada galaan 🙏amiin thuma amiin 🙏

    • @mahamedabdi9241
      @mahamedabdi9241 7 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍👍👍👍💖

    • @jghjfb4208
      @jghjfb4208 5 ปีที่แล้ว

      Mahamed Abdi 24t

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +2

    Allow naga badbaadi Naarta

  • @cumarneero1328
    @cumarneero1328 6 ปีที่แล้ว +4

    Kalm kada kan ugu dam beyo alaha kadhigo LAILAHA ILALAH

    • @kiingmhez4530
      @kiingmhez4530 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 🥺😥

  • @idmanabdi432
    @idmanabdi432 5 ปีที่แล้ว +1

    illahow cadabta qiyama naga xore idiga macbud ah amiiiiiin amiiiin amiiiiiiiiiiiiin

  • @cabdicasiiscumarqasin1693
    @cabdicasiiscumarqasin1693 6 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rabi adaa ku mangalay malinta yowmu xisaab inta lamagan galo adaa u magan galyo fiican

    • @jghjfb4208
      @jghjfb4208 5 ปีที่แล้ว

      cabdi Casiis macalin cumar qasin

    • @soojeedow1393
      @soojeedow1393 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @lahelowmohammad9483
    @lahelowmohammad9483 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah sheekh xasan ibrahim ciise/:)

  • @dhudiaadan3648
    @dhudiaadan3648 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah xafodulaah sheqxasan ibrahiom ciise

  • @suldaanabdi1377
    @suldaanabdi1377 9 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khery ilahaay hakaa abaal mariyo adun iyo a khero camaal wanaaagsaan mansha Allah

  • @fatuushqoobyare489
    @fatuushqoobyare489 8 ปีที่แล้ว +2

    sheq xassn ibrahim ale ajir iyo xasanad hakusiyo

  • @sumayoahmed7634
    @sumayoahmed7634 8 ปีที่แล้ว +2

    masha alla ilahey ku qaday hanakadhiku iyo ku anfacdey

  • @seynabfarxan4698
    @seynabfarxan4698 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ka jarsiiyo shiikha

  • @farxiyo9749
    @farxiyo9749 7 ปีที่แล้ว +3

    Marsha Allah Allah hanagadigo kuwi ku. camal fala

  • @zakariasharifmohamed292
    @zakariasharifmohamed292 ปีที่แล้ว

    Masha allah guul iyo cimri dheer aqoon fahan dheer eebe ha ku wafujiyo

  • @nurronalkaofficial4866
    @nurronalkaofficial4866 4 ปีที่แล้ว

    Allh kuxifdiyo shiq xasan kuwii kudhaqma allh nagadhigo xumanta allh naga rebo

  • @SuhuurDek
    @SuhuurDek 4 ปีที่แล้ว

    Alaha kubarakeyo shiikh anana alaha nagu anfaco yarabi

  • @bisharali8727
    @bisharali8727 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah jazakaAllah khyr

  • @fartuundheeyman2825
    @fartuundheeyman2825 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazacalah qeyr shiiqow

  • @saidsaleh8589
    @saidsaleh8589 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hakaa abaal mariyo kheyrka aad na xasusisay mashalah

  • @maxamudcllaahigabayre4771
    @maxamudcllaahigabayre4771 2 ปีที่แล้ว

    Illahow nabadbadi Aamiin yarabi Aamiin yarabi

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta waa isniin waa 16 shacbaan ramadan baa soo galaysa waan soomanahy allaah soonka iyo salada iga aqabal mar kasta aan u baahdo xoogaa in aan aakhiro wax ka ogaado qalbigana cabsida illaahy u abuuro waxan dhegystaa sheekhan saaid baana u jecelahay allaah ha u dempi dhaafee 💔😭🤲🏽 allaah jano firdowsa ku waydiisanyaa !! 😰📿🤲🏽♥️

    • @HaniosmaniilSimon
      @HaniosmaniilSimon 2 หลายเดือนก่อน

      Ramadan soo boqday 15 ah alle hano naxariisto alle hadalkena uu danbeyo haga dhiigo LAILAAHA ILALAAAH 😢

  • @kaftanlowgamuqdisho3924
    @kaftanlowgamuqdisho3924 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah yaa sheikh xasan ibraahim ciise allow naga badbaadi jahanama

  • @arsenalbarry0977
    @arsenalbarry0977 7 ปีที่แล้ว +25

    MashaALLAH

  • @ayanhappy3026
    @ayanhappy3026 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sh xasan ibraahim ciise,♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️

  • @isninoibraahim528
    @isninoibraahim528 7 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah 😍😘😘😘💁💁💋❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idmanidman9988
    @idmanidman9988 4 ปีที่แล้ว +1

    Alllaow nogar gar malinta qiyamo Amiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiin

  • @Istahilbare
    @Istahilbare ปีที่แล้ว

    Masha alaha shekh alllah Haku barakeeyo

  • @proffessorahmed8883
    @proffessorahmed8883 7 ปีที่แล้ว +3

    jazakalahu kheeyr ina ibrahim ciise

  • @nasrahrutto3714
    @nasrahrutto3714 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah God bless u sheikh

  • @maxamedcumar1023
    @maxamedcumar1023 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakallahu kheyr

  • @salmaancade6346
    @salmaancade6346 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @xasanibraahimhusein6246
    @xasanibraahimhusein6246 6 ปีที่แล้ว

    jazakulahu khyr sheeg

  • @farxiyo9749
    @farxiyo9749 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah

  • @capdipaasid730
    @capdipaasid730 7 ปีที่แล้ว +9

    jazakallahu kheyran

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha illha hanaga dhigo kuwi janad ku waaraa insha allha bi idnillha

  • @maslaxmaxamed3455
    @maslaxmaxamed3455 ปีที่แล้ว +1

    CALEY SALAATI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @AliAhmed-zu8xp
    @AliAhmed-zu8xp 6 หลายเดือนก่อน

    mashalah sheik allah hakubarakeyo

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 6 ปีที่แล้ว +2

    Alahu akbar 👐👐👐👐👐👐

  • @user-hz2sm2nu8l
    @user-hz2sm2nu8l ปีที่แล้ว

    M a Sheekh wllhi waan Jeclahay 😢

  • @fatuushqoobyare489
    @fatuushqoobyare489 8 ปีที่แล้ว +3

    masha alaaah

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +2

    allow noo naxariiso

  • @shmaxamedcabdiumalofficial3063
    @shmaxamedcabdiumalofficial3063 6 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah....Allah nagu canfaco

  • @faaizodhaahir2527
    @faaizodhaahir2527 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Sheikh

  • @eminemabdulkadir4055
    @eminemabdulkadir4055 7 ปีที่แล้ว +12

    masha Allah! allow naarta naga fogeey yaaaaaaa rabi noo naxriiso ?

  • @jeylaniahmed1313
    @jeylaniahmed1313 4 ปีที่แล้ว +25

    الله أكبر أللهم إجعلنا من أهل الفردوس الاعلي اللهم ءامين يارب🤲🤲🤲

  • @kowsarfarah4862
    @kowsarfarah4862 6 ปีที่แล้ว +5

    Scw ♥️ Manshaaa Allah

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว +6

    الله أكبر أللهم اجعلنا من أهل الفردوس الأعلى أللهم آمين يا رب 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fadumomaxamed2300
    @fadumomaxamed2300 7 ปีที่แล้ว +3

    mashallah

  • @hamdiabdalla1994
    @hamdiabdalla1994 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alllh sheikh illhey haku xafido 😍

  • @deeqaxasan4513
    @deeqaxasan4513 7 ปีที่แล้ว +2

    hazaka allah sheikh xasan ibrahim

  • @KingAskaKingAska-ye2mv
    @KingAskaKingAska-ye2mv 6 หลายเดือนก่อน

    Alaw cadabta alle naga wada badbadiyo😢😭😫😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibrahimahmed8007
    @ibrahimahmed8007 8 ปีที่แล้ว +4

    allahu akbar

  • @farhiyabashir2094
    @farhiyabashir2094 9 ปีที่แล้ว +3

    jazakallahu khair sh xasan Ibrahim ciise

  • @ruwaydaibraahim565
    @ruwaydaibraahim565 ปีที่แล้ว +1

    mash allah 😍😘😘😘🙋🙋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♦️♦️♦️♦️♦️♦️

  • @abdisadiqadan3025
    @abdisadiqadan3025 6 ปีที่แล้ว +2

    yaa allah yaa allah

  • @fagaaromedia3558
    @fagaaromedia3558 ปีที่แล้ว

    Yaa allah allow naarta Naga badbaadi

  • @user-no1ur5qi6w
    @user-no1ur5qi6w 3 หลายเดือนก่อน +1

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @qalbiwanaagcadey2121
    @qalbiwanaagcadey2121 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🌺🌹

  • @NimcoMaxamad-ub4xq
    @NimcoMaxamad-ub4xq 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaallahallahhaku
    Xafido

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc ปีที่แล้ว

    اللهم اني اسألك الجنةواعوذ بك من النار🤲😭

  • @hassansharif5061
    @hassansharif5061 3 ปีที่แล้ว

    Allaha naga bad baadiyo sharta

  • @khadramohamed8178
    @khadramohamed8178 8 ปีที่แล้ว +3

    mash alha

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 ปีที่แล้ว +2

    Scww. Why thumb down. Ilaah halaga baqo

  • @axmedmaxamuud2796
    @axmedmaxamuud2796 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanlahalla yaaa rabi nooxariito

  • @madinomohamudmohamud3648
    @madinomohamudmohamud3648 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallahu qeran

  • @cumarneero1328
    @cumarneero1328 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah sh cim rigada alsha kubara keyo misan kada xasanad ka alaha kusaro ila hey ha ku xifdiyo shiq

  • @habibaa8212
    @habibaa8212 5 ปีที่แล้ว

    Allah kuxafido jazakallahu kheyr

  • @maryanmohamed6996
    @maryanmohamed6996 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah!

  • @user-bt7xr9ox4q
    @user-bt7xr9ox4q 5 ปีที่แล้ว +1

    jasaka laahu kheyr

  • @user-my4uh6ef8d
    @user-my4uh6ef8d 10 หลายเดือนก่อน

    😢اللهم أغفر لنا يارب العالمين يالله اجعلنا من اهل الجنه ❤

  • @caashocaasho5520
    @caashocaasho5520 ปีที่แล้ว +1

    M.ashaALLAHA

  • @SuperHussein10
    @SuperHussein10 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu kheir

  • @user-zw9yy8zo8z
    @user-zw9yy8zo8z 5 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXANALLAH 😔❤

  • @buumocagaar
    @buumocagaar 2 ปีที่แล้ว

    Allah Hana hanuuniyo

  • @ruuneymysweetmysweet3002
    @ruuneymysweetmysweet3002 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahu akbar scw scw scw

  • @user-lp5rg3it7z
    @user-lp5rg3it7z 3 หลายเดือนก่อน

    Illahow ehlu jano naga wada dhig dhamaanteen

  • @shindezzainab1066
    @shindezzainab1066 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah may God belss me

  • @nuuraxmed7129
    @nuuraxmed7129 8 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah

  • @nimcorun1255
    @nimcorun1255 2 ปีที่แล้ว

    Allhu akabr allhu akbar allhu akbar allhu

  • @suleimanhassan4196
    @suleimanhassan4196 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @caashocaasho5520
    @caashocaasho5520 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaha