baf xalwo dhuxul garissa cadey 😋 halwa recipes

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • BISMILLAH RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

ความคิดเห็น • 39

  • @qmaalim1687
    @qmaalim1687 9 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah Tabarakallah abayo farhiyo cadey Allah hakubarakeyo Ameen ❤

  • @user-jl3ng3bx2x
    @user-jl3ng3bx2x 7 หลายเดือนก่อน

    Mash mash allah ❤❤❤❤

  • @SundusCadey-xe5io
    @SundusCadey-xe5io 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah abaayo

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakallah xoogaaga allah kuu barakeeyo abayo ♥️

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 9 หลายเดือนก่อน +1

    Labaniyad xalwad laga sameynayo ii koow

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abayo mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤ dad badanaa kafican tahy ❤❤❤❤❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 9 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer macanto illahey hanii daweyo macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin Yaa Rabi yaa Allah

  • @anzalali1230
    @anzalali1230 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ani labo mar ayan tijabiyey Xalwo lkn abayo farxiyoy marna way iga adkatay mana wanbo garan waye qabke noqotay bahashan way idibtay wana jeclahay ina samaysto wllhi😢

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ani xitaa sidaas iga halawday Ciidi 😅

  • @Sheekoxarir56
    @Sheekoxarir56 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hallmark ladahaa Mashallah from garissa cadey

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xalwa dhuxul lagu kariyay mxa mcan badantahy manshallah

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @batuloabdikadir-it1ks
    @batuloabdikadir-it1ks 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabarakaAllah Allaha idin daweeyo abayo

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha.Allah❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls3fx6wy7e
    @user-ls3fx6wy7e 9 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah thanks❤❤❤

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn ❤❤❤❤

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah xbbti

  • @hoyoomumtazfamily
    @hoyoomumtazfamily 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah❤❤❤❤

  • @missnajma5505
    @missnajma5505 9 หลายเดือนก่อน

    Super market magacisa ente waye

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 9 หลายเดือนก่อน

    Laakiin weligey ma arkin xalwad labaniyad laga sameynayo waranga baan aqaanaa

  • @miskiin236
    @miskiin236 9 หลายเดือนก่อน +5

    😂 xalwadu waxay ku fiican tahay inaadan arag marka la samaynayo
    Waa cudur socda.

  • @SafiyaAdan-y9p
    @SafiyaAdan-y9p 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo alaabtaagadijirtay mahaysaa ama waykaa dhamaatay

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 9 หลายเดือนก่อน

    Taqsigu wa xiliga roobka le wayo aniga aya jogi last year roob majirin taqsina majirin wa iska cadi xiligisaa wayo

  • @daacimedia615
    @daacimedia615 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo cookerkii aad ibiin jirtay ayaan doonaya. Inaan Ibsado

  • @CabduLaahi-mo7fz
    @CabduLaahi-mo7fz 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abyh labo mar kuusheegay valog noo so samey in garissa cadey ❤please

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @SafiasaladAteye
    @SafiasaladAteye 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wan jeclan laha Inan kuarko wadada igu xirantey abayo

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  9 หลายเดือนก่อน

      Inshallah wan is arkeyna❤️❤️❤️

  • @SafiasaladAteye
    @SafiasaladAteye 9 หลายเดือนก่อน +1

    asc farxiya

  • @suargure9998
    @suargure9998 9 หลายเดือนก่อน

    Abyo yorgorth nosoo samee

  • @theboss3262
    @theboss3262 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc farxiya xalwa waa la iiga daran yahee ma nabad qabtiin adiga caruurta iyofamilkoo dhan roobka see ka tihiin allaah yaxfadakum

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  9 หลายเดือนก่อน

      Wcs alx mahadsanid haa wadadi nagu xirante 😥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @anfacfaarax3038
    @anfacfaarax3038 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤❤❤❤❤

  • @hodanarab4850
    @hodanarab4850 9 หลายเดือนก่อน

    Magaaladeedjoogtaaawalaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂

  • @rahlina7139
    @rahlina7139 9 หลายเดือนก่อน

    82530

  • @Sheekoxarir56
    @Sheekoxarir56 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo waranga English maxaa lagu dahaa