ISKALAAJI┇"NOLOSHAADA MAAREE" ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • HEES CUSUB: ISKALAAJI - NOLOSHAADA MAAREE. LYRCICS
    SUBSCRIBE
    ZACK FILMS
    ©2016-2017

ความคิดเห็น • 591

  • @qalbidhayeqalbidhaye915
    @qalbidhayeqalbidhaye915 2 ปีที่แล้ว +74

    Aduunku waa laba Qof uun Ku nool Qof Xun iyo Qofwanagsan alx dheh Hadaad kuwa wanagsan kamidtahay 🙌

    • @sucaadmoha8407
      @sucaadmoha8407 2 ปีที่แล้ว +3

      Kuwan xun kuma jiro kuwa wanagsan kuma jiri😂😜

    • @kautherabdidaahir148
      @kautherabdidaahir148 ปีที่แล้ว +2

      Alxm

    • @beerlula598
      @beerlula598 ปีที่แล้ว

      Hhhh aduunka hadaad tahy qofka uu wanaagsan cid uunbad ula muqata qof xun qof adiga kula xuna dad buu u wanaagsanyey bini adamka saa uu abuuranba

    • @AxmadCabdi-iv9lz
      @AxmadCabdi-iv9lz ปีที่แล้ว

      Alx

    • @MaxamedNuur-d7h
      @MaxamedNuur-d7h 11 หลายเดือนก่อน

      Alx

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 3 ปีที่แล้ว +23

    waa hees kuu sheegeyso inaan bani aadam wax kuu heyn mar walbana aad u adkeysato wixii ku soo maro noqonina qof liito oo lagu tunto adigana aadan dhib geysan qof nool oo ale abuurtey aad noqoto nasiib kaadana sugato ka soco wixii ku soo marey hees dareen wadato nolow brother thank you

  • @hmm1699
    @hmm1699 3 ปีที่แล้ว +131

    Qof walbo inta soo booqdo Nolol Farxad leh ayaan idiin rajeyn😻

  • @Apdalahiahmed7820
    @Apdalahiahmed7820 11 หลายเดือนก่อน +7

    2024 Weli waan dhagaysanayaa Mid kamida heesaha aanan ka xiisa dhicin ❤
    Legend iskalaaji

    • @abdiqani118
      @abdiqani118 9 หลายเดือนก่อน

      /5_____

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว +25

    Heestan waxan dhageysanaya Novembar 2019 ilaa iyo hada oon joogno 5/06 2020)Waxn heestan u dhageystey xili adag oon ku jirey.Alxamdu ilaah wuu iiga qaadey dhibtii.Niyadaan ku dhisan jirey.Heestan way farax galisa.Iskalaji heesihiisa wa qalbi dhise.

    • @badri2242
      @badri2242 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani xitaa wlhi niyadaan ku dhistaa ilaa hada alle Haiga soo furto😭😭😭

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว

      @@badri2242 Waxwlba wa la gudbaya sabar iyo dadaal iyo alle talada la saarto aya lagu gudbaya.Isku dooq xaga hesaha iskalaaji wan ka simanhy haye.Allaha ku fududeyo muradkada wll. 👋

  • @AbdikarimomarFaraah
    @AbdikarimomarFaraah 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestani waa hees aad u taabanaysa waayaha nolosha thanks iskalaaji iyo abwaankii heesta sameeyayba

  • @zharmaakemahamuud8869
    @zharmaakemahamuud8869 4 ปีที่แล้ว +92

    Axaxaxaxax😥wlhy iskalaaji waa Jilaaga Jacaylka Fanka somaliyed isaga iyo Nimcaanba Kama Daalo Heahooda Cidii igu Raacsan Like Comanti Diyaar ayaan ahay pro and sister😥😥

    • @zowdaismail7565
      @zowdaismail7565 4 ปีที่แล้ว +2

      Anaa kugu raaczan xaqiiq😢😢💔💔

    • @nafisomacalin2083
      @nafisomacalin2083 4 ปีที่แล้ว

      Anaa kula mid in bdn xqq bro 😢💔💔

    • @asmamaxamud5506
      @asmamaxamud5506 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan kuguraacsanahay😢 nimcaan iskalaaji iyo bk 3 duba hesohoda kamadaalo waana aabayasha jacaylka😢 lkn bk hada wukabaxay fanka😭😭😭

    • @Mubarikmoha
      @Mubarikmoha 3 ปีที่แล้ว

      @@asmamaxamud5506 haaa ad u weeyn sababtoo ah nolosha dhabta ka hadlayaaan.

    • @calidaacad4106
      @calidaacad4106 3 ปีที่แล้ว

      Anaa kugu raaczan xqiiqi

  • @mazlahnur6392
    @mazlahnur6392 2 ปีที่แล้ว +17

    Xorbay Noloshu kuu Tee ku Naalood Aduunyada
    Hana Noqon qof Liitiyo Midka Niyada Laga Dilo💔🥺

  • @Abdinasircirro632
    @Abdinasircirro632 8 หลายเดือนก่อน +8

    Still listening 🎶 27/05/2024 ❤😮
    Xorbay noloshu kuu tee🎉
    Ku naalood aduunyada😍

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 5 ปีที่แล้ว +93

    Dadka nabar hagaarsiin Qof kalena hanaafayn 😭😭🙏 2k20 ☝️☝️ qofkii wax jeceladay oo laxumeeyay baa fahmi karo😭❤

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 11 หลายเดือนก่อน +6

    28/02/2024😢wakhti aan soo laabanayn
    Rabbiyaw waxan rabo khyr ah dhakhso iisii 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 10 หลายเดือนก่อน

      inzha alah wl hays dhibin wax fcn wad helaysa e

  • @phaizuuehelzan2747
    @phaizuuehelzan2747 5 ปีที่แล้ว +244

    Dhiirigelin intay u tahay farta soo taaga 🙋🏻‍♀️

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 4 ปีที่แล้ว +17

    Kama daalo Dhagayisigega Heestan Wana Hees Aad U Fican Allah danbigeega Hayinaga samaxee Wxn Dhagayisana 2021❤️❤️👍👍❤️❤️❤️

    • @abdifitahbashiir
      @abdifitahbashiir ปีที่แล้ว

      Aniga neh maanta dhagaysanayaa 2023😢

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 4 ปีที่แล้ว +12

    Please iso duceeya walalyl qofkan Aduunka u jecla ayaa iga taagey qalaad aniga iga dhacaay darteed inuu alle iso celi 😭💔

    • @haniqalo5532
      @haniqalo5532 3 ปีที่แล้ว

      Amiin wllo mcn hore U soco dib ha so eegin adna Hadi U Ku jeclyahy kamu tageen

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว

      @@haniqalo5532 thank you queen😘

    • @baashicadde501
      @baashicadde501 3 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @asmamaxamed9575
    @asmamaxamed9575 7 ปีที่แล้ว +334

    Ani heestaaan kamaa dalo wlhi like isar qof qof Ku qaliyaa kaatagyi ayaaa dareemi karaa axxxxxxx 💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @faaraxwarfa5055
      @faaraxwarfa5055 6 ปีที่แล้ว +3

      Asma Maxamed runta an

    • @abdallamohamed2473
      @abdallamohamed2473 6 ปีที่แล้ว +3

      😁

    • @lifewhitepifanio
      @lifewhitepifanio 6 ปีที่แล้ว +2

      Dhbtaa nio

    • @cawadxassan1466
      @cawadxassan1466 6 ปีที่แล้ว +11

      Waapa heesta noloshayda dip usoo celisay anigoo nolosha mugdi kaga jira xumaa ruuux qof jeceloo hadana aan awoodin inuu farxad ziiyo alx hada noloshyda sidii zaxda ahyd umareeyey ilahba mahadaa leh

    • @munaabdiqadir4663
      @munaabdiqadir4663 5 ปีที่แล้ว +1

      Ana kula daremay

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 ปีที่แล้ว +2

    Waxani hees way dhaaftay 😮iskalaaji nin indheer garada ❤noqo ruux Alloo jira 👍

  • @fadumoomar8105
    @fadumoomar8105 4 ปีที่แล้ว +16

    17/9/20 xasuus heestan waa hees igu dheer ina dhiri.galisay wanan.kafa iday😍😍😍😍

    • @hmm1699
      @hmm1699 3 ปีที่แล้ว

      5/12/21 anah maantan dhageysan. Waqti udhexeyey wow

    • @fartuunali411
      @fartuunali411 2 ปีที่แล้ว

      28/6 2022 Ana Hda DhgeySanaya

    • @kautherabdidaahir148
      @kautherabdidaahir148 ปีที่แล้ว

      Wed/ 8/ Mar /2023 hadan dhageysaya ani tii wax ka faida alla hayga dhigo😭🤲💔❤

    • @cabdiqaniMaxamed-f7b
      @cabdiqaniMaxamed-f7b ปีที่แล้ว

      23/1/2024 baan dhageysaysanayaa 4:15 subaxnimo
      Heestani waa xaqiiq jirta

  • @abassomar4516
    @abassomar4516 6 ปีที่แล้ว +32

    Wallahi bilahi cawa heelaayn heestan doodonii jiraay 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😁😁😁😁😁😁😁 dhirin gaaliin dhaan iyo hees daanbe iga iiloow

  • @فطوومالقحطان
    @فطوومالقحطان 6 ปีที่แล้ว +39

    yaa salaam kol haddaan nafaha kale masuul kaaga noqon karin waxaad naawilaysiyo nasìibkaaga kuu maqan cidna ha u nuglaaneyn noloshaada maarey runtii hestani anigeyba ugu socotaa lag isara

    • @maryanaadan820
      @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว

      Kol haddaaan naflaha kale masuul kaa noqon karin waxaad naaawailaysiyo nasiibkaaga kuu maqan,cidna haw nuglaanine noloshaada maaareeee

  • @mazlahnur6392
    @mazlahnur6392 2 ปีที่แล้ว +12

    Mar haddaad Naruuriyo
    Nasteex Aad la jeceshahay
    Noloshiyo Adduunyada
    Adiguna Nitaaqiyo
    Dadka Nabar Ha Gaadhsiin
    Qof kalena Ha NaafayN
    💔🥺

  • @RIHDAKAGAWA26
    @RIHDAKAGAWA26 หลายเดือนก่อน +1

    Hees dareen galisa naftyda illa markay soo baxday illaa wakhti xaadirkan dareen isku midana aan ka qaado wana la gaadhi wakhtigii aan sugayey incha allah
    Habeenimo(jan 7/25)salaasa,11:20pm

  • @falizliza5080
    @falizliza5080 3 ปีที่แล้ว +5

    Rabi noole kala xigin" waa eryga aad ii taabta ani ahaan bal ka waran hadii ibnu adamku alleh kugu diri karayaan 😥 oo waxey doonan kaa sheegayaan 😅 abwanki sameeyey cajiibsanaaya

  • @leylamahamed5310
    @leylamahamed5310 8 ปีที่แล้ว +40

    first somali inspirational song I ever see
    u musician only wax so qadan hees jacayla am calacala I really don know what's wrong with u
    and don't sing songs like this one😍😍😍

    • @hibaaqosman4882
      @hibaaqosman4882 7 ปีที่แล้ว +4

      Leyla Mahamed absolutely true sis its so motivational and emotional its keeps us moving forwards

    • @mummyahzab3817
      @mummyahzab3817 6 ปีที่แล้ว +1

      Leyla Mahamed i

    • @moismail2675
      @moismail2675 5 ปีที่แล้ว +1

      Very true!!

    • @abdikadirhussein1957
      @abdikadirhussein1957 4 ปีที่แล้ว +1

      it is a source of wisdom and inspiration Leyla mahamed

  • @shabcanquen4878
    @shabcanquen4878 3 ปีที่แล้ว +26

    Until I listening this son 2021
    I love it wlhy😢
    As dhiiri galin ahaan
    Inta Ila midka ah☝️

    • @AyanAyan-y3s
      @AyanAyan-y3s ปีที่แล้ว

      Haha wlhi aniga kulamid ah❤

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +36

    Zack films
    Waxn ku dhahaba ma aqaan wlhi heesaha saad uhabeeyso aan ka helaa taariikhda ku xuseyso wallkey
    Mahadsanid

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 ปีที่แล้ว +16

    Heestani maalintay sidaa usoo baxday ayay qisadani i haysatay
    Still watching 2021 yaa ila jooga🤘🤙

    • @asmamaxamud5506
      @asmamaxamud5506 3 ปีที่แล้ว

      Aniga kula dawanaya 2021ka bishii may 24 kedi casarnimo galab ah🤭😂 lkn hada ayay ihaysataa aniga😢

    • @abwaansharmakegermany
      @abwaansharmakegermany 2 ปีที่แล้ว

      Hada waad ka baxday baan rajayn sis

  • @hasaanmaxamuudkulane551
    @hasaanmaxamuudkulane551 2 ปีที่แล้ว +2

    Kol hadanay neeftiyo Nafta aadmi ku haynXor Bay nolushu Ku tahay Kunaalood adunyada
    Hana noqon qofliiyiyo midka niyada laga dilo
    Kol hadaan naflaha kale masuul kaga noqonkarin
    Waxad naawilaysiyo nasiibkaga ku maqan
    Cidna haw nuglaanine nooshaada maaree
    Kol hadaanay nacabkiyo ruux aadka ku neceb
    Naxariista guud iyo nasri eebe layahay intay ka nusqaanshaan rabbi noole kala xigin Noqo Ruux allo jira
    Mar hadaan nagaanshiyo ifka noole jogayn
    Nooc kastoo adunyahay nimcadiisu waarayn
    U adkayso nabarada gidii ged naqa maahee
    Mar hadaadnaruuriyo nastexadeeda jeceshaay
    Noloshiyo adunyada adigina nitaaqayo dadka nabar hagaar siin qof kalena ha naafayn.

  • @ahlaminas3324
    @ahlaminas3324 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah qofkii heestan sameeyay ilaahay caqli kama qaado aamiin

  • @elmiabdi8911
    @elmiabdi8911 5 ปีที่แล้ว +31

    Sxb kun jeer hadaan like kusiini karo waankusiini lahaa
    "Nasiibkaga kuumaqan cinda haunglaanine noloshaada maaree"

  • @loveisaallweneed5606
    @loveisaallweneed5606 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan caadi maha wa hees xaqiiqada taabanaysa dhiiri galin isklalaaji boqrka codka like saar waxad jeceshay allah haku siiye 😊😊😊

  • @hodonalisheikhabdullahi4741
    @hodonalisheikhabdullahi4741 2 หลายเดือนก่อน

    Iskalaagi,fanaankeena qaaliga.
    Hestaan inaba caali maha,waxaa fahmi qof indheergarad ah.
    Waxaan kuu rajaynaya nool farhad leh you jacayl.😂🎉
    Melbourne
    Australia 🇦🇺
    17.11.2024

  • @mubarakosman1469
    @mubarakosman1469 7 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw waa hees runtii anigayba igu socotaa fananka cabdicasiis iskalaji aadbaan u tageeraa nolosha aduunyada adiguna nitaaqo dadka nabar ha gaadhsiin waaaaaaw

  • @Ahmed-cazka
    @Ahmed-cazka 7 ปีที่แล้ว +90

    Cabdirisaaq JAYNAALI WlHi waa abwaan Jira intii IGuH raaczan Like Haygala bakhaylina

    • @happyahmed1257
      @happyahmed1257 7 ปีที่แล้ว

      tru walaahi jaylaani heesu hi sameeyna jeceliya sandka mid cusuba sugar walee

    • @nimcomuqadin1448
      @nimcomuqadin1448 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Cazka 😘😘😘🤩

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 4 ปีที่แล้ว +15

    Dadka nabar ha gadhziin qof kalena ha naafeyn 💘💘🙏

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadka rabi uuntay hadan run kula dhaqmayn halaga dayi dhawaca iyo cariiriga dunida lagu badayo inta jacyl ben ah lagu abuuro jirina cidlo loga dhaqaqayo
    Dadka nabar ha garsiin💔
    Qof kalana hanaa fayn🥺

  • @jaamoov784
    @jaamoov784 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kubaashaal noloshaada
    Ilaahay mooyeee cid na hawnuglaan
    Noloshaada maaree
    Biniaadam inaan baahataa
    Waa wax laga ducaysto
    Waa laysku baahan yahay lkn dadbaan garashadaaasi ku jirin

  • @shiinehartasheik2397
    @shiinehartasheik2397 8 ปีที่แล้ว +8

    woow
    waa hees iyo badh
    waxay ka baxday hoygii fanka
    aad iyo ayaan ula dhacay
    abwaan ku aad ayuu umahadsan
    yahay
    iyo fanaankuba
    axyaa hees .,, ,,,,, ,,,, ,,,,,,, ,,,, , , ,

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 7 ปีที่แล้ว +5

    wlhi asxan hees runta iyo xaqiiqda ey ka hadleesa alfana iskalaji iyo abwaan jeylani Allah idin xifdiyo

  • @فطوومالقحطان
    @فطوومالقحطان 6 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw waaaaw waaaaw hestan hadan dhagesta marwalba wey i dhiragilisa waxbey i xasusizaa lkn aniga waan iska cilodaa marna waan is dhiragiliya waayo waxan ahay singal madar hestan wax walbey i xasuuzisa farxad iyo ciilba lag isara

    • @فطوومالقحطان
      @فطوومالقحطان 6 ปีที่แล้ว

      iskalaji noloow afkaga cano macan lagu qawaye

    • @mohamedabukar2964
      @mohamedabukar2964 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah rux kuxiran wax maweyo salada atkey cidla madaremeysid abyo

  • @Xafit2455
    @Xafit2455 2 ปีที่แล้ว

    Runti heestan horay u ma dageysan jirin balse maanta diiragelin ayaan u bahnaa sidaa darteed u usoo boqday. "hana noqon qof liitiyo midk niyada laga dilo "....ax ax ax. Fanaan jira iskalaaji.

  • @minaoroloojo3054
    @minaoroloojo3054 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa tahay Qof aan aad u xiiseeyo heesahiis oon aad ugu faano waayo heesahaago oo idil waa wax i quseeyo allaaha ku dhowro wllqaali

  • @kamaal9754
    @kamaal9754 ปีที่แล้ว +1

    Qof walbo meshan soo booqdo nolol farxad leh ayaan ku rajeynaa guleysta dhamantin😻😢

    • @kamaal9754
      @kamaal9754 ปีที่แล้ว

      December 10 2023 habeen axad ah

  • @graciyaazneyte9135
    @graciyaazneyte9135 8 ปีที่แล้ว +11

    "cidna haw nuglaanine nolashaada maree" asal weeyi iskalaaji......fananka sanadka

  • @ayaanmohmed5360
    @ayaanmohmed5360 8 ปีที่แล้ว +42

    adiguna nataaiyo dadka nabar ha garsiin qof kalana ha nafeen

  • @HamdiIbrahim-ee4ey
    @HamdiIbrahim-ee4ey 11 หลายเดือนก่อน +4

    27/feb/2024 wxn dib uso baadhi doona maalin aan maanta ahayn🤚❤️

    • @ayaanali247
      @ayaanali247 2 หลายเดือนก่อน

      ilaa markay soo baxday kolba waa kusoo noqdaa heesahaba dhegaysigooda waa iska daayay lkn tani waa xadiiis❤

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 7 ปีที่แล้ว +59

    wan ka helay heestan waxay ii tahayba aniga dhiiri galin 😍😍

    • @abdhiroabdulaahi4554
      @abdhiroabdulaahi4554 6 ปีที่แล้ว

      Cidna hoow nuglanine noloshada mareey nasraay

    • @ffff7804
      @ffff7804 5 ปีที่แล้ว

      Noqo ruux aloo jira nasra ahmed

    • @nimcomuqadin1448
      @nimcomuqadin1448 5 ปีที่แล้ว

      Nasra Ahmed waw😍😍😂😂

  • @unebaba2446
    @unebaba2446 8 ปีที่แล้ว +20

    ISKALAAJI BROTHER You're THE BEST FANAAN EVER 👍

  • @qosoliyoqaraaxo6366
    @qosoliyoqaraaxo6366 5 ปีที่แล้ว +1

    abwaan jaylaani LIBAAX
    nin culus legend iskalaaji
    waan kaa hayaa inta igu raacsan like ta kadibna eeg waxa kuu soo baxa!!!
    haye

  • @beerlula598
    @beerlula598 ปีที่แล้ว

    Noqo ruux allow jiraa
    Aduunyadan maaha mid bashar loo baahdo ee waa in aad rabbigii ku uumay uu sheegataa baahidaada uguna samirta

  • @husseinateye6328
    @husseinateye6328 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hesstan anay igu socotaa

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdirizak Jaylaani erayo aan caadi aheeyn wlhi Furunle na waku fara maceystay musik ga waaaaaaaaaw isha cala heeeees 💞💞💞💞💞💞💞💞👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 8 ปีที่แล้ว +9

    axya hees abwaanka iyo fanaankuba waa top

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska ilow dadka,kale waxey kaa aminsanyihin kafikir sida noloshada hormar ugarsin laheed aduun iyo akhiro.

  • @shamsohajjiabdiwali6291
    @shamsohajjiabdiwali6291 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof kale ha naafeyn ex😭💔
    Dadka nabar hagadhsiin xor waad noqotaye💔😭💔

  • @suu5222
    @suu5222 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhow igah yeeel mid adag🥺🤲 Thu/3/ November iyo heesti🎶 macalinka nolsha iskalaji "Noqon ruuux alloo jira"💪

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 ปีที่แล้ว +9

    2020 ya dhagaysanaya Somali waa xasidiina 🙏💯👏🇸🇴🌺

  • @biyaayo
    @biyaayo 4 หลายเดือนก่อน

    Heestaan maalintay soo baxday ilaa hadan dhagaystaa oo ay thy 25/9/2024 insha Allah maalin maanta ka wanaagsan soo bookhan doonaa hadaan noolahay 😂

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdiaziiz Esse iskalaaji 😎
    Dhira galiyaha dhaladka🇸🇴
    Amin farah 15.3.2020🌎💕🙏
    Kol haddaanay neeftiyo
    Nafta admi kuu hayn
    Hana noqon qof liitiyo.”
    Midka niyada laga dilo.”
    Kol haddaan nafaha kale,
    Masuul kaaga noqon karin
    Waxaad naawilaysiyo,
    Nasiibkaagu kuu maqan.
    Kol haddaanaya
    Nacabkiyo Ruuxa
    Aadka kuu neceb
    Naxariista guudiyo
    nasri eebe leeyahay,
    Intaay kaa nusqaanshaan
    Rabi noole kala xigin
    Noqo ruux hanloo jira
    Mar haddaan nagaanshiyo,
    Ifka noole joogayn,
    Nooc kastoo adduun-yahay,
    Nimcadiisu waarayn
    U adkayso nabaradda,
    Geed naq maahee.”
    Mar haddaad naruuriyo,
    Nasteex aad la jeceshahay,
    Nolashiyo adduunyada,
    Aduguna nitaaqiyo,
    Dadka nabar ha gaadhsiin,
    Qof kalana ha naafayn

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 3 ปีที่แล้ว +44

    This hees makes me Strong 💪 person
    Iskalaaji go ahead.

    • @ilhanali2669
      @ilhanali2669 2 ปีที่แล้ว +1

      Me 2 walahi it makes me strong person

  • @adnaashkir8666
    @adnaashkir8666 8 ปีที่แล้ว +9

    noqo ruux alle u jira waa eryo mcn abwaan jaylani waaa ka baxsatey

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 2 ปีที่แล้ว

    Cidna hau nugLanine Noloshaada Maaree
    inzhallah sandka dhalan Raba 2023 waxan rajynya riyada an leeyahy inan Rumeeyo wan ku Rajo wayanahy hestan dheerigelin bay itahay waxanan Raba inan so Xasuusto malin malmaha ka.mida hada waxan fadhiya Kaabada Gurigyga cidna Ma jogto mana Marayso wa cidlo Jawigun wa Macaan waxan rajynya ano keliya oo cidna Grb uga bahan inan Rumeeyo riyadyda iso duceeya cawa oo ay bishu tahay 8/11/2022 ya rabbi riyoyinkeena no rumee dhamanteen♥️🤲

  • @saeedabdiabdulle
    @saeedabdiabdulle ปีที่แล้ว +6

    Its encourage song
    If you wanna to warm up yourself you can listen
    Like my comment
    It gonna be memorable wed/05/24/2023
    The moral of song
    RABBI NOOLE KALA XIGIN
    NOQO RUUX ALOO JIRA❤😮😊

  • @hoodomohamet1438
    @hoodomohamet1438 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa ii xasuus gaar aan u dhagaysdo wlhi runtii qalbiga ku dajiyaa

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +5

    Hana noqon qof liitiyo
    Midka niyada laga dilo👏

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi dad culus bas iskugu tagay heestaan wan ladhacay runtii

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 ปีที่แล้ว +1

    Kol Hadanay Neefta Iyo Nafta Aadmi Kuu Hayn Xorbay Noloshu Ku Tahay Ee
    Ku Naalod Adunyada Hana Noqon Qof Liite
    Iyo Midka Niyada Laga Dilo

  • @Rm-tt4jn
    @Rm-tt4jn 6 หลายเดือนก่อน

    Heeztani waxey igazo saartey marxalado aad igu adkaa oo an hadda kazo gudbay" cidna haw nuglaanine nolashaada maaare❤

  • @sudiyanoofficial7787
    @sudiyanoofficial7787 4 ปีที่แล้ว +5

    Aax jacel niyad madobad ban kaqadnay wlhi 💔💔

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +7

    “Noqo ruux hanloo jira” saas umalaynayaa lkin waa qaldanaan karaa
    “U adkayso nabarada gidi GEED naq maahee” saas ila tahay halkaasna 🙏🙏 waa dadaasheen runtii

  • @ahlaamnorosman8686
    @ahlaamnorosman8686 3 ปีที่แล้ว

    Ashcala hees 2019 ila 1/12/2021 wan dhageysan cashar badana wan ka faaidey runti
    iskalaji fanan top ten galay legend dhulki uduga esp qardho kso salamya🤚🥰❤️

  • @hanadosman469
    @hanadosman469 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestan xasuus ayee iku thy anigo codey ah😪😪😪 lgndh

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin wen wax loma shego waa lesla shaqestaa daacad haleskula shaqesta labadii dulmi kuhishisaa garabkod alaah kabaxa

  • @riyaqadan8940
    @riyaqadan8940 8 ปีที่แล้ว +9

    waaaw hes iga gadantay my fanankeyga qaliga ah abdi aziz iskalaji hhhhh hees iga gadan tay waa shidantahay

  • @aswanqueen8380
    @aswanqueen8380 7 ปีที่แล้ว

    Kol hadaanay nacabkiyo ruux aadka ku neceb naxariista guud iyo nasri eebe leeyahay intay ka nusqaanshaan rabi noole kala xigin noqo ruux alle u jira ❤️❤️❤️❤️

    • @abdijamac5303
      @abdijamac5303 4 ปีที่แล้ว

      Intasa igu Scotia inader Axxxx Axxx

  • @naaagtaiskukaadisaninkeeda6981
    @naaagtaiskukaadisaninkeeda6981 7 ปีที่แล้ว +18

    alla cod b aaaD igu dishey waleeee alle HaKu XafiDooo

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 4 ปีที่แล้ว +1

    Cidna how nuglanine noloshada maaree wooow hees aan inaba cadi aheyin Curiye laxamiste codka halasiga kuli boqorka isku darsadey alfanan nagu qaali Iskalaaji farxad ku nolow inbadan

  • @suhaybchampro9267
    @suhaybchampro9267 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadanan naflahaa kle damiin kaga noqon karayn iga gadan 2023

  • @aniiscabdikariin7635
    @aniiscabdikariin7635 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof niyad jabay uunba fahmaya heestan aduunka waxa ugu xun markaa aad nolosho la wadaagto nin aanku fahmayn adna aad jeceshahay

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 3 ปีที่แล้ว

      Anay igu dhacday o xanun iyo cidhidhi so maray lkn alhmd hada wan ka tashaday

  • @rawdamohamed6920
    @rawdamohamed6920 5 ปีที่แล้ว +6

    Fananka kliye HeezuHu dhiiri galinta yihiin heeziHiza kama daalo 🌸 Apitka farxad ku NoloW 💋

  • @kukunuta9047
    @kukunuta9047 6 ปีที่แล้ว +6

    My fav somali song taniyo maalinkaan arakay markastoon down yara dareemana wan kusoo noqda❤😍

  • @bahjoabdi7458
    @bahjoabdi7458 3 ปีที่แล้ว

    5 sano ka dib yaa heestaan dhagaysanaya 2021 August 31 talaado 😥😥 markasta ereyada heestan way I dhiiri galiyaan 😭😭

  • @hayaathilwa7019
    @hayaathilwa7019 5 ปีที่แล้ว +2

    Xorbey Noloshu Ku tee Ku Naalood Addunyada Hana Noqon Qaf Liitiyo Midka Niyada laga Dilo🙋‍♀️ " 26/8/2019💔💔

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 ปีที่แล้ว +3

    Heesta kama dalo sxb 👏👏👏👏🌺🌺👏👏🌺

  • @axmedgureytv3377
    @axmedgureytv3377 4 ปีที่แล้ว +2

    Aug 2020 yaa daawanaya..... Nice song

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis iskalaji
    heestan maxay dadbadan garacaysaH😢❤

  • @IBRAHIMYusra
    @IBRAHIMYusra 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run😮😮😮

  • @fartuunmaxamed9510
    @fartuunmaxamed9510 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad maqashaan iskilaaji hadaladiisa
    Waa inaad noloshiina maareesiin oo aa

  • @ugbadcilmi6861
    @ugbadcilmi6861 2 ปีที่แล้ว

    Heestan anigo wayo ku jira ayan dhagaysan jiray mantana gulihi wax yar ayaa iga hadhay kuwi ugu wawaynana wan gadhay.alxmdulh

  • @kuruuskuruus1907
    @kuruuskuruus1907 8 ปีที่แล้ว +9

    cajiib wa hes tariikhi ah masha lah

    • @dragon24o
      @dragon24o 3 ปีที่แล้ว

      Lakkakkk nbbbajjnannbynikwkkwkjkkm
      Se-

  • @nimanfarahwehelkanolsha5862
    @nimanfarahwehelkanolsha5862 5 ปีที่แล้ว +3

    Abdirissaq hamud caydiid jaynaalli masuul iga walle waad dhigtay halkii laagtii ahmed raan reer hrgaysa kaliya ayyaan la hadlayaa aaway ciyaalo hrgysa goljanno

  • @farhiahajjimariamaria3378
    @farhiahajjimariamaria3378 4 ปีที่แล้ว +4

    Walhi hestan dhiro galin ayey i tahay
    Wayo xanunka i hayo iga babisa kama
    Dalo dhageysiga

  • @naimabintumohamed9330
    @naimabintumohamed9330 2 ปีที่แล้ว

    Bishi July 2022 waxey bil ad ikuxanun badan waxan daremaye xanuuun aad uweyn ohalkaaan aan kusharaxikarin balse erayadi dhiraglinta ii ahaa aya ah
    Mar hadaan gashiyo
    Ifka nole jogeyn
    Noockasto aduun yahay
    Nimcadiisu wareeyn
    Uadkeeyso nabarada gidi naqmaahe
    iskalaji my fnkeyga allh danbigada dhfo😭😭😭😭😭😭😭🙇‍♀️

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว +2

    I'm still listening 2021 please Lake sara Somali

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 19 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxan dhagaysanaya waqti aan rabo inan ganacsi sameeyo ilaahy ha ila garab galo.
    Wan so booqan doona haday noloshu I wacnaato 19/1//2025

  • @nafisamohamed7726
    @nafisamohamed7726 5 ปีที่แล้ว

    Heestan kama dhargo wayo waan isku daweya Dr isgalaji

  • @aasiyanuur393
    @aasiyanuur393 6 หลายเดือนก่อน

    1/1/2019 Alxm xorbay noloshu ku tahay wa markii an qaatay go an keygii ugu ficna abid😢

  • @leilagedi2189
    @leilagedi2189 6 ปีที่แล้ว +7

    Waan mansha allah cod iyo miro

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 6 ปีที่แล้ว +6

    Waaw heestani aad U macan tahay xoorbay nolashay Ku tahay al fanaan.iskalaaji ka.shidan codka iy music

  • @No_name17423
    @No_name17423 8 ปีที่แล้ว +8

    mansha allah my ina aderkeyga qaliga ah cod wa heysa inolow wllkey

  • @sahraismacil1657
    @sahraismacil1657 3 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw cadima heestan wan moda inay ihahadalaso aniga