اللهم صل على محمد على ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Sheeko xanuun badan waye wlhi😢 Wax kasta waxa iiga daran hooyada gabarteeda siisay nin dilay ilmaheeeda wllkood😭xanuun badnaa lkn iney wax ku duugeysa laga yaabaa tan kale markii xamar macaawinada laga bixin jiray ma dheera waa 2008_ilaaya 2011 kii markaas xilka waxaa hayay sheikh shariif sheikh Ahmed meesha lagu bixin jirayna waa deyniile iyo ceelasha biyaha inta kale lama degnen oo qaxaa ka jiray waana la degnaa salaama teamkeyga
Bismilaahi nin dilaa ah bay siisay gabadheeda siisay haday ogayd inuu dilaa yahayna waaba hooyo aan naxayn. Kaas diina ma aqoone dilaa buu ahaa diintu ha la is ciqaabo ma oran oo gaajo ha la isku dilo waalid iyo ilmihiisna hala usu diido maskiin waan ka xumahay Maysuuney
اللهم صل على محمد على ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Alla gabsaarkan qurux badnaaa mashaAllah❤
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Sheeko xanuun badan waye wlhi😢
Wax kasta waxa iiga daran hooyada gabarteeda siisay nin dilay ilmaheeeda wllkood😭xanuun badnaa lkn iney wax ku duugeysa laga yaabaa tan kale markii xamar macaawinada laga bixin jiray ma dheera waa 2008_ilaaya 2011 kii markaas xilka waxaa hayay sheikh shariif sheikh Ahmed meesha lagu bixin jirayna waa deyniile iyo ceelasha biyaha inta kale lama degnen oo qaxaa ka jiray waana la degnaa salaama teamkeyga
Shekadi gabarta sxibteda qayaamaysy away habo farxiyo
Qisadii saxibada iskuulka away habo farxoyo❤
Subahan’Allah wa sheeko walan oo xasus iyo depression, anxiety and stress hasbünallah wa ni’mal wakeel xabarsan Yasir Alle 😢😢
Subxanallah illahow hoyo caykaasa naga nabad gali
Subaxanalah waa nin walan
اللهم صلى علي النبيا محمد وعلى آل محمد كما صلت علي إبراهيم
Subxanllah alla hooyadaa maxaa ka qaldaneed bisinka nin wiil keyga dilaa gaba dheyda siin lahaa balayo sun ha uqastee ala ciilbadanaa
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Wah cilmi adunka iskucadab dhahayo majiro waa wuxu mankisa kakensaday
Dumarow dintina barta rag dinta kaben aburanayana buxaan
Isaagi dhiig qaaba raaba inuu dadka diinta usheego midkale qof abuse hadan hooyo uurle marna dhaalaysa aad taahay oo biniadam oo dhaan kala jaaro waxa kasta laga dhadhicin markdi hoore aaqoon fiican lahen 😢😢😢😢
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso ta Rabi
Kaas takfiir uu noqday u maleya
Bismilaahi nin dilaa ah bay siisay gabadheeda siisay haday ogayd inuu dilaa yahayna waaba hooyo aan naxayn. Kaas diina ma aqoone dilaa buu ahaa diintu ha la is ciqaabo ma oran oo gaajo ha la isku dilo waalid iyo ilmihiisna hala usu diido maskiin waan ka xumahay Maysuuney
Masha Allah ❤❤❤❤❤farxiya tawakal ❤❤
Subxaanallaah😢😢
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Hooyo.ma tahlil buu siyey wlhi waa sheeko xanun badan
Ala bararayey hooyo maxa kaqldan mysuun dulqad badanaa kkkk dhergta waa lagu fasahada kulahaa gaaju kudilay
Mama dana wuu iska jediyey kawaran😂😂
Wan adin salamay team farxiyo subax wanagsan😊😊😚🥰
0
😂😂😫
Abaayo farxiyo sheekadii gabadhii fidiyowga laga duubay noso dhameystir😢
Allaah waa mid aan beri guursadey oo kale lkn wuxuu diley war kama qabo kolley hogaamiye kooxeed uu istaaf u ahaaan jirey
Alla somalida maxa qiso xanun badan ku dugan😢 runtii waa adun
Inkarti aya hayso dilka
subxanallh rer aqiraad mia ninka
Subxanaalah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxanallaah hoyadaa waxbaa ka qaldan
Subxaanalah 😢😢
Ilaahey walid keena naarta haka xoreeyo salicalaa nabi caleyhi❤salaatuwasalaam
Walciydaadu bilaah subxaanalaah
Wow new sheeko thanks❤❤❤❤
Yaab badanaa aryaa tango Kal arkay war wuxu muxuu ahaay jininqaadka
Wale aduun wayee
😂😂😂😂😂Dheregta waa lagu fasahaada maxay tahay hoogay Naa iga tag hooyona ma haysatid maskax fikirtana ma haysatide😂😂😂😂😂
Subxana allaha
Acuudkiyooo hoyada maxaaa ka qaldan 😢😢😢😢
First comment ❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Subxaanallaah
M.a❤
Subxanallah😭😭💔💔😢😢
Subxanallah❤❤❤
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂👸❤️👑🥰👏🎁🫶
Subxanallah
Habo farxiyo❤
Illahay Nin walan calaf hanogu darin 😂
Acuudkoow ninku muxuu ahaa waxkale ayuu nolosha ka aaminsanyahy
Qisada iskuulka away
❤❤❤❤❤
Wcs abayo
Wcs ❤
Asc asxbta farxiyo tawakal isoo booqda adinkoo mahadsan
Farxiyo
Subxanlh😢
Farxiyo meysun magac cusub wye be gbdheyda la dhahaa xiligas mba jirin meysun
Iney ubixisaa laga yabaaa
Farxiyo
Walal farxiya shekooyinkii habeenkii maxaa kudhacay sheekadi socatay waad nagu badh goysay sahra
Abayo xlay wala so galiyay so eek
Wcs
Wca😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wsc
Bisinka mamada maxa kudhacay ninku ma uhanhabay😢 balayo qabaha😭😭😭
Masha Allah ❤❤❤💖
Anagaa jecel baaye
Waasooqaldamay mid farxiyo caydaan uwaday
🤣🤣 yaaab😏
Midas te waye weys larifeyna😂
Waar soomalii da dhiga maxaa laga siiyaaa waayaab aduun
Pisnkoo 😢😢
Cjiib
Wca😢😢😢😢🤲🤲🤲
Suxba.lamida
Subxaanalaah
Farxiyo