ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Yaa waduud allahayoow unaxariiso alfanaan cumar dhuuli🤲
laxanka ama codku waa hinqad wlle, aad baad ugu mahadsantahay inaad nala wadaagto hidahan quruxda badan
Inaba caadi maahan Alle ha u naxariisto CDHC
Allaha u naxariisto Cumar Dhuule
Irdhoobaye yaw arbeeb tagae eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee❤.Aun heello baa ladhahaa.
MAADEYS HEESTAN AAD BAY MACAAN TAHAY CUUDKA/ KABKA._ SUBCIS LAGU LADHAY INABA CAADI MAAHAN SXB OMAAR DHUULE IYO KOOXDA HOORISKA 100%❤❤ .. MAHADSANID SXB. WELL DONE
Erayada walaal inaga saxa khaladkan haddii ay ku faafto jiilka dambe sidaa ayeey moodayaan,yaan ubadkeena afsomali laaxin ah gaadhin
ilahay isaga iyo muslimiiina ha u naxariisto
Caawa oo jimce ah waxaan heestan kudhagaysanayaan Gobdheer oo Udhaw Abaarso
Afsoomigii dhaqankii murtidii dadkii waxgaradka ahaa ILLAAHAY HA UNAXARIISTO
Erayada qaladaad badan baa ku jira. Halkaa ha lagu noqdo.
Sixid "irdhoobaye yaw arbeeb taga"
Alle ha u naxiirto cumar ❤❤
Irdhoobaya yaw arbeeb taga ,ee ýaa cumar mahdi cali dhuule
alaha unaxariisto cumar mahdi waa habeen jimcaaye
Allow kuu Naxariiso codkiisu waa cod alle hiba u siiyey
Masha allah
heestaan iyo kuwa kale uu qaaday cumar dhuule waa dhaxal ubaahan fiirsasho dheeraad ah
Yaa sallaam 🔥👏👍
Irdhoonaye Yaw Arbeeb Taga ee Sidasey Sax Ku TaheyEreyga ARBEEB, Qaylo Dhaan Miyaa macanahiisu
Jimco 10:12 pm 21 sep 2023 Mogadisho hodan taleex 🎵
Yaa waduud allahayoow unaxariiso alfanaan cumar dhuuli🤲
laxanka ama codku waa hinqad wlle, aad baad ugu mahadsantahay inaad nala wadaagto hidahan quruxda badan
Inaba caadi maahan
Alle ha u naxariisto CDHC
Allaha u naxariisto Cumar Dhuule
Irdhoobaye yaw arbeeb tagae eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee❤.
Aun heello baa ladhahaa.
MAADEYS HEESTAN AAD BAY MACAAN TAHAY CUUDKA/ KABKA._ SUBCIS LAGU LADHAY INABA CAADI MAAHAN SXB OMAAR DHUULE IYO KOOXDA HOORISKA 100%❤❤ .. MAHADSANID SXB. WELL DONE
Erayada walaal inaga saxa khaladkan haddii ay ku faafto jiilka dambe sidaa ayeey moodayaan,yaan ubadkeena afsomali laaxin ah gaadhin
ilahay isaga iyo muslimiiina ha u naxariisto
Caawa oo jimce ah waxaan heestan kudhagaysanayaan Gobdheer oo Udhaw Abaarso
Afsoomigii dhaqankii murtidii dadkii waxgaradka ahaa ILLAAHAY HA UNAXARIISTO
Erayada qaladaad badan baa ku jira. Halkaa ha lagu noqdo.
Sixid "irdhoobaye yaw arbeeb taga"
Alle ha u naxiirto cumar ❤❤
Irdhoobaya yaw arbeeb taga ,ee ýaa cumar mahdi cali dhuule
alaha unaxariisto cumar mahdi waa habeen jimcaaye
Allow kuu Naxariiso codkiisu waa cod alle hiba u siiyey
Masha allah
heestaan iyo kuwa kale uu qaaday cumar dhuule waa dhaxal ubaahan fiirsasho dheeraad ah
Yaa sallaam 🔥👏👍
Irdhoonaye Yaw Arbeeb Taga ee Sidasey Sax Ku Tahey
Ereyga ARBEEB, Qaylo Dhaan Miyaa macanahiisu