أما بعد: فهذا باب "الدُّعاء عند إفطار الصَّائم"، أورد فيه حديث ابن عمر -رضي الله عنهما- قال: كان رسولُ الله ﷺ إذا أفطر قال: ذهب الظَّمأ، وابتلَّت العروق، وثبت الأجرُ إن شاء الله.❤
Nasro abayo macalimadeydaa aan jecelhy waa ku baryaa ilhey darti inoso gali waxa yabaha misankaa lagu dhimo inta yaar ee ramdankaa kaa dhimaan plz abayo wax yaabo isiyaa o aan xafada kaa heli kaaro plz waan ku amin sanhy wlhi
Nasro abaayo maxaa lagaa sheega ceeb ilaahay kuma yeelin masha allah wa kugu wadana hafaa horu markaaga inu ka horeeyo dadka kale ceeb ma sheegin waa wax cad wa u dadaashay horu markaaga wana u hagar bacday dadkaaga wagu faana hore u soco ilaahay ha ku xafido waligaa.❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
Ani waxbadan kabarte marka gursadana waxaa karayo adaan kadawan donaa insha allah love you nasray boos hoyaa igashe dhanka cuntada hoyadey wee dhimate allaha unaxaristo
Nasra abaayo markii hore walhi xoog baan ku jeclaa lkn mrkaan dawdy barnaamijka cunto karinta sida dadka. Ula dhaqmisaan. Adi iyo kuwa kale walhi waan ku nacay dadka waxbaa loo sheegaa. Sida ula dhaqmisaan khlad
اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا صَلَّيْـتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . وَبارِكْ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا بارِكْتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
aamiin ilahow aamiin mana booqanaayi kawaran hee
أما بعد: فهذا باب "الدُّعاء عند إفطار الصَّائم"، أورد فيه حديث ابن عمر -رضي الله عنهما- قال: كان رسولُ الله ﷺ إذا أفطر قال: ذهب الظَّمأ، وابتلَّت العروق، وثبت الأجرُ إن شاء الله.❤
صلى الله عليه وسلم
Aamiin ❤
Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍
Isoo racaa
🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏼♂️🏃🏻♂️🏃🏻♂️🏃🏼♂️🏃🏻♂️🏃🏼♂️🏃🏻♂️🏃🏼♂️
USoo cararaaa kheeyrka
❤❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤😊😊😊
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
mansha allh Tabaraka allh Nasro mcnto raabi haa ku xafido 🤲🌺🌺❤❤❣💕
Jasak allh khayaran jasak 💗
Mshllah illhay hakuubarakeeyo adi iyo dadkaagoo dhan illhay caafimaad taam ah oo barakeesan iyo cimri iyo cibaadab illhay hakuugu daro adi iyo dadkaagoo dhan iyo anagaba Aaaaaamiiin yaarabi❤❤❤❤ aboyo inshllah farxad kunoolaada adi iyo family gaaga oo dhan 🎉🎉🎉
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw♥️😢🕋🧡💛💚❤️💙💜
Mashaa Allah walashay Nasra
Cabitaan cajiib ah♥️♥️😋
Masha allah cafimat ku cabaaa❤❤
Caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
wooow wooow masha Allah wa macaan wye🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Rer tiktak waa ahy rer TH-cam nh waa ahy😂 lkn waa ku tageera😂❤
nasra abayo alle ha ku xafido wax badan baa ka faidey ❤ wax kheyr qabo alle hakgu badalo🎉❤❤❤
M.a maclimadeyna alle haku xfdo hppti qalbiyal baan kaaga so duceeyey mcnto cay ka saliim baad tahay keep going my queen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshalah ❤ afar qando waa badantahay😊
Aan Kuwait salino nabiga scw❤❤
Masha Allah 👍
Nasro abayo macalimadeydaa aan jecelhy waa ku baryaa ilhey darti inoso gali waxa yabaha misankaa lagu dhimo inta yaar ee ramdankaa kaa dhimaan plz abayo wax yaabo isiyaa o aan xafada kaa heli kaaro plz waan ku amin sanhy wlhi
Nasraay wllhi ku jeclahy Alle gacmaha Dahbka ha ku Barkeeyo♥️
Quruxda degananta asturka gacan macanida masha alahan kulehay walashey wala dalaa mahee laguma gaaro
Alla habo nasro goormee dhadhaminaa cuntadaada??😢❤ mashallah nasradeyda🥀🤎
Nasro abaayo maxaa lagaa sheega ceeb ilaahay kuma yeelin masha allah wa kugu wadana hafaa horu markaaga inu ka horeeyo dadka kale ceeb ma sheegin waa wax cad wa u dadaashay horu markaaga wana u hagar bacday dadkaaga wagu faana hore u soco ilaahay ha ku xafido waligaa.❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
Masha allh abyo Alle gacantda hakuu barakeeyo anigana indhaha ayaa ixanuunaayaan isoo duceeya bil Ramadan lagu jiraa
Alle haku caafiyo
@@samsamsharaf3265 aamiin abyo
Masha allah anaga xita wan ku wadanaa happti ha ujabib cadowgaga mcnt abdhed noqo nasray ❤❤
Sonkortaaas maaba leedahay hadeey gadaal igala yaraato 😢😢😢😢😢😢 ar sxby cudur socdo waaye sonkorta allaha kuu sakhiro
Somali sonkor aa dileyso iyo saliid😢😢
Nasro abaayo wax kasta aad soo geliso waan fahmaa abayo sida dharka loo feereeyo baa igu adag maad i bartid khayr ale haku siiyee
Ani ma ku bara mcnto😢
@@iswaaraahmed7324 haa🥺
Mashalllah ❤❤
❤❤❤ wanku faraxsanahay inaa ahay qofka u horeya manta
Mash Allah sami quruxo waan kuwataa❤😊
allah kubarakeeyo gacntada maskaxda cafmdk الله یکرمك ویعزك ❤ حبیبتی
ماشاءالله ❤❤❤❤
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Intee walalo
@@nagadnasab subscribe Isaar
Nasra abtidoon walaal iyo wehelbo❤🎉gift from allh ❤❤
Masha allah tabarakalah⭐🌙❤❤❤🤲🤲🤲
Msh alah ramdanka ku ficnyhy in la samYsto cabitankan gacantaad alah ha ku barakayo sister
Masha Allah
Gacanta Alle hakuu barkeyo my favourite TH-cam
Ma shallah wll qali
Nasra capdidoon nooloow❤❤❤
إني أحبك في الله
الله يبارك فيك يا أختي الكريمة
❤mansha Allah marwo qaali ah
Ninkii kuhelay badh buu raga dheeryahay
الله يحفظك نصر حبيتي ❤
Nasradena 1m baa uqalntaa iyo kaban guluuso abyo😍
Maasha allaah abaayo allahaku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤
Ani waxbadan kabarte marka gursadana waxaa karayo adaan kadawan donaa insha allah love you nasray boos hoyaa igashe dhanka cuntada hoyadey wee dhimate allaha unaxaristo
Boqran nasra macalimadyda allah haku barakeeyo habo mcn
ماشاء الله تبارك الله
Mansha Allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M,a ❤️ Alle haku dhawroh qlpih❤❤
Maasha allaha ❤
Rer tiktok iyo reer yotup hal hoya iskudhashy waa isla ayagi haubixin hadlkida hore usoco 😂😂
😂😂😂
شكران نصرجزاك الله خيرجزا
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
Wow Masha allah Qaali
Masha allah allah haku cafiyo abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
Jesaki Allah kheyr
Masha allah ❤❤❤❤
Mashallah mashallah
Mahadsanid Allaah ku sharfo Queen
Shukran xabbti nasro cabitaan cajiiba
Ma rabtaa inaad wax dabiici isku qurxiso waji iyo timo iyo jirkaba isoo booqo wax badan iga faaiid 😊
Masha allah gobey nasray
Wwww iam the first❤
Role model nasro abtidoon ❤
Wllshey nasro hadan ku sobiri channelkada ilove you sister horay usoco
Welcome
Masha allah allah haku barakeeyo ❤
Macalin nasro aaway wixii aad turkiga nooga waday oo kasoo baratay soo dey macalin
Nasro qali ❤❤❤😊
Lkalsoq
Z. Imka
Masha allah lkn aawey cabitankii kLe oo boorashka ceytiinka
Ramadan mubarak
M.a allaha niibarakeeyo 🥰🥰🥰
Mash Allah my sister ❤❤❤❤
Xabibti adgo raali ah ifahansii (yoogar)
Masha allah cabitaan yaroo hadane rasiin ah waaye wax lasameysto wuu yahay
Mashaaalah walashey nasro❤❤
Mnsha allah mahadsanid abayo guulayso❤️
Mashallh 🥀
Wllshy mcn dar ilaahay ayaan kuu jecelahay wllhi role model ayad gabdhaha oo dhan u tahay ,hore usoco wllo
Wcs masha Allah ❤❤
Adigo soman xiitaa waa diyarin kartaa xbbty lkn malaqeysid
M.a bayo keep going ❤❤❤
Masha Allah apyo 💕🥰🥰🥰
Masha Allah waye lkn barafka marki lagu shido wax kale waye
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
Masha Allah xabiibtii mahadsanid
Mash all Quen hormar wacan gacantada allha kubarakeeyo❤❤
Jummah Mubarak.
Gabadha aan ku faanno quruxee guuleeso
Allah Haku cafiyo abyo
Mancha allah nazra aad ku tagera wlzhy alle ha ku xfdyo ❤️👸
Malaha turki babay nasro 😔
Ani Somalia wa u xisey cuno darted😅
Mashaa allh xbbti
Maasha Allah
Wll mcn miyadan cano ku darin❤😊
Mahadsanid abayo💕
ukunta maxaa ugu dabooshay cabitaanka se hade jabto ka kac mo ohoo
Masha Allah abaayo Allah haku xifdiyo
Thanka nasra❤
Masha allah
Mnsha Allah abayo alle hakubarakeyo
Nasra abaayo markii hore walhi xoog baan ku jeclaa lkn mrkaan dawdy barnaamijka cunto karinta sida dadka. Ula dhaqmisaan. Adi iyo kuwa kale walhi waan ku nacay dadka waxbaa loo sheegaa. Sida ula dhaqmisaan khlad