Khadiija, keligeed maahan, guryo & dhulal badan ayaa jira, dadbaa gurigii ay heysteen dhexdiisa ayey salaad ku tukunaayaan waana xaaraan, kuwani Shoot, laakiin dad badan oo dhulkoodii la degan yahay & dhul la dhistay, taas maad ka hadashaan. Dulmiga Xamar ayuu duminaayaa.
Guriga waxa dagan waa wasaarad ee ijaarka u doonta Xasan Xaraash waa isaga ku faanayo dabaqyaan dhisanayaa lacagta ijaarka gurigaas ayaa ka mid ah lacagtuu Garguurte isticmaalaya ee ka fuqa gabadha Muslimkaah cawaan aan doowlad wax ka aqoon baad tihiin siduu madaxweynihiina uu u hadaaqayo ayaa tusaale u ah
Khadiija waxaa qaba Cabdikariin Guuleed. Marka waxa boobka sameeyay waa taqaanaan.
Shood ilmihiisa Waa Reer Mataan Abgaal. Habargidir maa na xoogi karo
,doowlada guurigan haku baxan sidan waa ceeb
Shood Waa nin Reer Mataan ahoo bangaariyo ah. Hassan sheikh asagana suu Guryaha bangiyadda noogu jejebiya
Please Dowladu arintaa haku baxdo sidaani waa ceeb 😭😭😭
Waryaa wasirada ha uu gaming waa gabar sharable leh x😊
Naagtaan anigaa aqaano kiro madhiibto
Almaqsuumi waayo
Hassan sheikh soo tuu Guryaha bangiyadda jajabiyay
Xasan dalka dadkaba asagaa masuul ka ah😂😂
@ Masagawaay Waxaa degan Cali Gaaf car ha tago
Shaqsi iyo dowlad maxa isaga jira war madax weyne iyo raisulwasare shaqo Kuma laha ee taliska degmada uu ku yaalo kala xiirira
Khadiija, keligeed maahan, guryo & dhulal badan ayaa jira, dadbaa gurigii ay heysteen dhexdiisa ayey salaad ku tukunaayaan waana xaaraan, kuwani Shoot, laakiin dad badan oo dhulkoodii la degan yahay & dhul la dhistay, taas maad ka hadashaan. Dulmiga Xamar ayuu duminaayaa.
Mise waa laga xiray
NAGTAN WA YAMEN HALO TARXIILO YAMEN MORYANTA
WAXABA QALADA IN NAAG CARABA O YAMEN KA TIMID IN LAGA DHIGO WASIIR DHUL EYSAN ASAL U LAHEYN
Khadiijo ayado reer Sheikh ah Oo Reer Xamar ah ee Habargidir is mooday Oo Sacad is mooday. War Abgaal ma dhici kartidee ka bax Guriga
Guriga waxa dagan waa wasaarad ee ijaarka u doonta Xasan Xaraash waa isaga ku faanayo dabaqyaan dhisanayaa lacagta ijaarka gurigaas ayaa ka mid ah lacagtuu Garguurte isticmaalaya ee ka fuqa gabadha Muslimkaah cawaan aan doowlad wax ka aqoon baad tihiin siduu madaxweynihiina uu u hadaaqayo ayaa tusaale u ah
Abgaal ayagaa mucaarad iskugu filin
Bal ninkaas weyn wuxuu soo dhigay eega
Asc
Guriga kiradisa hadee dhiibi weyso waraaq maxkamad usoo qaata kadibna maxkamada ayaa looga yeraa taas maa dhib leh wee fududahay tan
Codka siidaa
😂 cidda miyaa waa adiga madaxa ruxayee
Wasaarada ma,aha ee waakan eey dagan tahay