SICIID QALINLE || SIDA LAYLA IYO QAYS || wadne kaabe official || 2022
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- CODKA SICIID QALINLE
KABAN CABDI QURBAANI
CAMERA AND EDITING
CABDIQANI ADDISON
VOICE RECORDER
DIGAALE YARE
MY REAL CHANNEL
SOMALI SINGER🎤
NAGIIB WADNE KAABE
PLEASE SUBSCRIBE
🥅GOAL 100K⚽
Joog, jamaal iyo cod maanshaAllh qalinle yare .....fankuse wax fiican maaha Allha kaasoo hanuunsho anagana dhegeysigiisa hanaga madoobeeyo
ishawaaq isha ayaa ku hesaa miyaa quruxey ku yaac
@@sadiiqmohamud2091 😁🤣waa xaasle ninku
AAMIIN
Ameen ameen
Qalinle waa Fanaan Waqti badan Ayaan Asxaab Ahayn isku team ahayn wan Isla soo korney Hal weel wax ku wada Cunay intaa waxa Sii dheer inan Ilmo Abti ilmo eedo ruma aan nahay❤️
Very good❤❤❤❤❤❤
Masha allah axsan cod Saed Qalinlje allow cimri dheer iyo caafimaad ku sii aamiin 🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Nice voice
Lamayeesho xidhiidh
Dumarkii lumiyoo
Adigaygu lamaan .amazing 👏 🙌
Walee ninka kabanka tumaayo waanka haray wuxu gacan macaana😀😀😀😀😀😀
Anuu iga bartay 😅
wa rageedii
😊
😊
Wooòoow Maash Allah 🎤🎻🎺🎻🎷🎹Somaliland 💚❤🌹👏👏👏👏👏
Best guitar ever play before in Somali music era,it very intertaining good voice mixed up with lyrics..The chemistry was fabolouse.Well done
Cabdiwahaab Tailor
It's Oud not guitar
Guitarku waa muraara dillaac
O9oPpPOP9P
Qisada sxbkey fanka ugu biirey iyo hibadii uu laha bar bilowgi dhalinyaro wlhi xasuuso badan kadib sxb wad muujisey waqtigii ku riyoon jirtey wn jeclan laha inaad ka sheekeyso bilowgii iyo curashadi fanka u maleyn mayo qof iiga ogaal badn inu jiro anigu wa jeclan laha ina taarikhda ka tagto keep going bro
Weey siciid qalinle fanaan dhamays tirin haduu helo dadkii fanka
Asagaa kaga wlhi ma 🎤 casrigaa iyo taknoolijida
Wooow caleek ya siciid🎉🎉🎉
Ayyy codkisa wa codki lagu yaqaan ninka rgaa👌🥰🦁
M.a halkeeda ayaa dhigtay jiilka hada jiro ee fanka ah poqorka cod adiga waaye zxp waxaan ahay taageerahaaga 1aaad fanka madaxa ka maamulaynaaa
War niyahu sxp iga qabso goo a
Cimamadu wayyartahee
Siciid qalinlee
Fananka codka guuxa sacid qalinle waa samatarka qarnika🔥♥️💯
Waaw laqan.yaad noqotee laqan.yaad noqotee
Najiib wadin noo soo badi zxp legend. Saciid qaline
Sxb waan kutageere ilaahey balo kumatuso
Wllky siciid iyo nagiiba hore u socda
Dadkaygii qiimaha badnaa Alle ha idin sharfo wlhi idinkaa wax idinku nahay hadii aad dhamantii reply idiin soo wada Gali Kari waayo iga raali noqda lkn dhamaantii waan idiin mahad celinayaa guulaysta dadkaygii sharaf igu noolada
Yaa salaam Erayadii, laxankii iyo xasuustii Al fanaan Cabdi Xassan Dige. Qalinle yare mahadsanid walal 🤝👋🫡🙏🔥🔥
Fantastic Voice😘✅ Ninkan Cimamadisa lama haysan karo Horey u soco Said Qalinle.
Qalinle yar waaku wataa ❤
Woow codka waa another level 😍
Ayyy waaaaw Yailabkiciye ♥️🔥🔥🔥🔥🔥
Hani Qalbi wan kujclhy ❤
Halka fanaan een qacigisa dhagaysto abowe codka ilahay hakubarakeyo
Golden voice said qalinle hor mar wacan pro
Sida layliyo qaays yaan u
Laasimayo hurda kaama
Ladoo lama yeesho xidhiidh dumarkii lumiyee
Hala hala yaa ustaad Abdi Qurbaani ❤️
maash allh wllky ❤🎉❤❤😅
yaa hala said qalinle iyo nagib wadne kabe dadkeedii🥰🥰🥰
AlFannaan Qalinle Never Disappoints!.
Ya Salaam!
What a manly voice 🔥
Heesah qaar ayaan ku fiicneeyn codka waaweeyn ee ku wacan codka dhuuban ama dhexe sida heestaan Siciid sxb heesta waad dishay .
Legend abdi qurbaani
Sxbkay qali siciid qalinle nolow waxaan salaamaya sxbkay nagiib wadne Kaabe Iyo cabdi qurbani
Sida leyla iyo qeys
aan u laasimayoo
hurdo kaama ladoo
qalbigaad lulataa
Lama yeesho xiriir
dumirkii i lumiyoo
adigeey igu lamaan
adigeey igu lamaan
adigeey igu lamaan
Luqaantada iyo laafyahaaga
luquntaada iyo laafyahaaga
leeg leeg socodkaaga
ayaa i laabkiciyee
Sida leedha qaboow
iyo liiqa cadceed
laxawgeyga dareen
lubigaad kicisee
Liqi waayo cuntoo
cashaq bey luloo
laqanyaad noqotee
lanqayad noqotee
laqanyaad noqotee
Luqaantada iyo laafyahaaga
luquntaada iyo laafyahaaga
leeg leeg socodkaaga
ayaa i laabkiciyee
Waxa loolan jaceyl
dadku ay lagdamaan
hadaan leysla luleyn
mid unbaa lug go’ayee
Ha iga leexaninoo
ligliga aan qabanoo
liban aynu helnee
libin aynu helnee
libin aynu helnee
Luqaantada iyo laafyahaaga
luquntaada iyo laafyahaaga
leeg leeg socodkaaga
ayaa i laabkiciyee
By: Mohamed apdi ✌
Dhawr meelood inaga sax
1 dumarkii lumiyoo
2.sida laydha qabow maaha leedha
3 lig leeg socodkaaga.
@@abdizalam9446 sidoo kale laqanyo maaha ee waa laq ayad noqote
Really 😢😢😢
Ma allh walalkay siciid keep going🙏
Waah waah 👍
Ninka tumaya gacantiisu ashqaraar ayey ledahay
Somali song manshaalla
Koleyba heestan laxankeeda waa ku soo jidanysaa ee like isaar
Waaf waaf inama caadi ma ahan. Halaasi!
AMAZING VOICE SICIID QALINLE🌷🌷👍
Ayyy codkisa🥺❤
Waaw
Caashaq baa ilurayoo
Laqanyaad noqotee
Another level
Luqi Waayo Cuntoo Cashaq Baa I Luroo Laqanyaa Noqoteeee
Waxa Loolan Jaceyl Dadku Ay Lag Damaan Hadaan Leysla Luleyn Mid unbaa Lugoeeeee
Nagiib wadne kaabe haniyo himilankugu ogahy sxpaan taageero ahna fanaankayga qaaska ah waayo maha shiqsiyadayda ee wa dhaman dhakoorida buluuga ah inata sidadta waxan u aqaan sxpkayga qaaska ah( POL from sanaag
Wll rumaad Alle ha Ku sharfo mahadsanid kun jeer wll
Well done
Woooow xasuustii abdi xasan dige
Top masha Allah
What amazing 👏voice 😍❤
Siciid yare wlhi waa fanaan axxx
Wooow awesome
This guy never disappoints ya salaam.
Kani fannan waa dhaafay yaa qalinle
ma ka daalo in aa dhageso hesten iyo cidka saciid qaline hadii hestan bacno iyo music dagan eheen badaas ayaa ka galaa hesan saciid ayaa ku macantahay
Xoogaa ssuuro majeerteen ah ayaad noogu qurxisee masuul
Woooow gentle ❤
Wah wah
My favorite song 🎵 ❤ qalbigaad lulataa❤
Adigaa igu Lamaan
catoosh socdaal balbalaarka iyo dadki baroorta loogu talo galay ayaad noo kenaysa adeer fanku waa dhaxal waqooyi
Qalbigad luuata AxAx
fanaan sare saciid qalinle, cod macan🎤
The voice 💯🙌
Alla codkiisa 🥰❤m.a
New xasan adan samatar xaqiiq
Cabdi Qurbaani shikhsi qiimo badan aadna u dabeecad wanaagsan
*Awood Sheegasho weeye sidan* #Qalinle ❤️🙋♂️
Abwaan cabdi xasan dige
Hala yaa hala rag ragga iga dheh
Heeestan xasuuus iii thy
mnsha allha walayaabay
Waaaaaw
Caadi maha
HIS VIOICE IS SO INCREDIBLE
Zxbkay siciid Qalinle
Maxaad samaysay Yaa salaaam
Waynakaa
WOOOOOOW🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Gold voice
Kabanka ustaadka weyn ee cabdi qurbaani
Laba wiiloo shaqadooda ku raaxaysanaya!🤙👆
Qalile❤❤❤❤😅😅😂😂😊😂😊
Codkan inabo cadi maha🖤😊
Abdiqani bosska yusan ku maqal
9.feb/2023/habeen khamiisa tariikh lma ilwaana
❤❤❤❤
Sida laylo iyo qys
Waxa Loolan jaceyl Dadku Ay Lag Damaan Hadaan Leysla Luleyn Mid Unbaa Lugee
❤️
Wax waliba kabanka Iigu Daran halkeeda ayuu dhigay Waa laga shanqariyey Waa uu kaga shubay
Oday iyo nin
Xasuustii - Cabdi Xasan Dige
Habeen arbaca 5/July 9:36Pm jawiga Dagan
Masuul laqanyaad noqotay maaha, waa ligan baad noqotay. Liqi waayay cunto ligan baad noqotay weeye. Ma qof laqanyo kugu noqotay ayaad hadana u heesaysa, laqanyadu tii mataga ka horaysay mayna ahayn mise waa la badalay.yaab
😃 😀 ligan ku muxu aha marka😄 😁 🤣
I like musiq and his voice but his acting is not where he was supposed to be he looks that he doesn't understand the lyrics
90990
999
We
🥰❤🥰❤🥰❤🥰🥰🥰❤🥰❤
Liqi waayay cuntoo
Caashaq bey lulayoo
Laq ayaad noqotee
Yaa salaam
Subscraibe isaara no xaasidnimo qayr