SATURDAY MOTIVATION CLEANING “ nolol maalmedkena cadiga iyo nadafad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Hey guys!! Welcome to my Home Makeover Series Marathon!
    all the way through without having to search for the next makeover episode! I hope this gives you some ideas for transforming rooms in your own home! You can always use my makeover videos as cleaning motivation, decorating inspiration or just company & hanging out with a friend!! {links for all items in this video are below!!}
    When you're finished watching, let me know which room was your favorite & why! I'd love to hear! Thanks so much for hanging out with me & be sure to subscribe if you're not already a part of the fam! Have an amazing day {you deserve it!!
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • THRUSDAY MOTIVATION CL...
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • TUESDAY RESET MOTIVATI...
    • SATURDAY MOTIVATION VI...
    • THRUSDAY CLEANING MOTI...
    • RAMADAN PRP” ISKU DIY...
    • SOMALI MOM RAMADAN PRE...
    • SOMALI MOM RAMADAN PRE...
    • SOMALI MOM RAMADAN PRE...
    • EID PORTRAIT “ Sawirad...
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • SATURDAY MOTIVATION CL...
    • JUMCAHA RESET MOTIVATI...
    • SATURDAY NIGHT RESET “...
    • JUMCAHA RESET MOTIVATI...
    • SATURDAY NIGHT RESET “...
    • SATURDAY MOTIVATION CL...
    • THURSDAY CLENCHING MOT...
    • EID PREP'' ISKU DIYAA...
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • SUNDAY MOTIVATION EID ...
    • DAY 1EAD ADHA “ MAALIN...
    • SATURDAY MOTIVATION CL...
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • JUMAH RESET VIDEO “ IY...
    • SATURDAY MOTIVATION CL...
    • SUNDAY MOTIVATION CLEA...
    • SATURDAY MOTIVATION CL...
    🌟 Shop This Video ↓
    -everyday links
    🛒 AMAZON FAVORITES www.amazon.com....
    🏠 LIKETOKNOWIT www.liketoknow...
    💻 BLOG POST www.thiscrazyl...
    FTC :: This video is not sponsored. I am so thankful to call TH-cam my job! I am always very picky on what brands I work with & what products I share - {If I won't share it with my sisters & mom, I would never share it with you!} Some links above may be affiliate links. Thank you so much for supporting me & my channel on this journey!! XO

ความคิดเห็น • 69

  • @MaryanSaciid-gi6zo
    @MaryanSaciid-gi6zo 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allah naga daba gee sidad shaqaale laan isugu filaatay

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 10 หลายเดือนก่อน

      Abyo shaqaale wad kamaarmi karta 20 dagenhy shaqale maqabsan

    • @yartaweynxusen4970
      @yartaweynxusen4970 10 หลายเดือนก่อน

      Shaqaale anay gumeysi igu dileen wlhi umul baana ahay sida ogamaaarmo isheega oo ilmo waxbaranayo ay icaawin lahaayen

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@yartaweynxusen4970walahi ilmaha yar marku socodka barto ka hor wax maqabsan kartid aniga xata gumaysiga I haysta ilaa maalinkan dhalay ilaa hada 7 bil bay jirta gabadhaydu gumaysi malinba shay baa layga jabinayaa alaabtii hadana anigaa u baahan kibirkana sankaa laga hadlayaa😢

  • @ayaanccmaqsuud2648
    @ayaanccmaqsuud2648 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah nimco codmacaney gacmahaga iyo caqligaba allaha ku barakeyo

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah abayo nadafada way fiicantahay lkn gacmaha iyo dhabarka ilaasho glove iyo usha floor mop isticmaal gabdhaheena iyagoo yar yar ayaa dhabar xanuun kudhacaa

  • @cafiifocafiifo4441
    @cafiifocafiifo4441 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh shaqa wacan xbbti ilahay wuu kuufududeeyay ❤❤❤❤❤

  • @user-ve3hc9gi1b
    @user-ve3hc9gi1b 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah habo mcn alle haku barakeyo xogag alle haka qabto insha iyo afka biniadanka anagane alle hano ilaliyo ishena iyo afkena amiin

  • @iLaDhaDhami0
    @iLaDhaDhami0 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah hormar wacan ❤❤❤❤ please isobooqo

  • @نوارةالبيك
    @نوارةالبيك 10 หลายเดือนก่อน +2

    الله يوفقك حبيبتي ❤

  • @samiyahmuuse1762
    @samiyahmuuse1762 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaa Allah tabrka allah❤❤

  • @Alamdeepcleaning
    @Alamdeepcleaning 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshlah sami axsan nadafad ilahay ajar haka siiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 หลายเดือนก่อน

    Masha xabiibtii gaari iga dheh hore u soco cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah keep going xbbti❤❤❤

  • @user-wz7nj3xl5o
    @user-wz7nj3xl5o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @safiyoahmed8557
    @safiyoahmed8557 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaaraka allah

  • @user-es2qj2vo8d
    @user-es2qj2vo8d 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah keep going xbbty ee waxa iso sheegta dawoyinka ad ku nadifisid guriga iyo musqulaha

  • @aishaahmed1084
    @aishaahmed1084 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah gaari dumar❤❤❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 หลายเดือนก่อน

    Nimco gaari iga dheh madaasho iga dheh gabdhaha guriga shaqadiisa bar xabiibtii guriga shadiisa waa in aay kula qabtaa see waaye adiga thanks for sharing qaaliyeey

  • @user-ze6pt9bv4p
    @user-ze6pt9bv4p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh keep going

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤️

  • @user-ng3ig6ic3t
    @user-ng3ig6ic3t 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah xoogaggaga iyo waqtigaaga Allah kuubarakeeyo

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 10 หลายเดือนก่อน

    masha allah gari dumarey allow xogaga kubarakey ❤❤❤

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 10 หลายเดือนก่อน +2

    Diyaar like meelkasta aa laga saraa sxbey ma jirtoo

  • @amaanifamily1123
    @amaanifamily1123 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah abayo alx❤❤❤

  • @hapzaquruxhapzaqurux
    @hapzaquruxhapzaqurux 10 หลายเดือนก่อน

    M.a illhy haku barakeyo digsiga xage ka hela

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alllh apaayo mantaa kugu soo biiray tiktok kugu arkay

  • @yariininaahmed
    @yariininaahmed 9 หลายเดือนก่อน

    Alla m,a hada lee tiktok ka so arke qurux wlhi saa wax u qabneso❤❤

  • @aaya576
    @aaya576 9 หลายเดือนก่อน

    Wall omada badan iyo dawoyinka badan waxa laga qada nerfaha xididadada jaresna walaga qada iska ilaali

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @user-xn9de5pj7i
    @user-xn9de5pj7i 9 หลายเดือนก่อน

    Digsiyada abaa intee kahelaa

  • @hamdiahmed4504
    @hamdiahmed4504 10 หลายเดือนก่อน

    Walaley alaabaha nadiiska aa wali kaa sugoynaa

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo halkee dagantahay

  • @safiyaahmed2019
    @safiyaahmed2019 10 หลายเดือนก่อน

    My beautifull thank you❤🎉

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo kasoo hadal geedka oo gushiinka ad kudaligeysid wuxu yahay

  • @abdinasirisse5092
    @abdinasirisse5092 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @umumaiza
    @umumaiza 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo nosheg wax aan kunadifino

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 10 หลายเดือนก่อน

    Sxby ano caajisan jigada soo galay kaalay iska arag anoo viyowoykaan aashitee anoo dhaxda ii xirantahy aa arakay

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 9 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo macanto ❤

  • @safiyaahmed2019
    @safiyaahmed2019 10 หลายเดือนก่อน

    Omo la ated abaar waye naga ashahadaty gacmahenana quruxdoda laga yabay qofkay ka adagtay unbaa ka cabaado😂😂😂😂

  • @asmakeise6175
    @asmakeise6175 10 หลายเดือนก่อน

    Halkee kahelaa wn ubaahanehee

  • @Rayaan243
    @Rayaan243 10 หลายเดือนก่อน +1

    Quruxey dahyada fadhiga iga cun nh😂

    • @ayaanccmaqsuud2648
      @ayaanccmaqsuud2648 10 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk ana wa dhihi rabey wlhi😂

  • @Xaliimoxasan198
    @Xaliimoxasan198 10 หลายเดือนก่อน

    Xa

  • @Xaliimoxasan198
    @Xaliimoxasan198 10 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @asmakeise6175
    @asmakeise6175 10 หลายเดือนก่อน

    Huuno shamacaa

  • @saabiriinmaxamed9256
    @saabiriinmaxamed9256 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayow gurigeyga aad ban unadiifiyaa daily kalorin ban kutirtiraa daba iyo dacal meelkasta marka abayoy mala orankaraa kalorinteyba soraacda baranbaradu waana yaryar midwaweyn ma arko kurigeyguna wa apartment

    • @Nimcolifechannel1
      @Nimcolifechannel1  10 หลายเดือนก่อน +1

      Wa mamnuc guri ilmo ku nolyihin in kolarin lagu dhaqo iskajir abayo iyo naftada

    • @saabiriinmaxamed9256
      @saabiriinmaxamed9256 10 หลายเดือนก่อน

      @@Nimcolifechannel1 mahadsanid abaayo maxan kubadalankaraa

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 10 หลายเดือนก่อน

      Baranbaro bye bye dhulka u dhig kartoon yar ugu shub meel aanay caruurtu gaadhayn habeenkii subixiina ka qaad lkn waa khatar naftaada iyo caruurta ka ilaali meelaha saree ee ay gasho gaasta cad ku buufi insha Allah waad waayaysaa

    • @saabiriinmaxamed9256
      @saabiriinmaxamed9256 10 หลายเดือนก่อน

      @@arliyop3199 abayo maxan kartoonka kushubaa ma sunta baranbarada mise waxkale. Midakle gaaska hadii meelaha lagu buufiyo armu dabkadhashaa isojawaab abayo qaali

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 9 หลายเดือนก่อน

    Salam Abaayo Nimca ❤ Intee Degentahay Aad Ka Soo Dhiboysaa TH-cam Ka Macda ????❤

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah

  • @Xaliimoxasan198
    @Xaliimoxasan198 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @shamsoali3803
    @shamsoali3803 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sucaadabdikarinmohamed1732
    @sucaadabdikarinmohamed1732 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤