MUDAHARAAD CULUS OO TIKTOK KA BILOWDAY | BEESHA JAREER WAYNE OO KACDOON MUUJISAY | MAXAA QALDAN ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 482

  • @Ahmadaxmed1995
    @Ahmadaxmed1995 ปีที่แล้ว +206

    Hadaa adiga aragtay magaca Allah like ta saara

  • @maxamedcabdicumar6363
    @maxamedcabdicumar6363 ปีที่แล้ว +155

    Aan kusalino xabibkeena mohamed scw 💞

  • @xasancabdifiidoow1156
    @xasancabdifiidoow1156 ปีที่แล้ว +93

    wll aan kusali nabigeena muhamed scw

  • @sentikeyz7405
    @sentikeyz7405 ปีที่แล้ว +93

    Walal halmar kusaliya xabibkena Muhammad scw

  • @mahadhajji605
    @mahadhajji605 ปีที่แล้ว +89

    Kusaliya nabiga scw

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +35

    🥀 kusali Nabiga صلى الله عليه وسلم 🌿

  • @maxamedjeceel7
    @maxamedjeceel7 ปีที่แล้ว +158

    قل هو الله أحد Allah is one 1⃣

  • @waliidcalicali7218
    @waliidcalicali7218 ปีที่แล้ว +59

    Zaki xaaji 100k ila hda Ku taageera🥰
    Sharaf iyo Karaamo🥺

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +23

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +23

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @jocivecade6613
    @jocivecade6613 ปีที่แล้ว +36

    Allah is one

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abduqadirfarah7057
    @abduqadirfarah7057 ปีที่แล้ว +16

    Xaqiiqdii ma ahi Nin siyaasada gala Balse Dilka lagu fuliyay Wiil kaso jeeda beesha jareer weyne In dil xaqdaro ah lagu fuliyay Dhagar qabihi Dilka gaystayna Mogadisho buu dhex laaf yoonaya😭😭😭😭😭😭😭
    Aduun gabo gabo ah ban jogna😭😭

    • @jhg5545
      @jhg5545 ปีที่แล้ว +1

      الله كريم يا اخويا

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 ปีที่แล้ว +10

    Sxb Xaqiiq ka hdll Somali waa isku Kay mid jareer respect ayaa uu haya waa qaabiil Somaliyeed ❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 ปีที่แล้ว +27

    The call is oppressed will be answered with the days ☝️🇸🇴💪The prayer of the oppressed will be answered with the days with God

    • @nboss8028
      @nboss8028 ปีที่แล้ว

      Absolutely true ❤

  • @cumaraxmed398
    @cumaraxmed398 ปีที่แล้ว +11

    jarerweyne Allah ayaay cadaalad karaba Hadii ad haan laheeden furah naarda waxad galin laheeden beesha jareer weeyn laakin Allah ayaa haayo furah naarta iyo midka janada mash Allah

  • @mandegibrahimibrahim2188
    @mandegibrahimibrahim2188 ปีที่แล้ว +25

    Murad leyahay iso duceya🤲

    • @ggyuruhhyd7uh228
      @ggyuruhhyd7uh228 ปีที่แล้ว +1

      Murad layaway is duceya🤲🤲🤲🤲

  • @fatuunsaalax7684
    @fatuunsaalax7684 ปีที่แล้ว +13

    Aniga ka koow aah habeenki kuarkin yabana ii shiidan ❤😢viva JR weyne

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +47

    Welcome back legend wasiirka respect full 🙏 💯 Best youtber man 👨 ever seen

  • @dhaxalhooyo
    @dhaxalhooyo ปีที่แล้ว +13

    When human is overwhelmed with problems, he forgets the humanity 😎

  • @anzalsharaf5491
    @anzalsharaf5491 ปีที่แล้ว +5

    Arintan wax fikrad kama heesto balse qof walpo dunida lagu dulmiye maalin aan la Kala awood badneen Aya lo Kala xaq qaadi Dona allow yaan dunida qof Ku dulmin khaatimada kheer Alle hanogu qatimo🤲😭

  • @abdiyare1156
    @abdiyare1156 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid waziir maadaama aad iitix galisay codsigii 🙏🙏

  • @poolamcmahon2016
    @poolamcmahon2016 ปีที่แล้ว +2

    Asc keep going brother run sheeg baa tahay Alah ku barakeeyo

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭😭😭😭 ilaahy waxaan ka rajeynaa inuu cadaalad Helo wiilkan Dhalin yarada ah 😭

  • @Samiir703
    @Samiir703 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi waa nasiib xumo inlaga been sheego masaakiinta lana taago tiirka 😭 jareerta waa dad walalaheena in aan lacunsuriyayn anagiibaa is gumadayne ee goorma ayaan heer garaynaa😭😭😭

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhii wax xaday ee reer Quraysh markii loo sheegay Nabiga NNKH" waxaa uu dhahay waxaa Lagu halagay umadihii din ka horeyay waxa ay eheyd in kooda Shariifka haduu wax xado ay katagi jireen,
    haduu mid daciifana wax xado ay xadka(sharciga) kufulin jireen".
    Sidaa awgeed waxa aan qabaa in kiiskaan la gacan bidi xeeyay.

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 ปีที่แล้ว +8

    ZAKI PIN XAJI WASIR KEEP GOING BRO
    HEES CUSUB MO FAMI SOQADAY

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +5

    Keep going my pro zaki ✌

  • @mohacarab669
    @mohacarab669 ปีที่แล้ว +6

    Waalaga qaldantahay beesha jareeriweyni

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 ปีที่แล้ว +5

    Allow xaqa na tuus amiin yaa Allah🤲

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 ปีที่แล้ว +2

    Haddii la dulmiyey ninkaa dhalinyartaa illahay xaqiisa ha u gooyo inta kle oo cadaalad darada lagu hayana illahay cadaalad hasiiyo
    Jareer ahow ama jileec ahow marwalpa somaliba tahay leh hal calan hal luqad hal Diin illahay umadeena xaqa ha tusiyo
    Aamin

  • @doniakraminarashiid1138
    @doniakraminarashiid1138 ปีที่แล้ว +2

    Waziir wixii jiro Allagarano
    Umada somaaliyeed allaha badbaadiyo jareer iyo jileecba😰😰

  • @cabdiqaadircumar8417
    @cabdiqaadircumar8417 ปีที่แล้ว +2

    wasiirka arimaha gudaha saxib zaki waan kuwata

  • @ayeeyocambaro
    @ayeeyocambaro ปีที่แล้ว +3

    😂😂 war wanku salamy nio first coment ahaye

  • @amyrahhaajiibraahim761
    @amyrahhaajiibraahim761 ปีที่แล้ว

    _dadkan dhahaya kusliya nebiga e hadana qoralka saliga nabiga so gabinaya wllyal iska daaya Arinkas dambi ba idinka so gaari kara sida saxda ah ee saliga nebiga wasidan ﷺ ♥️

  • @Abdulkadirparre
    @Abdulkadirparre ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay isagaa naga og ustaad arintaas

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 ปีที่แล้ว +3

    jareer waynow qoryaha Dhiga zaki binu xaajiyow tuugsiga comentiga jooji dadku waa kugu dhibsadene viva jareer wayne beerahini u laabta jareer waynow 🥰😊

  • @Hanixnixinbrother
    @Hanixnixinbrother ปีที่แล้ว +1

    Wasiir waa ku salaamay

  • @ashaanka
    @ashaanka ปีที่แล้ว +3

    عن أبي ذر الغفاري - رضي الله عنه - عن النبي - صلى الله عليه وسلم - فيما يرويه عن ربه عز وجل أنه قال : ( يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا
    Alle wayne wuxu yiri adoomadeydiyow aniga naftayda dulmiga waan ka xarimay adinkane dhexdina wanka xarimay ee ha'is dulmina
    Nabiguna wxu yiri s.a.w dulmiga maalinka yowmul qiyame waa mugdiyaal✅️✅️

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 ปีที่แล้ว +4

    Horta waziir aniga ma aan joogin meesha max kamada lkn sida aaan ka daawaday baraha bulshada sida hadalka uu ka dhawaajiyey #Shuute hadii sidaas sax tahay kiiskaan cadaalad ayuu ku dhacay
    Lkn hadii sikale wax ulaabanyihiin waa qalad sidaas darteed
    Shuter waxa uu sheegay kiiskaan inuu yahay mid aad u laalaamay marka ayidoo cidne lagu ijaafeyneyn oo laka digtoonaadu is fahan darada bulshada ka dhex jirto iyo inaan meesha arin qabiil lakeenin
    Arintaan sida shuute sheegay hadii saxtahay waa cadaalad marka wax hala hibiyo yaana qabiil iyo arimo kale lagu li faaqin

  • @mandeeqade6598
    @mandeeqade6598 ปีที่แล้ว

    Waa ku salaamay sxb zaki

  • @abdiazizmohamed2713
    @abdiazizmohamed2713 ปีที่แล้ว +2

    Big love from nairobi

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 ปีที่แล้ว +1

    Aslaamu caleekum. Waaye salaanta. Zaki walaal

  • @user-qb3du7jx9i
    @user-qb3du7jx9i 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @mohamedabdilahi6909
    @mohamedabdilahi6909 ปีที่แล้ว +1

    First comment waa mid kamida saraakiisha halkan xorreystay

  • @cabdiraxmaan5856
    @cabdiraxmaan5856 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq Waziir thanks wallhi 🥺😭

  • @salkapoi6200
    @salkapoi6200 ปีที่แล้ว

    Zaki bin xaaji the one and only shaqo adag aanoo heysaa keep going taliye
    Muuqaalkaaga waxaan u sugaa sida gabdhaha ay u sugaan musalsalka
    Wiilashana ay u sugaan ciyaaraha kuwa ugu waaweyn big games salaaman

  • @deyniioffical5315
    @deyniioffical5315 ปีที่แล้ว +2

    Waxleh jiro koley wixii jiroba ilahay unbaa og☝🙏

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 ปีที่แล้ว +3

    Horta qof qof dilay in isagana la dilaa wa sax, lkn in qof kle dembigiisa qof miskiina dusha laga saaro maha cadaalad diintuna ay dhigayso dastuurka Somali nimana ku yaal. Oo ileyn xukunku wa iga hoo kista oo iga gaadhsii dembigayga qof miskiina, yaa Allah wllhi qofkii umad dhan maxkamadeeda fadhiya ee hdana la iibsan karayo weliba si fudud maha sahal in dalku io dadkiisuba amaan kla helaan wayo intey meeli wax ka qasan yihiin waxba inooma hagaagayaan, war Somalaay ilaahay ka baqa oo miskiinkaa yari hayska shaqaystee xaqiisa yan lagu tuman oo wadankuu u dhashay wana muwaadin dhaba oo wadanka io dowladaba xuquuq ku lee yan la dafirin xaqiisa, wllhi markan waxas oo kle maqlo waxa igu so dhacda
    "Intey maatada xasuuqaan
    Miskiinna ka xoolo qaataan
    Hadhowtana loo xil dhiibo
    Masuul laga dhigo na xukuma"
    'Waar meeday xusuusahaagii
    Ninkani waa kii ku xiiqay
    Dembiga an laga xishoonee
    Miyaadan xaqiiq u fiirsan
    Xilliga uu uunka laayey'
    Ku meeye xaqow ku aaway
    Ku aaway xalow ku meeye
    Hadmay shacabkani xoroobi
    Hadmaad xaadiri cadaalaay!

  • @abuukaradan4845
    @abuukaradan4845 ปีที่แล้ว +2

    first comment💯✋

  • @hafsaosmaan8992
    @hafsaosmaan8992 ปีที่แล้ว +1

    Wan kusalamay wasiir✋

  • @inabile374
    @inabile374 ปีที่แล้ว +1

    Waziir bro please used it wiresless microphone

  • @babygang8663
    @babygang8663 ปีที่แล้ว

    First comment wazir 📌

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 11 หลายเดือนก่อน

    Waxba meesha lamaad iman!! XAQA iyo baadilka kala saara!!(SUB HAN ALLAH)!!

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 ปีที่แล้ว +1

    Dowlad kasta oo cadaalad samysa ilahy wuu adkeeyaa awodedana wuu siyadiyaa galba ha ahate dolwadi cadalada daro kukacdana ilahy wuu ciqaba faqrina indhaha losara iyo abni daro muslimba ha ahate 😥ilahow cadalada uhiili🤲

  • @GuledAar
    @GuledAar ปีที่แล้ว +2

    ALLE ha idin barakeeyo oo ha idin sharfeee 1K subscribe i gaadhsiiya walaalayaal.

  • @maslaxmaxamedcumar
    @maslaxmaxamedcumar ปีที่แล้ว +2

    Welcome

  • @sunaanichanell7342
    @sunaanichanell7342 ปีที่แล้ว +8

    Mo Faami Kazoo Hadal Heestiisa wasiir 😂😂

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 ปีที่แล้ว +1

    Allah uhiliyo
    Xaqa aamiin

  • @duniyohassan1017
    @duniyohassan1017 ปีที่แล้ว

    Pesha jareer weyna wa laga qaldan haya wax padan xaqoda wa ladafirayyy hada xaqiina dhacsada anagana garapkinahay weyna cadbahas maskinka inu dilgeysanin wajigise kamuqataa guul iyo gopa nimo hada isracdan cid wax idinkama qadi karto 🙏💪💪

  • @mdeaq
    @mdeaq ปีที่แล้ว

    Wll ku sali nabigina mahamed scw scw scw scw scw

  • @Faatima.18
    @Faatima.18 ปีที่แล้ว +1

    Illahey waa caadil sw

  • @jabiyejabiye7511
    @jabiyejabiye7511 ปีที่แล้ว +2

    Waa In Xaqiiq La adaa

  • @user-pi5hb9rb8p
    @user-pi5hb9rb8p 5 หลายเดือนก่อน

    Jazaakumullaahu qayr
    😔

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 ปีที่แล้ว +2

    That’s true😭😭💔😭🤲🤲

  • @zlamajoojiye
    @zlamajoojiye ปีที่แล้ว +4

    Saraakisha wan slaamay ❤

  • @aminhaydar1602
    @aminhaydar1602 ปีที่แล้ว +1

    Waziir Ha Dhihin beesha jareer weyne.
    Jareer weyne waa Qoomiyad
    Tusaale aniga waxaan ahay beesha reer ciise sidoo kale waxaa jira beelo kale oo fara badan sidaa u ogoow waziir Hadii kale Washamsi ku balamineynaa

  • @abdiasiiisfuaad7847
    @abdiasiiisfuaad7847 ปีที่แล้ว +3

    Zaki zxb aniga aya uhoreyo😁

  • @muhanadmohamedahmed805
    @muhanadmohamedahmed805 ปีที่แล้ว +1

    Waziir guuleeso

  • @bashiiromar
    @bashiiromar ปีที่แล้ว +2

    JAAHIL AAN ALLE IYO RASUULKIISA AAN AQOONIN DULMI UU GEEYSTAY YUU ALLAH INOO CADAABIN YUU ALLAH NAGU SALADIN ABAAR FATAHAAD GAAJO MACLUUL PLZ DIIDA DIIDA

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso waziir ✅️

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h ปีที่แล้ว

    Brother zaki wlhi arinkan waa sax mar weliba wexey dulun kuheyan masakinta dowladani wlhi

  • @daahiryare7788
    @daahiryare7788 ปีที่แล้ว

    Wasiirka guul zxb

  • @user-wf7cl9vu2v
    @user-wf7cl9vu2v ปีที่แล้ว

    Wcs wasiir run ahaantii hadaan shacabnahay ilinta iyo diifka iyo dhiiga iyo dhacaanka weynagadhamaadeen maxaayeeley mar nanatooganaayo iyo mar qaraxnanoonigaayo ayaanahay sidaas awgeed waxwalba allah ayaa og caloosha ayaa ixanuuntay intaaskabadan maqorikari

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +3

    Xaqqa Allah aa ugali ah qofbili aadan ah ooladulmiyana Allah agtiisa waxaa ugaroon ineey ineey dunida rogmato. Somaliyeey Allah halaga baqo oo qofaan danbilaheyn yaan ladulmin.

  • @anwarmohamed9823
    @anwarmohamed9823 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi waka xumahay somalia cadaalad makajirto ee halaga fiirsado wiilkana haloo soceliyo xoriyadisa 😭😭😭😭😭

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 ปีที่แล้ว +1

    Sax sax 😢maskiin ilhaye ugar garo

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 ปีที่แล้ว +2

    Viva jarer wayne

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +5

    Free beesha jareerwayne dad xalaal quudato ah

    • @sowda2506
      @sowda2506 ปีที่แล้ว +1

      Ninka uu dilku ku cadaaday oo qirtay waa raxanweyn kan lagu waayayna waa raxanweyn meesha jareer maba joogo wiilka muuqalkiisa jareer u eg malaha sidaas bey jareer umoodeen

  • @mowli420
    @mowli420 ปีที่แล้ว +6

    Free viva jareer 🤛💪💪💪

    • @sowda2506
      @sowda2506 ปีที่แล้ว

      Ninka uu dilku ku cadaaday oo qirtay waa raxanweyn kan lagu waayayna waa raxanweyn meesha jareer maba joogo wiilka muuqalkiisa jareer u eg malaha sidaas bey jareer umoodeen

    • @hudeyfiabdirahinmohamed2667
      @hudeyfiabdirahinmohamed2667 ปีที่แล้ว

      FREE viva jareer

  • @OmarAhmed-qe8lp
    @OmarAhmed-qe8lp ปีที่แล้ว +2

    Waziirkow horta ma dhihi karo maanta ninkaas waa laga qaldanyahay ama wuu qaldanyahay labadaba lkn markii aan u fiirsaday qof walba sidii uu kiika uga hadlay waxad u maleen kartaa inuu wiilka laga qaldan yahay lkn anaga ma hubno runta iyada iska cadan doonto 🤲🧐

  • @Abddul100K
    @Abddul100K ปีที่แล้ว

    jareer weyne Allah is with you 🫵🏾🥺🥺🥺❤️
    now or later you would be remembered
    you are real somali 💯🇸🇴✅
    i swear on allah subhanahu wa ta'ala somalie is yours not others 🙅🏾‍♂️🙅🏾‍♂️🙅🏾‍♂️🙅🏾‍♂️
    no Qabil is greater than Allah, so be patient 🙏🏾🙏🏾

  • @s3p0A
    @s3p0A ปีที่แล้ว +5

    zaki bin xaaji salan sare✌️🌹

  • @kingsaciidalisson742
    @kingsaciidalisson742 ปีที่แล้ว

    Wasiir waxaa ku daawanayaay ilaa 87k waxaa tahay qof qalbi nadiif ah wariir nolow

  • @maxamedcabdiraxmaan3721
    @maxamedcabdiraxmaan3721 ปีที่แล้ว +1

    besha jareer weene waa dad qalbi wangsan

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey zaki wlhi si niyad ah aya kugu xiranahay waxad tahay qof ay barnamijyadisa tayo leyihin Guuuleyso dhan walbo.

  • @naciimoaxmed3815
    @naciimoaxmed3815 ปีที่แล้ว

    Asc aniga kiska maxa ka fahmay
    1 ninku maka tirsan yahay qawarihta?
    Haa asigaa qirtay
    2 maxoo u qabil sanaa?
    Arbushad sida waxiba dolada ka tirsan in laxabadeyo
    3 Kirska wilka ku dhintay maxoo ahaa?
    Arbushad
    4 Maxa kenay in ninka rafikada laqabsado
    Kaligis aa tarafikada qoray kawatay
    5 sase tahana wilka edesanaha
    Dilka wo iska dafiray
    6 wa maxay xugun kisa soomaliyey ???

  • @amiincnasir9389
    @amiincnasir9389 ปีที่แล้ว

    Wasiir illaah baa wax og cadaalad illaah baa haayo dulmiga iyo dhiiga maqar soomo iyo caddaalad darada

  • @Hilowle2020
    @Hilowle2020 ปีที่แล้ว +1

    Waa cadaalad daro waa cadaalad daro waa cadaalad daro meelna loogu soo gamban allah ayaana maanta maalin ay aheyn u cadaalad sameynaa

  • @DJcazka
    @DJcazka ปีที่แล้ว +1

    Mo fami kasoo hadal sxb

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 ปีที่แล้ว

    Allah Kariim

  • @ceeldhanawe2755
    @ceeldhanawe2755 ปีที่แล้ว

    انا الله يامركم بالعدل والإحسان

  • @maxamedyusuf6962
    @maxamedyusuf6962 ปีที่แล้ว +1

    Viva Jareer weyne

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b ปีที่แล้ว

    الله اكبر

  • @yusraabdi167
    @yusraabdi167 ปีที่แล้ว +1

    Waziiir wlh meeshan halaaag baaa kascdo😭😭

  • @biggamer1029
    @biggamer1029 ปีที่แล้ว

    We all one 1⃣

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 ปีที่แล้ว +1

    👍

  • @salaxudiin10
    @salaxudiin10 ปีที่แล้ว +2

    viva jareer weyne

  • @faahimcade6588
    @faahimcade6588 ปีที่แล้ว

    Waa Sharfantahy Marka Hore Wazirkeena, Hadaan Arinka U Dhaadhaco Waziir Runti Aniga Mogadishu Waxa Ka Jira Daah Igama Saarno Balse Arinkaan Waxuu Yahay Mid Cadaalad Daro Ah Waliba Dowlada Ay Qalad Weyn Ku Gashay Runtii yarkan besha jareer weyna ah wax dila ma geysan balse Waxaa Lagu badaley nin Kale oo dilaa Ah oo dilay Wiil dhalin yaro ah kana Dhashay beelaha Waa weenka shegto ee Somali .
    Yarkan Waxuu U Baahanyahy Cadaalad Oo Somali Idil Ah Hadeesan Ka Gaarinneh ay waligood Ka Bixi doonin dhiig daa'dis Iyo ciqaab rabbi 🥺😭🙏