Asc. Yaa ii sheegi kara islaantaa tidhi suuqaanu dawarsanaa telephone lagala hadli karo ama address keedi laga heli karo. Fadlan ii soo sheeg magaceeda iyo halkaan ka heli karo. Mahadsanid.
استغفرالله ا سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم سبحان الله عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Asc🤔🤔🤔 dhamantin dadka la socda wararka ka so baxa edecada Nin walanaw iyaa ko yaqan ,manta qodobada wararka an Inigo hayno Waxa ka mida, wararka naga so garaya dhinaca iyo Djibouti iyo gobalada ay haystaan dadka ciise warabe iyo garer toda EE noga imiday wadanada Asia sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka, wararka UU shegaya inay damacsan yihin inay Somalia iyo Ethiopia inay ka gaystan doqaymo dhinaca ciirka ah 🛫🛫🛫ay raban inay ko laa yaan dadka somalida iyo dadka Ethiopian waliba khasatan dadka somalida UU ay UU barteen inay mar Kay donan ay dhoqeyaan sidi 1988 ay ko dhoqeyeen gobalka uqoyi galbéd iyo hargaysa ay ko la yeen komaneyo dad somali rayad ah tasay UU barteen imikana ti UU kaleh raban Marka Waxa ugaday hayada midawga qaramada midobay UU goaan ka so sartay UU tirih haday dadka Asians ah EE Africa imiday EE la dagalaya dadka African ah EE dholkoga iska joga sabob la aan haday maqli wayaan waxan ko nirih talabo iyaa laga qadaya Marka Inigo mahadsan dadka Asians ah EE Africa ko sogan Waxa Wala Tagtan gobalada ay ledahay Tunisie EE ko yala West Africa sida Cameroon amba génie amba Ghana UU ko suga inta inili calinayo wadanadini Asia EE ka timadeen ok, wararka naga so garaya calamka kaleh iyaaa shegaya inay wadano jiran ana la shegiin magacdoda ay goan ko gareen haday isko dayaan inay laa yaan dadka somalida iyo Ethiopian UU ay dhoqeyaan sidi 1988 ay Wala layn donan dadka Asians ka imiday UU dhan dhamantod EE Africa joga ok inta iyo ko eagyahay warki manta khayr iyaa ini dhafay🥰🥰🥰 inta warka xiga isko so noqonayno byyy Rabi ha ini xafidu dhamantin dadka somalida iyo Ethiopian iyo dadka African kaleh amiiiiiiiin👋🏼👋🏼👋🏼👨🏼💻👨🏼💻🏪🏪🏪..............
wadanka wa lala wareegay oromo iyo xabashi ila tigre giba so galay malin walba qaar cusub ba so gala wasarada guduhu way dayacday lacag tan lasinayyo dadkan itobianka dadku xafad waliba sanduq ha samayso si dadkoda dan yarta ah wax logu qabto
Musow waxad u dhaaratay maad ilawday la soco illahay kumuu ilaawin maalin baad ka shalayn waayeel aad masuul ka tahay ood u dhaaratay inaad wax u qabanayso inay ku dhex gaajoodan adna aad ku raaxaysato waxoodii
Alla maxaa wax dabeeya dadaka musuuliyada qaatey ee dad udhaartey 4milyan kor udhafey ee aan hoos usoo eegeyn Alla wax debeeya oo xisaab hadhsan siba ahaan ka madax weynaha ah akhridiisi muu ilawey oo wuxuu isleeyahey waad waari
@@naasirfaarax903 war miyaadan nin weyn ahayn. Ninka la fal celceliyey foolxumadaas nin kastaa ka diirayo waa maxay waxaad ku tuhmaysaa. Adeer wax kasta lama naqdiyo
Yarkaa yare dhalin yarada ee dhakhtar chanal kaasa dawlada Somaliland dhaama oo caawiya hoyoyinka iyo kuwa baahan shame on you muusa biixi iyo kuwa xilka lahaya shame on them😏
Waar dadow wax iska dhiciya ganacsato naxaysaa ma jirto dawlad naxaysaa ma jirto dadka waxan leyyahay allah u noqda oo barya isagaa inaga qaban kuwa dhibta wada ama dowlad ha noqoto ama ganacsato ha noqotee
Walaahi taasi waa ciqaab than ilaahoow noo danbi dhaaf Tani waa xaqadaro walaahi anigu waan danbaanay ilaahoow noo naxariisto hooyo ooyaysa waa naxariisto waxa walba waxa gacanta loo galiyay imaaraad iyo kuwa aan shacabka u naxaya ilaahay ha noo kaalmeeya ilaahay ha idiin kaalmeeyo shacabka soomaaliyeed meel kasata oo aan ku noolnahay aamiin yaa rabi
Muuse Duqsiile waan xorayndoona dadkaan Insha Allah 😮
Hooyadaa Ooyeysa Numberkeeda ayaan u baahanahey Bulsho TV.
Aniga ayaa haya
@@abshircumar6414 Haye inoo qoor wll
@@abshircumar6414 walal Noo qor
Aniguna isoo hel islanti goblanta ah
Fadlan hooyadaa numberkeeda ha la raadsho
Hooyadaa numberkeeda ha naloo soo helo
Allaa yacisak
Muwadin bulsho tv
Mahadsanid c aw cali
Ax ax Ilaahay Umada How Gargaaro 🤲🤲🤲
Maamada wayn Ee Ayeydeen Leeg Aad ban Uga Naxay Wlhi
😭😭😭 ilaahow umadaada u soo naxariiiso, Naxariistaada ha naga qadin Yaa Rabbi😭 muusow wadanaka iyo dadkaba adaa u dhaartay Rabigaa ka baq😭
Amiin Yaarabi
walaaahi waa waxaan u codeyn waayey mucaarad dawlad intuba way soo shaqo tageen dadkii dalka u dhasheyna wey dayacayihiin
Dalka waxba lama jogtid
walala qaali waxaad ii soo dirtaa nambar laga helo , maamada dhahayso wax ehel ma lihi , ee ka timid Ethipia walaal Bulsho tv ila soo xirira
Sixir bararka xukuumadu wax haka qabato bulshada xaalku wuu ku adag yahay .
Baayac mushtarka badeecadaha kaladuwan dalka keenina umadooda haw naxariistaan. Oo ka jabiyaan quutal daruuriga
ILaahayna waxan ka baryayaa insurance abaarta dadka ka soo jabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin.
yaa Allah u gargaar dadkan danyarta ah qalbigaan I xanuuney kuwii la doortey waa kuwaa
Amin allahu akbar
😪😪 maamo wllhi waad iga oohisay alle haku barakeeyee
Asc. Yaa ii sheegi kara islaantaa tidhi suuqaanu dawarsanaa telephone lagala hadli karo ama address keedi laga heli karo. Fadlan ii soo sheeg magaceeda iyo halkaan ka heli karo. Mahadsanid.
Subxanalah ilahow noo naxariiso aiga raxman ahe
Scw waar yaarabiyow waar waxasii waa qiiyamihii waar ilaahay roobki buu samadaa inagagalalayey yaarabiyow waar cadhadaa ilaahay kaa cabsadey waar akhiiro xasuustey waar alle uga cabsaday laxawllaa wallaa quuwatii ilaa bilaaha yaarabii som iyadaa iskuguwacan oo qaabi halkaa dhiigay aaaxxxxxx yaarabii waar amuus shilinka som ah baan kaa faaiidey oo ay dadko dhaani isku raaceen hadal lahaynee islamahaa oyeyaa oohin tiiraayarabii
Aad ayaan ooga xumahay rabiyoow masaakiinta ugargaar
Illahay umada Muslimkaaa ha ugargaaro ina dharagsan o inta dhibaataysan inta dhibaataysan baaa badan
illahayow ganacsatada garansii in la dhimanaayo,baska shidaalkii ayaa ku kacay muceeshadii ayaa ku kacday wuxu la mid yahay danyarta igu liidata suuqa ,waa ganacsatada illahayow khayrka garansii
Subhanallah😪😪😪😪
استغفرالله ا سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم سبحان الله عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Bisiiiiiiiinka wadanka sidi hore ha lagu celiyo
Tvga Bulsho waan bogaadinayaa Wariye cumar waajibkii waad gudatay Alow ugargaar umadaada Madaxda dawlada Maalinta qiyaame Waa wax idiin yaala inaad umadiina dulmideen Waar Ale kabaqa oo umada masaakiintaa Hoos ueega idinkaa masuuliyiin uah Alow Naxariistaada
Waxaas oo dhan waa qofka muse biixi ilahay raaxmadiisa haw shubo
Asc🤔🤔🤔 dhamantin dadka la socda wararka ka so baxa edecada Nin walanaw iyaa ko yaqan ,manta qodobada wararka an Inigo hayno Waxa ka mida, wararka naga so garaya dhinaca iyo Djibouti iyo gobalada ay haystaan dadka ciise warabe iyo garer toda EE noga imiday wadanada Asia sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka, wararka UU shegaya inay damacsan yihin inay Somalia iyo Ethiopia inay ka gaystan doqaymo dhinaca ciirka ah 🛫🛫🛫ay raban inay ko laa yaan dadka somalida iyo dadka Ethiopian waliba khasatan dadka somalida UU ay UU barteen inay mar Kay donan ay dhoqeyaan sidi 1988 ay ko dhoqeyeen gobalka uqoyi galbéd iyo hargaysa ay ko la yeen komaneyo dad somali rayad ah tasay UU barteen imikana ti UU kaleh raban Marka Waxa ugaday hayada midawga qaramada midobay UU goaan ka so sartay UU tirih haday dadka Asians ah EE Africa imiday EE la dagalaya dadka African ah EE dholkoga iska joga sabob la aan haday maqli wayaan waxan ko nirih talabo iyaa laga qadaya Marka Inigo mahadsan dadka Asians ah EE Africa ko sogan Waxa Wala Tagtan gobalada ay ledahay Tunisie EE ko yala West Africa sida Cameroon amba génie amba Ghana UU ko suga inta inili calinayo wadanadini Asia EE ka timadeen ok, wararka naga so garaya calamka kaleh iyaaa shegaya inay wadano jiran ana la shegiin magacdoda ay goan ko gareen haday isko dayaan inay laa yaan dadka somalida iyo Ethiopian UU ay dhoqeyaan sidi 1988 ay Wala layn donan dadka Asians ka imiday UU dhan dhamantod EE Africa joga ok inta iyo ko eagyahay warki manta khayr iyaa ini dhafay🥰🥰🥰 inta warka xiga isko so noqonayno byyy Rabi ha ini xafidu dhamantin dadka somalida iyo Ethiopian iyo dadka African kaleh amiiiiiiiin👋🏼👋🏼👋🏼👨🏼💻👨🏼💻🏪🏪🏪..............
Hadii umaddu khayr leedahy ilahay muse madaxwayne ugma dhigeen
Cumaroow telephone number maamadaa ka keen.
لا حول ولا قوة إلا باالله😭 ilaahay naxariistiisa inoomu waayine Nimankan soo shaqo tagy ee dhaartay, Dhaartu idin qabatay
Ilahoow umada u gargaar
Ax 😪
oohin,qaylo,iyo bahi aan dhamaan qofka aan shaqaysan oo nololradinaya Somali uunba jirta waligiin sidiinibad ahanaysan inta ila awaawga sidan ahaa
Cette maman, a raison sa fait mal au coeur.
Subxana allah yaa allah
Hore ma u socoteen mise fartiinaad eedeen?
ILLAHOW U GARGAAR
CIIDAMDA WAA INEY LACAG YAR KU RACAAN BAAUURTA OO SHARCI LAGA SOO SAARA HADAAN BILAASH LOOGA DHIGIN HADUU BUSKKA YAHEY 3 KUN WAA IN 500 LOGA DHIGAA QASAB
Bari dhaw waa laga qixi hargaysa haday sidan kusii socoto sixir barar baa looga qixi
Ilahay ha laga baqo kuwad dhashaan ayaad ka helaysan xukulamada waxa leyahay dadkina u tudha oo Damir yeesha oo damqadaaa haysa muwadinkii halkaa ku kenay ee adigoo wax ahayn kaa dhigay manta sida aad u lafyonaysaan haynu isku naxariisano markaasuu rabi inoo naxariisanayaa
Wlahi waan ka naxay
😢😢😢😢😢😢😢
wadanka wa lala wareegay oromo iyo xabashi ila tigre giba so galay malin walba qaar cusub ba so gala wasarada guduhu way dayacday lacag tan lasinayyo dadkan itobianka dadku xafad waliba sanduq ha samayso si dadkoda dan yarta ah wax logu qabto
Dulmiga markaad taageerto naxariista Allah waykaa fogaata qabiil iyo qudhun markaad ogolaato saxir barar iyo abaaro ayuu Rabi kugu salidaa wali laysma gaadhin ta soosocota ayaan kasii baqayaa hadii Allah loonoqon waayo dadka dulmiga lagu xidhayo lasiidayn waayo abaar, sixir barar iyo qabyaalad barkac ayaa ku xigi iyo dagaalo sakeeye hadii Wanaaga lays fari waayo adeer tan malaha tii soyaad bare ayaa dhaanyey
ILAAHOOW U GARGAAR UMMADDA,,,, OO KA QABO CAAQILKA MA NAXAHA AH,, EE BOOBEY UMMADDA,,
Musow waxad u dhaaratay maad ilawday la soco illahay kumuu ilaawin maalin baad ka shalayn waayeel aad masuul ka tahay ood u dhaaratay inaad wax u qabanayso inay ku dhex gaajoodan adna aad ku raaxaysato waxoodii
Alla maxaa wax dabeeya dadaka musuuliyada qaatey ee dad udhaartey 4milyan kor udhafey ee aan hoos usoo eegeyn Alla wax debeeya oo xisaab hadhsan siba ahaan ka madax weynaha ah akhridiisi muu ilawey oo wuxuu isleeyahey waad waari
Waar dadka shacabkaa xun. Hadal tv ayka hadlaan muxuu soo kordhinayaa haka mudaharaadaan. Kawax ku waayayaa waa ganacsadaha dhiiga shacabka cabaya Iyo siyaasiga munaafaqa ah. Mudaharaad ayaa loo baahan yahay
Afkaga caano lagu qubay, xaqiiq hadaan laa iska celin walaahi baana wax isbedelin mudaaharad
Muse Biixi dadkaas ayuu masuulka yahay mana oga dhibta ay qabaan! Waa layskaga dambaynayaa kibirka wale.
We need to impeachment of president Muse bihi or at the very least hold presidential elections to happen on time. Muse is acting like a tyrant.
Xildhibaanada la sheegayaa horta ma cid bay wax siiyaan illaahay barya isagaa inaga dul qaadi karee illaahayoow noo gargaar
SUBXAANALLAAH ! WALLEE WAA LAYSWEYDIINAYAA WAAYEELKAA GAAJADA LA OOYAYA !
*IYO KUWA DHERGAYA, KELYUHU WEYNAADEEN, SUUMANKU U XIDHMILAYIHIIN !
WALLEE XISAAB BAA DANBAYSA.
CALOOL XUMA WEYNAA !!!!!
Wllo adigu miyaad ka xun tahey Kuwa ilaahay waxsiiyey ee dhargiyey? Wllo hadaad Run dooneyso Dalka shiidaalkii baa ku qaaliyoobayee ilaahay aynu barino inuu inaga jabiyo
FG: Telesomba maalintii 1$ baa lagu shubaayee maxaa masaakiinta basaska wadata loo cadibayaa?
@@naasirfaarax903 war miyaadan nin weyn ahayn. Ninka la fal celceliyey foolxumadaas nin kastaa ka diirayo waa maxay waxaad ku tuhmaysaa. Adeer wax kasta lama naqdiyo
Waa wax laga xumaado laakin iyagaa doortay tuugtan wadanka boobay
Alahu.akbar.wamasiibo.abaar.iyo.sicir.barar.umada.unaxa
CAAQIL MUUSE AYNU MEESHA KA TUURNO, ,,DALKU WUU HAGAAGAYAAYEE
Waa in laga dhigaa sadex Kun oo shilling.
Ma xaajiga basle ah?
😭😭😭😭😭
Subhanallah dawlada Somaliland waa inagu ceeb in hooyoyinkeenu gajodaan oo oyaan Subhanallah arin laga xumaado ama laga naxo🤔🤨🤤
Kuwii is casumayay maye
Ax ax
Ilow noo sahal amuuraha
Damiir malaha dawlad iyo ganacsato ee dadweynow booba oo xaqiina xoog ku dhacsada hadal cidi idinkama dhagaysanayso waayo waxaan way ugu talagaleen
Kudifaaca muuse hunguri reer hebel ka xaabxabsada dee
Mushkulidu waa badeecada dibada laga keenayoh 100% markaa dowladu waa inaay dadka kasaartaa faqriga iyo gaajada waa in dadka xaga wax soosaarka.
Zalaamaad minal sixir baxarar
SHACABOW DANTAADII
ADAA DACAL KA DHAAFA,
QABIIL IDIN DULLAYSTAA,
DIIN IDIIN NOQDOO,
DAMEER IYO DHEGIHII BAA
KALA DOORATAANOO,
NIMANKUU DANAYN BAAD
U DURBAAN TUNTAAN !
*HADDAA DOONAYSAAN WANAAG
HOGAANSHE IDIIN DUB NAXA !
DARYEELE AAD MAHADISAAN,
*RAG DIINLOO AAMINAA
DUNTOODA LA GARANAYAA,
DOC MARAYSAAN OO
DAFIRAYSAANE,
SHEEKH DIRI IYO SHEEG MUSTAFE
MAXAA LOO DOORAN WAAYEY?
Fartoday eden gajadana musa lawaydinya
Madaxwaynihii waa laga quustay dadku xildhibaanada ayay doorbidayaan
Umad wax walba dibada kasoo dhoofsata siday maciishadii ugu jabi waar dalkiina beerta dawlad iyo ganacsatadu waxba idinka jiraan
Waxba uma qaban karno alle ha inoo ugargaaro dhamaanteenba😭😭
😰😂😂😵😵
Subxnalaah
Waaray halay kadhaysiiyoo mada weyanahaa waxasoo waraay oo hayloo sheeygoo in akhiroo laywaygiinayoo
Lkn dadka ganacsatadu iyo basasku haka jabiyaan lacagta
Nabad bad haysatane kibirka iska daa yo alxmdulilaah dhaha kuwa kilalka shanadka yimidna Dee haku noqdan dalkoda
Nabad baa haystaane idinka iyo caruurtiina gaajo iyo haraad u dhinta ee hanaga qasina miyaad leedahay gabadhay.
markaad qabyaalad ku difaacayso waa iska noocan oo kale nabada miyaa la cunayaa markaa
Kililku maha kii ethopia ee wa xafad ka mida hargeysa marka ader nabadu waa run lkn nolol aya loobahanyahay
@@ckmanar7263 haa sax mamada tidhi kilalka shadan lkn noloshade halashaqaysto dhulka shaqatale dadgii shaqaysan lahaban Jirin waxay rabaan shaqo bilaatacaba tasina lahelimayo wayo nin anshaqaysan shahma cabaliyidhi dhulka halaga shaqaysto shaqadii dalka waxa qabNa ya ajanib inagiina markan shaqaysan garanwayno baraha bulshada qaylo laysla sotagayaa halaysla xishodo niyahow warun busaradi way jirta lkn halashaqaysto o ilaahy na hala talo Sarto dadka ajanibki ihiba wakuwa kashaqaysanaye Dee inagu waynu ka kabrayna shaqada dalkena tala ganacsatada iyo basaskuna dadka hala sayiran
@@raxmacabdi1291 oo maxay shaqaysataa waa hooyo 85 jir ah qof ooyayaaye sawdigaa dumarka ah maxaa naxartistii kaa qaaday wll qoftan ooyaysaa waa hooyadaa oo kale ee hadaanad dareemayn haku digan please
Muuse biixi hala rido
Wale waa loo yaaba somaliland wadami xaagaa laha markaye sicir baraka waxaba kaa qabanwaayeen waaye baabeen
Markaa wllo waxaad leedahay kacdoon shacab baa dhici kara
@@naasirfaarax903 hadal kaama jiro daadku waxaye kaasi jeedan dawalada intaye qutaldaruriga helayaan
Yarkaa yare dhalin yarada ee dhakhtar chanal kaasa dawlada Somaliland dhaama oo caawiya hoyoyinka iyo kuwa baahan shame on you muusa biixi iyo kuwa xilka lahaya shame on them😏
aaway madaxwaynihii somaliland?????????
Madaxyne kkķkkk..... wa chief aqil
Muuse dadkaga SHACABKA hoos u eeg. SHAME ON YOU.
Waar dadow wax iska dhiciya ganacsato naxaysaa ma jirto dawlad naxaysaa ma jirto dadka waxan leyyahay allah u noqda oo barya isagaa inaga qaban kuwa dhibta wada ama dowlad ha noqoto ama ganacsato ha noqotee
Waar shidalku dalkena kamasobaxo lakin wa inbayacmutar lasyiran dadka
Shame on you kuwa Xafladaha Hundheelada.. Mash Allah.. Dhamantin Duco Iyo Bogaadin...M/weyne/kuxigeen iyo golaha Wakiilada.... Gud C Abdirisaq Khallif... Dhaqaallee ururinta taakullaynta Abaaraha... Shaqo la'aan xun... Duco badan Hanbalyo...xika qaranka..My-Habaar-wadgaag.. Waar Reer Somalilandnow Ururo siyaasadeed qadireysan.. Qabyaaladeed.. Xin Iyo Xaasid Lacg hayn dalku uma baahnaa....
😭😭😭