ماشا الله تبارك الرحمان الرحيم Anagoo arkayna قول الله تعالى (يا ايها النبي قل لازواجك وبناتك والنساء المؤمنين يدنين عليهن من جلابيب هن ذالك أدني ان يعرفن فلا يؤذين) Allah ayaa mahadleh naga dhigay islaam
Mash Allah cajiib runta lakama kabado waloow dad badan haxanuujisee ujeedada waa in laku waansamo inkastoo aysan aadamaha isku mid ahayni qaarbaa xaqa in lasheeko.ceeb u arka masha allah wllhi aad baa uladhacay fiidiyowkan sida uu xaqiiqada maanta jirto utaabanaayo run ahaantii gabadha xijaaban fulin ay fulisay amarka Allah qofka muslinimada sheekanayo waa in uu dhaaman amarada Allah uhogaasamo
Fisrt manta wa iga qosliday waxay ila aheyd ina fiirsanayo clip comedy ah 😄😄😄 second gabdho xijaabka waxa ugu yar ee ka faaiideyso waa ina wadada ku martaa si xor ah oo amaan lagu siiyaaa caay , fowdo iyo faduulin ma jirto
MshAllah Aadan sahan maanta run bdn waad kashiftay. Mid ayaa xaqiiq ah:- Majiro nin mustaqbal dhab ah rabo oo min isdiirdiirtay oo ismaqaarfiiqday, Meryihii isku giijisay, mid meryihiiba tuurtay iyo waxaas Alle soo ganka ah rajo iyo wax dan ah kagaleyso ee Kan kumeelgaarka iyo wxy dhahaan kudhu... kadha..... unbaa kadaba qajila. Wxn kaacodsan lahaa bal inaad Ayagu kasoo hadasho kuwaan aan sheegay iyo Khalqigii Alle doorshay, dhibka ay isu soo jiideen iyo Diinta Halka ay kataaagantahy. جزاك الله خيرا يا اخي
Masha Allah wll Adan runta ayad u sheegtay hablaheena soomaaliyeed cid an ogayni ma jirto inay quruxi tahay astur iyo xijaab inta qawnida lagu qaldayne hada way arkaan in qimahoodi dhacay e kasoo laabtaan oran lahaa wali fursad bad heysataane.
Mahadsanid walaale alle haku barakeeyo aqoon yahan aadan Khadar Cali rooble th-cam.com/video/wdaAzpPmbIk/w-d-xo.html
Woooooooow💚💚💚💚
MNsha allah wllo alle caqliga iyo cilmigaba haku barakeyo
إذا كثر المساس ذهب الإحساس
MarKa AaD TaariikhDa DiB URaacDo
WaxaD OgaanaySa in Runtu Tahay MiD Aan Markasta La FaaFiN ayna yartay qof sheega msha allh wll aadan
Runta lama faafiyo !!!?
Xaqiiqada way qadhaadhahay markaa lama muujiyo Karo walalayaal
KhaalidkaH
waa waano anfacaysa inta inaan somaliyeed ee tiktokta jidhkeeda ku soo bandhigaysa, eebe danbigooda iyo keenaba ha dhaafo iyagana ha soo hadeeyo.
roble abdillahi Amiin bro
Maan sha ALLAH WALL AADAN ZAHAN aad iyo aad umahadsantahay laakiin waxaan filayaa inaanay hablo badani kugu xidhnayn laakiin kuma ilaawi doono taladaad nasiisid awgeed maansha ALLAH
Masha allah
Waa mawduuc aad uqiimo badan
جزاك الله خير.
Alle ha ku karaamiyo wlloh guul iyo gobanimo ku noolaaw rahmankuna ha ku sharfoh 🤲
ماشا الله تبارك الرحمان الرحيم
Anagoo arkayna قول الله تعالى (يا ايها النبي قل لازواجك وبناتك والنساء المؤمنين يدنين عليهن من جلابيب هن ذالك أدني ان يعرفن فلا يؤذين)
Allah ayaa mahadleh naga dhigay islaam
Maasha allaah
Wlhi run bad sheegta ay dad badani ka cabsanayeen xaqana laga ma xishoodo illahy haka abaal mariyo Adan Sahan
Sheekh mustafe
Guri barwaaqo
Maroojiye mudhxiye murqaan
Adiga axmed
Reer burco dadka wax dheertihiin walaahi
Oo shiikh mustafe ma reer burcaa
Allahayow Gabadh wax baratey oo Diin iyo Asluub leeh igu Arsaaq
Mash Allah cajiib runta lakama kabado waloow dad badan haxanuujisee ujeedada waa in laku waansamo inkastoo aysan aadamaha isku mid ahayni qaarbaa xaqa in lasheeko.ceeb u arka masha allah wllhi aad baa uladhacay fiidiyowkan sida uu xaqiiqada maanta jirto utaabanaayo run ahaantii gabadha xijaaban fulin ay fulisay amarka Allah qofka muslinimada sheekanayo waa in uu dhaaman amarada Allah uhogaasamo
Ramadaan mubarik all muslims ❤ wll Adan sahan horay usoco👏
Mashallah jasa ka lah
Mzha allh mhdznid wllky
Wlhi xaqqu maaha wax laga xishoodo
Oo alleh ayaaba inoo sheegay
Waana meelaha maanta dad iyo dalba la inaga soo galay
Ilahay haku xifdiyo wll waxa tahay caaqil somaliyeed masha Allah
Rabi hakuu naxariisto intuu aadane u naxarista
Mzha allh wll ilahey haka abal mariyo channel sahanka xogaha wa malinti igu horeysay ee comment ka dhigto igumana dambeyn donto like wll sahanka 👍
mnzha alH wll AaDaN waxbadan oo qarsoon ayaad no so bandhigtaa WaXan ku rajeynayaa inad halkasi kasii wado hawshan MiHiimka ah eed nalawadagtid wax kudhibana rabi salawaTu caleyhi kuMa tuso
Mahadsanid walaal sharaf xurmo wanaag iyo qaddarin sare ayaad mudantahay.
Masha Allah walaal Allah haku sharfo
Taarikhda kooban ee cusmaan ibnu ertugal soo gali aadan Sahan
wllo uso galiyey barnamijyada hore ka baadh
Masha Allah Aadan Waan Ku Taagera Zhp
Masha Allah
Nin wax badan aqriyay in aad tahay wey kaa muuqataa.
Masha Allah wll mowduc aad umuhiimsan ayaa ka hadashe Alle haku barakeeyo
بارك الله في حياتك
Jisaakallaahu khayran wll wax xun oo laga dulqaato maad sheegin ee runta ayaad kahadashay allaah haku jeclaado wllky soo badi arimahan laga yaabaa in ay hablo badani dib isugu noqdaan oo uu anfoco mahadsanid markale wllky 🤴🤴💝
Msh Alllh wlll alle haku sharfo hore u soco wlll waxd tahy qof xaqiiiqoyinka Abaara alle cadowgaa hakaa qariyo wlll⚘
Insha allaah waxan rajayna aadan sahan, sxb ina noqoto qof mug leh mustaqbalka , wax aya Ka cadcad walal Mansha allaah
Mzha allah wall
Lkn inta fahmysa wey yartahy
waxan rajynaya in hablahu inay fahman quruxda niqaabka
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم
إذا كنت بارعا في شيء فلا تعطه بالمجان.
Ustaad aadam✊✊😍😍
Machallah horay ousox Aden sahan
Mansha alah 🧕🏽
Fisrt manta wa iga qosliday waxay ila aheyd ina fiirsanayo clip comedy ah 😄😄😄
second gabdho xijaabka waxa ugu yar ee ka faaiideyso waa ina wadada ku martaa si xor ah oo amaan lagu siiyaaa caay , fowdo iyo faduulin ma jirto
M.A wll somaliyed batahy🙌🙌🙌🙌
Wixii laguu diidaba waad xiiseyneysaa oo wayba kula macnanayan
الممنوع مرقوب 🤚😍Saxixi
Shukran aadanow alx waan garanayaa maalintii aan ogaado inu xijaabku waa jibyahay
Xijaab.maalmahan.danbe.dagaal.xoogan.baalagu.hayaa.xitaa.waxa.jirta.mid.shalmad.ueg.aad.vaan.uga.xumahay.walaahi.maanta.ayaan.ka.fakarayay.goormaad.umadaada.ku.baaraarujin.doontaa.oo.aad.ku.dhici.laakin.kaliya.aqooon.yari.baa.jirta.inshaa.allah.waan.dadaali.dooona.macalin.waad.mahadsantahay
Ilahy caqliga hakuu barakeeyo walalo
Barta loo baahnaa ayaad ka hadashay
Masha allh
MshAllah Aadan sahan maanta run bdn waad kashiftay.
Mid ayaa xaqiiq ah:-
Majiro nin mustaqbal dhab ah rabo oo min isdiirdiirtay oo ismaqaarfiiqday, Meryihii isku giijisay, mid meryihiiba tuurtay iyo waxaas Alle soo ganka ah rajo iyo wax dan ah kagaleyso ee Kan kumeelgaarka iyo wxy dhahaan kudhu... kadha..... unbaa kadaba qajila.
Wxn kaacodsan lahaa bal inaad Ayagu kasoo hadasho kuwaan aan sheegay iyo Khalqigii Alle doorshay, dhibka ay isu soo jiideen iyo Diinta Halka ay kataaagantahy.
جزاك الله خيرا يا اخي
inta daawato sahankaxogaha like iisaara
جزاك الله خيرا جزء اختي
Masha Allah wll Adan runta ayad u sheegtay hablaheena soomaaliyeed cid an ogayni ma jirto inay quruxi tahay astur iyo xijaab inta qawnida lagu qaldayne hada way arkaan in qimahoodi dhacay e kasoo laabtaan oran lahaa wali fursad bad heysataane.
Mashaa Allah
Malinkas waan kugu xeranahay
Masha Allah sonka sida logalay
Barnamishyadada Aad ayey qiima badan yihiin halkaga ka wad ayan ku layahay
M.a
Àdan zahan hory usoco alh ku garap galo 🤲🏻
Alla qosol weynaaa dhucdaaay kulahaaa aadan sahan 😄😄😄😄😄😄😄😄🤣😄😄😂🤣😄🤣😄🤣🤣😂🤣😂🤣
Masha Allah wll aadan mahadsanid
Mawduuca kalena waan kaa sugeyna insha Allah
Masha Allah. Waa sax wixiijira danaheenana aykujiraaan .
Mnshallah Aqoonyahan Aadam khadar
Mnzha allh CaqLiga allE ku balaadhi prther
Mashalah wa ku mahadsanthy sida xogaha muhimka ah noga bandhigtid
Masha Allah tabaarakalaah 👍
Adan sahanka hore u soco zxpo
Wcs wr wb
Mahadsanid wllo👍🥰❤
Xijaabku waa cifadayda❤
Waa quruxdayda ❤
Waa qiimahayga ❤
Waa qaayahayga❤
Waa noloshayda oo dhan❤
الحمد لله❤الحمد لله❤الحمد لله❤
Horumar wcn sxb.
Guul ku rajeena heerka rbto iyo mid kasi sareeya
Wllhi wllo dar alle ku jeclaY 💖
Wllhi qosolkaagu wuxu dhadhan u yaala video ga mzha Allah hno marmar iska qosl
Adan sahan xikmadihisa iyo talooyin kiisa waa mid ina wada anfacaysa adan waad mahad santahay walaal
Masha allaH wll aadam allaH haku xafido
Wcs wr wb mclin Aden ad ban u qoslay xaqiiqda aya ka hadshay wlhi jzakallah khayr
❤illahy ha ku xifdiyo.wlo adan
Macalin mashallah ilahay haku barakeeyo
ramadaan muprik zxp
alle haka abaal mariyo
Masha allah dhanka wiilashane inad kahadasho ayan jeclanlaha wll
Ayantan wey qawanyihine
sirta quruxda waaa qarinta cidii indha garad leh un baa fahmikarta mhdsnid channel quruxbadan xogo muhim ahna xanbarsan
Mashallah 🌹😍😍😍🌱🌱🍀🍀🌷🌹
Quruxdii qarsoon baa qiimo leh
Alle caqliga haku barakeeyo walaal ❤🥰🙏Alle hana wada asturo
ALLE ha ku barakeeyo AADAN SAHAN
Dhabtii Ilaaahay wuu qiimeeyay dumarka allaha jidka toosan hatuso
Jazzakallh wllkayga muslimka ahow
JazakallH wlal adaNow Lakin liveki zo gaL insha alllH waa Bil ramadaane anu cilmi kaa kororzane
M.a wll Adam
Allah haku sharfo
Mashallah Alle ha xafido walalo
Hhhhh astaqfirulaaH mahadsanid Aqoon yahan Dhagihi ilaahay waaniyaa waan samee ilahay haku anfaco Huwan qaawanta 🙏😥
Waa xaqiiq ustaad
يا أيهاالنبي قل لازوجك وبناتك ونساء المومنين يدنين عليهن من خلابيبهن 😥😓😭😰
Wlhy waa wax laga naxaa ee Illahy Dumarkenii hasoo hadeeyo Xaqana ha fahan siiyo
Aadanow adigana Illahay hakaa jasaai siiyo dhegihii Alle waanshaa waansane
Maashaa Allaah
Xaqaaiq jira
Maasha ALAAH wll Jasaakakalaah
Inooso badi wllo ilahy ajar iyo xasanadba haka siye💛
Mnshallh hno alle haku barkeyo
Mn cha allh
M0cHa AllaH Pr0tHer Aadn💙
Wcs masha allah mahadsnid wll xaqiiq waye
Xaqiiq waye hadalkan gabarba gabadhee ka asturanthy way ka qaalisanthy aduunkana waxaa ugu qaalisan xitaa diamond ka qaalisan gabadha muslimada oo xijaaban wlh xaafadan daganhy 8 sano ayaanu dagannhy hadana dariska wajigayga xitaa maya qaanaan anoo xijaaban oo niqaaban oo jmcd u socdo uunbay i arkaan waxay igu xantaan in layba arkin
Maasha allaah aadan
THANSK MACALINKAYGII
Mahadsaned wll Ramadaankariim
Shukran abwe aadan in badan mahdsnid
Thanks ustaad aadan khadar cali
MacHa alaH
Mnsha allah mahadsanid
Allh ha ku sharfo wll qli ❤
Masha Allh war aadan sahan runtaan kugujeclahay
ماشاء لله
Walaal waxaad ka hadashay xaqiiqda iyo waaqica nololeed ee maanta taagan Allena waano iyo ku cibroqaadasho hawga dhigo guud ahaan dumarka muslimiinta ah gaar ahaana dumarka Soomaaliyeed adigana Alle miisaanka wanaaagyadaada hakuugu daro
MAHADSANID
Hhhhhh balaayaa ku dhigtay hablihi wll😂😂😂 kuwad intay hagaagayaan😍
Dumarow Ilaahay intaad Kabaqdaan Jidhkiina Astura