"Xasan Sheekh wuxuu yidhi waxaan qadayaa talaabo kasta oon wax ku yeelaayo Somaliland" Wasiir Kaahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 162

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 3 หลายเดือนก่อน +9

    Waar dalka waad baabiiseen ee Allaah ha nagging dhaafiyo

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah xassan Sheekh Buufi amxaarada iyo inta gacal ku sheegtay una sheeg in gaalka iyo amxaarada lala soo saarayo انت مع من أحببت
    We Love ❤❤❤ SOMALIA JIGJIGA XAMAR JABUUTI GAARISA HARGAYSA AND OLD MUSLIMS ALOW NAGA QABO GAALADA IYO JAWAASIISTOODA ASHAHAADO LADIRIRKA NECEB SHACAAIRTA ☪️ ISLAM
    SIDA XIJABKA GADHKA KHAMIISKA I LOVE ❤️ ISLAM
    YAA ALLAH XIFDIwasiir Fiqi iyo xassan sheekh OO DHOWR KA XIFDI AMXAAR IYO INTA JECEL
    BADEENU IIB MAAHA NO NO
    FROM BORAMA AWDAL

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waxaa la yaaba nahay mohamed kaahin ma wasiir dibadeedbaa mise wasiir warfaafinta mise wasiir gudaha wuxuu u hadlaa sidii wasiir arima dibadeed iyo mid wasiir warfaafin aaway shaqadii loo diray oo ahayd wasiirka arimaha gudaha waa ayaan daro in uu nin sidaan u hadlaayo in uu wadanka wasiir ka yahay

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wax walba wuu yahay oo waa nin aad u balaadhan oo waasica. Joker weeyi meel walba gala.

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin alle balaayo haku salido somalia racfaanisa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 หลายเดือนก่อน +1

    XASAN DAMEER CAANO KADHAN BAARUUDA WALAALAAN

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 3 หลายเดือนก่อน +3

    Qadadweyn ceyda jooji weynu is huranahey

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 3 หลายเดือนก่อน +1

      qadaad yar qoodha yar cabsi cabsi harshin ha u baxsen

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mohamed kahin nolow. Guul Somaliland ❤️❤️❤️

    • @FarxanCabdi-nr4gs
      @FarxanCabdi-nr4gs 3 หลายเดือนก่อน +1

      kkkk wlhi intaan noolaa ma arag nin ka been badan

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 3 หลายเดือนก่อน

    Niyaw codka wasiirka miyaad jarjarteen
    Waa sidee

  • @MedIsaac
    @MedIsaac 3 หลายเดือนก่อน

    X sh iyo ciilwalaal talo iyo tamar midna Laguna oga

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 หลายเดือนก่อน

    Waadoqon dad gu.eysi kadottay gobonimada somaliya duli iyo rag itoobiya nageysato ayaa utaliya

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 3 หลายเดือนก่อน

    Maya May May May May May May May

  • @xuseenxasan
    @xuseenxasan 3 หลายเดือนก่อน

    DIFAACA QARANKA SOMALILAND WAA LOO DIYAARSAN YAHAY EE XASANAW WAXBA HA LA HADHIN.

  • @Khtmo
    @Khtmo 3 หลายเดือนก่อน

    Maxkamad baa lagu saaraayaa khaayin yahow

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj หลายเดือนก่อน

    GEENYO. SHAAXIMAN
    ZERO.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cuqdad Soomaaliyeed ayaa idin dishay.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland dhalin yaradeedi iyo cugashheedi waxa lagu ibsaday lacaag xaraan ah oo Qadar iyo China laga so qatay. Lakin lacaagtasi intay wadi donta ? Marka Xanar danteeda gadhana way forariin donan. Cirro iyo kuwa sidisa haysta passport shisheeye naa intay dabka idin ku shidan ayey baxsan donan. Guul Somaliland ❤️❤️❤️

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 3 หลายเดือนก่อน

      Wall magac gabdhana waa wadataa sidii daydaygana waad u hadleysaaye maxaa khaldan

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
    @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo intuu solabanayo iska caac leeya somalilan wax layira majiri donto انشاء الله

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad143 3 หลายเดือนก่อน

    Diyaar baan nahay wlhi hadaan ka Mid nahay dhalinyarada somaliland

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

    indho adaga waxani! waar mee dalki waar mee cidanki, waar mee hubki, waar meeday somaliland?

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

      Intaad waydiinatso ka baadh gurigii ayaydaa

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 3 หลายเดือนก่อน

    dhalinyaro dhalinyaro iyo jahli , dadka ama mideeya oo diyaariya ama dadka niicda kala taga.

  • @IbrahimAbbdul
    @IbrahimAbbdul 3 หลายเดือนก่อน

    Areey odagaan lac laca ah yaa umada ka qanta balaayadaan

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin wax yeeli karo somaliland ma jiro 100 xasan xataa haday iskaalmeestaan horta taas ogoow,waxaad kaloo aad ogaataa hadaad ku riyootid inaad wadanka mitir ka mid ah aad iibisid in habeen madoow talaabo militiri oo aan loo kala harin xataa soomali galbeed iyo NFD ayaa talaabo soomalinimo oo dal difaac ah kaa qaadi doonta,hadaad rabtid inaad nabad ku hurodid dhulka ha iibin waad nabad gili.
    Wiil hiiraan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

      NFD 😂😂😂 horta iyagu ha is xoriyaan. Ummad u gumaysto Afrikaan kale 😂😂😂
      Wiil Hiiraan, adeerkaa Xasan markuu shalay Itoobiya tuugayay u lahaa badda Somalia qaata. Maxaad uga guban waydeen. Mise nacayb Isaaq uumbaa idin caqli tiray?

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 3 หลายเดือนก่อน

    Inalilah wa ina ilayhi raajicuun, ma Maxamad Kaahin oo hotel Laascaanood Hotelkii uu ka deganaa ee Hotel Xamdi laga soo baacsaday hadh cad ayaa wali ka hadlaaya difaac? Ma xadkii Somaliland oo 24 sano meeshii uu joogay maanta jooga, ayuu kani wali dadka hor taaganyay oo ka hadlayaa difaac? Waa duni aakhiro samaan.

  • @fahadraabi7264
    @fahadraabi7264 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa
    Marka aanu eegno maahsanaanta Adiga iyo Muuse

  • @KamaalBaraarug-un8cy
    @KamaalBaraarug-un8cy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Orod oo Ethiopia qabo amxaaryow urayaa. Wadan kani waa somaliya.

  • @amalos3435
    @amalos3435 3 หลายเดือนก่อน

    Muden kahin ninmanka TV yada madaxa banan ee Somaliland jooga qaar hagagsan halgu badalo kuwani muwadin maaha wasir Kaahin

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 หลายเดือนก่อน

    Horta dadka waddanka mideeya oo doorasho lagu kalsoon yahay u qabta...markaa hadla.

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hal sual mala wedi la yahay cerigabo ila garoowe ya xukumo owdal neh cuqal wanagsan somali weyn jogto kuwa damirleh hargeysa jogana wa jiran iyo burco odaygan kaniniga kusexdo yunisirin

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 หลายเดือนก่อน

    Istop tarorisim somali oldi man istubut wan you down istob you wil brabalimis no landis waman somali hi is wan

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu maxaad qaadaysaa oo meel kuu yaala ma sidii horse ayaad odhan doontaa anigaa is hortaagaya dagaal Ka dhaca sool iyo saraar

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soydinkii dalkii difaaci kariwaayay ee kasoo cararay idinkaa fashiliyaye

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 3 หลายเดือนก่อน

    War war kama qabno difaaca dalka somaliland marka horebana bilaash laguma heline waa inoo dagaal cadawga kaxun yuhuuda ee somalia

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND GUUL IYO GOBONIMO CADAWGEDU
    HA SEEXDO GUUSHU WAY DHAW DAHAY

  • @yuusufxasan6706
    @yuusufxasan6706 3 หลายเดือนก่อน +14

    Wasiirkayga m. Kaahin illahay cimrigaaga ha raago

    • @MubarikJamac-d7q
      @MubarikJamac-d7q 3 หลายเดือนก่อน +2

      Maxamed kaaahin dar ilaahay ban ujeclahay

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@MubarikJamac-d7qdee waa danahaaga q

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@MubarikJamac-d7qwaa geesi daacad ah

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 หลายเดือนก่อน

      Beenta iyo qabyalad ayaad ilahaye u jeecashaye 😂😂😂​@@MubarikJamac-d7q

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saqajaamiinta halkan madaxda ka cayaysa afkiina uraya xidha ma sida ayda u ciya

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 3 หลายเดือนก่อน +2

    Magacaa ha jiro Maxamed Kaahin Axmed.
    Guul Somaliland 💚🤍♥️

  • @AminaSool
    @AminaSool 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maxed kaahinow adaaa.somalind.baabiyay Adana iibsaday s

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nanacasyay afka noga jeedi ragayaga dufanyow dabaylyay somaliya usocota huwan asaga oo 18jir ah buu noo xoreetay

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kaa kow ragi cidanka jabiyaaye ee huwan oo hobkodi wata lasconod usogaliyaaye hadana isaga iyo cidanka 8 bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen cidanka laa sugayaye waa inaa maxakamada laa so taga ee qabyaladi iyo reer Jacylki ayaa indha idin tiraye

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน +1

    Oday beenloowa ayaad tahay ee illaahey kacabso Itoobiya hadey timaado dhul Soomaaliyeed hala weeraro

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer 34 sano ayaad waxa isku mid ah dadka uga sheekaysaane wax kale maaad haysaan kkkkk
    Wax cay ahayn ma haysaan?
    34 oo laga sheekaynayo Somali koon fur ayaaa na xasuuqay kkkk
    Cawaan.
    Bahrain waa muddle East kkkkkk
    Asiya waa wax kale .

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhacdeen qudhmiye iyo muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye 8 bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayaan ilhaye maa so celiyo

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar iska aamus adiguba lascaanod ayaad madfac lu garaacdee

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa dad ka kaa galya adiga io juudaan waa ladinka qabanayaa umada

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd 3 หลายเดือนก่อน +3

    Siqraan waalan kuma rabno adiya iyo wixii kula mida asaasaqyahw

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน

      Ceeb wax isku fal oo ka xisho dadka xilka idin sida…. mise dollarki Qadar iyo Chinaha ku do gafhay…,. Lakin intay ku wada donta?

    • @MohamedAhmedsmmd
      @MohamedAhmedsmmd 3 หลายเดือนก่อน

      @@maryamdirie6842 iyagaa naga xishoon waayay oo caqligeena kuciyaaraya wax aan jirina sheegaya

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 3 หลายเดือนก่อน

      Doqon baad tahay ama xaasidiintii jaarkad tahay

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

      Siqraan iyo huwan waalatay adaaha saqajanyow somalita uraran yaxaasyada utag hakucunane am huwanta dadqalatada ah utag

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad aan wax ba idiin geysan baa idin muqda. Bal idinku hoos isu eega

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 หลายเดือนก่อน +2

    guul qaranka somaaliland

    • @hassannur8022
      @hassannur8022 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland waanu u dhimanaynaa horena 95000 kun ayaa u dhintay oo Somalia ka xoreeyay. Xasan Huuro Siyaad Barre ismaanu haynin ee Somalia iyo Somaliland ayuu dagaalku dhaxeeyay

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye. Waa. Dad. Goba. Iyaga. Afxumo. U. Geysan. Mayno. Wixii. After lagaadeeyana. Waxaan. Leenahay. Ka. Daaya. Waa. Difaac. Adage. Markii. Isaaq. Iyo. Daaroodba. Debedaha. U. Yaaceen. Iyagaa. Wadanka. Looga. Tegay. Oo. Difaac. Ka. Ah. Markaas. Inta. Joogtaay. La. Difaaca. Wadanka. Oo. La. Ilaaliya.

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa difaaci kartii jufo dhulbahante ka mid ah baa goojacade cashar lama iloowaan ah idinkugu dhigtaye.bal haddii dhulbahan sidaad dagaalka usoo gasheen yeeli lahaayeen ilaa hagesa meydaan istaagteen.bal harti haduu soo galo waaba idin adoonsanayeen haddii hawiye soo galo maxey caqligiina liito oo somalia caaysaan marna somali u hanjabtaan yaa ismoodeen.

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga iyo Somalia iyo dhulbahantaba Isaaqbaa wasa….car is dhaqaajiya haddii kale xamar xaar wayn habeenbaan ku qabsan

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 3 หลายเดือนก่อน

      Dawladdii siyaad barre ee xooga ahayd isaaqbaa jabiyey…caydiidna SNM ayaa hubka siin jirtey si uu xamar u xoreeyo…naag futo uraysaa markay hadasho waan xanaaqaa

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 หลายเดือนก่อน

      Bacow siyad bare wxa jawiyi cabdulahi yusuf axmad jarnal cidid adiga nocada xa jawi karta sanad kan 2004 aya dulbhante aya nigo ton tay dad nocas tihin somaliya dan miya ko ada hal qawil kaliya ku filin wa lidta sanad kan 2oo4 bisad ba tahay faqash bon dalay watahay amaxar dalay wana logo wasa sagal dilo ku dashay

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 3 หลายเดือนก่อน

      Qaaraxland Amisonland Amisonland terroristerland daadqalotoland familjen kaa aahow Somaliland

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 3 หลายเดือนก่อน

      @@AbuukarMohamed-v4t waar adeer afkeed ku hadlaysaa kumaba fahmine ehehehe. Af gaal iyo mid Muslim miduun ku soo hadal horta…Yaab. Waaba gudhuu kani

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii Somaliland waxay Afrika ku soo kordhisay dimuqraadiyad, ilbaxnimo iyo xorriyatul qawl. Laakiin Somalia waxay soo kordhisay argagixiso, budhcad badeed, warlords iyo musuqmaasuq xadhkaha koostay oo ay noqotay dalka dunida ugu musuq badan

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naacle

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabaa inaan somali halsu'aal weydiiyo,waagii somalida waqooyi laweerarayey hawiye,daarood,raxanweyn,jareerweyne,gabooye,isaaq. Intaa cid kamaqneyd majirin,
    Xitaa waxaakamid ahaa muse biixi,
    Haddii intaa kawada qeybqaateen maxaa hawiye tariiga dabadhigay? Bal iigasoo jawaaba reer
    Isxaaqow.

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland ✌🏽 Iyadaa u Madax Banaan Arimaheeda Cidna U Dabo Fadhiisan Mayso Cudud Iyo Shacab Hadii Loo Baahdana waanu Joognaa Anagoo Intaa Ka itaal Yar Baan Karbaashayna Waxba Yaanay La Hadhin Haday Wax Iska Celinba Karaan *failed nation*

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu ha isbuuran cid kale kuuma soo socotee!! Malaha waxaa lugu qarinayaa fashilka Kulmiye, maalin kasta waxay isku dirayaan ummada Somaliyed ee walaalaha ah!!

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 3 หลายเดือนก่อน

    SAY WOQOOYI GALBEED OF SOMALIA. BEENTII AAD U SHEEGI JIRTEEN MASAAKIINTA WAY DHAMAATAY

  • @Khtmo
    @Khtmo 3 หลายเดือนก่อน

    Carabkaa ku weyn maxaa cabtay mujrim yahow fulayga ah 😂goojacade ka cararay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Hadii ciidamada haramcad loo soo jeediyo hargaysa qasab ayay midnimada ku ogolaan lahaayeen

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh dhulka ma ii inaayo mana kireyn military Ethiopian ahna uma yeerin
    War waxad tihiin Badaluuuu

  • @oamaer
    @oamaer 3 หลายเดือนก่อน

    You time is up old man!!! wa sick 70jir ah...🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😆😆😆😆I like how he said "Somali aa" kkkkkk

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 หลายเดือนก่อน

    damiinka siyaasigaa
    markay xilka doonayaan
    dab bay kadhex oogayaan
    dadkeena walaalahaaye
    shaxda fahandadkaygow!

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan dahabaha ah Kaahin aabihii iyo adeerkiibs waxaa Dilay dhulbahante

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan dahabaha ah Kaahin aabihii iyo adeerkiibs waxaa Dilay dhulbahante

  • @saalaxy
    @saalaxy 3 หลายเดือนก่อน

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba????

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 3 หลายเดือนก่อน

    Abtigay waan kugu taageeray keliya waan kaaga naxay inaad soo xiratay daharkii carabta abtiyow ma nihin carab

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 sidee xaarka kadiida is kugu daran arag war idin masoo socno lkn kiina qawarij ka soo galay loo dhameyna adinka amxaradiina lef lefa oday walan tihiin xanuun san tihiin qatumo ceebtine bananka kentay walee

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 หลายเดือนก่อน

    Axmad gorey wa nin wadani ah adiga cml jajus ah miya bon dalay

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 3 หลายเดือนก่อน

    Isku dirka dadka walaalaha ah ee Somaaliyeed joojiya oo dadka been ha u sheegina.
    aduunkani waa laga tagayaye wax khayr ha kaa hadho, ha ku beerin cuqdad iyo cadowtinimo.
    Somaaliya waa dal mid ah, iyo dad isku diin ah oo walaalo ah.. cidina taasi ma goyn karto.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 หลายเดือนก่อน

    Hassan waa nin dawaqsan oo munafaqa adiguna kasi daridi shacabka SL beentada waa nacen Hassan muqafaqan xaraasha ayuu ku hawlayahaye isaga Abiye raba bada inuu ka ibiyo tuug kuligiin

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 3 หลายเดือนก่อน

    Isaga iyo inta la da,a ah ee ah siyaasi somaliyeed god madow bay nagu ridiin hadaanu nahay dhalinyaradii somaliyeed ,intay iyagu xifaaltamayeen bay mustaqbalkayagii lumiyeen kadib waxay nagu khasbeen inaan wadanka iskaga tahriibno ama aanu garabkayaga [walaalkay]dilno 😡🤏

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 3 หลายเดือนก่อน

    Jabhadaa snm waa in umada xoog looga dul kiciyaa dadkaa xor maahaa

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 3 หลายเดือนก่อน

    I CamiiRa Dawllada somaaaaaaaaaaaaaAaLiYya😂😂😂😂

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 3 หลายเดือนก่อน

    Ee hadaka iska daayo😮 hees kalay ban kaa sugaya 😅😅😅

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 3 หลายเดือนก่อน

    Wasiir waddanka yaan adigaga lagaga baqin

  • @salimmohamedali1903
    @salimmohamedali1903 3 หลายเดือนก่อน

    YAAHUY YAAHUU YAAHUU XAYAWAAN BEENBADAN

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah xassan Sheekh Buufi amxaarada iyo inta gacal ku sheegtay una sheeg in gaalka iyo amxaarada lala soo saarayo انت مع من أحببت
    We Love ❤❤❤ SOMALIA JIGJIGA XAMAR JABUUTI GAARISA HARGAYSA AND OLD MUSLIMS ALOW NAGA QABO GAALADA IYO JAWAASIISTOODA ASHAHAADO LADIRIRKA NECEB SHACAAIRTA ☪️ ISLAM
    SIDA XIJABKA GADHKA KHAMIISKA I LOVE ❤️ ISLAM
    YAA ALLAH XIFDIwasiir Fiqi iyo xassan sheekh OO DHOWR KA XIFDI AMXAAR IYO INTA JECEL
    BADEENU IIB MAAHA NO NO
    FROM BORAMA AWDAL

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 3 หลายเดือนก่อน

    Cidwaliba wad wareysanaysiin.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 3 หลายเดือนก่อน

    Wuu marqaansan yahay 24 saac

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Firdhiye aya idinku filan

  • @hawoahmed4450
    @hawoahmed4450 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer allah kacafiyo beentas ad kashegeyso madaxwene Xasan Sheikh kudugeyso dhawawii xuma ee idinka fakaday😭

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

      Xidh afkaga uraya

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 3 หลายเดือนก่อน

    kadaa cudurka caruurta

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 3 หลายเดือนก่อน

    aamus nacas baaatahay

  • @tusaalewanaagsan4153
    @tusaalewanaagsan4153 3 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 3 หลายเดือนก่อน

    Doqon

  • @genmejor8451
    @genmejor8451 3 หลายเดือนก่อน

    Macaacta daaya xasan xaniyaha ha idinka siibo

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 หลายเดือนก่อน

      HHHHHHH YAA NACAS BADANA WUXU KKKKKK

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soooooomaaaaliya awoowgaa was asaasaq yahaw cuqdadu kabuuxdo oo dhulkiiba iibsanaya

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน +1

      Saqajan bad tahay ee wax isku fal waliba waxad uu eegtahay Niin reer Somaliland ah

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 3 หลายเดือนก่อน +1

      Faqash laga baqaymaayo

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

      Uraaye afkaga xidh kaahin magaadhide dooliyow somaliya utag uraaye

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah tabarak Allah guul iyo gobanimo soomalilaand mashallah wasiir gesi qaran ❤❤❤❤

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nacas nimaad la waynaatee doorashada qabo xasan hanoogu meeraysananinee