Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha daawasho wacan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

ความคิดเห็น • 32

  • @isisisraelsecretintelligen9933
    @isisisraelsecretintelligen9933 2 ปีที่แล้ว +4

    AFARTA WAXYAABOOD EE LAGU OGAADO QOFKA QAANGAARAY WAA:
    SHAHWADA.
    CAADADA.
    BISQANTA.
    & SHIIRKA KILKILOOYINKA.

  • @kosaarxaaji2811
    @kosaarxaaji2811 ปีที่แล้ว +1

    Diin iyo wax yaalaha taariikhda Qaladka aa ka gashan dad ayaa idin fiirsanahaya hadana umalaynaya qaladkinaa Diin sax ah isasaxa qaladadkina oo tifaftira wax yalo badan oo faaidana waad ka saxdan bulshada soomaaliyeed Diinta iyo Taariikhda aad ugu dadaala waa maskax iyo fikrado wacan ee dadaala

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 ปีที่แล้ว +2

    Odayga waah abahay axmed liiban ookale iloohoow cimri dheer iyo cibaado suuban iisiih

  • @JohnSmith-rz7fh
    @JohnSmith-rz7fh 2 ปีที่แล้ว +1

    The signs of puberty according to the shafi's are as follows:
    1) Wet dreams
    2) Menestration
    3) Growing of hair in the pubic or armpit regions
    4) Reaching the age of 15

  • @ibrahimmukhtaar253
    @ibrahimmukhtaar253 10 หลายเดือนก่อน

    Waana mahadsan tahay walashey

  • @gaandhijeesbile4015
    @gaandhijeesbile4015 2 ปีที่แล้ว +1

    Suaasha salaadaha qabka aad u tiri waa qld wll mcn.
    Waa 5 salaad.
    Guud ahaan 17 ragco ee salaad mahan wxad ku jwbty

  • @siciid3576
    @siciid3576 2 ปีที่แล้ว +2

    First view and first comment 😀

  • @intashidanyarkashiday3751
    @intashidanyarkashiday3751 ปีที่แล้ว +1

    Sualahagu jawabo miyadan kabixinahn suwaysey

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว +1

    Saladaha.waajibka.ah.waa.5salalaafood

  • @safiirkareermiyiga1645
    @safiirkareermiyiga1645 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa kaa buuran waa xiiq socotaa 😂 lkn odayga inaa xoogaa meega udeysaa bey aheyd

  • @jibrilhussein9842
    @jibrilhussein9842 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw we love u👍

  • @ibrahimmukhtaar253
    @ibrahimmukhtaar253 ปีที่แล้ว +1

    Salaadu waa 5 ma ahan 17. Siqaldan yaa loo fahmin .ragcuuyinka ayaa ah 17 ee iska hubiga su,aashan.

  • @saciidcllaahi7336
    @saciidcllaahi7336 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaaduu waa 5
    Ragcadaha ayaa 17 ah. Dheh

  • @diyaarsane2220
    @diyaarsane2220 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc subscribe waa kuusaaray lkn salaaduhu maaha 17 wll iskasax waa 5 salaadood waxaa kudhexjira 17 rakcadood

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaaduhu waa 5 17 ragcadood

  • @moali4260
    @moali4260 2 ปีที่แล้ว +1

    Miyaad dyasid maxaa kaaa buuran ha hadle

  • @sacdiyoxaji123
    @sacdiyoxaji123 ปีที่แล้ว +1

    Odayga 😂😂😂

  • @maxamedabdi2985
    @maxamedabdi2985 ปีที่แล้ว +1

    Abab

  • @sahalahmed1271
    @sahalahmed1271 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascs

  • @Ican274
    @Ican274 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka dhan oo gabadhaan wax waydiinayso waa wada xiiqsan yihiin Naag baa ka Carartay , Maxaa waaye Baahida saaidkaa oo idin haysa, Guryo ayaad kasoo toosteen Xaasas baad leedihiin!

  • @omarmataan.
    @omarmataan. 2 ปีที่แล้ว +1

    Mxaa kaa buuran dhib badanaa

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh odeyga mxaa ka buuran

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka garanwaayey salaadaha waa jibka

  • @maazimofficial
    @maazimofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Odayga inaa fasaxdo aheed oo ogaato ujeedkiisa iyo waxuu kahadli rabo sbbto ah waa kajari kartaa

  • @ibrahimmukhtaar253
    @ibrahimmukhtaar253 10 หลายเดือนก่อน

    Salaadaha waajibka ah waa 5 17 ma ahan siqaldan ayaad u fahamtay walal ragcooyinka ayaa ah 17 iska sax

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhj miyirka Hhhhh qaan qaar

  • @ShukriBashiir-qe6mt
    @ShukriBashiir-qe6mt ปีที่แล้ว +1

    Calula gandafuu