NIMCAN HILAC " MAXAMED BK YES OR NO? MUUSE BIIXI YES OR NO? HASAN SHEEKH ? YAAB AYAA IGASOO HARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 263

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +35

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 ปีที่แล้ว +10

    Nimcaan Hilaac waan ku taageeraa zhp qaLi pqorka Cod wayi wllhi ayaa tahay guulayso zhp nimcaan hilaac💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💋💋🔐

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 ปีที่แล้ว +7

    nimcan guuleso wil qalbi wanagsan waye

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +15

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs ปีที่แล้ว +6

    Legend wiil somaliyid nimcaan hilaac salan sare

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics ปีที่แล้ว +11

    NIMCAAN HILAAC LEGEND🔥🔥🔥🔥

  • @AbiibApdiciise
    @AbiibApdiciise ปีที่แล้ว +4

    Nimcaan hilaac fanan markuu yar isku xafada ah jir reer xaslay 😊😊😊😊

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta ilahey kama goyo hada chanelkeyga iso boqotit 1000 igarsiiya❤❤❤❤❤

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nimcaan hilaac legend guulayso ❤😊

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +4

    From Duriadland Nimcan hilac Legend fagan qaran Fanan jiira🥰🥰❤️

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +2

      Reerka ha ceebay ninkani waa Nimcaan Curyaan Duriyadii wax kadhigtay ayuu kucaasiyay iyo Hargeisa dii wax kadhigtaye

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdirahman-1020ceeb maxa kenay Ruunta lee ka hadle qof hadda tahay bulshada somali magac ku leeh Somalinimo sheeganaya af somali ku hadlaya Fanan hadda tahay af somali ku heesayo waa iin somali dhan ku sinata oo cuuna goni ku ahen daadkana kala sarsarin oo sinto qofkas laa dhahi kara Fanan laa dhahi kara waa qof bulshawi ah cuqdad iyo coodkad waaxba maa tarayso qabil aduun iyo aqiro waaxba maa tarayo qabyaladna iska dhaaf qof walbo camalkisa hogaminayo qabil haddu waax tarayo somali aaya heer ku gadhi lahed camalka kale qabyalad lagama yaqano

    • @hamda-o3s
      @hamda-o3s ปีที่แล้ว +1

      ​@@Niimmoh4reer somaliland baad iskadhigi lkn matihid sheegatoy curyaan matagerno anagu

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว

      @@hamda-o3s iska hadal afkaga kulama lahi Waan ogahay aani waxba igama goynaysid waxa ii dheehdo dan kama lahi😁😁😁😁😁😁😁

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +1

      @@hamda-o3s kkkkkkkkk~ qofkaa weyn maxaa beenta kukalifay maba ah reerka uu sheeganayo waayo af qoraaleedkiisu maba aha Duriyada luqadeediiye
      Adeer xiniiyaha aabahaa kugu dhalay fuul oo sheego reerkiina sidaa laguma noqdo cid aanad ahayne kudheh sxp

  • @xuseenclrisaaqxuseen
    @xuseenclrisaaqxuseen ปีที่แล้ว +5

    Nimcaan hilaac goat ka fanka ❤❤

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd ปีที่แล้ว +9

    Nimcaan sxb meelan oo kale ha iman waad ka wayntay waxaas yaan hoos laguu celin waxas waan kala han waynay

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 ปีที่แล้ว +11

    Muxu yiri bari bay jamuuryda ahn jirty wa runtisa legend 😅😅😅😅😅

    • @MaajidoZ
      @MaajidoZ ปีที่แล้ว +3

      War ilaa hadda wey Tahay lkn waala gatey Nimcaan Bidar Anaga isku Magalo kasoo jeednay waliba jaar ayan ahay kwrn Boorama somaliland uu garanaya lkn waala iibsadey Sorry 😢😂

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      ​@@MaajidoZbeenaale tahay cid gadatay malahan Anoo Samaroon ah baa ku leh waa bararaq waxa meesha la isku sheekeeyo niiceey ka leexo legend kan

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      Waa huuha 32 la iskugu sheekayn jiray wayna soo dhammaatay Allayleh baga baga😂

    • @MaajidoZ
      @MaajidoZ ปีที่แล้ว

      @@maxamedcumar9391 Hhhh Matiri Muxuu kusoo diray adna 🤣🤣🤣

    • @AbdishakurAhmed-bl6zh
      @AbdishakurAhmed-bl6zh 5 หลายเดือนก่อน

      waa intii uu magaca ka samaynaayey kk

  • @MaajidoZ
    @MaajidoZ ปีที่แล้ว +9

    waala gatey Nimcaan Bidar Anaga isku Magalo kasoo jeednay waliba jaar ayan ahayn kwrn Boorama somaliland 😂😂 garanaya lkn waala iibsadey Sorry 😢😂

    • @aliabdillahi6904
      @aliabdillahi6904 ปีที่แล้ว +1

      Nacas ayuu noqday qadiyadda soomaaliya iyo midnimada taageer taasi macnaheedu maaha hargeisa necboow

    • @mouhyadinarab62
      @mouhyadinarab62 ปีที่แล้ว +2

      Like it or not he has good heart, runta ayuu sheegaya nolow legend 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 ปีที่แล้ว +3

    Waa faqasha faqashi dhashayi 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🐽🐽🐽🐽🐽🐽💩💩🐗🐗🐷🐷🐽🐮🐮🐮🐮👹👹👺👺💩💩💩💩💩🐗🐗🐷🐷🐷🐷🐷🐽🐽💩💩💩💩💩

  • @hibodarar
    @hibodarar ปีที่แล้ว +1

    Nimcan Hilaac hilaac❤❤❤❤❤❤

  • @shiddoboy446
    @shiddoboy446 ปีที่แล้ว +16

    Nimcaan hilaac fananka aan ugu jeclahy da,yarta somali wadeniga dhabtaa ❤

    • @aliwaiss4545
      @aliwaiss4545 ปีที่แล้ว

      Wadankisu wa wadanke

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

      Nimcaan Hilaac shalay ayuu lahaa Halyey dhala Hargeysaay Cadow kuma hujuumo. Ma shalay ayuu waalaa mise maanta? Jawaabtu waxay tahay maanta ayuu waalanyahay waayo wuxuu la coloobay guriggii sii aabo iyo hooyo. Waana heeryadii cune ciilqabe ah oo shilimo dhaafsaday ciidiisii uu ku dhashay ku barbaaray waxna ku bartay fankiisuna ku soo taabo galay. Waa abaal laawe dabo dhilif ah. Waxaa kuu cadayneysa dabodhilif Nimadiisa aabihii wuxuu ka tirsanyahay Ciidamada sharta badan ee qaranka Soomaaliland. Hilaac Waa caasi waalidiin jannadana ma urinaayo inkastoo awalba uusan fanaan jano aanu rabin uuna Socon loona rejeynayn haduusan ka toobad keenin illaahayna u soo noqon. I'm very sorry inuu Muxamad Siciid BK oo Legend Halyey qaran ah kana toobad keenay wadadii jaxiimada ee fanaanimoda uuna soo laabtay Illaahiisii weynaa imikana khayrka iyo u adeegida bulshada barakaysan ee reer Soomaaliland ku caan baxay . Lana magac baxay Muxamad Khayr ma Hilaac oo habaar waalid qaba oo kolba meeshuu rabo ka hilaacaaya ayaa la siman Muxamad Khayr? Muxamad Nuur. Muxamad Wardi? Ma Sina maar iyo Dahab. Ayuub Kaarlo adna toobad keen America way kaaga dartee hee see camal????

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว

      @@aliwaiss4545 dee somalia

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      @@aliwaiss4545 waa somalia dee

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 ปีที่แล้ว +1

    Goat 🐐 Nimcaan Hilaac

  • @ahmedkaahin9770
    @ahmedkaahin9770 ปีที่แล้ว +5

    Nimcankasi intaa wuxu kusoo leekaadey giraamki somaliland siin jirtay bilaa abaal😂

    • @apdikanimohmet1206
      @apdikanimohmet1206 ปีที่แล้ว

      Hoyda wase ma somalilanba bilin jirty nimay somaliland biilsa ma jirtaa

  • @najmamohamed3081
    @najmamohamed3081 ปีที่แล้ว +2

    The one and only nimcaaaN❤❤❤❤❤❤

  • @GuureAbdi
    @GuureAbdi ปีที่แล้ว +1

    Fanankaan comments ka ayaa qof nimadiisa ka turjumaya waayo intaas oo dad ah isku fegrad manoqon karaan real

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 ปีที่แล้ว +1

    Wlh this man is legend nimcan hilaaca✓✓✓✓✓👏👏👏👏
    Congratulations 👏👏👏👏
    Mashaa Allah 👍👍👍👍👍

  • @Team_27-A
    @Team_27-A ปีที่แล้ว +6

    Markaanu umada kuso darnaybu nagu kibray😂

  • @ayanqaasim8183
    @ayanqaasim8183 ปีที่แล้ว +4

    Nimcaan garac gobolada woqoni doqonoow ma waxad ismooday mise waxad tahay
    Ayuub karlo noloow wallo ❤

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      Adeer ka bax Gobollada waqooyi anaga kasoo jeedna mana aqoonsani Huuha da 32 sanno lagu sheekeeyo😂😂😂

    • @moepra1521
      @moepra1521 ปีที่แล้ว

      ​@@maxamedcumar9391xafajoy condom baa ii tahe aamus meeshan anu u dhaqaaqo ayaad u dhaqaaqaysa wllhie intuu wiil isaaqa nool yahy isaga ku gumaysanayah😂😂

    • @nimcosiciid175
      @nimcosiciid175 ปีที่แล้ว

      Hhhhh geesi nimcaan miyay miyirbeel asqoobeen maroora dilaac ma quusteen hhhhh

    • @moepra1521
      @moepra1521 ปีที่แล้ว

      @@nimcosiciid175 haduu geesi yahy oo 100 le yahy car wkaase Gobolkiisa Ha yimaado car baan ku yidhi

  • @ZamiaAhmed-qw1px
    @ZamiaAhmed-qw1px ปีที่แล้ว +2

    Nimcaanki hirgalay legend ma gambado💯❤️

  • @Balanbalista
    @Balanbalista ปีที่แล้ว +1

    Qofkasta amusnantu ku qurux bdn yhy wxba kuma dhex jiran ninka weyn 😂😂🤸🏻‍♂️🤸🏻‍♂️🤸🏻‍♂️

  • @MahadNuur-h7n
    @MahadNuur-h7n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nimcaan mugdi hooyada baajunta kawas

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw nimcaan waa fanaan aan aaaaaaad uqiimeyo ❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 ปีที่แล้ว +5

    Ayuubow Dadka xalaasha ah no keen garacda na dhaafi from duriyada😂

  • @maryamamohamoud2470
    @maryamamohamoud2470 หลายเดือนก่อน

    Libaax labo maaha fanaan qadiyad leh fanaan qaran ❤🎉hilaacii hirgalay

  • @ibrahimahmed6657
    @ibrahimahmed6657 ปีที่แล้ว +1

    The one and only legend Nimcaan hillaac respect man

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 ปีที่แล้ว +4

    Wow the legend nimcaan hilaac the most decent fanaan❤❤❤

  • @Foziofficial210
    @Foziofficial210 ปีที่แล้ว +12

    Fanaanka qarniga nimcan Hilaac legendary

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq ปีที่แล้ว

    Ayub kaarlo welcome TH-camrs, dib haku noqon tiktok 👍

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 ปีที่แล้ว +2

    Guuldarayso oo ceesh koodu kuqabay saqajàn uraya gantogaab wata jamhuuriyadu waxaa tahay kaadhigtay adoo dirxi gidaar ka soo fuqay ah eedhulka kaqaday kuumaydhay dhar kuugalisay ee kutidhi dhaqaq waniga kulabise caloosha udhimo cuqdadlow

  • @faysalcamud-ln9ch
    @faysalcamud-ln9ch ปีที่แล้ว +3

    Ayuub karlow ninka cuqdadsan mxaad masaxweynaha nogu weydisay😂😂

  • @suhurhussein5317
    @suhurhussein5317 ปีที่แล้ว +2

    Geesi aan gaban warkiisu wa cadyahay

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI ปีที่แล้ว +3

    NIMCAAN🦁📷

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 ปีที่แล้ว +2

    Naciimo hilaac jamuuriyada barakeesan weey ku ciishey maskin i know falastiinta xaas kaga ayaa ku qadsisey cuqdada reer somaliland ya baster faqashtu wasto

  • @KiinJaamac-kc4iz
    @KiinJaamac-kc4iz ปีที่แล้ว

    The greatest of all time don kaarlo

  • @phalishassan-wq7tc
    @phalishassan-wq7tc ปีที่แล้ว +2

    Nimcan Lgnd nin an tagero

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan legend 🎉🎉🎉

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju ปีที่แล้ว +2

    Aqas yaa ku raba ma no ayaa wax nagaga tarysaa

  • @k--fn9vp
    @k--fn9vp ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac he is part of the LBGT🎉 community 🎉

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      Malaha adaa ah Yaabanaye Xagee lagaa koraa adiga Hore mise dabo 😅

  • @Cabdiqani_bulshawi
    @Cabdiqani_bulshawi ปีที่แล้ว +6

    Legend ❤nimcaan

  • @guleidharame7030
    @guleidharame7030 ปีที่แล้ว

    Wuxu la hagaasay ee bidaaru la gashay waa cuqdad iyo naxli
    Cidii necebay dhibkaagu qaranka waxba uma dhimaayo somaliland and muj muse biixi cabdi❤️

  • @hiigsimedia2714
    @hiigsimedia2714 ปีที่แล้ว +7

    Ayuub kaarlo & nimcaan Cabdiraxmaan xasan hilaac the legends❤

  • @axmedCismaan-zw3zc
    @axmedCismaan-zw3zc ปีที่แล้ว +3

    Frist comment 😂

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 ปีที่แล้ว

    Nimcan isn’t easy jamuriyadi muse judan waa wastay

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe6385 ปีที่แล้ว

    Waaw maansha allah fananka fanaaniinta legends ❤❤❤

  • @ubahomarabdi5958
    @ubahomarabdi5958 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan hilaac legend ❤❤

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 7 หลายเดือนก่อน

    Yees yes ..yes abo muuse

  • @ladanamuun3782
    @ladanamuun3782 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkeena nimcan hilaac cdwoga unoolow huno mcn ❤

  • @xamdaqaali9207
    @xamdaqaali9207 ปีที่แล้ว +17

    Legend nimcaan hilaac ❤
    Geesi aan ganban dada baa muqaalkiisa ka ooyi doona😂

  • @sumayaadam1727
    @sumayaadam1727 ปีที่แล้ว +2

    He's legend nimcaan nolow yaqey❤

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan sxb nin xurmad iyo garaad ilaahay siyay baad tahay e sxb waxaan o kale hala saaxibin

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac fanaan qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 ปีที่แล้ว +4

    Anaga dadka barnay heer uu isla anagii nagu so kala qabtay ileen wa ilmo xaaaraane😂

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      Adeer xaaraan maahe waa Geesi 32 sanno huuha ma karno😂😂😂

  • @SundusCabdi-hd7if
    @SundusCabdi-hd7if ปีที่แล้ว +1

    We love you 😍 nimcaan hilaac❤❤❤❤

  • @ayanmaxamed1954
    @ayanmaxamed1954 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub tagero from hargeisa

  • @iqraahmed7360
    @iqraahmed7360 ปีที่แล้ว +2

    Hadad wadankaad intaa kunoolayd kadooratay lacag laguguna afduubtay wacadi qiimo ugu maad fadhiyn soomaliland marki horaba imikana waxba kama badali karaysid nacas nacas dhalaad awalba ahyd

  • @HindaAhmed-z9x
    @HindaAhmed-z9x ปีที่แล้ว +1

    Nimcaanaw cudurka ku haya rabigaa kaa caafinkara qalbigaad ka bugtaaye cunsuri

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 ปีที่แล้ว +4

    From Asad hagio 27❤❤

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaaan w qabyaaaladiiiste wyn o inan gubeeed ah

  • @Ayaanle.rashiid60
    @Ayaanle.rashiid60 ปีที่แล้ว

    Layaab maha inad sidas u hadasho layaab maaha waayo waanu ku naqaanaaa nimcaan kaaro kawayso wixii hargaysa ka soo maray

  • @Ina_Apdirizak
    @Ina_Apdirizak ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac 🥲🤴🏻my fv fanaan ❤️

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

    Nimcaan you deserve to be president 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @NajmajamaAbdlla
      @NajmajamaAbdlla ปีที่แล้ว +1

      Say nimcaan.

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

      @@NajmajamaAbdlla waa run nimcaan spelling kaa iga khaldamay

  • @hibaaqhappy5735
    @hibaaqhappy5735 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan jeclahy ❤❤❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +6

    Nimcaan hilaac waa legend Qaran weeyi ❤

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan hilaac fanaan aan jeclahy

  • @nursheekh
    @nursheekh ปีที่แล้ว +1

    Madaxey somaliland in tan kabadan waji ka diyarsi way dhaftay ma in liinta lagu siiyo a ka baqosa liinta a no balan ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😋😂

  • @kawtherinatahir5252
    @kawtherinatahir5252 ปีที่แล้ว +9

    Dhicisow foolxumo iyo doqonima isku darsatey😂😂😂muuse ma isagaa ku yaqaanaba😅mida kle nin rageedka dhoociluhu ma doortan 😂😂😂😂AABO MUUSE💚🤍❤️

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 ปีที่แล้ว +1

      In u habrnyhy bu u ogyahy uu odaayga alle ha idiin wada caafiyo dhmntiin 😅😅😅😅😅

    • @kawtherinatahir5252
      @kawtherinatahir5252 ปีที่แล้ว

      Halkee ku xanuuntay 😂😂😂

  • @cxakiinclahiquule8113
    @cxakiinclahiquule8113 ปีที่แล้ว +4

    War waxan hargaysa ayuun kusoo caan baxay
    Waa saqajaan

  • @Guluf-i1h
    @Guluf-i1h ปีที่แล้ว +1

    Kaaro miskiin Kondom ah oo la haysta inad halkan noogu keento waa qalad

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 ปีที่แล้ว +1

    Waa nimcaan xaray

  • @Akram_Boy
    @Akram_Boy ปีที่แล้ว

    Keep going 💪

  • @AbdishakurAhmed-bl6zh
    @AbdishakurAhmed-bl6zh 5 หลายเดือนก่อน

    kan waa neef caadiya madaxna yes ayuu ku sharfaya midna uu diidaya waa caqligiisa uu caayey uun

  • @hamda-o3s
    @hamda-o3s ปีที่แล้ว

    Waxad ogtahy inaad reersomaliland agtooda ka bakhtiday madaxweynaha somaliya goormu madaxweynahaga noqday dabadhilifyada ay magaca sameeyen reersomaliland baad kamidtahy😂😂😂

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +2

    War dameerkan aad ka xaraabeysanaysan m.wrynaha qaranka hasoo agdhigina

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 ปีที่แล้ว +1

    war inaka dhiiqada ad la wreegyso noga daaya wuu ka sharaf bdanyhy waxase nimcan wxas ka ogolado maysan ahyn

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 ปีที่แล้ว

    Alla Nimcaan legend ANiga xitaa muuse biixi wxan siiyeyy NO 😅

  • @cawocabdirahman8929
    @cawocabdirahman8929 ปีที่แล้ว

    Waryadheheen qofkan nimca hilaac laleyahay ciilba kabuuxa subxaan allah kugu dhacdhe

  • @SamiiraMohamedsiciid
    @SamiiraMohamedsiciid ปีที่แล้ว

    Aqlaaq dadnan io afgaabni qurux waxaba sokoop wa miisaniyadii oo qof ah ninkan ciyaalkan viyosdoonka haso dhex galinina no ilaliya waa caqilkeenee🎉

  • @yurub5288
    @yurub5288 ปีที่แล้ว

    Nimacan xaar Adiguna ma halkaas Ayay kula gashay kabtan war ilahay mihirad u doono

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac legend waaye

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 ปีที่แล้ว

    Nimcn hilac Waa gob walahi ❤❤

  • @malirasta143
    @malirasta143 ปีที่แล้ว +3

    Cuqdada Gadabuursi ayuu U Yahy Shuubo Dhashee😂🦮

  • @NimcoMohamed-m3l
    @NimcoMohamed-m3l ปีที่แล้ว

    Nimcan kula yabimayo ojeebka darood ayad kadawarsata sarirta aya lagaso turi hadad libaxa afrika sohadal qado eilasha bariska iyo sarirta

  • @hiboidriss
    @hiboidriss 4 หลายเดือนก่อน

    Nimcan gesi gesi dhalay

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi 2 วันที่ผ่านมา

    Muxu ku gu falaya muuse bixi cabdi waa geesi qaran

  • @nasrahassan7608
    @nasrahassan7608 ปีที่แล้ว +1

    Cuqdadii oo qofa😂😂

  • @xamdimaxamedaadan9888
    @xamdimaxamedaadan9888 ปีที่แล้ว

    Mansh alh

  • @XasanAbdi-w3b
    @XasanAbdi-w3b ปีที่แล้ว

    Cuqdad baa ka buuxda hooyada iyo samaroon jilicsantaad tahaypa wase

  • @Najjoh712
    @Najjoh712 ปีที่แล้ว

    Dee mlha inad muse wax yeshy ismoda neefyohow kumaba yaqane

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 10 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaa siilka kawas midgaan midgaan dhalay nimcaan xaar

  • @sarkorbi
    @sarkorbi ปีที่แล้ว +2

    Legend NIMCAN HILAC

  • @amiishahabane5888
    @amiishahabane5888 ปีที่แล้ว

    Imaan la.aantii ku qaadatay kuma dhigto calooshaa ku buuxda nimcaanow waligaa caadi noqonmaysid

  • @salmanmonkey6321
    @salmanmonkey6321 ปีที่แล้ว +1

    Nimcan cabdiraxman hillac

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 ปีที่แล้ว +4

    NIMCO HOLAC WAA NAAG CUQDADEYZAN INA DHILO HALKA KA HAYE

    • @nimcaanyare7495
      @nimcaanyare7495 ปีที่แล้ว

      Hadalkii ahaa baan soo xasustay niman ciilay baa icaayo😂😂

  • @Maan3416
    @Maan3416 ปีที่แล้ว +4

    Ala muuse muxuu dad ciilay marka la maqlo xanuun ku dhacaa xraabo wlhi😂😂😂😂😂😂

    • @Aisha-ro4um
      @Aisha-ro4um ปีที่แล้ว

      Oo hadi aanu dhahno majeclin musa judan wuu nacilay miyah 😅😅

    • @Maan3416
      @Maan3416 ปีที่แล้ว

      @@Aisha-ro4um waxaa adigu naag ka ahow abti 🤭👊🤐