UMMU AHZAAB SUN AYAAD I SIISAY IYO HASSAN SOYA OO POLICE II WACAY 😥😥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 150

  • @UMUAhzabchannel1
    @UMUAhzabchannel1 ปีที่แล้ว +69

    Thank you so much abyo Deeqo ❤

    • @salmoseytuun6200
      @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +1

      Umad ma tihid adu😂😂😂😂😂

    • @hudoe
      @hudoe ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo abyo hamdi 😢

    • @hudoe
      @hudoe ปีที่แล้ว +1

      Deeqo abyo plz hamdi iyo Hassan marwalba wax la duub walhi view caadi ku so noqday waxaaas oo dad dhan ayagaa kaga view badan wa iga talo dadka qaar dantada kuma jirto iska jar 😢

    • @caliyoSheakh
      @caliyoSheakh ปีที่แล้ว

      Ala ku cafiyo

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว

      Xabibty Xamdi I have migraine too number one go and do food allergy and read a lot of baqra I had it since age 9 so I do cilaj to myself it can be evil eye too but I have realised since I started reading baqra every day Alhamdulilah before even before period I had to get it since baqra I dint realise I got it I never got migraine Alhamdulilah and changed my diet too

  • @SacdiyamahamedSacdiyamahamed
    @SacdiyamahamedSacdiyamahamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Miskiin Qalbi Nadiif waaye masha allah ❤ shukran deeqo abaayo

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +17

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤❤❤

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +11

    Allaah ha kucaafiyo wlalshy qaali🤲🤲❤️❤️✅️

  • @anisanorjama4952
    @anisanorjama4952 ปีที่แล้ว +8

    Allah ha caafiyo wll umu ahzaab

  • @yasmin933
    @yasmin933 ปีที่แล้ว +10

    Alle ha caafiyo umu axzaab ❤😢

  • @sifanaay1235
    @sifanaay1235 ปีที่แล้ว +13

    Sis Hamdi qurux, I feel your pain😩 I have had migraines for long time and it’s horrible pain. May Allah give you shifaa. Sister from Minnesota.

    • @aminaabikar2074
      @aminaabikar2074 ปีที่แล้ว

      Aaameeen dear

    • @ugaasomuhumed7489
      @ugaasomuhumed7489 ปีที่แล้ว

      Siz aniga xanunkan ladhiban fadlan hadey jiran wax aad oga caafimadey ila so wadag Allah hacaafiyo inta xanunkan ladhiban 😢

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +8

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll 😂😂

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r ปีที่แล้ว +2

    Sis Hamdi qurux l feel your pain 😢 hafve had migraines. For long time. And. It s horrible pain. Allahve. You shfaa. Sister from. Minnesota

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat ปีที่แล้ว +3

    Abayo Allaha naga caafiyo aniga tacban la ah fikirka & xanaqa ayaa u daran ilmaha oohintoda xata wa i dhibta suuratu baqaraha & salliga Nabiga SCW badi

  • @munaliiza5185
    @munaliiza5185 ปีที่แล้ว +1

    Umu ilaahey haku caafiyo caafimaadkada wlhi waan jeclahay abaayo qaali

  • @Kifaayokeyf-z1k
    @Kifaayokeyf-z1k ปีที่แล้ว +2

    Xasan sooya xamdi waadaacad haqayaamin waa gabar aad uqalbi fcn❤❤❤❤

  • @zaamuumazuul2909
    @zaamuumazuul2909 ปีที่แล้ว +3

    Xamdi kula mid ahy ana qabo xanunkas wliba 3malin si xun ihayaa 😢😢 allha naka wada cafiyo xanunkas magrine😢😢

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +6

    Walahi waan ka naxay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @SacdiyaMaxamed-s6s
    @SacdiyaMaxamed-s6s ปีที่แล้ว +9

    Allaah ha kucaafiyo W🤲alsh qaali🤲🤲🤲❤❤🤣🤣🤣🤣

  • @Maxamedcabdulaahi7566
    @Maxamedcabdulaahi7566 ปีที่แล้ว +6

    Alaha ku cafiyo umu 😢

  • @deeqoaxmed7929
    @deeqoaxmed7929 ปีที่แล้ว +1

    Abayo aniga ayaa qaba madax xanunka magarene kaliyah xalka ugu wngsn oon arkey wuxuu yahay in markaas uu saaid kuu haayo aad biyo qandac ah aad lugaha gashato mudo hal saac ah sidaas sameey ku istaag dhiigaga dhan wuu furfurmayaa abayo aniga intaas ku roonadey waxana jooga muqdisho waxan rajeynaa inaad ifahantey ilaheyna haku caafiyo waliba dhamaantena @Umu ahzaab

  • @FaadumoAbuukar-ut6yo
    @FaadumoAbuukar-ut6yo ปีที่แล้ว +1

    Umu axzab cadi maha keega say u laqlaqdan layaabay alle haku daweyo

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry ปีที่แล้ว +3

    Hassa ali shariif iyo
    Xamdi C/raxmaan maxamed
    Walhi deeqo caadi aa ugu oy siiseeen😢😢

    • @hudoe
      @hudoe ปีที่แล้ว

      Deeqo abyo plz hamdi iyo Hassan marwalba wax la duub walhi view caadi ku so noqday waxaaas oo dad dhan ayagaa kaga view badan wa iga talo dadka qaar dantada kuma jirto iska jar 😢

  • @mumtaas-yf4hk
    @mumtaas-yf4hk ปีที่แล้ว +4

    Ilahay haku cafiyo❤

  • @kalsoniofficially7206
    @kalsoniofficially7206 ปีที่แล้ว

    Asc from Hassan soya and umu sister keep going ❤❤

  • @Dullahi.9x
    @Dullahi.9x ปีที่แล้ว +2

    wallahi deeqo waxa lagu sameeyay wax fican ma ahayn

  • @hilwamedia9636
    @hilwamedia9636 ปีที่แล้ว +3

    Magarin aanbqabaa mac macaane waan cunaaa umu ahzab isma keento eee sxby mac macanka yareeee

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey ha ku caafiyo abaayo micrain waa xunyahay

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +8

    Sorry abaayo deeqo❤

  • @ayaanjerara
    @ayaanjerara ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waan idin salamay wll anigaa ka cafimaday Alxamdulillaah

  • @faaycadey8074
    @faaycadey8074 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haku cfyo xabibtii Umu ahzab

  • @bancadedhagjar766
    @bancadedhagjar766 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku caafiyo Wllshyo qail 🤲🤲🤲

  • @khadrosaciid8425
    @khadrosaciid8425 ปีที่แล้ว

    Asc from Hassan sooya iyo Umu ahzaab

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 ปีที่แล้ว +2

    Alla ku caafiyo abaayo

  • @MldMouktar
    @MldMouktar หลายเดือนก่อน

    Masha lhaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathihaji6561
    @fathihaji6561 ปีที่แล้ว

    Abayo illah cafimad haku siyo aniga wan qabaa madax xanunkas kamana ficnanin dhaqtar aan adin malahan

  • @AsmaSiciid-w3b
    @AsmaSiciid-w3b ปีที่แล้ว +1

    Umu axsaab aad baan ku jecelay qali dumareey

  • @hudoe
    @hudoe ปีที่แล้ว

    Deeqo abyo plz hamdi iyo Hassan marwalba wax la duub walhi view caadi ku so noqday waxaaas oo dad dhan ayagaa kaga view badan wa iga talo dadka qaar dantada kuma jirto iska jar 😢

  • @marwaabdullahi9545
    @marwaabdullahi9545 ปีที่แล้ว +9

    Asc ❤❤🤲🤲

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd ปีที่แล้ว +2

    Gabadha waa inad Raali Gali san wlhy waa Qalad Ad bay Unax Day Maskiin Abyo Sorry wlhy😢😢

  • @RalmoHusen-ep6fs
    @RalmoHusen-ep6fs ปีที่แล้ว

    Ilahi haku cafiyo abyo 😢😢😢

  • @drkhiladi-ci7ms
    @drkhiladi-ci7ms ปีที่แล้ว +1

    Wlhi biniaadam wanagsanyh baad wanagsandehe wll

  • @sihamali4530
    @sihamali4530 ปีที่แล้ว +4

    Umu ahzab jeceylka xasan zoya ayeey u jirantahay

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 ปีที่แล้ว +3

    sorry deeqo ❤😢😢

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 ปีที่แล้ว +4

    Maskiin deeqa I’m sorry walahy 😢

  • @caashomaxamed3412
    @caashomaxamed3412 ปีที่แล้ว

    Alah haku cafiyo xamdi qurux

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 ปีที่แล้ว +2

    Deeqo challenge xarfaha keena😂

  • @NajaxMahad12-l8f
    @NajaxMahad12-l8f 25 วันที่ผ่านมา

    Anaasooboqday abaayo thank youtoo

  • @NasraMaxamed-n9f
    @NasraMaxamed-n9f 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks your son much abyo deeqo ❤❤❤

  • @seynabbote2536
    @seynabbote2536 ปีที่แล้ว +2

    Asc all deeqo caka noso gali adigo sameyana oo sificn nogu sharaxaya adow. Mahadsan Insha'Allaah

  • @FadumoCadey-x9i
    @FadumoCadey-x9i 3 หลายเดือนก่อน

    Sorrry deekho waaa ilmeye😢😊😊

  • @zakariamohamedhassan1430
    @zakariamohamedhassan1430 ปีที่แล้ว

    Ummu ahzab iyo Hassan soya gabdhas hala rali gareyo Wayo wad ka ohinsisen wallahi aniga aniga xanuun daremay

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 ปีที่แล้ว +1

    From um axzaab quruxeey

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 ปีที่แล้ว +1

    Migraine is a bad headaches but it’s okay you just need nasasho badan iyo buuqa ooaad ka’fogaato 🫣😏 but wait a minute prank + migraine 🤔 i don’t think inaan weligaa ka’caafimaadeysid intaad ku’jirto buuqaas iyo khiyaaligaa I’m sorry but isku day inaad buuqa yareeyso.

    • @hudoe
      @hudoe ปีที่แล้ว

      Deeqo abyo plz hamdi iyo Hassan marwalba wax la duub walhi view caadi ku so noqday waxaaas oo dad dhan ayagaa kaga view badan wa iga talo dadka qaar dantada kuma jirto iska jar 😢

  • @UmaymaXabza
    @UmaymaXabza ปีที่แล้ว +7

    ɪʟᴀᴀʜᴀʏ ʜᴀᴋᴜᴄᴀᴀғɪʏᴏᴜᴍᴜᴀʜᴢᴀᴀʙ😢

  • @laylocaliadam9590
    @laylocaliadam9590 ปีที่แล้ว

    Alllaha ku caafiyo xamdi qali

  • @MunaAhmett
    @MunaAhmett ปีที่แล้ว

    Alle hakucaafiyo ❤

  • @maryambakar151
    @maryambakar151 ปีที่แล้ว +2

    Waxan waa qalad please 🙏 😭 jojiya

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 ปีที่แล้ว +2

    Qali xanunkas aniga qaba dawana ma lahan e wa xanun an biine dulqad same

  • @AmalMedia-24
    @AmalMedia-24 4 หลายเดือนก่อน

    Oh sorry my dear deeqo luky❤❤

  • @ناره-و4ث
    @ناره-و4ث ปีที่แล้ว +1

    Abaayo biyo kulul lugah kishiyo ilaaa 30mints cml

  • @meysonaliibrahim1035
    @meysonaliibrahim1035 ปีที่แล้ว +3

  • @Shukria-bc5ud
    @Shukria-bc5ud ปีที่แล้ว +1

    Queen deeqa

  • @FaadumoCalisaciid
    @FaadumoCalisaciid ปีที่แล้ว +1

    Walahay anaa laooyay

  • @FaysaAbdi-k9i
    @FaysaAbdi-k9i 23 วันที่ผ่านมา

    Ishlaha waycafididota

  • @UmulkhayrMahamed-g4z
    @UmulkhayrMahamed-g4z ปีที่แล้ว +1

    Umul alaha kucafiyo

  • @FiesoSoyan
    @FiesoSoyan ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 ปีที่แล้ว +1

    Sorry deeqo

  • @calamincraxman6533
    @calamincraxman6533 ปีที่แล้ว +3

    Asc❤❤❤🎉

  • @Sahrosunni-kf2cw
    @Sahrosunni-kf2cw ปีที่แล้ว

    Umu axzaab aniga ka boskooday daawo aan qatay ayan oga buskoday iso raac

  • @Sihammahamoud-e4g
    @Sihammahamoud-e4g ปีที่แล้ว +1

    noo soo aar deeqo mcny

  • @husseinyussuf6810
    @husseinyussuf6810 ปีที่แล้ว +1

    Ala maskin😭😭😭😭😭

  • @CusmanCali-hr7lq
    @CusmanCali-hr7lq 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @israc.shakur3404
    @israc.shakur3404 ปีที่แล้ว +1

    Aay sorry sorry deeqo

  • @NasraAbdullahi-u8t
    @NasraAbdullahi-u8t ปีที่แล้ว +1

    Sorry abaayo deeqo

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว

    It’s called basbusa it’s Egyptian cake

  • @MakoAhmed-sl2ry
    @MakoAhmed-sl2ry 9 หลายเดือนก่อน

    edo migraine waxa weeyaan madax xanuun dhafoorada ku dhaca weeyaan anagu waxaan dhahna goonjab waxaan kasoo qoray Seattle Washington

  • @ilhaanaadan6363
    @ilhaanaadan6363 ปีที่แล้ว +1

    waxa layaby soyaa mesha ku arko sobric dhaha😂😂

    • @hudoe
      @hudoe ปีที่แล้ว

      Magrin ma taqaanid ha ku jeesjeesin maskiinata 😢

  • @yasmin933
    @yasmin933 ปีที่แล้ว +2

    Sorry deqo wllo😢😢😅

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯❤👑😚

  • @ramlamohamed-nf5cu
    @ramlamohamed-nf5cu ปีที่แล้ว +3

    Hhh umu ahzab waji mlhn mother of prank

  • @Shukria-bc5ud
    @Shukria-bc5ud ปีที่แล้ว +1

    Guulleyso kuma garanayo lkn qalpiyanku tageraa

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 ปีที่แล้ว +1

    Maskin gawadha waka oysisen sorry xabibti xasan saya umasab kuso samey waliba miid eyku oyso

  • @Esmaselef_7
    @Esmaselef_7 ปีที่แล้ว

    Sorry deqo lucky
    Walahay way ilmaysey😭😭😭😭😭😭

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤👍🏻😅😅😅😅

  • @MustafeXMuuse
    @MustafeXMuuse 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 umu ahsab is not easy

  • @KhaliDumar-b6g
    @KhaliDumar-b6g ปีที่แล้ว

    Ax sorry deeqo😢

  • @zeinabahmed2289
    @zeinabahmed2289 ปีที่แล้ว +1

    Umu asb iyo xasan soya barnkiga malqdan ayu idinkagaly

  • @nimconaasir1604
    @nimconaasir1604 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣arkuwana sunbalaysiyay ledaho hadana waysicunaysa labadan aniga inay baranki igusameyanunbahadhay🤣🤣

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 ปีที่แล้ว +1

    Sidan waa qalad xamdi iyo xasan soya waxa sameysen mafiicno waxan rali gelin maaha sifiican raligeliya gabadha

  • @RuunQalbi-qj4yw
    @RuunQalbi-qj4yw 11 หลายเดือนก่อน

    Ax sory 😢😢

  • @mohamedmohamudmaalimmohamu6486
    @mohamedmohamudmaalimmohamu6486 ปีที่แล้ว

    Sory my sister

  • @FaizaAbdirahman-d9y
    @FaizaAbdirahman-d9y ปีที่แล้ว

    Deeqo lucky xamdi io xasan zoya way ku tashteen😢😂😂😂

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 ปีที่แล้ว

    Madax farad.wayan hamdiyey dawana malahan kaliya biyaha badso waxe kaloo samaysaa markii madaxa lagaqabto lin dhanan kushub madaxa i.a

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin mel xuma ka marten wllhi😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zahto-e2o
    @Zahto-e2o ปีที่แล้ว

    Sorry 😞 deeqo 😢

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry wlshy deeqaay❤😭

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 ปีที่แล้ว +1

    guurso xamday markas bad ka bogsanaysaa madax xanunkee

  • @NajaxMahad12-l8f
    @NajaxMahad12-l8f 25 วันที่ผ่านมา

    Kkk

  • @farduusmuxumad5223
    @farduusmuxumad5223 11 หลายเดือนก่อน

    Sorry deeqo❤❤

  • @KhaliDumar-b6g
    @KhaliDumar-b6g ปีที่แล้ว

    Sorry umu ahzab 😢

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว +1

    xamdiyeey kiniinkiisa macabtit miyaa waali maatiri mise alaha kucaafiyo midakaletoobista aa ufiican

  • @shamsocumar1749
    @shamsocumar1749 ปีที่แล้ว

    😢😢😢❤

  • @mohamedmohamudmaalimmohamu6486
    @mohamedmohamudmaalimmohamu6486 ปีที่แล้ว

    Wlh xasanow sxb Adiga iyo umu Axzab dad xuunbAya tihin sory