FILO PART 99

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

ความคิดเห็น • 831

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 3 หลายเดือนก่อน +115

    Lacagtaas la soo celiyaa sugi la.ahay
    Thanks bro abukar shaqo wacan

    • @Maseerley570
      @Maseerley570 3 หลายเดือนก่อน +5

      Ani xitaa wllhi 😅

    • @AmiinMahad-cu1gy
      @AmiinMahad-cu1gy 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qaadan laheed😢😅😅

    • @rahmamohamed4096
      @rahmamohamed4096 3 หลายเดือนก่อน +1

      Me too

    • @IdmanMuhumed-r9z
      @IdmanMuhumed-r9z 3 หลายเดือนก่อน +1

      O sharif halag so kan lacagtiii kuso bashlay dahabkii kagatay😂😂😂

    • @ayanahmed1957
      @ayanahmed1957 3 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa 😅😅

  • @Iglaan
    @Iglaan 3 หลายเดือนก่อน +43

    𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒓𝒔𝒉𝒆𝒆 𝒍𝒊𝒌𝒓 𝒊𝒊𝒊 𝒔𝒂𝒂𝒓❤😢🎉

  • @xamiida20
    @xamiida20 3 หลายเดือนก่อน +41

    Flimka ugu qaratsan soomaslida oo noloshabta ah ka turjumasyo waste walahi maansha Allah Thank you Team Gurmad ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 3 หลายเดือนก่อน +1

      Flimka ka bax Baldoos

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anwar Ahmed naaliij maxmed meme Abdiqaadir aj mah shak hblah sa yrri Ajahs wa Arag police ka Arafat cabsi so Saar balah balah Anwar Ahmed naaliij maxmed meme mash so Saar Abdiqaadir aj same way to becece someone going stab give him injection sa maggal horror ta ya ka bax sa skruan

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 3 หลายเดือนก่อน +1

      An mah dah an Baxsaan ka bax sa ka rab ka Bahan sa wa naxxkah dorta

    • @MohanedahmedCarab
      @MohanedahmedCarab 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 3 หลายเดือนก่อน +93

    Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw scw
    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

    • @leylacabdulahi390
      @leylacabdulahi390 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Maseerley570
      @Maseerley570 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @NimcoMaxamuud-gt2uo
      @NimcoMaxamuud-gt2uo 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw

    • @shifojama
      @shifojama 3 หลายเดือนก่อน

      Scw acw

  • @NimcoCali-sg2dy
    @NimcoCali-sg2dy 3 หลายเดือนก่อน +45

    Welcome 100 filo wow 1 ilaa 100 cafimad iyo badhaadhe ayan ku daawany mahdsanid team fili iyo bagkjaba

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 3 หลายเดือนก่อน +95

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FilsanFilsanmohamed
      @FilsanFilsanmohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw❤❤

    • @Maseerley570
      @Maseerley570 3 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
      @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw ❤

    • @zakariyeabdi5660
      @zakariyeabdi5660 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbshirgggAbshir
    @AbshirgggAbshir 3 หลายเดือนก่อน +36

    Filimka waa gabbo gabbo waa oo dhamaan rabaa waxii dhan waa la soo ogaan rabbaaa😮 like igu qabta 1k igaarsiiya plz ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ciid wanaagsan 🎉❤ all muslim ☪️ ♥️
    اللهم صلِّ وسلم وبارك
    على نبينا محمد،،، 🌿☔❤❤

    • @sosomax5931
      @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @FatimaFaarah
    @FatimaFaarah 3 หลายเดือนก่อน +47

    Baxsan ,hibo &mhmed marka qisadooda firiyay wxan xasuustay qisada aabahy iyo wallahay😢😢😢😢 anagoo is aqoonin ayan adunka kula noleyn ugu danbayn wan is helnay 😢😢Allaxamdullahi Allah haku naxariisto aabo macan😢😢 ano ku arkin adunka ka hoyatay

    • @QueenFilsan-oq3lg
      @QueenFilsan-oq3lg 3 หลายเดือนก่อน +5

      Aamin yarapi calosha xero walshey mcn Mar walpo u ducey alle ha u aqblo😢❤

    • @naimaaly1002
      @naimaaly1002 3 หลายเดือนก่อน +5

      Manoga sheeken karta wax yar shekadada

  • @Myruun123Umunadia
    @Myruun123Umunadia 3 หลายเดือนก่อน +32

    Baxsan iyo maxamed amin caloshey i huriyen😢 wan ku farxey iney walaalo noqden msha allah ❤❤❤

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 3 หลายเดือนก่อน

      Wa maggal sa an maxmed. Meme balah sa yriri horor ta wa baxsan mah dah sa maxmed meme dah an faxxad ka ko noogor wallp noogda is ceeb maxmed meme Anwar family ka wa an hooyiad Abha wikkeeey Wa kan an Anwar maxmed meme wa kan ainga Dan or other wise ka bax Flimka Dan ka bax wa tag an da tgay 20:07

    • @JamilaMohemed-v6q
      @JamilaMohemed-v6q 3 หลายเดือนก่อน

      Bah sa an mah maggal maxmed meme mah dah an horor ta Baldoos ajahse ka Araag sa this fav actor ka Bahamian insha Flimka Baldoos wa ka bax sa ka tagan Anwar Ahmed nalij maxmed meme Abdiqaadir aj ka Bax ko
      T Dan 20:07 sukran 20:07

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 3 หลายเดือนก่อน +23

    Walahi waa sugaaye 6 minute asuu yaalo waan fiirsaday Thanks abuukar mahdi❤❤

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid director Of filo Abukar Mahdi noolow inta nolol jirto 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎💎💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @suhaanaqurux-xf5rn
    @suhaanaqurux-xf5rn 3 หลายเดือนก่อน +281

    Weey soo dhcdayeey ar soo carara inta iga dnbeyso like ta igu booba yqay halkaan ayn ku sxbnahayeee✅️🙏🙏🙏

    • @HabiiboAddow
      @HabiiboAddow 3 หลายเดือนก่อน +3

      😂❤ciyonsoday100

    • @IphaanMohamett
      @IphaanMohamett 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@HabiiboAddow😂😂😂

    • @marianmhmd9543
      @marianmhmd9543 3 หลายเดือนก่อน

      Quruxeey magacaaga saxda ah iisheeg❤

    • @suhaanaqurux-xf5rn
      @suhaanaqurux-xf5rn 3 หลายเดือนก่อน

      @@marianmhmd9543 hee mxaa ka rbtaa qli🙏

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sharmaake waa udub dhexaadka filimka Masha Allah jiliinkiisa waa cajiib ❤ aad baan oga helay❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ugu danbayn m.Aamen iyo Baxsan way is ogaadeen inay walaalo yihiin👏🥰.

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 หลายเดือนก่อน +27

    Filmkeygii waa soo dhacay kooxdeena gurmad guuleysta

  • @Nimco-hussein
    @Nimco-hussein 3 หลายเดือนก่อน +29

    3:34 inta iga danbaysaay ducadii carafo rabi haydin aqbalo ✋❤

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 3 หลายเดือนก่อน +20

    Halmar ku Sali nabiga scw 🥰

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 3 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤

  • @AliCaabi
    @AliCaabi 3 หลายเดือนก่อน +97

    Dadkan dhib bdna malin wlbo uhormar ba isdhaha Team dhan aba diyar ah ooba iga so horeyo😮😮😢😢😂

    • @SafiyoFarxan
      @SafiyoFarxan 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ma aragte😂😂

    • @AliCaabi
      @AliCaabi 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SafiyoFarxan adaa kow ka ah dadka ugu horeyo ee xadirka ah😂😂💔💔

    • @SafiyoFarxan
      @SafiyoFarxan 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@AliCaabi marka is dhaho ada uhureyo manta 100 aaba iga sii horeyso maxa uhoreya😂😂😂

    • @SumeyoArte-ko6dt
      @SumeyoArte-ko6dt 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @umunasra9514
      @umunasra9514 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

  • @Funnychannel-f8x
    @Funnychannel-f8x 3 หลายเดือนก่อน +33

    Ku sali habibkeyna Mohamed scw

    • @ifraxibrahim8366
      @ifraxibrahim8366 3 หลายเดือนก่อน

      mahadsanidin team gurmad

    • @sosomax5931
      @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Abdalowwwww12
    @Abdalowwwww12 3 หลายเดือนก่อน +91

    Steylka xoshey aan uducayno in ilaahay unaxariisto😢😭💔

    • @maryamomaxamed1749
      @maryamomaxamed1749 3 หลายเดือนก่อน

      Naxariis jano.allah hasiiyo🤲🤲🤲

    • @samiiro
      @samiiro 3 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxaristo wllashen

    • @AhmedKayse-gj8re
      @AhmedKayse-gj8re 3 หลายเดือนก่อน

      Illahay hawnaxariisto

    • @BalqiisMohamed-r9q
      @BalqiisMohamed-r9q 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa rabii😢

    • @SahroMaxamedcisman
      @SahroMaxamedcisman 3 หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariisto❤

  • @shakuurjamal4573
    @shakuurjamal4573 3 หลายเดือนก่อน +22

    Gurmad koxdena AJ caadi mahan walal an dhaxal lhyn ayan ahy kalmd cajib ah fantastic man

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 3 หลายเดือนก่อน +23

    اللهم صلي علي حبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين❤❤❤

    • @sosomax5931
      @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Belloalli-z2b
    @Belloalli-z2b 3 หลายเดือนก่อน +59

    1ila 99 ban dawey yaa ilamadi ah❤🎉

    • @RujaalAli
      @RujaalAli 3 หลายเดือนก่อน

      Ani

  • @zeitunmohamed3930
    @zeitunmohamed3930 3 หลายเดือนก่อน +10

    An kusalino nabigena mohamed scw scw scw

    • @sosomax5931
      @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mohamed_Bile
    @Mohamed_Bile 3 หลายเดือนก่อน +25

    First viewer 🎉🎉🎉 Eid Mubarak All somalis

  • @InaHassan-mr8kl
    @InaHassan-mr8kl 3 หลายเดือนก่อน +17

    Waalalayal isoo duceeya sabti imtixaan ibilabanayo inuu ilhy ii fududeeyo iguna guuleyo igu soo duceeya ❤❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 3 หลายเดือนก่อน +17

    Ninka kaliya aan ku heysto waa sharmake i like the way he is acting 😂❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 3 หลายเดือนก่อน +25

    Yes 99❤❤❤ ciidul cafiyaa dhamaan team filo❤❤

    • @AdanMohamed-h8t
      @AdanMohamed-h8t 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ciidlamida Quruxey

  • @sadiaadan-vk9uh
    @sadiaadan-vk9uh 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wallaliyaal codsi ayaan wataa murad ayaan leyahay si niyad ah iigu so duceya inu illhay ii sahlo yaa allah intii kurbeysan kurbada ka dulqad yaa rab

  • @SHakEByareSiciid
    @SHakEByareSiciid 3 หลายเดือนก่อน +24

    Ku saliya nabiga scw

    • @TheNasraabdi20
      @TheNasraabdi20 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasteexocismaan2229
    @nasteexocismaan2229 3 หลายเดือนก่อน +18

    1m aynu gaadhsino team keena shaqo adag ino hayaane❤

  • @NaimaNor123
    @NaimaNor123 3 หลายเดือนก่อน +8

    Wow wey so dhactay part 99 thanks 🎉❤

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 3 หลายเดือนก่อน +14

    Kooxda gurmad dhamaantiin waan idin jeclahay ❤❤❤❤maamo faynuus sheekh daahir waan uxiisay ilahay iydoo caafimaad qabta ha ituso oo filmka qaybteedii ka qaadanay aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @MaandeeqXusseen
    @MaandeeqXusseen 3 หลายเดือนก่อน +8

    Inta jiif ku daawaneyso love isaara😢❤ hapipiyaal

  • @bashiircabdisalaam6302
    @bashiircabdisalaam6302 3 หลายเดือนก่อน +3

    maslaax iyo xaskiisa halaag waxba ha ushegiina siir ayuu idiinka dubaayakabacdi wuxu ku weraraya maxamed amiin iyo baxsan

  • @Maaidamohamednuur
    @Maaidamohamednuur 3 หลายเดือนก่อน +11

    Thanks Abuukar mahdi❤😊

  • @macaanjecel2713
    @macaanjecel2713 3 หลายเดือนก่อน +5

    Can't wait on Friday and the 100 episode .. so excited . Well done Team Filo

  • @ShugriAhmed-l1o
    @ShugriAhmed-l1o 3 หลายเดือนก่อน +2

    Woow ❤❤

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 3 หลายเดือนก่อน +3

    Taxanahaan waa igu socdaa haduu meshii ugu maceyed marooyaa, like tana kama ilaawo. Thanks actors and director Abukar💯legends 🔥✅😍

  • @FarixaArman
    @FarixaArman 3 หลายเดือนก่อน +8

    Hada niyada idin ku haayay wlhi filim kii lama so wado miyaa is lahaa isla markii waa isoo dhcy omg thanks my team gulesta team gurmad😊❤

  • @rahmagsagsa8378
    @rahmagsagsa8378 3 หลายเดือนก่อน +1

    mansha Allah i lke

  • @HodanFaarax-nx7gu
    @HodanFaarax-nx7gu 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ciid mubarik dhamaan team filo❤

  • @MaryanDheery
    @MaryanDheery 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanidiin team filo iyo asxabta kuxiran

  • @Shariif_Halaag
    @Shariif_Halaag 3 หลายเดือนก่อน +2

    mashaallah

  • @hamida694
    @hamida694 3 หลายเดือนก่อน +2

    keep going team Gurmad 🎉❤🎉❤🎉

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walalaha sharafta badan aan kuwada salino rasuulkeyna csw اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

    • @sosomax5931
      @sosomax5931 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdull_faddac_maow9856
    @abdull_faddac_maow9856 3 หลายเดือนก่อน +9

    Come in guy to the 1 million

  • @AaminoibrahimAbukar
    @AaminoibrahimAbukar 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walaha way isheleen😢❤

  • @hindajama5689
    @hindajama5689 3 หลายเดือนก่อน +21

    Ciid wanaagsan 🎉🎉🎉❤ maalintii ugu dambaysay ee ciida

  • @Shariif_Halaag
    @Shariif_Halaag 3 หลายเดือนก่อน +2

    MaashaaAllah

  • @marwiets
    @marwiets 3 หลายเดือนก่อน +8

    best film is (ifurtaye maxad fa iday and filo) we love you gurmad team baxsan🎉❤

  • @NasraKiin-sq3pt
    @NasraKiin-sq3pt 3 หลายเดือนก่อน +10

    Labadii qayaano ku hishiiso xaqaaa isku dira🎉

  • @FadumoSheikhAli-pp3oh
    @FadumoSheikhAli-pp3oh 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 3 หลายเดือนก่อน +1

    Coming soon 1M Abuukar mahdi ❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 3 หลายเดือนก่อน +3

    AJ jiliinkiisu waa top jcliyaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amara is not easy biyaha baslawe wa culeys kulaha kkkk abukar mahdi thanks

  • @fatima-5726
    @fatima-5726 3 หลายเดือนก่อน +19

    Mom faynun say noqote mesha xayay siinta in lo duceyo ku so qora mom u xiisne

    • @ifrahmohamud1102
      @ifrahmohamud1102 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sax 😢

    • @AminabareIbrahin
      @AminabareIbrahin 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi niyadeyde kujirte illahayo no cafi
      Mama feynus😢😢

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eid Mubarak team filo from Minneapolis ❤❤❤

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mashaallah good film

  • @Maxamuud-wj5dd
    @Maxamuud-wj5dd 3 หลายเดือนก่อน +12

    Team filo ismujiya❤🎉

  • @abdulkaadirmire7627
    @abdulkaadirmire7627 3 หลายเดือนก่อน +1

    Loyarka iyo sharmarke waxay balansanaayeen 11:00Am mohamed Amiin waxay baxsan dhahday Isoo mar 4:00pm si aan habaryan Maandeeq ugu wada tagno jilinkaneh Waxaa soo hor marmariseen baxsan iyo Amiin oo 4:;00pm loyarka iyo sharmarke ay aheyd inaad soo hormar Isaac Marka naga saxa hada kdb hadiiiba saacado meesha ku jirto igane raali ahaaada (VARTA) aa soo qabty

  • @maxamedmaxamed3279
    @maxamedmaxamed3279 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

  • @FarxiyoMacalinmaxamuud
    @FarxiyoMacalinmaxamuud 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekaduway ❤❤❤❤❤

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy baxsan iyo maxamed aamin san ugafarxay mshaalh tem aan jecelahy 😘😘😘😘

  • @xamdacabdi4554
    @xamdacabdi4554 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid mubaraak walalahayga muslimiinta ah meelkastood jogtaan ❤

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 หลายเดือนก่อน +6

    Eid Mubarak ❤️ Team Fillo🎉❤ ninba xaladisa xasha ugu taal😂shariif halaag hakaa sarto wixui kugu dhici dona ogeen😂 hesta wllnimo markaa maqlo melbaa idamqata😭 adunka wlhi wllnimada ugu jecelyhy❤😭 qof wlabo wll kadhigo markaa dhaho soo dhaweso wuba ixumeya waligeyna ma arag qof idhahaya zeynuu ixumesay😭alxamdulilah ma anigaa xun misse dadka lakulmaa xun😢

    • @enaally431
      @enaally431 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry gacalo ddka isku mid maaha 😢😢 dad ficfican weey jiraan oo ku xumayne lyk meh sorry quruxeey 🙏❤️

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 3 หลายเดือนก่อน

      @@enaally431 😭❤️

    • @ShaadiyaRaage
      @ShaadiyaRaage 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry xppti Ana walsha ah😢

  • @HODONCIISE-ih8kq
    @HODONCIISE-ih8kq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Halaag write saaxiibo ❤❤❤

  • @AhmedKayse-gj8re
    @AhmedKayse-gj8re 3 หลายเดือนก่อน +13

    FILO FILO FILO KAFALOO ADUUN WAXKASTAA KAFALO😂😂😂

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 3 หลายเดือนก่อน +6

    Weey soo dhacday my team ciid Mubarak

  • @rowdaguure3449
    @rowdaguure3449 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abuukar aad u mahadsNtahay adi iyo jilaayasha flimka ❤

  • @CabdiCali-rz1vz
    @CabdiCali-rz1vz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Best filim❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 3 หลายเดือนก่อน +5

    99 qeybood baan nabad iyo caafimaad ku daawanay 100 hadad sugi la'dahay like me 👍 !!

  • @AbdirizaqAhmed-px5lr
    @AbdirizaqAhmed-px5lr 3 หลายเดือนก่อน +4

    Team gurmad ❤❤❤❤❤we love u and celebrate all times

  • @khadraali5225
    @khadraali5225 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulillah ugodamben maxamed amin iyo baxsan .....❤

  • @Maidamohamed3810
    @Maidamohamed3810 3 หลายเดือนก่อน +29

    Allah dartesa igu soducya walayal caruur laan ayn aahy mudo badan 😢

    • @samiiro
      @samiiro 3 หลายเดือนก่อน

      Awlad bariya allaha kusiyo

    • @Ilwaadwarsa1111
      @Ilwaadwarsa1111 3 หลายเดือนก่อน

      Ilahay awlaad salaxa haku siiyo abyo 😢

    • @mumtaz8121
      @mumtaz8121 3 หลายเดือนก่อน

      Ale hakusiyo awlad bariaha

    • @NajmaFuaad-n7o
      @NajmaFuaad-n7o 3 หลายเดือนก่อน

      Ilhy haku siiyoH HUUnO 😢

    • @nafiisamaclin5041
      @nafiisamaclin5041 3 หลายเดือนก่อน

      Awlad bariyala allh haku siiyo😢

  • @zeynabaalim7195
    @zeynabaalim7195 3 หลายเดือนก่อน +1

    Teem filo wa idin salaamay🎉❤❤

  • @dhaayowcaddeofficial2345
    @dhaayowcaddeofficial2345 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gaariga Wali Waan Saaranahay

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 3 หลายเดือนก่อน +11

    Salaam Alaykuma Eid Adha Mubarak ilaahay Eidan Eideeda haynagu gaadh siiyo bash Iyo Barwaaqo Allaahuma Aamiin thanks my team qofkii 780 Ee video gan daawada liketa dhca ku sii🎉🎉🎉🎉😊

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy labadan nin balsdos iyo mastar rayd waa fani jilinkoda inshalah part 3 sesonka ayn lagatebin temgayaga aan jecelhy guuuuleysta😘😘😘😘

  • @qalbidhaya9550
    @qalbidhaya9550 3 หลายเดือนก่อน +12

    One minute ugu imid thank you abokor mahadi 😊

  • @farxiyofaarax207
    @farxiyofaarax207 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed amiin iyo baxsan yaaweeynheee😂😂😂😂😂😂

  • @ruunadontiiallah6847
    @ruunadontiiallah6847 3 หลายเดือนก่อน +1

    allah ha caafiyo maamo feynuus qimri iyo caafimaad allah ha siiyo ❤❤❤❤😊

  • @qaasimyare4715
    @qaasimyare4715 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤❤ abukar thankz zxp adiga teams kaaga ba

  • @SahraSouleymanAyanle
    @SahraSouleymanAyanle 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fauruus illaahay ha caafiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน +3

    Barakumu Allah jamiican ❤❤❤❤ wonderful team

  • @NajmeAden
    @NajmeAden 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ihayo baxasan guulaysi

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 3 หลายเดือนก่อน +2

    M alaah abti waa ka baxsatey horey u soco

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid Mubarak team filo❤🎉

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxaa sugi la’ahay baxsan & shariifa halaaga wiilkoda goortuu emanayoho😂 finally baldoos come back 😁😁well done team gurmada🥰🥰🥰

  • @anabiitaamiin5721
    @anabiitaamiin5721 3 หลายเดือนก่อน +11

    Manta ana u horeyo 😂

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ayy Abukar ad Ayan ugu farax sanahy baxsan iyo Amin walal nima doda thanks my team And Abukar mahdi

  • @bilandahir
    @bilandahir 3 หลายเดือนก่อน +214

    Please 100😢

    • @ayanahmed1957
      @ayanahmed1957 3 หลายเดือนก่อน +8

      😂😂😂

    • @AbdirahmanYousuf-de6vq
      @AbdirahmanYousuf-de6vq 3 หลายเดือนก่อน +5

      ❤❤❤❤

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 3 หลายเดือนก่อน +2

      Right

    • @XamseDiip
      @XamseDiip 3 หลายเดือนก่อน +3

      100❤🎉

    • @zamiyaAbshir-wf2bv
      @zamiyaAbshir-wf2bv 3 หลายเดือนก่อน

      😊😮😢😂😮😊😢😊😊😮😂😮❤😢😂😊🎉😊❤😢🎉❤😅😢😂😂

  • @NajahMukhtaar
    @NajahMukhtaar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Filmkn waa kan ugu tagerka badanhy filmada somalida ❤❤❤

  • @SPORT-SENTERTAINMENT
    @SPORT-SENTERTAINMENT 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi FILO show is amazing ❤🎉🎉
    Can’t wait tell Friday Inshallahi

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaalah walasodayey.Director mama feynus haladedha iso waran😢

  • @xamdisaleebaan
    @xamdisaleebaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iso duceeya wllyaal arin baa ihaystee in ilhay khyr iga dhigo😢😢

  • @AHMEDALi-nb5xj
    @AHMEDALi-nb5xj 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc bahda gurmad
    Khasatan wallalkeen Gudomiye Gurmad Abuker
    Salaan iyo hambalyo ayaan idiin so dirayaa
    filo waa gabo gabo waxan jeclaan lahaa in session Two wacyi galinta aad wadaan aad racisaan oo ah
    Dhaxalkaa seddeda wallaalo ah kala hooya ah sida ay wuxii qy heleen isugu aamineen una wada shaqaystaan waa waano jiilka inaga dambeeya anfici doona Please session isku taxalujiya
    Illahay maamo fayruus sheekh dahir haynoo cafiyo
    Waad amaanantihiin
    Hawsha aad ummadda soomaliyeed u haysaan allah haydiin fududeeyo