Sida Loo Sameeyo Shahaado MS-WORD (Certificate Design In Word) Kaaf Academy Tutorials

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2021
  • Muuqaalkaan wuxuu lasocda muuqaaladii hore ee aan uga hadleynay isticmaalka barnaamijka Microsoft Word, Waxaadna ku baran doontaa sida loo diyaariyo shahaado adigoo isticmaalaya MS-WORD.
    Hadii Aad Ubaahantahay Barashada Xirfada Computerka Kamid Noqo Saaxiibadeena Oo Nagu Dhiirogeli Subscribe, Like iyo Share Waxaan Kuu Balanqaadeynaa Waxbadan Inaad Naga Faa'iidi Doontid Inshallah.
    Wixii Talo, Tusaale Iyo Tabasho Ah nagala soo xiriir
    WhatsApp No +252614044662
    Erayada Laxiriira Muuqaalka - #BarashadaComputerka #Tutorials #AfSomali #Technology #Computer #Somalia .

ความคิดเห็น • 21

  • @hamdisheikhali5302
    @hamdisheikhali5302 ปีที่แล้ว +2

    Marshall allh ustaad

  • @abdixakiimyare8189
    @abdixakiimyare8189 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mhsnd ustaad 🙏❤️

  • @yosquare6300
    @yosquare6300 7 หลายเดือนก่อน

    This video saved my night. Thank you

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Thank you for your motivation don't forget to join our new channel
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93

  • @user-io4vm2dw6e
    @user-io4vm2dw6e ปีที่แล้ว

    Thanks A Million Teacher ❤

  • @abdikadirmahadjama9518
    @abdikadirmahadjama9518 2 ปีที่แล้ว +1

    well done 👍

  • @arjun_gamer4
    @arjun_gamer4 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Mhdsnd Ustd Ajar Alah Kaa Siiyo

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll adigana Alle haku sharfo igula soo biir channelka cusub aan sameeyay
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Walaal Kusoo biir channelka cusub aan idin sameeyay
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93

  • @safajama2330
    @safajama2330 2 ปีที่แล้ว +2

    Isagoo world ah wll iisoo dir please👏

  • @cabdullhiyare881
    @cabdullhiyare881 ปีที่แล้ว +1

    Codkaagu aad buu u gaaban yahy
    Ustaad

  • @eng-jabiye4510
    @eng-jabiye4510 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid sideen save gareyaaa , wuu iga diiday inan as picture save gareeyo

  • @abdiwaxidabdirashid6719
    @abdiwaxidabdirashid6719 5 หลายเดือนก่อน

    Walahi Assigmem Computer laiga Rabay Oo Ahaa Zxb Waa Mahadsantahay Waxna Waka Bartay Buundana Waakugu Helay

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow wan ku faraxsanhy wan rajeyna inad kabadan iga faa'iido igula soo biir channelkeyga cusub
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93

  • @user-nc5yf6ox5o
    @user-nc5yf6ox5o 8 หลายเดือนก่อน

    Ust wax ku weydinaa page border markaa furo none bas ayaa ishaqeynaa mesha color ima sheqeynaayo ust plse ikala soo jawab

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Wan kaa caawina What's Appkaga iso qor sidoo igula soo biir channelka cusub aan sameeyay si aad wax badan uga faa'iido
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93

  • @safajama2330
    @safajama2330 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll design igu caawi waan ubaahanaye

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  2 ปีที่แล้ว

      hayeh wll what's appka mesha kuqoran igala so hadal

  • @neamamohamed0983
    @neamamohamed0983 ปีที่แล้ว +1

    Onlyn ma leeday

    • @KaxeeyeTech24
      @KaxeeyeTech24  5 หลายเดือนก่อน

      Haa what's appkaga soo qor channelka cusub igula soo biir mahadsanid
      youtube.com/@KaxeeyeTech?si=0GsCNrsd8kg9dW93