Ani & Walaalkey Wadasheekeysi Ku Saabsan Yaraanteeni Iyo Shaqadiisa Hadda | P1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 200

  • @armanabukar2574
    @armanabukar2574 10 หลายเดือนก่อน +26

    Alx Ani Labada Lahjad Wan Fahma Wlhi Toos Ayana Ugu Hadla Af Aayow Lahjada Hooyade ❤❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 10 หลายเดือนก่อน +19

    Ramadan wanaagsan walalaha meelkasto dunida ka joogtaan nabad iyo caafimaad ku sooma alle idin-kii!

    • @Fatima51-d1i
      @Fatima51-d1i 10 หลายเดือนก่อน

      Inshallah ❤

  • @amiinbuubaal7223
    @amiinbuubaal7223 10 หลายเดือนก่อน +15

    Osmaan hosow runtii qof aqlaaq leh karti bdan thy wxdna thhy TH-cam ka aan joogto ugu xiranhy

  • @Aadanahmed-m4k
    @Aadanahmed-m4k 10 หลายเดือนก่อน +22

    M.a walaalaha isku wanaagsan Allah idin barakeeyo mid abwaan ah mid taktar ah mid siyaasi ah mid TH-camr ah bulshada soomaaliyeed🇸🇴 muhiim baa utihiin gaar ahaan reer 🇦🇿kgs waliba beesha leysaan hambaliyo waan idin ku faana guuleysta

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee 10 หลายเดือนก่อน +2

      Leysaan taada maxaan dhahaa reer kgs baa dhahdaye hoos maa usii daadagee 😂

    • @Aadanahmed-m4k
      @Aadanahmed-m4k 10 หลายเดือนก่อน

      @@Ogaalsidee qabiilka ceeb ma ahan zxb

    • @NimcaAhmed-bm7fv
      @NimcaAhmed-bm7fv 10 หลายเดือนก่อน

      Jabaantaan leysaan ka lunty😏

  • @Farhiadaimond
    @Farhiadaimond 10 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allah osman walaalihiis waa dad aqyaar ah is jecel sida waaya aragnimada isla sheekesanaysaan ka helay walalnimada wa mcn markii la waynaado walhi❤😢😢😢

    • @Fatima51-d1i
      @Fatima51-d1i 10 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢

  • @nuurahassan9470
    @nuurahassan9470 10 หลายเดือนก่อน +6

    maasha Allaah walaalo wanaagsan oo lagu dayan karo oo isjecel cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 10 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah allah ha idin xifdiyo wlhi marka may mayga maqlo aad iyo aad ayaan ufarxaa allow ii xifdii walaladeyda aamiin yaa allah

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah codka drka ayaa 100% iskaga egtihiin. Muuqana cabdi aa 100% iskaga egtihiin.

  • @nolashawaaqaali4227
    @nolashawaaqaali4227 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah wafarxad inad walalka yarantin kawad shekeysatan yarantan wax lahelmamo maha

  • @hamdaabdillahi6730
    @hamdaabdillahi6730 10 หลายเดือนก่อน +3

    Vedio ga waan ku soo faraxsanaa cuz childhood memories ka waan jeclahay hadeerna midh idinkama fahmaayo 😂 Proud inaynu haysano lahjado sidaa u kala duwan as somali😊

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah reer hosow waa idin wadaa dhmaantina guulesta afkn waa afkeyga inan sifiican u fahmaayo waku faraxsanahay

  • @lderow2192
    @lderow2192 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallaah illaahay ha idin xafido dad aad loo soo barbariyey oo ku soo korey guri ixtiraam leh ayaad u eg tihiin

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah reer Hoosow waxaa tihiin tusaalaha fiican ee Walaalnimada halkaas ka sii wada isku xirnaanta aan idinka arko

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah wllo qurux iyo aqonba ka muqda ayaad tihiin guleysta in badan wllo❤

  • @ayzaryare1046
    @ayzaryare1046 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aloolooow Hoosow waad nakaataye ileen Maayna waad taqaanay M.A

  • @mohamudjimale4946
    @mohamudjimale4946 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah 🎉 Dr.Hassan Maygiisa super waaye

    • @caaishacadey1487
      @caaishacadey1487 10 หลายเดือนก่อน

      Vediogaan waa fanny hurdaa ihaysay waxyar seexan islahaa shaqadii waqtigeeda 35 min iyadoo ihartay arkay aar walalnimadu macanaa Illaahoow ino xifdi walaladeen

  • @Amiiraisaaq-q2x
    @Amiiraisaaq-q2x 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hossow pro iyo wllkiisa qofan aan tageeri jiray in badan xita aniga oo ogayn inada Raxaweyn tahay kasii tahay leysan inader ❤❤❤❤❤❤

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah dad walaalo oo sharafleh allehe ha isku kiin daayo

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allha Dada Tarbiyat wangsn kuso Aya waalidiintoda kuso bar bariyaan Aya Tihiin Guulyzta Sxpyl aaad Ayan u aqaan maay maayga Sido kale max Tirigana wan aqna

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wow masha Allah xassan fbga asxaab ku nahay waa nin akhyaar ah

  • @Turjumaan
    @Turjumaan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Afka Maxa-tiri ka wada dhiga hadi ay fariinteydu kuso gaarto walal HOSOW, Mahadsanidiin

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshalaa tabaar Ilan wanaagaan kaa muuqda Osmaanoow Reebay dhabo janaay aa ahay waxbadan ayaan is way diiyay waayo weelka maanshalaah

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 10 หลายเดือนก่อน +10

    Raxaweyn wilashina qurxoon mid iga siista ❤

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 10 หลายเดือนก่อน

      Hhhh adi diyaar soo noqo

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 10 หลายเดือนก่อน

      Gudoomiyaha Gudiga Maaliyada Qarankaa Laguugu Daraa

  • @ahmedomar-im1sl
    @ahmedomar-im1sl 10 หลายเดือนก่อน +1

    Machalah adi dr hasan waa Nin qiima badan so dhawada jaalayaal

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadanul kareem

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 10 หลายเดือนก่อน +1

    war reer waqooyiban idinku xidhan wax nola hadha 😅 mash allh intasna kaftan ha iga ahaato

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mshaa allh’ hossow pro and hassan ..

  • @Livekudhiigle321
    @Livekudhiigle321 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waan idin salamay Ramadan Mubarak ☪️

  • @shahad2629
    @shahad2629 10 หลายเดือนก่อน +1

    maasha alaah cabdi aad isku egtihiin

  • @mowliidkhaliif477
    @mowliidkhaliif477 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle wax idin kale geyo idin ma tuso ❤❤❤

  • @MonaMohammed-sq4dl
    @MonaMohammed-sq4dl 10 หลายเดือนก่อน

    Mash allh ina ader Ramadan karim ❤️

  • @abdulkadirmohamed7524
    @abdulkadirmohamed7524 10 หลายเดือนก่อน

    ramada mubarak
    aqiyarta halkan ku kulmen
    masha alaah

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 10 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAAH WA FARXAD INA WALALKA NA BARTAY LKN WLH HAL AF MAAY YAA NO FAHMAYO HE WAJI NUUC KALA ABA ILA YELSNEYSIN MARKA AFKAN KU HADASHIN LKN MAXA MA AAYO HADA CAADI AF SOMALI CADIYA KU HADASHIN

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah walalo aad I qurux badan

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah two brothers guuleesta

  • @hibaahmed7189
    @hibaahmed7189 10 หลายเดือนก่อน

    M.a allha idin xafido wllo

  • @HayattQueen-wv3zm
    @HayattQueen-wv3zm 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh osman io wlkiis hassan reer hosow wallo is jeclhy ku daysho mudan lkn wareysigi hore abdi may haayi Kan maxatiri mrkle maay kahdla

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 10 หลายเดือนก่อน +10

    Hosow pro wll qli aad baan ku taageera barnamijyadaadana waa ku taxanahay markaa dee wllo wlhy si fcn uma fahmin waraysigii hore kis kis mooye kan waxooga maxaa tiri ayaa ku badane😂😂 marka please tix galin gaara nasii si aan u fahano dee from somaliland boqorow

    • @msssafa
      @msssafa 10 หลายเดือนก่อน

      hosow sedigiin wye gbr buu idin ka qaba rer somlilnd😂😂😂

  • @baxsancabdiraxmaan9813
    @baxsancabdiraxmaan9813 10 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawoow Hassan Hoosow saaxibada Osmanny Hoosow wey kasoo dhaweynayaan

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 10 หลายเดือนก่อน

    Two legends hosow pro 👏 ❤

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Ilmo Hosow Allah idin barakeeeyo

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 10 หลายเดือนก่อน

    mashalaah Allah ini xifdiyo

  • @RahmaaIbrahim-l6e
    @RahmaaIbrahim-l6e 10 หลายเดือนก่อน

    Walee.dhalinyaradun caadi me e hor an socoy

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah ilxun idinma aragto

  • @munaabdulhi4047
    @munaabdulhi4047 10 หลายเดือนก่อน

    Inalilah walal ma afsomali bad ku hadlaysan wllle inan fahmaynin wa iska jeclan laha inan idin dawado😢

    • @msssafa
      @msssafa 10 หลายเดือนก่อน

      wll afsoomli wxuu ukala baxa afMAAY iyo MAXA TIRI mrka wll MAXA TIRI baan angu ku hadlayna iyguna MAYMAY

  • @ismalureibraahim197
    @ismalureibraahim197 10 หลายเดือนก่อน

    Sodhowaada ❤❤❤❤❤❤

  • @amatarahmana5027
    @amatarahmana5027 10 หลายเดือนก่อน

    Allahuma baarik ❤

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ManshaAllah so cute walalo

  • @user-isma22
    @user-isma22 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan mubraarik

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah hosow bro

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 10 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah gooď bròthers

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waalid fayle siin dhali

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 10 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad

  • @MohammedAli-zt7bg
    @MohammedAli-zt7bg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Af maayga ayay ku macdahay.

  • @nasserudeenmohamednor2938
    @nasserudeenmohamednor2938 10 หลายเดือนก่อน

    Mashlh Ilmo Hoosow

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ArfonLaya
    @ArfonLaya 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @BakarADOWGEDI
    @BakarADOWGEDI 10 หลายเดือนก่อน

    Big respect legend

  • @abdirahiinofficial5594
    @abdirahiinofficial5594 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wareysiyo muhiim ayaa qaadaa. Lkn ceeb ma aha raggu in ay caloosha is kla hadlaan.af may mayga ma fahmaayo

  • @NuurCabdi-fk8fy
    @NuurCabdi-fk8fy 10 หลายเดือนก่อน

    Hor indareera my brothers 😊😊❤❤

  • @ibratamtam
    @ibratamtam 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 10 หลายเดือนก่อน

    Hadday macquultahay sahp hargeisa kaalay

  • @nasroyusuf4028
    @nasroyusuf4028 10 หลายเดือนก่อน

    Hasow Ma’shalah wll ilaahey Haidin xafido adiga iyo wala lahaa waa inaa af may nabartaa isada idin fahano 😂

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 10 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Allaha idin barakeyo

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hosow family ilahey ha idin barakeyo❤

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 10 หลายเดือนก่อน

    Hossow abowe wan jeclahay barnaamijyadadaada balse😂 aniga lahjadaan ma fahmaye balse like kulama dhaafin ❤

  • @Aliyayusuf2024
    @Aliyayusuf2024 10 หลายเดือนก่อน

    Isku cod wyeh asi walalkis 😮

  • @safaamaxamuud7935
    @safaamaxamuud7935 10 หลายเดือนก่อน

    Masha’allah 🥰

  • @cabdicaawiye6984
    @cabdicaawiye6984 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo willi maddiino maydagan thy ina adeer ❤

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend weyn soo qabatay m.a

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 10 หลายเดือนก่อน

    Afkey aayow

  • @amun6894
    @amun6894 10 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho soo dub Taleex please

  • @ismaciilxaaji123-er6wh
    @ismaciilxaaji123-er6wh 10 หลายเดือนก่อน

    M.a hosow

  • @RahmaCismaan-cv1mk
    @RahmaCismaan-cv1mk 10 หลายเดือนก่อน

    Laba,a oo yaa idin fahmi marka wll noo tarjum

  • @Samet-i6q
    @Samet-i6q 10 หลายเดือนก่อน

    Seedi osmaanow waa side af maymaygaasi 😂😂🎉

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 10 หลายเดือนก่อน

    5 daqiiqo dhan aan fahmi la'aa

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hosow dad badan Abgal umalen jiren ee raxan wen waa

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 10 หลายเดือนก่อน

    Ani má fahmaayo please 😢😢😢 ii micneeya

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 10 หลายเดือนก่อน

    Hasanoow Hosow❤

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 10 หลายเดือนก่อน

    masha Allah maayga waaku heesta

  • @buraalemaxamudAraarso
    @buraalemaxamudAraarso 10 หลายเดือนก่อน

    Roog maxaa laga wadaa 🤔🤔🤔🤔

  • @nuurcalaanuur8010
    @nuurcalaanuur8010 10 หลายเดือนก่อน

    Ilma hoosoow ciyaarta naga daaya

  • @HhhUuu-p3f
    @HhhUuu-p3f 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc biriga maay miyaa xasan❤❤❤

  • @asadburalemohamed9209
    @asadburalemohamed9209 10 หลายเดือนก่อน

    Nio aniga af maayga hal Aran waan kaga yaabey aniga marka uu qof Af Maay igula hadlaayo waan fahmi karaa lkn marka ay labo qof OO kale kuwada hadlayaan in aan fahmo wey igu adagthy

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 10 หลายเดือนก่อน

    Osmaan Hosow iyo Xasan hosow ❤❤❤❤.

  • @EagerArchaeology-dj2mu
    @EagerArchaeology-dj2mu 10 หลายเดือนก่อน

    Afsomaliga lahjadihisa dad yara hodan ka eh

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 10 หลายเดือนก่อน

    😂No Comment
    😂Iska Fahan
    😂Fahan La'aan.

  • @AbdiMaxamed-o3r
    @AbdiMaxamed-o3r 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 10 หลายเดือนก่อน

    Reer Hosow❤❤

  • @Faizanourali
    @Faizanourali 10 หลายเดือนก่อน

    Isku cod m.a 😊

  • @munirasaid799
    @munirasaid799 10 หลายเดือนก่อน

    Osmaan somali dhan udaawaneeso maxaa maymay bis ugu hadleesan😊 anaga hadda mana burisay 😂

  • @MaidahG-f2y
    @MaidahG-f2y 10 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah 👍👍

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 10 หลายเดือนก่อน

    ASC walaal aad Baan kuu salaamay cusmaanaw. Email ban kuu Soo diree eeeg walaal raalina hadaan public kaala Soo hadlay

  • @abdullahi370
    @abdullahi370 10 หลายเดือนก่อน

    6:45 waxaan run maaha 😅

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 10 หลายเดือนก่อน

    Sharf iyo karaamo korkiina ha ahaato

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hasow pro videoga waxan ka fahmay kaliya 10% boqolkeeba 😂

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂 walaalnimadu macaana

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman 10 หลายเดือนก่อน

    Big legends ❤❤

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 10 หลายเดือนก่อน

    Family nolosha guul ka gaaray

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 10 หลายเดือนก่อน

    Magaranayo af may may hadana wlahy Mashalalh wan dhagestay Mashalalh inan dadka gadaresto ma jeclen ka fahmay anyway wan idin jecelnahay 😊

  • @HinaadAli
    @HinaadAli 10 หลายเดือนก่อน

    Waa ku wareere labadoodaa yaaweyn osman hosow inuu weyn yahay loo maleeyaaa m.a

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dr weyn