Maayar Mooge Miyaanu Dawarsanaa Mise Magaaladanu Ka Qaxna 25kun Ee Cod Ma Waxa Lugu Siiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @invisiblehand.5125
    @invisiblehand.5125 3 ปีที่แล้ว +8

    GabDhaas hadalkeedu waa sax . Waxa runtii dadkan dariiqa wax ku iibiyaa ay bixiyaan jamaacado iyo iskuulo . Ha yaraysanina

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +7

    Arsaaqada Alaa hayee suuqa ka BAXA oo xaafad kastaa suuq ha yeelato insha Allaah

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 3 ปีที่แล้ว +5

    Mr Mayor you must make a place where they can do their businesses

  • @nasar0626
    @nasar0626 3 ปีที่แล้ว +17

    250 block ayaa lagu wareejiyay mayarka, dadkan waxaa deeqayaa in ka yar 100 block, markaa in laga raro meesha waa wajib laakiin in meel la dajiyo weeyaan.

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 ปีที่แล้ว +11

    Dadka meel ay degaan haloo sameeyo intaan mesha ay degen yihin laga rarin

  • @book2316
    @book2316 3 ปีที่แล้ว +8

    The mayor need to allocate land for each District for market place and then move these people on.

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa waxa fican in laga shaqeeyo magalada lakiin dadkan waxaba haysan ee bilaa shqada ah yaan lugu ciyarin meel haloo Sameeyo AY ku ganacsadan somalilaan waxay lehdahay dhul wayeen mashallah

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว

      Wllo Telesom iyo Tijaarta kale ha u iibiyaan maayarku lacag mahayyee

  • @ilyasilyo9295
    @ilyasilyo9295 3 ปีที่แล้ว +3

    MAAYARKU WUU SAXANYAHAY

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +5

    Maayir dadka u samee suuqyo ay wax ku iibsadaan sidii weligeed ba jiri jirtey dadkana qanciya oo caawiya waxba ha bedelin shaqadaadii dadkana hoos u eeg saxiib mahadsanid

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaybaa arsaaqda bixiyee wadooyinka baneeya

  • @nimoali601
    @nimoali601 3 ปีที่แล้ว +3

    No that is not fair they have to put them somewhere so they can carry on their daily lives😭

  • @fuaadcabdilahixuseen485
    @fuaadcabdilahixuseen485 3 ปีที่แล้ว +4

    Magalada waaa dhisayaaye ilmaderya ilahay wax khyr roon ha idin siiyo

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 3 ปีที่แล้ว

      Magaalada dhisideeda dadkaa kaqiimobadan e ama meelhalooraro ayweliba macaamisha iyo dadki waxka iibsanayay kasoogaadhikaran hadikalefara halagaqaado

    • @fuaadcabdilahixuseen485
      @fuaadcabdilahixuseen485 3 ปีที่แล้ว

      @@kawsarxuseen2442 good opinion

  • @maxamuudmuude3346
    @maxamuudmuude3346 3 ปีที่แล้ว +1

    Soltelkay ucodeeyeen bilicdaa laga shaqaynayaa adeer

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 3 ปีที่แล้ว +11

    In magalada bilicdeeda laga shaqeeyo waa shay fiican waana loo doortey golaha deegaanka, waa in dadka loo sameeya dib u jin. Waa umaddii aad xilka u haysey arin ma ah beri oo khamiis ah ka guura. Waa tu ka fog dadnimada

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +1

      MAAYARKU SHAQADIISA SI WANAAGSAN AYUU U WATAA WAXQABADKANA IDINKAA KA MID AH

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 3 ปีที่แล้ว +1

      @@alihujaleh8627 dadku waxey xaq u leeyihiin in la siiyo oo loogu badalo meel kale waayo maayirka waxaa lagu wareejiyey 45o bloc kolkaa waa in loo qorsheeyaa 100 bloc kama badna inta ku filnaaneysa dadkani waa dad ubadkoda u shaqeeya xaq baaney ku leeyihiin iney helaan dib u dejin

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +2

    Waale somali ayaan meel gaadhiin intaaye xaalkodo sidaayay waaxaye u qaaylinayaan wadada dheexdeeda ayanu dheex fadhiino waar is badhiiya oo dawalada maqala wadada haa dheex fadhiyaane

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadooyinki Hargaysa dadkiina qashinka ah baa loo nacay, baneeya wadada oo arsaaqadiina raadsada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว +8

    Marka hore meel geeya kadib rara

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 3 ปีที่แล้ว +1

    in aad wado ku ganacsato diiniyan waaba xaaran waan qaaduldariiqnimo

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer hargays waalanaa itoob ha itiifin bilicd magaaladaa lag shaqaynayy wixii wadad lagu ganacsadaa waa xaaran ogaad isagan xagan xag Sara lag doortay alàa dooray hor u soco maayir

  • @Brightone1
    @Brightone1 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer edeb darada joojiya wadada waa la dhisayaa waana laga shaqaynayaa caasimada. Xagee lagu arkay wado la iska dago? Meesha hanti idiinkama dhisna kaaryoone ayaa idiin yaala ee ka qaata oo meel kale dhigta

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว +3

    Maayirku waa in uu dadka meel uu u sameeyo weeyaan

  • @sulviken1145
    @sulviken1145 3 ปีที่แล้ว +2

    Fursad siiya Mooge sababtoo ah wuu cusubyahay😒

  • @abdullahmohammed2991
    @abdullahmohammed2991 3 ปีที่แล้ว +3

    Maayir dadka u dhis suuq kadib
    u rar waxaad ka horeysiisaa
    wadooyinka Nalka Biyaha iyo
    majaariga biyaha hoosta mara
    ka daa iminka wa Shukrian

  • @abdalkarimibrahim6937
    @abdalkarimibrahim6937 3 ปีที่แล้ว +4

    Adunka lama arag lamigan ku ganacsanaya wana qaylinayaa

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaga gura reer Hargeysa green city baa soo socotaa

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 3 ปีที่แล้ว +1

    Dawarsigaa ka roon qaadicu dariiqnimada, hala idin xaaqo

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 ปีที่แล้ว +9

    Malaha Way Yara dagdagayaane, iyadoon meel loo samayn lama rareen.

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว +1

      Haaye wadaday fadhiyaan gadhiguh marilahaa meel laga rarayoh maahan waa dad wadadii dagey

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidee wax ku hagaagayn hadii qof walba yidhaa yaan laysoo dhawaan waa caajib!

  • @cabdiiariin4177
    @cabdiiariin4177 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadadada baneeya qofkii wadada fadhiista wuxu iibinayaana waa xaraan imaanka laydinka qaad

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed140 3 ปีที่แล้ว +2

    War kagura wadad

  • @ismacilmaxamed8868
    @ismacilmaxamed8868 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hambalyo mayir cabdikariin axmed moge
    Wan kugu racsanahay

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว +2

    Nio dadku caqli xumaa
    Kulahaa 25kun oo cod! Wax noo qabo iyo hana taaban miyey isqabnysaa?

  • @mohdabdallahyousuf3419
    @mohdabdallahyousuf3419 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan u dooranay inuu baneeyo magaalada

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว

    Meel gee walaalo waa arin naxdin leh subxaanalaa.

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc waar.weyfiicantahay in dadka.dhulbedel loo sameeyo
    Dadkuna waa inay raacan shuruucda iyo bilicda dadka

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว

    Asc Harta Maayirkii Hargeisa ma joogaa?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan qaylinyaa kibir bay la qaylinayaan dowladnimadu ha shaqatso quruxda magaaladana ha laga shaqeeyo umadan sida foolxumada ah isu dhex fadhidana ha laga saaro magaalada

    • @jawharaomar5687
      @jawharaomar5687 3 ปีที่แล้ว

      Bariiska kuu bisil kula yaabi maayo

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 ปีที่แล้ว

      @@jawharaomar5687 waar magaaladu sidan ahaan mayso meel ku haboon waa in la dejiyaa bariisku bilaash iiguma bisla waxbaan u bartay waanan u kalahaa xoogaygaan dhaxmaha iyo baraf ugu kalahaa

    • @jawharaomar5687
      @jawharaomar5687 3 ปีที่แล้ว

      @@jamalskp7280 eeg in magaalka la qurxiyo cidi diidi mayso e masakinta hadii meel loo sameeyo ay ku ganacsadaan waa macquul ....... shaqaa sharafleh sxb keep going

  • @kaafiosman
    @kaafiosman 3 ปีที่แล้ว +3

    War wadada baneeya marki horeba dhul aad leedahiin muu ahay waa uma ayay dhex u ahayde waxii ka shaqaysatena xaar ayay idinku tahay

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 3 ปีที่แล้ว

    Anigoo ah maayirka caasimada hargeisa ?

  • @munajax822
    @munajax822 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax halqato waxbayaalaqaban waa lahagaajinayaa wadanka diid amyeel

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 3 ปีที่แล้ว

    WAA DADKA DAAYA WADANKA KA SHAQEEYA DADKU LAAMIDA IYAGA LEH HADAY KU GANACSADAAN WAA SAX

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabad 3 ปีที่แล้ว +1

    على عمدة العاصمة توفير أماكن للباعة في كل منطقة من هرجيسا وفي كل عواصم العالم المتحضر أماكن لأصحاب الاعمال الصغيرة اللة المستعان

  • @museali8972
    @museali8972 3 ปีที่แล้ว +2

    WAAR WAA DOQON MAAYAR MAAHA UMADII DOORATEY AYUU BARAKICIN KU HAYAA

  • @jamahassan8669
    @jamahassan8669 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax qabad iyo ishoryaag,sidee isu qabbanayaan,xamarse miyaad laysku cabsiiyaa.

  • @xasanjaamac909
    @xasanjaamac909 3 ปีที่แล้ว +1

    Mayirjoji barakicinta.meeshaad.dhisayso.anidinsameyo.Meshaqurxon.hainofadhistan.dadkenacalani.intaynushaqo.uhelayno.quruxdu.waa.hoyolaraligaliyay.mayir

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 3 ปีที่แล้ว

    Maysagaa Joogaba Maayorku

  • @mohamedmooge9386
    @mohamedmooge9386 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan waa bilaa acqli caasimada in laqurxiyo oo iyagna dhulka iyagu malee wa wado la maree may meelahaa tagaana

  • @abdullatifabdulla2074
    @abdullatifabdulla2074 3 ปีที่แล้ว +2

    Qorshaha dawlada hoose wuxuu ku qurux badnaan laha in ay dadkan dariiqa ku ganacsanaaya loo dhiso goob ganacsi. Dhismaha ka Dibna laga kireeyo . Taasay dawlada hoose laba shibir hal dhagax ku dili lahyd. Mar danyartii ay u diyaarisay rug ganacsi oo u qalanta, mar labaadkana dawlada hoose income joogto ah ayaa ka soo geli lahaa rugta kiradeeda.
    I hope they will take this advice.

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 3 ปีที่แล้ว +1

    Way fican tahy in bilicda wadanka laga shaqeeyo maayirkuna isagon meel idin geyneyn Iska mu kin rarine sabra Oo wado arsaaqadu ma taale xisHOo da dadba bilo qatan adunkan wa lawada noolyahy un e imanka la isdheer yahay wixi wanagsan wa lo rafadaaye samirka aynu kaashano wllyaal🙏 SOMALILANDERS 💚🗯❤ FOREVER 💉✊🏽

  • @nasirsulub8266
    @nasirsulub8266 3 ปีที่แล้ว +1

    Wasaqda xaaqa

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว

    Maayarku WUU saxantahay LKN dadkana inmeelo looraro weeye

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ba inmahyo meel is ka ceeliya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamednour9072
    @mohamednour9072 3 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada hal qurxiyo iyo oo hintu ismaqabto waayo magaaladu waxay ubaahan tahay banayn iyo dhismayaal wadooyi qurubada ee haka hor imanin maayirka hadiikal sidii maayir solteeko oo kale ha odhanina waxba nalooma qabanin

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 ปีที่แล้ว +1

    Mawadaad arsaaqadu idinka gashey ordoo muslinka wadanka ubanneeya qaadicu dariiqbaad noqoteene maanta waa la idinka nafisey

  • @muslimmumin7737
    @muslimmumin7737 3 ปีที่แล้ว +1

    Mayirku waa saxan yahay guryihiina ku hor shaqaysta

  • @muslimmumin7737
    @muslimmumin7737 3 ปีที่แล้ว

    Wadada ayaanu ku ganacsanaynaa waa Khalad adeer

  • @nasraabdilahi7564
    @nasraabdilahi7564 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha idiin gargaaro

  • @axmedxasan9744
    @axmedxasan9744 3 ปีที่แล้ว +1

    waar wadada ka guura

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 3 ปีที่แล้ว +3

    bal waynu eegi ina mooge iyo reer Hargeysa waxay kala yeelan lkin dadkani 25 sano ayay Laamida ku ganacsanayeen maayarkastaa wuu ka kicinkari waayay

  • @cumarqabuule4981
    @cumarqabuule4981 3 ปีที่แล้ว

    Sxb ma qaldana maayarkuye ,25000kun ee cod ma adaa siiyey Allaa siiyee, markaa suga inta maayarku meshi laydiin qorsheyey laydin gaynayo, hamoodina inuu maayarku arsaaqad idiin Hayo ,wa la qurxinayaa caasimada,ha adkaysto shacabku.

  • @guulmedia3934
    @guulmedia3934 3 ปีที่แล้ว +4

    talow dadkan siday udonayan inlogu shaqeyo de injiba daga wa suqbanaane

  • @abdiali7314
    @abdiali7314 3 ปีที่แล้ว

    Magala qurxoon baa rabaa wana dhexfadhisanayaa isma qabato xamar adaa idiinku please hana nagu soo noqonina

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว

    Meyer ka noqo walaalo waan ku jeclayne masaakiinta ha kala dirin
    Dad faqiir ah ayaynu nahay. Waxba
    Quruxi inooma tarayso dadkoo gaajooda ayaa ka xun.
    Ilaahay baan kugu dhaarshee iska daa masaakiintan yaanay ku habaarine

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 ปีที่แล้ว

      Wllo Ilhaney somaliland gaar ahaan caasimadda imika faqrigii wuu ka yaraadey baad moodaa waxaan filayaa inaad qurbaha joogtidee Wadanka somaliland maanta shirkadihii gancsigu wey soo badanayaan Iyo dadka millionerada ah markaa wllo nimcaa lagu jiraayee alxamdulilah dheh

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 ปีที่แล้ว

    Dadkan kuleh ma Xamar baanu qabanaa waa Akhasulnaas waa dad aan dhiiga Somalilandnimo ku jirin

    • @youngfamilycooking2651
      @youngfamilycooking2651 3 ปีที่แล้ว +1

      Midaa manta heysatana hadey adiga ku heysan lehed ka daran ayaad dhihi lehed somaliland mexeey tarta hadji lagugu gumeysayo xamar hadey tagane gumad kuma nolanayan ee xornimo ayeey ku nolanayan magarate ee dadka masakinta haku digan

    • @suleimanmohamoudmohamed1570
      @suleimanmohamoudmohamed1570 3 ปีที่แล้ว +1

      Magaca somaliland adiga iyo hooyadaa toona malaha haday tagto somaliyana waxba kama qaadi kartid ee sida maatada hawla hadlin dadka masaakiintaa

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 ปีที่แล้ว

    Dee waayee gormaa wadada la dhigayaa saw marka la baneeya maaha

  • @abdielmi5808
    @abdielmi5808 3 ปีที่แล้ว

    Waa gar iyo dow sida aad u hadasheen

  • @hashigariye6568
    @hashigariye6568 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi Waan murugoday Waar ina moogow Waxan ku odhan lahaa iska casil Waxan kamashaqayn karaysid Waxan Walaahi intay goor goortahay

  • @salasala8996
    @salasala8996 3 ปีที่แล้ว

    Magaladaa halaydiin hagajiiyo ee qata amarka qeelo iyo baroor loma baahna

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +2

    waar ileen solteelco bilaash baa loo cayayay? Dadkan hadabaa sidee shacona loogu qabtaa loogana nabad galaa ? hadu wax qaban waayo anigaa ka mida dadka qaylya hadu shaqeeyana sowtan laysku soo baxay ! cajiib...

  • @skaba6390
    @skaba6390 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurux iyo gaajo midkee mudan in wax laga qabto?

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 ปีที่แล้ว

    Waa inad wakhti siiso iyo meel ay ku ganacsadaan. Maaha inaad xaaqdo masaakiinta

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan la hadlayaa dadkiinan intay dhargeen TH-cam wax ku soo qor qoraya waar dadkani noloshooda ayay soo Saranayaan waanan ka xumahay runtii😢

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 ปีที่แล้ว +1

    Sariibada kuwii u soltelco u dhisayba loogu taagwaayay oo banaanka fadhiya arsaaqadu ma wadaday taala

  • @fadxiibraahim3292
    @fadxiibraahim3292 3 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh waabilaacagli wadado iyo bilaamamua layskulamadahhff

  • @cabdiqani3108
    @cabdiqani3108 3 ปีที่แล้ว +3

    War waxan wadad caqliga xun bal eeg
    War gabilay guryo ayay wadadu ka martay oon hadal
    Hargaysoo quruxbadan iyo isma qabnaso yan wadad nalaga kicin

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxa Gabiley Shekaden so galiyee.
      Daankan wa daadki Ina mooge hu coodeyee.

    • @ayanlehabane4165
      @ayanlehabane4165 3 ปีที่แล้ว +1

      gabilay dadka guryo ayaa lasiiyay

    • @cabdiqani3108
      @cabdiqani3108 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanlehabane4165 oo marka kuwana waxan naleedahay meel hala sii yo

    • @ayanlehabane4165
      @ayanlehabane4165 3 ปีที่แล้ว

      haa wll xaqbay uleeyihiin

    • @cabdiqani3108
      @cabdiqani3108 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanlehabane4165 hayee dee ha iska dayan wadooyinka ladhisayo

  • @Manhalmedia
    @Manhalmedia 3 ปีที่แล้ว +2

    ina mooge waa ku saxasanyahy qashinka hararo

  • @zahraibrahim4025
    @zahraibrahim4025 3 ปีที่แล้ว

    Waa ayaan darro in dawladoda ay kagacabssian hamar gorwalba

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 3 ปีที่แล้ว +3

    DADKAN XOOG HA LAGU RARO, MEELO AAN LOOGU TALA GALIN BAY FADHIYAAN

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax in la wada hadlo lakiin planing weyn ayaa loo baahan yahay . Mayor waa in dadkan hoos loo eegaa oo talo Iyo dhulba la Keenaa

    • @jirfe
      @jirfe 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk naasa hablood hadii loo raro iyo buurta kala jeexan mayeelayaan waa may dhibaatadu waxaay ka taagan tahay dhul dawladu leedahay maba jiro hargeisa iyo hareeraheeda oo dhan dhulka shacab baa yeeshay danta guud markii laga gooyana dib baa loo iibshaa

  • @xamsecsalam3666
    @xamsecsalam3666 3 ปีที่แล้ว +1

    Xal dadka dariiqa ku ganacsanaya waa in la keenaa waana waajib

  • @yousufsaid252
    @yousufsaid252 3 ปีที่แล้ว

    Dadka waxay ka cabanya
    Waa sax dad danley ah
    Oo caruur uu soo shaq tagay
    Ninkii mayir mahaa matada
    Waa laga xishood

  • @ahmedcabdi3218
    @ahmedcabdi3218 3 ปีที่แล้ว +1

    Daaya ddka

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว

    Xmar qabta

  • @kathirakhath4075
    @kathirakhath4075 3 ปีที่แล้ว

    Ina Axmed mooge muu idin dulmiyey Xaq maaha Sidaasi

  • @saidabdidalal2385
    @saidabdidalal2385 3 ปีที่แล้ว +1

    Xisbiga ha loo raro ganacsatada Yar Yar

  • @faysalhassan7500
    @faysalhassan7500 3 ปีที่แล้ว +2

    War aamuusa waskhyahow

  • @omaarmaxamed7083
    @omaarmaxamed7083 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka in bilicdiisa laga shaqeeya waa qasab

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 3 ปีที่แล้ว

    dariiqyada aa kuqanacsanaysaan iskadaaya sariibada idaacada xagadanbooshan ayaa banaan iimaan la aan baa nagau dhacday wadada ayaa risiqii laynagagaxishay

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 3 ปีที่แล้ว

    Codba maysiin ku wani waxaa cod siiyay dadka guryaha jooga
    Dadka suuqa wadhan way kasoo horjeedeen

  • @abdifattahibrahimisse422
    @abdifattahibrahimisse422 3 ปีที่แล้ว

    Kuwani waa cilaaj
    Ma waxay u doorteen ina Mooge inuu wadada u banned
    Khayaal ayay hayaan

  • @ismowarzama9710
    @ismowarzama9710 3 ปีที่แล้ว

    Rayi ahan waxan qaba wu ku saxsanyahay mayirku waxanu ka shaqaynaya bilicda casimada wanu balan qaaday lkn ha geeyo meel ay ku ganacsadaan

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 3 ปีที่แล้ว +1

    Waruna is ka qabta fartin aya eedan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 3 ปีที่แล้ว

    حسبي الله ونعم الوكيل.Xagay tagayaan dadkaa shaqaysanaya ee maalin kaliya la siiyay

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali5041 3 ปีที่แล้ว +1

    Islaantasi kibir bay ka hadlysa adeer khalad bad ku jirta e garta ka camanada wayn wa la yaqana bacadle ciyaal ku shaqaysnya malin kii hore dadba ku dhintay halka waxasana sababay

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว

    📢 Bulsho tV pin ina Mooge u akhristo
    🙋‍♂️Marka Hore waa run o xafada dhan ayay ka biliyaan jamacado ayay ka bixiyaan dawlad intaa ka cawisana ma Jirto marka Shacabka masakinta ina Qorsho loo sameeyo oo badalkeda la Dajiyo weeyi meesha laga rarayo yana ciyaal yar yar la Gajaysiiin ina mooge intaa Yaan leyahay

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 3 ปีที่แล้ว

    Dad kan in la rara way ku Haboontahay l.akin in qorshe Losameyo iyo melo logu tala Galay ayay ahad haday jiran melo loo qorsheyay ha tagan walogu imane
    Qadkana magalada ha laga Saro .oo melo logu tago ha Losameyo .si dhalinyaradu aanay u arag markay soo Rawaxan ee school ka ka yimadan ,

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +3

    Daadki wada laan ayaay rafaadeen xitaa qurba joogi wadankan waxaye u naceen wado laan ee meesha baaneeya 1 malyaan oo qoof u cadilnaan mayaan 3 boqol oo qoof

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 3 ปีที่แล้ว

    Ciidanka qaranka somaliland ee jiidda hore ee tukoraqeed baaq u dira
    Dhaaffa calaalka

  • @MohamedOmar-kx1uf
    @MohamedOmar-kx1uf 3 ปีที่แล้ว

    Qorshahan dadka waa masaakiin ee shacabkow mooge ilaahey ka sokow aamina wali hal doler xaaraan ku soo cadeeya ee dawlada munàafaqada wada ha dhageysanina plZ maayirku in ka yar shan biloodbuu joogaa in wax laga qeylio maaha suga naayirka oo xishooda shacabkow mooge ilaahey baa idiin soo direy dawlada xaaraanta ee afar sanno halkaaa idin dhigtey ugu gala madax tooyada