SIR BADAN LA KA SHIFAY NOLOSHEENA AYAA KA HADALNAY IYO SIDA WAX NOO SOO GAARAY MY FIRST PODCAST

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali 8 หลายเดือนก่อน +118

    Sadaxdhinaba Allah Riyadhina idin Rumeyo walalahey 😭❤️

    • @anzalmaxamuud
      @anzalmaxamuud 8 หลายเดือนก่อน +1

      Zakii😢😢

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi

    • @Faizo_jano27
      @Faizo_jano27 5 หลายเดือนก่อน

      Ameen ❤😢

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 8 หลายเดือนก่อน +130

    Wiilka abdirashiid waa wiiil maskiina caawina aad ayu u bahan yahay 😢 alleh dhamantiin ha idinka kiciyo amiin

    • @AfnaanOusman
      @AfnaanOusman 8 หลายเดือนก่อน

      HYE pro ciwaankiisa please ❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @AfnaanOusman
      @AfnaanOusman 8 หลายเดือนก่อน

      HYE pro ciwaankiisa please ❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @user-xn7dg1eu4l
      @user-xn7dg1eu4l 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AfnaanOusmanlanbarkisa wa la idin saare caawiya

    • @cabdisamedciise9144
      @cabdisamedciise9144 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AfnaanOusmanwll video dhameeso numbarkiisa ayaa ku jira halkaa kala xiriir

    • @cabdisamedciise9144
      @cabdisamedciise9144 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@AfnaanOusmanwll video dhameeso numbarkiisa ayaa ku jira halkaa kala xiriir

  • @copitaanosheed8936
    @copitaanosheed8936 8 หลายเดือนก่อน +204

    Inshalah waad kici doontaan ilaahay inta xanuunsanba xanuunka haka dul qaado Amiin yaa rabi❤❤😢

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 หลายเดือนก่อน +64

    Mash Allah wiilashena I'm really proud of you, mar wd iga ilmeysiseen, mar waan idiin duceyay, mar sida aad Isugu faraxsantihin ayn ugu farxay
    Mash Allah adun iyo Aakhiro Allah ha idin guuleyo Abwyal Guleysta ❤❤❤
    Tnkle waa sidaa sheegteen wax idinka maqan malahan, tana waa imtixaan yar ku sabra Allah ayaa idinka abaal marinayee ❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 8 หลายเดือนก่อน +119

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤

  • @user-kc6rw5nm9u
    @user-kc6rw5nm9u 8 หลายเดือนก่อน +12

    Haka qusanina raxmadaha alle
    Insha allah wa cafimadi'dontaan❤😊

  • @FATHIHAYBEHaybefathi
    @FATHIHAYBEHaybefathi 8 หลายเดือนก่อน +335

    BEST SOMALI TH-camR KEEP GOING BROTHER 🎉💚

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 8 หลายเดือนก่อน +25

    Abdrirashid caawiya Oo dhiirigeliya🥲 medaiha soo geliya si uu uga shaqaysto miskinka labadina kale Waa ka dhiirantihin Masha allah isana soo saara
    Asad Mahadsanid sida Dadka isku teamka tihin Noo baraysid dad badn Oo Maanta laxaadkoda u dhamaystiranyhy ka nolol wanagsntihin Wlhi Masha allah
    Alle Cafimaad haidn siiyo

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 หลายเดือนก่อน +33

    Soomaliyey abdirashid aan garab istaagno intii wax awoodo allah idinka abaal mariye🙏

  • @najahabdi6238
    @najahabdi6238 8 หลายเดือนก่อน +10

    😢qlbiga ixanuunay wlahi qisadooda saddexdan wiil allah lugihiina haniiso celiyo abweyaal 🤲🏻🤲🏻

  • @falastinehassan4132
    @falastinehassan4132 8 หลายเดือนก่อน +92

    Aan ku salino nabigeena mohamed scw scw ❤❤❤❤

    • @umusundus1526
      @umusundus1526 8 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 8 หลายเดือนก่อน +15

    Meeqo qof ayaa arkey in Asad Hagio su aasha taliyaha ee dhanka guurka uu u geynbiyay 😂
    Insha allaah wad cafimadeyn kings 🤴 ❤

  • @ladanali1088
    @ladanali1088 8 หลายเดือนก่อน +84

    Sadaxdiinaba allaha idin soo celiyo lugahiina insha allah maalin maalmaha ka mid ah waa istaagi donntaan

  • @yuuciiltire9913
    @yuuciiltire9913 8 หลายเดือนก่อน +32

    Brothers allaha idin caafiya Wlhi Aad ugu qiiroday Muqaaalkaan.
    Quick recovery inshallah.

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 8 หลายเดือนก่อน +118

    Alxmdulilh qanacsanaanta qadarta baa wax wlba ka weyn😢inshlhh waxaan idin rajynya dhamaantiin malin inaan idin arko idinko luguhiina ku socda❤Amiin Amiin ya rabi🤲🏻🤲🏻

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wll mlintas ilah xagisa kamdhera inshallh wan sugeyna

  • @niciimaabdirashid3213
    @niciimaabdirashid3213 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi xaalado aad u adag bad la kulanteen Alle caafimad ha idin siiyo lugihiina Alle ha idin soo celiyo Amen

  • @user-zh7tt2nn5n
    @user-zh7tt2nn5n 8 หลายเดือนก่อน +29

    Thank you wll Asad wlhi wxd I xasuusisey naxariistii Alle iyo nimcadiisa ALXM 😭😭😭😭😭

  • @umumohamudcadde4073
    @umumohamudcadde4073 8 หลายเดือนก่อน +11

    Somaliyeey wlalken abdirshid aan garrab istaagno plz veido qaybta danbe bu numberkisa ku shege wlhi si calool xumo bu u hadle😢😢😢😢😢😢😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 หลายเดือนก่อน +58

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @HafsaXiis
    @HafsaXiis 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dhamaantiin Allah idin caafiyo😢I.a c/rashiid neh Allah kuu dhameystiro inta kuu dhiman🤲🥺

  • @xasanyare9204
    @xasanyare9204 8 หลายเดือนก่อน +48

    Sadaxdiinaba ilaahey lugihiina dib ha idinku soo celiyo inshaa allaah❤

  • @user-zk7ep2qw8u
    @user-zk7ep2qw8u 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sedexdina Allha idin cafiyo hde idin qoranthy wa ka kacesen o lugihina ina ku is taagtaan ba idin rajena I.a Walalayaal

  • @deqaabd
    @deqaabd 8 หลายเดือนก่อน +42

    Wilashena Ilahey cafimadkina dib haydinkugu so celiyo insha alah 🤲🤲🤲🤲

  • @Cabdqanijaamac
    @Cabdqanijaamac 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi Maanta kahor maan ogayn in asad xabad kuwaayay laxaadkiisa
    Waxaan moodi jiry in xanuun iyo wax lamida kuwaayay
    Alle wll laxaadkiina haydiinsoo celiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 8 หลายเดือนก่อน +79

    True heroes 👏 ❤May Allah give you all a miracle recovery 🙏 Allahumma amiin.

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha idin caafiyo dhamaatiin walaalayaal cabdi rashiid hala caawiyo wlh xanuunkiisa qalbiga ayaa laga dareemayaa 😢 allaha ku caafiyo wll🤲❤

  • @sheekomacaan3334
    @sheekomacaan3334 8 หลายเดือนก่อน +26

    Wlhi asad Kama dareemo in u kursi ku fadhiyo cawa so xasustay 😢allaha idin cafiyo abowe yaaal insha allah ❤❤❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi ani xataa waan ilaaway sida ceyda cumeer iyo asxaabta ay wax wada duubaan unbuu iila mid yahay maba xasuusto mar marka uu sidan oo kale usoo hadal qaado unbaan xasuustaa .

  • @famishamedia
    @famishamedia 8 หลายเดือนก่อน +22

    PODCAST nuucan ah haa bataan we need more podcast inshaa allaah

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 8 หลายเดือนก่อน +117

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @Naciimo146
    @Naciimo146 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha idin caafiyo dhamantiina insha allaah c/Rashid youtube haloo furo anagana waan cawineynaa insha allah

  • @seyniibxajiuadan4512
    @seyniibxajiuadan4512 8 หลายเดือนก่อน +37

    Waxan Allaha idiin weydinaya sidaad ugu samirten dhibatada Aqirana janada Allaha idinku bedeelo Aamiin samirka waa jamiil❤❤❤❤

    • @Iman-321
      @Iman-321 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @ibrahimahmed749
    @ibrahimahmed749 8 หลายเดือนก่อน +6

    ManshaAllah brothers Illahey cafimad dag dag hanisiyo InshaAllah❤❤

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 8 หลายเดือนก่อน +11

    Asadow ninkaa dhalinyarta ahna youtube haloo furo kana caawi inta uu dhaqaale kufilana ka sameynaya inta uu ummada xaaladiisa caafimad wax kutari karto waa qodob muhiim ah se marlastaba gacanta sare ayaa ka fiican ka ta hoose in , insha allah caafimad ,horumar iyo nolol wacan ban idin rajeynayana dhalinyaro.

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 8 หลายเดือนก่อน +3

    Walalaha aanu aadka ujecelnhy ilahy ha idin cafiyo aad banu idin jecelnhy asad hagio wiil caqli badan lugo caqli manoqda waanu idin jecelnhy❤❤❤💚🤍❤👍

  • @addonightcore9568
    @addonightcore9568 8 หลายเดือนก่อน +31

    Allah cafimaadkiina dib ha idinku soo celiyo🤲

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 8 หลายเดือนก่อน +6

    Sifadka muslimka bay ka mid tahay inaa ku qanacdid qadarta alle alx ❤idinkana allah ha idin caafiyo wllhey dadka sas idinku sababayna illahay wuu yaqan 😢

  • @maxamedyacquub6738
    @maxamedyacquub6738 8 หลายเดือนก่อน +24

    Wlh caloosha iga xanujisen qalbiga idiin kaga duceyay Allaah idiin cafiyo 😢😢❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wallaahi Asad allaha Ku xafido qof naxariis bdn ayaa thy allaha idin caafiyo mar kle

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 8 หลายเดือนก่อน +27

    Maasha alaah ASAD HAGIO wll wan ku taageeraa waxaad tahy qof ilaahay maskax iyo aqliba siiyay runtii wan ku wataa ani zhp Guulayso aakahto iyo aduunkaba😊😊

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 หลายเดือนก่อน +11

    masha allh imaankiina Allah idiin adkeeyo adinko caafimaad qaba ilaahey ha idinka kiciyo🤲 sabarkiina sadkiisa Allah idin siiyo waxa tihiin Rag adag

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 8 หลายเดือนก่อน +11

    Dhamaantiina caafimad alaha idin siiyo 🤲🤲 plz abdirashiid hala caawiyo😢

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ax asad ani Qof oyaya hortayda uma adkeysan kari ilinta kugu so istagtay walhi ani ii billow aqana 😢ilhy ha idin dhawro qadarta alle mar walba inad alxmdulilah dhahdid waye ❤farxad igu nolada 🥰

  • @Nadiaahmed-co8pq
    @Nadiaahmed-co8pq 8 หลายเดือนก่อน +17

    Naxariista rabi lagama quusto ilahay ban Caafimad idiinka baryey wllahay guulaysta inzha Alah

  • @user-minnesotta
    @user-minnesotta 8 หลายเดือนก่อน +6

    mar walba an xasusnano qadarta alle insha allah waka kacaysan dhamntin inta xanunsan iLahy haka duL qaDo ❤😢

  • @abdinaasirmohamed4599
    @abdinaasirmohamed4599 8 หลายเดือนก่อน +12

    3dinaba allaha idin cafiyo insha Allah wadna cafimadeysan niyadinana mar kasto qeyr ushega ❤❤❤❤❤

  • @ManAlone-px2hd
    @ManAlone-px2hd 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah lixadkiina ha idhin soo caliyo Abdirashid aad ayoo u daran yahay aan caawino walalyaal

  • @walidabdi16
    @walidabdi16 8 หลายเดือนก่อน +56

    Ilaahay ha idin caafiyo waa naxariis badnee Rabbigay lixaadkiina ha idiin soo celiyo Amin yaa Rabbi 🤲🏼🤲🏼😢

  • @feysalyuusuf9914
    @feysalyuusuf9914 8 หลายเดือนก่อน +16

    Ilaahay haidin caafiyo dhamaantiina iyo inta fadhisaba❤❤❤❤

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 8 หลายเดือนก่อน +27

    Asc aad ayan Idin salamaya Dhamantin Alle cfmd sarecan Haydin Siiyo Alle Lugihiina Diib Haydinku soo Celiyo Amiin yarabi 😢Inta Xanusana alle Cafimad Ha Siiyo Inta Cafimad Qabtana Alle haa U siiyadiyo ❤😊

  • @LadanQueenladan-mk7le
    @LadanQueenladan-mk7le 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdirashiid caawinaad ayuu ubaahanyhy wllha wx alla siiye ha caawiyaan alla dartiis dhamantood allha ha caafiyo

  • @cadillhanad5192
    @cadillhanad5192 8 หลายเดือนก่อน +11

    Inshallah Damantin inad luwihina kuso cetin rajena 🤲Rabii hacafiyo inta Muslim o xanun san 🤲

  • @abdyrahmanabdalla9879
    @abdyrahmanabdalla9879 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha Idina caafiyo wlyaal I.a

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 8 หลายเดือนก่อน +58

    Asad hagio talented man 👏👏

    • @ahmedliban6678
      @ahmedliban6678 8 หลายเดือนก่อน +6

      Dhamaantiin waxaan idiin rajaynayaa inaad maalin un aad ka kacdaan wiljerka kolley waa imtixaan aduunyee allaha badalkeeda idin siiyo runtii waad naga farxad iyo nolol wanagsantihiin dadka qaar ayagoo lixaadkooda qaba ayay idinka liitaan sxbayaal allaha idiin dhib yareeyo

  • @mahadboss9354
    @mahadboss9354 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wllaha Asad kaarsheey iyo Abdirashiid dhamaantiin allah idiin caafiyo caafimaad taam ah idiin rajeeynaa i.a 😢❤

  • @abdikarimdirie748
    @abdikarimdirie748 8 หลายเดือนก่อน +51

    brother you're really inspired us keep going may Allah be with you

    • @AbdiSaciid-jy1sh
      @AbdiSaciid-jy1sh 8 หลายเดือนก่อน

      Soomali ku hadal sudaan waa adoon nimo

  • @user-rd8jw4hs7j
    @user-rd8jw4hs7j 8 หลายเดือนก่อน +48

    NEVER GIVE UP BROTHERS😢❤

  • @user-sg7qe5ix3b
    @user-sg7qe5ix3b 8 หลายเดือนก่อน +7

    Asad hagio was ninka keliya ee talent handbag nooca keena masha Allah wlky keep going fikradada iyo caqligaga alle hakudeysto In sha Allah waad cafimadeysaa

  • @user-ks2wf3gu3c
    @user-ks2wf3gu3c 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilka kale caawiya plz Asad iyo askariga masha aalah wiilka kale si tagera

  • @yobojr8043
    @yobojr8043 8 หลายเดือนก่อน +125

    You guys are the real Heroes. You will soon find your health back InshaAllah ❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 หลายเดือนก่อน +1

    Best youtuber somali azad hagio and two legends keep going my pro

  • @bilehanut7473
    @bilehanut7473 8 หลายเดือนก่อน +8

    Asad Aqri Suuratul Ida Shamsu kuwirad ayada 7 & 8 aad iskuna day inaad Fahanto, Kuna Samir Wixii kugu dhacay waa Qadar Allah, inaad Ka Caafimaado Allah agtiisa waxba kama ahan, Caafimaad ayaan allah idinkaaga Rajeynayaa

  • @naqiilmedia7670
    @naqiilmedia7670 8 หลายเดือนก่อน +26

    أللهم أنصر إخواننا مستطعفين في فلسطين 🎉😮

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 8 หลายเดือนก่อน +33

    Amazing Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️❤️

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh 8 หลายเดือนก่อน +8

    Dhamaantiin ilaheey caafimaat allh idin siiyo alhana natuso adinko mar uun lukihiina kusocdo insha allh

  • @user-cp3id4de7c
    @user-cp3id4de7c 8 หลายเดือนก่อน +10

    Nimcatha Allah nugugaleste an kushukrina marwalba. Brother you motivated us InshaaAllah waxanirajenaya inta luguhina kuistagthan

  • @LADANCIDI-x1b
    @LADANCIDI-x1b 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wax walbo qanacsananta alle aa ka fican🔥 allah ni barak33yo zhpyal

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 8 หลายเดือนก่อน +60

    The ❤Name of ALLAH ❤

  • @LibanAdan-x9m
    @LibanAdan-x9m 8 หลายเดือนก่อน +4

    NEVER GIVE UP BROTHERS
    INSHA ALLAH CAFIMAD AYAN IDIN RAJEYNAA I.A

  • @AhmedHussein-br3vi
    @AhmedHussein-br3vi 8 หลายเดือนก่อน +14

    Caafimaad taam ah walaalyaal wane idin rajeyna in aad ka kacdan maalin. Si walbo ahato we stand with you

  • @kedramuhumed4329
    @kedramuhumed4329 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah ilahy swt idinkana si dg dg wad ukacaysan insh

  • @musdhafibraahimcali1260
    @musdhafibraahimcali1260 8 หลายเดือนก่อน +25

    Masha Allah waxaatihiin dad kukqalsoo qadarata rabi waxaa ilaahay idinkubarinayaa in caafimaad kiina dib idinku soociliyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 8 หลายเดือนก่อน +3

    You’re inspiration Asad bro Insha Allah illahay ha ku xafido 💙🇸🇴

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 8 หลายเดือนก่อน +18

    ALLAHA idiin siiyo lugaha inaad dib ugu socotaan insha'allaah 🤲🤲🤲

  • @mutaadmandeeq
    @mutaadmandeeq 8 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allah wall Asad qalbigaga safiga ah dartees ayaa ku cafimadeysaa waxaa tahay qof wnga laga barto Adiga iyo dhaman inta sidhadha oo kle ah cafimaad dag dag ah Allaha idhin siiiyo Anaga nah Allaha inoo ziyadiyo

  • @Abdiwelia8
    @Abdiwelia8 8 หลายเดือนก่อน +11

    Insha allah walaalahey illahey riyadiin iyo horemarkiin ha idin rumeeyo caafimaad daam aha alle ha idin siiyo.
    Sida ugu qanacsantihiin qadarta rabi aa aad iisoo jiidatey wlhi. Waa idin soo duceyenaa insha allah hore u socda. ❤

  • @fowsiasaid2839
    @fowsiasaid2839 8 หลายเดือนก่อน +18

    Ila ahay dhamaantiin Ha idin caafiyo gaar ahaan wllkeeen😢 abdirashiid oo aan dhaqdhaqaaqi karynin ilahay ha u sakhiro aan u kacno inteena wax haystaa 😢

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 8 หลายเดือนก่อน +35

    Ilaahay caafimad deg deg hadin siiyo walaalaheen qiimaha badan waan jecelahay inaan aragno idinkoo caafimad qabo insha allah 💚💑🙋‍♀️

  • @drogolyris17
    @drogolyris17 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah dhamaantiin waxa tihiin dad aamin san qadarta alleh cafimaad taama idiin rajeynaa
    Ninkaas cabdi rashiidna haloo kaco

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 หลายเดือนก่อน +289

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodnaa Sorry Asad hagio 😢

    • @tama0000-yh4jj
      @tama0000-yh4jj 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤free phlestin❤

    • @muscadibrahim-dj9ek
      @muscadibrahim-dj9ek 8 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊​@@tama0000-yh4jj

  • @mohamoudabdiadam3476
    @mohamoudabdiadam3476 8 หลายเดือนก่อน +4

    Insha aalh ilahay waxan idiin waydiinaynaa laxaad caafimaad qaba ilaahayna Somali iyo umada islamka ahba dhibka haka korqaadp

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... 8 หลายเดือนก่อน +57

    The best podcast I've ever watched in my tier live 38 da daqiiqo e muqalka wuxu ila noqday 3daqiiqo Hadii aad ila mid tahy is muuji
    👇
    ALLAH aya idinla jiro wxana idinkga baryena ina lexaadkina dib uheshaan INSHA,ALLAH

  • @2xmanow2bg
    @2xmanow2bg 8 หลายเดือนก่อน +5

    Brother waliga haniyad jabin ❤malin uun riyadhadha wee kuriyomi donta 😊keep going brother ❤💪never give up wll 💯

  • @quruxleydainaeid8582
    @quruxleydainaeid8582 8 หลายเดือนก่อน +11

    Hala caawiyo maskiinkan abdi rashiid 🙏🏻 ani waxba Uma awoodo wallh 😢

  • @abdidahirahmed3489
    @abdidahirahmed3489 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah asad dhabti waxad tihin dad imaan leh hubal insha allah waad gaari dontiin idinka o lukahiina ku socdo sababto ah cfmad wa step step alla ha idin siiyo cfmad taam ah walalahey

  • @user-yr6wy8ci5l
    @user-yr6wy8ci5l 8 หลายเดือนก่อน +17

    Nabiga maxamed ku sali wll scw scw ❤😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 หลายเดือนก่อน +9

    Three legends always asad hajio and taliye kaashey and c/Rashid reals point life 💯❤👍❤😅

  • @nimcoaadan883
    @nimcoaadan883 8 หลายเดือนก่อน +6

    Imaan waa shey qaali ah masha Allah Allah idin cafya dhamantiina

  • @Nuuraqaljo
    @Nuuraqaljo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamtin Alle ha idin caafiyo waa naxariis badnee Rabbiga Lixaadkiina ha idiin soo ceelyo wan qiiroodye😢 wallh

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 8 หลายเดือนก่อน +8

    Alx allow adaa mahad leh inta xanuun sana allaha cafiyo inta kle cafimaad qaba ilhay hanaga xijaabo sharta😢🤲

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 8 หลายเดือนก่อน +24

    u guys are super heroes 👏

  • @gantalyano8982
    @gantalyano8982 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wahan Allah swt ithin kigabarya mar un in as lugihina kusoconi dontin InshaAllah 🙏 Asad Hajio27 and his team❤

  • @sacdiyomaxamed5213
    @sacdiyomaxamed5213 8 หลายเดือนก่อน +5

    Alxmdulih Allah idin siyo luguhina adiganka iyo kuwii idinlamidka ah inasha Allah 🤲🤲🤲

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 หลายเดือนก่อน +17

    😢😢😢😢😢Alle dhammantiinba ha idin cafiyo lugihinana dib ha idinkugu celiyo

  • @siciidcumar3
    @siciidcumar3 8 หลายเดือนก่อน +4

    You guys we are heroes . Good forward prother.

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waxwalpo illahay baa qoray wlhi waan ilmeeyey dalkeena alle hanoohagaayo

  • @thoughtsandfeelings3972
    @thoughtsandfeelings3972 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asad abowee keep going. Am a big fan. Walahi
    I just want podcast camal style Kaan waan ka heelay. You need your own podcast walahi. Good job abowee. Walahi anigo lexdadayda lixaad leh waad ii dhiiri galaysaa! Ilahay garabkaga ha ahaado. Love you abowee. You have a beautiful personality!

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 8 หลายเดือนก่อน +5

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mshallh wx ka qurx bdan ma jiro sidad tahy inad illahy ugu qanacsanaato wxa jira dad cafimad qaba o hdna Alxm odhanin hal mar. Alle ha idin caafiyo o lugihiini dib ha idinku so celiyo dhaman dadka xnunsan Alle xnunka cafimad ha ugu badalo inta cafimad qabta Alle ha u siyadiyo intii dhimatayna Alle ha u naxariisto dhamnten duco ayeynu u bahanhy Alle muradkeena ha ino sahlo Amiin Amiin Amiin❤

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 8 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha allh tabaaraka allh wiill qalbi wngsn ayd tihiin laxaadkiina allh idin soo celiyo insha allh io intii nila mid ah 😢

  • @user-of7yl6yo8g
    @user-of7yl6yo8g 8 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan idin rajeynaya inuu illahey socodkiina niiso celiyo oo luwihiina ku istaagtaan insha Allah Awoodas rabbi SW ayaa leh I.a❤