Illaahey ha guuleeyo wllehen Warkaas maahan wax la aamini karo, shaydan yahu waa ibliis insi, fidno ma deyn doono… weligiisna ma ixtiramin wax heshiis ah… waana la ogyahey nacas kibrey in la garaco maahee wax kale ma fahmo…
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد ilaahay hauadkeeyo xabad joojinta waanku faxnay waaya halsanii bar ayaan arkeyneeyey wax argagaxleh midakale trump waa uu kaadadgyahay beiden
Asc Nadaara Tarm waa Mr isbiid Man ha ka wado halkisa, Nadaara warka Caawa waa qasab heshiis ka waa in aan ogaa naa halka uu marayo Caawo waa in aan Feesteeynaa Qisadii iyo warkii Habeenimo waa in aan isku hel naa Nadaara ilaaheey ayaa isku soo beegay Heshiiska iyo Qisada Maxaad sugee hee soo wada daa Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Allaw dadkan cidi Uma maqano ceelna Uma maqno allaw carabi dad maahee haku daawan yuhuuda iyo maraykanka dadkan tamarta daran ee xasuuqu ku socda ka qabo ka kaafi oo kaga filaw
galab lama garine ma cawa qiso cajib ah noso wada adeer rabi ha u gar garo reer gaza dhibka alle haka dulqado israel balan maleh ilahey lee ka qaban karo umadani masakinta marekan iyo yahud alle ha isku diro insha alh
Yuhuud nacaladi haku dhacdo cid dadka maatada ka qabata ma la waayey waar carabi markii horeba dad ma ahayni waar dadkan cir iyo dhul cid u maqani mayna jirin sida caadi Maaha allahii dadkani aaway
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
Alla shacabka haka joogaan guryaha inta laga baaraayo miinada subxaana Laah. Rabiyoow unaxariiato una booga dhay dhamaan dhaawaca 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alxamdulilaah Reer gaza Nabadooda ilahay ha u siyaadiyo aamiin yaarabi
Alxamdulilaah ilaahay baa mahadle ducadeeni u aqbalay wllhen reer qaza
Ilaahay xabad joojinta mid waarta hala dhigo aaaamin yaa rabi❤❤❤❤
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في غزة وفي سوريا وفي يمن وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين
Illaahey ha guuleeyo wllehen Warkaas maahan wax la aamini karo, shaydan yahu waa ibliis insi, fidno ma deyn doono… weligiisna ma ixtiramin wax heshiis ah… waana la ogyahey nacas kibrey in la garaco maahee wax kale ma fahmo…
Wcs nadara mahadsanid macluumadka aad waxlooga faaiido leh
Allah masiimo xun ha u keeno yahuuda yaa Allah
Mujaahid nadaaro waxaan idinleenahay guulaysta idiyo mujaahidiinta reer Gaza guul guul guul Allaah akbar
Xamaaas guul reeer falastiin guul
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu ❤❤❤❤
Allha guuleeyo xamaas iyo xootiyiinta guul insha allhu
Alxamdulilah ilahow xabbad joji ta hirgali Aamiin
Xamas guul reer falestine Allah baa lajiroo
Yaa allah adaa mahad san oo na tusiyay manta farxada walalahena 🇵🇸 Yaa rabi farxadoda reer qaza u ziyadi 🤲🏻
Guul Falastiin inshaAllah🇵🇸🤲🏼
Guul falastiin. Aamiin.
Waan jecel nahay qisooyinka maasha allaah
Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi
Daqiiqadaha so yare insha allah 🎉macalin wariye
Walaalahay somaliyedow ii soo duceeya in uu ilaahay i caafiyo
Allaha kucafiyo
Alle haku cafiyo wll cafimaad degdeg ah alle haku siiyo🤲🤲
@@AaminoFarax aamiin aamiin wll
@@AbdiazizOsman-z8e aamiin aamiin
Ala ku caafiyo
Ilaahoow Walaalaheen reer Qasa u gargaar
Jazakum allah kheir
Masha Allah
Xabad joojinta marabaan waa ilameerayso uun warkooda illaahay dab iyo duufaan roobaab iyo dhul gariir haku rido isreal iyo inta la jirto
Amiin
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Waa.beentii.sadexda.naagood.waa.laga.yayaa❤❤❤❤❤❤
Allahu akhbaar guul falaatin
Sheekh xabad joojintu mar horey dhaqan gashay
Mahadsanid sxb
Soo dheerey wan ku sogeynay😂😂😂😂😂😂
Asc markiiba waadkusoo tuurtey galabta iyadoon gasdhin
Ha so ma argtid nio hishiishyo jiry sky mrka aabe waa sxsnyhy 🤣🤣🤣🤣
reer falastiin nabadii waarto Allah haukaso InshaAllah
❤❤❤❤❤❤❤ good luck
Mashallah,that’s amazing news ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Manta kahayna war degdeg ah maanta waan kahaynaa macalinka weyn
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali
❤ xamas _ tel ma haystan xiriir dheer❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Allaha ugargaaro walaaleheen reer Gaza dhib waynbaa kudhacay walina dhiigoodaa larabaa inladaadsho rabigay kufilan cidii talo saarata anaguna ducadaan kukabaynaa Allaha kadhigo gacanta guulaysata
الله أكبر الله أكبر ولله الحمد ilaahay hauadkeeyo xabad joojinta waanku faxnay waaya halsanii bar ayaan arkeyneeyey wax argagaxleh midakale trump waa uu kaadadgyahay beiden
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no so tebiso ilaahey guul hasiyo falastiin iyo hutiyinta
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wacalaykuma salaam Nadaara
Asc Nadaara Tarm waa Mr isbiid Man ha ka wado halkisa, Nadaara warka Caawa waa qasab heshiis ka waa in aan ogaa naa halka uu marayo Caawo waa in aan Feesteeynaa Qisadii iyo warkii Habeenimo waa in aan isku hel naa Nadaara ilaaheey ayaa isku soo beegay Heshiiska iyo Qisada Maxaad sugee hee soo wada daa Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Alah akbar
❤wcs ❤
❤❤❤❤❤guuuul
Nadara tv soo dhowaw sxp manta waa ufadhiyaa war
Heshiska hadee Allaah amro waajoogsan hadeekale wasocon
Qisada so daa sxb nadar
Waaw adero nadar igadaba gee yahud wa laiska ogyahay in ay balan furbadantahay allow rer farastin guushoda nose dadaji yaa allha yahud sharteeda iyada ku celi
Wcs Nadara TV 📺
Alla yuhuuda ma la aamina nackadulahi wlhi wa yab guul dardii bay aqbali la,yhiin
W❤W❤W❤
Kkkkkk nadaara xagge noo tiro roorinaysaa kani waa barnaamujkii duhurka,galabtii waa lagaaga fadhiyaa barnaamujkeedii galbeed❤❤❤❤😂😂😂😂
Asc nadaara tv subax wanaagsan
Wcs wrxm nadaara tv
Nadaara fadlan hayaay iska daa
Waa shaydaan nataliyahuu asago meel nabad ah ayuu ku haayaa ilaalada lkn masaakiintaan waa in jaanis la siiyaa usbuuca ugu horeeya lkn ninkaan nataliyahuu ah waa shaydaan ka nool 😢musiibo alle haku rido😢
Amiin
Allah dhagartooda haka qabto
Waa sidi Lubnaan oo kale kuwaas lagama yaabo iney joojiyaan xabbadda laakiin waxaa soo dhawaaday halaaggoodii inshaa Allah Allah
Ila shalay bay lahayen magacyadoda no sheega
Waa baerntood
xalaan sheegay iney balanta oofin yahuud lacanatullaahi caleyg
Allaw dadkan cidi Uma maqano ceelna Uma maqno allaw carabi dad maahee haku daawan yuhuuda iyo maraykanka dadkan tamarta daran ee xasuuqu ku socda ka qabo ka kaafi oo kaga filaw
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
❤❤❤
WAA SHEEGEEN 3 MAGAC WAXAANA SOO GUDBIYEY ABUU CUBEYDA SIDA ALJASIIRA SHEEGTAY HADA
Fikir ahaan nadaaratv waayadan dambe warkaagu mafiicno oo abdeat maaha waa lagaa war degdegsn yahay mida 2aad waxad ku maqantahay qiso iyo wax an loojogin. Allaahu akbbar allaahu akbbar xms way guulaysana yaan isha allaahu
galab lama garine ma cawa qiso cajib ah noso wada adeer
rabi ha u gar garo reer gaza dhibka alle haka dulqado israel balan maleh ilahey lee ka qaban karo umadani masakinta
marekan iyo yahud alle ha isku diro insha alh
Biden iyo kooxdiisa ilaah baa naga kaxeeyey
Nadaara qiso kaa sugeynaa❤❤
Wakiilka trump in uu tego Gaza waa arin fiican oo macquul ah
Yahuud balnba malaxa
Donald trump iyo kooxdiisa waaba khatar
Nadara xagee jogta o galab ah
Yuhuud nacaladi haku dhacdo cid dadka maatada ka qabata ma la waayey waar carabi markii horeba dad ma ahayni waar dadkan cir iyo dhul cid u maqani mayna jirin sida caadi Maaha allahii dadkani aaway
Asc wll
The first❤😊
Haye
Waayaab ma saakay duqaysay😮
Qiil maaha cillad farsamo Sidan arko aniga ee Ardaal cahdigii kabaxay
Yuhuudu Balan malaha
Ustaad nadaara galab ma ahan ee barqo ama duhur waaye😂😂
Galab nimadad shegaysa waxay wariye xagan joogna 😅
Nadaara waa subax mise barnaamijka galabta ugu talo gashay😂😂
Somaalay dawashada wey badan tahay like wey yartahay ee like hala saaro
HESHIISKAAN 7 MAALMOOD MA DHAAFEYSO.
YAHUUD WAAN AQAAN AAMIN MALAHA
War.nadara.waxad.sooqortay.galabwanagasan.maxa.dhacay.waa.galin.hore
Warkaaga waa u nacay xayaysiiska tira beelka ah ee qisooyinka Lee nosoo badi xayaysiiskana naga kala yaree TV ma tihide
9:57 galab maahan subax wayey😂 ustaad
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah subx mahee waa duhur😁
Ma yahuud baa balan taqaana
bini aadam iskadaa inay balan u oofiso ilaahay bay balanta ugabaxeen
Trum ma Nopal Peace prize bu rajo ka lee yahay inuu Gaza ku qaato
Nadaara
Nadaare see camal 😂😂😂 walbo maad dhahdid kii duhurnimo
Guryaha dadka ha looga Digo in ay iska galaan iyada oo la hubin waayo yuhuudi waa xaasidiin lama aamini Karo balana ma leh
Yuhuud ilaaheebaa quraankiisa kusheegay RUSUSHII ilaaheey soodirsaday ayeey dileen wax balan layiraa laga sugimaa waayo waa QANAASIIR aan damiir laheeyn
Qisada cinwaankeeda naga hubi tii jinka ahaa oo insaanka noqday nagadaa sxb
Lasso dhaqso