SHEEKO GAABAN DHIBAATADA KA TAAGAN SHILLING KA SOOMAALIGA IYO XALIYE ABWAAN MAKI XAAJI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 75

  • @abdirahman2520
    @abdirahman2520 3 หลายเดือนก่อน

    Somali 🇸🇴💪🏾💯🤙🏿

  • @aliabdirahman880
    @aliabdirahman880 3 ปีที่แล้ว +3

    Waqtigaan eey micno laheyd sheeko gaban. Dad wa dadki hore ❤️

  • @omarfarah8325
    @omarfarah8325 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa Flim Qiiro badan thanks maki

  • @khadracabdi2566
    @khadracabdi2566 4 ปีที่แล้ว +10

    Arin waaqic ah oo jirta bay soo bandhigeen marka allow wadankeen iyo hantideena aan qiimonjabka ugeesanay qiiimo noogu yeeel

  • @daahiroka5374
    @daahiroka5374 4 ปีที่แล้ว +3

    12:16 waa loo yeeriyay " Kobashiinki aaway dhe"🤣🤣😂😂

  • @zakimacalimuu7539
    @zakimacalimuu7539 4 ปีที่แล้ว +1

    maki xaaji banaadir buurfule banaadir, living legend

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว +2

    Viva buurfuule soomaali soomaali dhalay saas aan kaa rabaa

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 4 ปีที่แล้ว +10

    Hantiyee macaan wa mid aan hooy lagaa odhan

  • @samasa436
    @samasa436 4 ปีที่แล้ว +4

    Two legends.

  • @abdirizakbashir5805
    @abdirizakbashir5805 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @somalihorumar9390
    @somalihorumar9390 4 ปีที่แล้ว

    Oday cabdule iyo maki xaji banadir cimri dheer alle ha siiyo amiin yaa rabi

  • @bashiryusuf787
    @bashiryusuf787 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ka codsana dowlada sharafta leh in ay lacag sameyso

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣 sharafey xaal qaado

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว +1

      @@omarahmad5053 eey jid cadaha xaafadeena kunool john ayaa la dhahaa 🤣🤣🤣

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      @@MudaneSooyaal doofar luqena kadashisa gu nool mudane sooyaal ladhaha oo maarkasto wadadada nacaladan kana baryan ilaahi sido aga saaro meesha 😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว

      @@omarahmad5053 af soomaaliga baro john gu nool wax la dhaho ma jiraan kunool ayaa loo qoraa far laguma gelin waab kuu jeedaa John hadeey kuu buxiyeen futadana saliib ayay kaaga dhajiyeen saas filaayo

  • @aliabdullahi751
    @aliabdullahi751 4 ปีที่แล้ว +1

    Oday abdulle 90da mutum cml booto
    Tallahi tallahi cadi keep going

  • @mohamed120awiic5
    @mohamed120awiic5 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk aday cabdule legend

  • @amiincabdirisaq648
    @amiincabdirisaq648 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 wlhi aad ban ogahelay illahay cimri dheeri nasuuyo oday cabdulle

    • @ktamale2388
      @ktamale2388 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh cadi mah odey cubudle

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 3 ปีที่แล้ว

    Legends rageedii

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 4 ปีที่แล้ว +1

    'Dadkii isticmaali jiray aakhiree wada jiraan...'

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      Waa ruuntisa hada waa AFC SO BAXDAY gobka shaha xata waa waa dollar

  • @ebash8498
    @ebash8498 4 ปีที่แล้ว

    Marqaatika ahaada Waadhimanrabyaa .. Odey abdulle

  • @roda1149
    @roda1149 4 ปีที่แล้ว

    Good use our money

  • @tayoteam467
    @tayoteam467 3 ปีที่แล้ว

    Habeen wacan

  • @burhaancabdijibaar1290
    @burhaancabdijibaar1290 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi in sha Allah madaxweynaha kunka anaa Wax kabadalin doo na in Sha Allah 2030 madaweyne isku soo sharaxi soo duceeya wallyaal somaliyeed

  • @maxamedmooge4241
    @maxamedmooge4241 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk odi cabdule bootadiisa anaakacabsaday

  • @bishaarproduction24
    @bishaarproduction24 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhexda ku xashirta leh🤣🤣

  • @cabdallamxmud5523
    @cabdallamxmud5523 4 ปีที่แล้ว +1

    Ody cabdulle

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 ปีที่แล้ว

    subxaanallaah bisinka nuur maleh ku lahaa war isitaaqfurullaahi dheh

    • @mohamedxabeeb9163
      @mohamedxabeeb9163 4 ปีที่แล้ว

      Bisniska waaye

    • @cmcseylici6972
      @cmcseylici6972 4 ปีที่แล้ว

      jamal wll bisniska waaye ee bisinka maahan ganacsiga dalka ayuu kuqiimeynaayay iyo tayo xumo ah kudhacday shilinka mhdsnd

    • @abdulahiabdihassan3622
      @abdulahiabdihassan3622 4 ปีที่แล้ว

      Bisinka maha ee bisbiska nuur maleh waaye

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 ปีที่แล้ว +1

    Lacagtii.somaliya waxaa.badalay.$ dollars

  • @funandfact2469
    @funandfact2469 4 ปีที่แล้ว +1

    Maka haji bookga wuu tuuray telfoonadane tartiib uu u dhigay 🤣🤣🤣

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 ปีที่แล้ว +1

    Lacagtii.somaliya .waay.dhimatay.
    ama.qiimo.dhacday.sidaay.dadka.somaliya.aay.u.qiimo.dhaceen
    Hada.somalia.inteeda.badan.waxaa.laga isticmaal.$ dollars

  • @ciiltirexasan7786
    @ciiltirexasan7786 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciiltire xasan

  • @cabdikhadar6030
    @cabdikhadar6030 4 ปีที่แล้ว +1

    dolarka hala isticmalo shilin dowlad samayso rajo karma qabo

  • @adulkhadirabdi2679
    @adulkhadirabdi2679 4 ปีที่แล้ว +1

    Key taabato Aakhiro ayuu ulugeyna kulahaa😂😂😂

  • @gf5711
    @gf5711 2 ปีที่แล้ว

    Shilling soomaali waa qashin

  • @haajiadan2326
    @haajiadan2326 4 ปีที่แล้ว

    ma fiicna

  • @aishaibraahim5124
    @aishaibraahim5124 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan ka codsanaynaa dawladeena sharafta inay lacag cusub noo samayso inshalaah

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🤣🤣🤣🤣 sharafey xaal qaado

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว

      @@omarahmad5053 eey xaafadeena balaqyada la siiyo john ayaa la yiraahdaa magaciisa 🤣🤣🤣

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว

      @@MudaneSooyaal hhhhhhhh

  • @sharmakeosman4233
    @sharmakeosman4233 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdulle yaka cabsanayo wan ku ceyjina hadan rabe kulaha 🤣🤣🤣

  • @gboska9891
    @gboska9891 3 ปีที่แล้ว

    Shillinga Somalia 🇸🇴 halanooleyo
    Shilin katage matanaadho

  • @jaamacxasan3310
    @jaamacxasan3310 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk

  • @susuusamaanbadan4860
    @susuusamaanbadan4860 4 ปีที่แล้ว

    Dawladenaay noo soo celiya qimahenin eey laheed lacagtena

  • @cabdullahisaalaxcabdullahi245
    @cabdullahisaalaxcabdullahi245 3 ปีที่แล้ว

    7

  • @munasarcade2842
    @munasarcade2842 3 ปีที่แล้ว

    Lacagtaan markii la hagray ayaa nolol noogu dambeysay

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 4 ปีที่แล้ว

    Abwan maki iyo oday cabdule wad mahadsan tihiin " baalwenta yaan laga boojeynin Bacda dhuugso... by Osmaneto

  • @mahamedsiyad5112
    @mahamedsiyad5112 4 ปีที่แล้ว

    Lamahuran lacagtena

  • @hajiomarabubakar5260
    @hajiomarabubakar5260 4 ปีที่แล้ว

    waa buuwaa badaan galaa bacda dhuuqso aniga warkaas u bogaa

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe8363 4 ปีที่แล้ว

    Waa buubaa badan galaa

  • @adulkhadirabdi2679
    @adulkhadirabdi2679 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan maki adan usalama iyo oday cabdulle

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kkkk kkkk soomaliyeey somaali laguuma dhaaamo

  • @mohamadkaafi195
    @mohamadkaafi195 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh is mariwaa Oday Cabdulle indho Adka

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว

    ODEY CABDULLE CAADI AYUU U WAABIYEY WIILKAA XAA KU QOSLEE QOSOL MAA RABAA 🤣🤣🤣 WIILKI KUDAAS ISKU DHAHAY 👍

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 4 ปีที่แล้ว

    oda cabdulle hhhhhhhhhhhh

  • @liilovekadharkenlylyrics5010
    @liilovekadharkenlylyrics5010 4 ปีที่แล้ว +2

    Alow lacagtena ino Qurxi

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 4 ปีที่แล้ว

    Daawo waaye ........ Cudur waaye hhhhhhhh

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 4 ปีที่แล้ว

    Odoy cabdulle saasinimo maa 2bo karaafon u wada cabeee hhhhhhhh

  • @fardowsoyare8989
    @fardowsoyare8989 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @gboska9891
    @gboska9891 3 ปีที่แล้ว

    Doolar wa gumeste

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว +1

    Buurfuule talfeenyaslka ma gadgadooysaa

  • @sacdshAbukarmohammed5186
    @sacdshAbukarmohammed5186 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk cabadule iyomakaxaji

  • @nabadoonkyare8850
    @nabadoonkyare8850 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh

  • @mursalhussen5995
    @mursalhussen5995 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @awbaskacabdishakur1849
    @awbaskacabdishakur1849 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @ceydiidahmed8300
    @ceydiidahmed8300 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk