Film-kii SIR IYO SILAC | PART 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Film-kii SIR IYO SILAC | PART 5
    Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
    ★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 19

  • @abdimohamed5467
    @abdimohamed5467 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa iga qosliyey xariifkan. Saliida iyo cusbada iyo solkort isku dar dheh

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maama diidan wallaahi sidaan Ku ronthy❤

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 8 หลายเดือนก่อน +3

    Fanxleey iyo Sacdiyo oo Hoyo iyo Gabarteed noqday ! Caajib Cimrigada raga na Geel dhalayo wuu ku tusaa camal

    • @degganreeali8061
      @degganreeali8061 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkķkkk waa iga qoslisay

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 8 หลายเดือนก่อน

      @@degganreeali8061

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 8 หลายเดือนก่อน

    sacdiyo masha Allah gabar adag ❤❤❤❤❤

  • @ikranibrahim2132
    @ikranibrahim2132 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah lasoo dhaqsada

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 8 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo qeylo dheer
    Hadal degen ma taqaan

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo caaqil❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 หลายเดือนก่อน

    Sax waye sacdiyo hadlkeedu waaqeylo

  • @XuriyoCabdi-ik7vk
    @XuriyoCabdi-ik7vk 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂 wiika gormuu jecelka galanayan😂

  • @HamdaAlirage
    @HamdaAlirage 8 หลายเดือนก่อน

    Habon wilkegu marku leyay nag walo quruxbadan hore ha uu gursato muxu nala damacsanyay aniyo ku wakale fosha xun😂😊

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 8 หลายเดือนก่อน

    Maamiyo gabadhu haa kaa shaqaysate baxar haa gaalin
    Sacdiyo hoyada ayad cawinaysa ee dhag haa uu dhigin wado hawshada

  • @nabiihashucayb9527
    @nabiihashucayb9527 8 หลายเดือนก่อน +1

    Biyha oomada saliida 😂😂😂 wiilka waa funnyy wllhi.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 หลายเดือนก่อน

    Diidanay dagalkaagi u xiisay ee intee ka bilowna 😂 Sacdiyo wilki Maami aa sida diyaradi xabashida ugu dul wareegaya. Halka aya ugu dhow ee weerar ku qaad reerka kkkk

  • @SafiyoSalaad-nv4bq
    @SafiyoSalaad-nv4bq 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤